Maxay Aamin Sanaayeen Maxamed C/Wahaab iyo Ardaydiisii Sh Maxamed Shaakir Cali Xasan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 49

  • @qardho7720
    @qardho7720 ปีที่แล้ว +2

    Kan sow KII dhahaayay muradadiina soo aruursada o qabrigan sheekhan la imaada
    Subxaanallaaah wa hadal shirki kii ugu weynaa layaabimaayo in shekha maxmed abdilwahab in u wax ka sheego allaah ha Nagu hanuuniyi dariiqa xaqa

  • @somaliyawaamid1689
    @somaliyawaamid1689 6 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allh

  • @cabdimalikciise9351
    @cabdimalikciise9351 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheekh maxamed shaakir ilaahey haku xafido

  • @abdulbasetmohamoud4135
    @abdulbasetmohamoud4135 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazaaakallllh yaaa sheikhiiiiii 😘😘

  • @libanmohamed6713
    @libanmohamed6713 7 ปีที่แล้ว +1

    .Masha Allah bless you and me and my dad and mom and dad

    • @ismaciilyuusuf2604
      @ismaciilyuusuf2604 6 ปีที่แล้ว +1

      Maaashaa alh jzklh qeeer shiikh Shaakir alaha kuukaso janadii fardowsa

    • @bishaarabdi8020
      @bishaarabdi8020 6 ปีที่แล้ว +1

      Mujaahid weeyn weeye alle hasharafa sh shaakir

    • @AhmedMohammed-hg9ch
      @AhmedMohammed-hg9ch 6 ปีที่แล้ว +1

      Man sha Alaaah ale hadaayo sheehk maxamad shaaakir

  • @Naadircadesulub
    @Naadircadesulub 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah sh. Maxamed shaakir cimrigada allaha dheereeyo

  • @الشريفالشافعيالاشعريالصوفي

    ماشاء الله ياشيخ محمد جزاك الله خيرا الجزء

    • @abdullahimoahmedsh1772
      @abdullahimoahmedsh1772 4 ปีที่แล้ว

      هو سماكم المسلمين من قبل
      Suufi wax ladhaho majiro

  • @abdullahiabdihussein9925
    @abdullahiabdihussein9925 7 ปีที่แล้ว +4

    Munaafaq aYuu ahaa. Maxamed cabdiwahaab

  • @cabdalamaxamedcumar4290
    @cabdalamaxamedcumar4290 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @Pro-_1.54
    @Pro-_1.54 5 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @nabadraadshe8702
    @nabadraadshe8702 6 ปีที่แล้ว +2

    Jasakalaahu khayran sh maxamed shaakir

  • @abuucumayr2557
    @abuucumayr2557 4 ปีที่แล้ว +1

    Islayaab

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 หลายเดือนก่อน

    Qubuuraha barya oomuraadadiina soo urursada ma max ed c/ habaa yidhi hadaa sheekhaa maantaan Nacay

  • @shakaronbetter5175
    @shakaronbetter5175 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah allaah haku xafido

  • @aden37
    @aden37 4 ปีที่แล้ว

    Allahayow cimrigaaga barakey

  • @kadrahanshi1231
    @kadrahanshi1231 7 ปีที่แล้ว +1

    Asalaamu calynaa wa calaa cibaadlahi saalixiin.aamiin

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha idin soo hanuuniyo juhalo baad iska tihiine hana idinka badbaadiyo qabuuraha iyo quraafaadka aad agfadhisaan

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 4 ปีที่แล้ว

    Allah kani jaahilsanaa muxuu dambi Ku hadlayaa isagoon Diinta aqoon ulahayn illaahow soo hadee
    Sheekh maxamed cabdillwahab na Raximahu laah wuu Ku haday waayo khuraafaadka suufiyada ayuu umada uga digay

    • @Moha-Galayr
      @Moha-Galayr 3 ปีที่แล้ว

      Maxamed cabdi wahaab yaw ahaa soo kii ahlu diinkii iyo aalu beydkii nabiga scw xasuuqay

  • @abdullahikhalif5053
    @abdullahikhalif5053 4 ปีที่แล้ว

    Ma sha allaaah

  • @adnohussein3793
    @adnohussein3793 5 ปีที่แล้ว

    Xafida laah

  • @shukri218
    @shukri218 4 ปีที่แล้ว

    La yidhaahdaa maad dadka u sheegi cilmi baro ilaahay haku Soo hanuuniyo

  • @abuubakarmaxamuudbirqaaye694
    @abuubakarmaxamuudbirqaaye694 5 ปีที่แล้ว

    wxaa lyiri wr mahee cilmi baro subgeystoo

  • @munoalimaxed8693
    @munoalimaxed8693 3 ปีที่แล้ว

    Wahaabiyoahlushar

  • @abdishakuurhersiallamagan3325
    @abdishakuurhersiallamagan3325 3 ปีที่แล้ว

    Wahaabiyadawaaahlulbidackadigtoonaw

    • @zaki6726
      @zaki6726 3 ปีที่แล้ว

      Suufiyada waa ehlu bidac qubuuriyiin ah owliyada caabudo halaga digtoonaado

  • @Naadircadesulub
    @Naadircadesulub 4 ปีที่แล้ว

    Wahabiyo allaha fahansiiyo xaqa

    • @abdirahmanabdullahi54
      @abdirahmanabdullahi54 3 ปีที่แล้ว

      Xaqa la fahmayo ilahay axad aan eheen in la baryo miyaa ?

  • @xayaatimuuse7257
    @xayaatimuuse7257 6 ปีที่แล้ว +2

    munafaq anan diinta sal kulaheyn ayuu aha

  • @cabdalamaxamedcumar4290
    @cabdalamaxamedcumar4290 5 ปีที่แล้ว

    Ahlu dariiqa kor

    • @abdirahmanabdullahi54
      @abdirahmanabdullahi54 3 ปีที่แล้ว

      Nin dhunsan caamo sii dhumiye miya ahlu dariq ah ? Nin ku leh qabuuraha saalixa ku jiro bari halka ilahay ku leeyahay (aniga ibarya aan adin ka ajiibe )

    • @abdirahmanabdullahi54
      @abdirahmanabdullahi54 3 ปีที่แล้ว

      Ilahay marku amaanaYo anbiyada c.s qarkod wuxu leyahay ( ويدعوننا رهبا ورغبا)
      Ilahay wuxu ku amaana anigee I baryi jireen, markaas ka dib culimo isku sheg uu sheedan dhumiye ayaa ku leh qabriga wax ka bari waad heli, ilahay ka baq aqliga waa lagu weedina aqiro xisaabi naftada intan lagu xisaabin

  • @abuucumayr2557
    @abuucumayr2557 4 ปีที่แล้ว

    Beenaale ilaahay kacabso