Inaa lilahi waa wa inaa ileyhi rajicun ilaahey idin cadaab calaamad inka soo baxdey nimanka saa yeeley walahi waa in lagu shihidaa oo lasoo qabtaa oo la toogtaa
Hadhow Ina hebal Iyo mermeris yanay galin marka ragga la helo ee dhamantood hala jarjaro waliba xubnaha tarakooda halaga wada jaro ilahy idankii sida cadceeda ayey u soo baxayaan raggasi ma naag ayey wayeen markay ciyaalka qalanayaaan alle calaame haka muuji dadka falkaas ku jiray
Gaalkacyo ma dambiga iyo alle ka dheerida miyay ku caan baxday reer Gaalkacyow yaal dhulgariir idinku dhicin sidani si maahee ma kufsi iyo kufri diin meel uga dhac un baa leydinka soo sheegi subxaanallaah ilaahay cuquubada dambiyadan waa weyn umadda ka bariga ah haka bad baadiyo hooyadaasna ilaahay xanuunkaas ha u yassiro ilaahayna bedel khayr lehna ha siiyo ilaahay hassoo qabto kuwii dilay kolley waa laga ergeyne kuwi nebi Muxamed scw ku gafay baaba qiil helaye. Reer Gaalkacyow wallee halis bad ku jirtaane dambiyadan meel uga soo wada jeesta
ina lilahi waa ina ilahi rajicun Qofkasto iman leh fataxada ha maro inuu ilaah adunka ciqaab tusiiyo aaakhira intan lagaarin waa hooya somaliyeed wan ilmeeyay xiliga ay dheheyso yaa waa hooya somaliyed o imaan leeh ilaah samir iyo imaan allah kasiiyo iyo dhamanteen way naga baxdi anaga dhan
Subxanalaha wlhi waxaas waa wax laga argagaxo bahalo miyay ahaayeen ilahayaw mucjiso ku salid kuwa falkaas gaystay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 meesha dawlad kama jirto wlhi ninka gabdh sida u eeg 10 sanaa loo dira ka kufsadana xabsi daa im ha laga dhigo
Xidig media dowlad laguma eedeen karo waayo puntland waa mamul mahan dowlad buuxda wadamada kawaaween ayee ka dhacdaa in qof laiska wato oona la soo dilo yeesan badnaan lkn wee kadhacan wadamadas so waxbo puntland ha eedeen
Nacalad korkaaga ha ahaato nin ma ahan kaas waa sheydaan aan aqoon Ale. Wadanka waa in la keenaa sharci ka dhan kufsiga kii kufsadaa xubinta halaga jaro xabsi day,in ne halagu xukumo. Rag waxaa jiro hadeey qooqaan geerida ka jecel in uu halmar kufsado. so waa in aduunka imtixaan lagu tusaa.
Ilahay Waxaan ka baryey haddan ku dhashay muslinimo o.o beyt xalaal ah in calaamadan aan muslinka laga muujinay uu ka muujiyo cawaankan isku sheeg soomali caruurtii laga hoos baxaya hooyayoinkood adiga ayaa u hiilan saqiirkan aan waxba galsan ee loo dilay cida at tahay wakaas kasta oon sujuud dhilo ilahaybaan idiinku reeba ibnu xaalinimo kuma dhalan wixii idiin soo rabeeyey motherfkers dhiigyocabiin ayaa xuush at xuush dhashay samhariira iyo jahanamda arwaaxdiina lagu shidi I can't put together why she deserved this why why.
Ala beerka subxanalaa dadkani ma cawaan baa mise waa xayawaan subxanalaa alla masiibo idinku dhacdey bahalka cudur aan dawow laheyni idinkaga dhac soomalida wlltinimadeda markasoo kalan nacaa ilaho hanagu soo celin dad mahaa wlhi subxaan
Inalilahi wa ina ilayhi rajicun allah janada hageeyo waalidka sabar iyo imaan allah siiyo so sad waaye wlh😓😓 walalayal chanalkaga so booqda asxaabey subscribe isaara soomalay
Dad lamoodaayo bani'aadam oo waxaa inaku dhex jira dad cun ah , bal ilmahaa yar Ragaa waaway ee dhali kara bal siday u cuneen arka ma kuwaas bay hooyo iyo aabe dhaleen , ma kuwaas bay bari marka maxkamada la taako dad soo ak joogsanayaan oy u doodayaan qofka kuwaa soo ak joogsada amaa gagaar u fidiya cadaab jahanama la yiraah ayay ku waarayaan dhagar qabe qofka soo dhawaysta labadii waalidna ha noqdaan mesha kuwaas laku xisaabin doono uubaa idinkana la idinku xisaabin , horay somaali u maah maahday oy tiri walaalkaa makhraatika ku fur maktana labixi . Qof walba tiisii ayuu umeelaayahay ee dhakar qabooynikaa haku cadaab galina.
ilaahey ha,unaxariisto aan u daceeno walaalayalow wax kale maheeno xaqa ilaahey aya haya xisaab weey danbeesa allaha na xifdiyo dhamaanten aamiin
Hooyo Macaan illah Qalbiga haku dajiyo shayadhitas illah haka abaal mariyo Jahanamo ku wara aan lehay Adigana illah hakaga dhigo Tii Qayamaha ku shafeecdo insha Allah
2020 hadii aad dhagysanysid Like iisar ado mahadsan
2024 dhageysanoya😭
@@IstarIbraahim-vd6ihsame
Wa naxdin xanuun badan illahey sabar iyo iiman hakasiiyo qalbigeeda illahey hauqabojiyo inaa lillahi wa inaa ileyhi raajicuun 😭😭😭
Allaw u naxariso
ax ax ax inalilahu wainailayhi rajucuun ilahay haso qabto daliminta ku qamaray siqiirka yar
Alle ha unaxariisto
Ax allaah calool xuumo Badanaa h00yadan ilaahey QaalibiGa Hauu qabojiyo Yaa Rabbi aameen aameen aameen Yaa Allah
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Inalilah wa inaalilah rajucun ilaahayow kuwa dulmiyay gabarta soo qabo yaa rabi
Alle ha u naxariisto alle ha naga qabto oo ha cadeeyo waxa sidaa noo galaya 😥😥😫😥😖😭😢
dadka dhalinyarta ah ee gangs ka noqday ee waddamada yurub laga dhaqan celiyo ayaa waxaan kukici kara.....!!!.
Wa runta
Alla haunaxariisto
❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waan ka xumahay😢😢😢😢😢 ala xaasidsanaaa😰😰😰😰
Allha unaxariisto Dadkii danbigaa geysty Allha soo qabta Aamin ayno ubadino
alle ha u naxariisto wllhy aad baan uga naxay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂😂
Inaa liaahi wa inna ilaaihi rajucuun
All maxaa somali iga dhaaliyay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓
Waa fal dambiyeed aad jariimo wayn ah waa in gacanta lagu soo dhigaa Kuwii gaystay in gacanta lagu soo dhigaa Kuwii gaystay
Inaa lilahi waa wa inaa ileyhi rajicun ilaahey idin cadaab calaamad inka soo baxdey nimanka saa yeeley walahi waa in lagu shihidaa oo lasoo qabtaa oo la toogtaa
Illahaa ha u naxariisto
Ilahaya ha inaga qabto ruxa sa yeelay wa ruux somaliyeed
ILLahey haunaxariisto saqiirtaas kuwii dilina waxaan Alle ukubaryaayaa in uu gacanta lagusodiyo Qooskii eey kageeriyooteyna samir iyo iimaan Allah kasiiyo waa fal aad uxun diintana aad ukuguxun
Inaalilahi wainaa ileyhi rajicun
Allah hasoqabtO kuwi xumantA geystey
Nasiib xumo waa tan soomaaliya ka jirta.
Ilaahoow musiibadaan naga dul qaad kaligaa baa caadilee
Illahow soo qabo cawaantas duliga ah balaayo iyo cudur aan baxeen bahalka haka galo calamo allah kasoo saaro idim alle😓😓
Ina Lilah wa inaa ilehi rajicun
ilahay hasoo qabto daalimiintaa dowlada budlan waxanu u sheegaynaa inay waxka qabtaa daalimiintaa
Inaa lilaahi wa inaalilaahi raa jucuun aduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban awalba waa lalaynhayay shacabka soomaaliya tana kana fool xun ilahayo umada kaqabo cawaanada dad qalka ah
Ilaahy waxaa ka barayaaa in ilaahy usoo qabto maatidaa yar ee lagu dilay Laguna kufsaday
Ilaahy usoo dhawee
Allaha unaxriisto
Allow hooyadaa qalbiga uqabooji
Hadhow Ina hebal Iyo mermeris yanay galin marka ragga la helo ee dhamantood hala jarjaro waliba xubnaha tarakooda halaga wada jaro ilahy idankii sida cadceeda ayey u soo baxayaan raggasi ma naag ayey wayeen markay ciyaalka qalanayaaan alle calaame haka muuji dadka falkaas ku jiray
انا لله وانا اليه راجعون 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Somali rajo malaha waana umada aduunka ugu cawaansan ugu dambi badan saqiir bay kufsanayaan hadana dilayaan waa wax laga naxumaado
Zxp waa raga kahadal kuwaas dumarka dulminaya ilmaha yaryarna kufzanaya waa RAG SOMALI AH
Gaalkacyo ma dambiga iyo alle ka dheerida miyay ku caan baxday reer Gaalkacyow yaal dhulgariir idinku dhicin sidani si maahee ma kufsi iyo kufri diin meel uga dhac un baa leydinka soo sheegi subxaanallaah ilaahay cuquubada dambiyadan waa weyn umadda ka bariga ah haka bad baadiyo hooyadaasna ilaahay xanuunkaas ha u yassiro ilaahayna bedel khayr lehna ha siiyo ilaahay hassoo qabto kuwii dilay kolley waa laga ergeyne kuwi nebi Muxamed scw ku gafay baaba qiil helaye. Reer Gaalkacyow wallee halis bad ku jirtaane dambiyadan meel uga soo wada jeesta
qof kasto wuxuu leeyahay somalida waa waa dad cawaano ah o adunka ugu xun iyo wax nocas ah war adiga somali ba tahy ana somali ban ahay hebel iyo heblana waa somali keeba cawan ah marka wxaasi caqli mahane sideen wax yelna maxa talo ah somalaay
Dadka xanaqi baa kabatay wax walbo halo dulqato wayo dadki casho yaar ayey la qiroden wana daremi kartan dhibka
Aduunka soomali dadkaxun ma saarna xiita yaahuuda aya ka fican
Allahu Akbar iyadu waa saqiir lkn cidii dishay ayaa dhibqabta lkn raga soomalidu goormay wax garanayaan
allh unaxariisto
Allah u naxariisto
Eheladii ay katagtana
Samir iyo iimaan kasiiyo
Ax Ax Ax😭😭😭😭😭😭
وإذا الموءده سئلت باي ذنب قتلت ،ilaahay hasoo qabto.
💔💔😢😢😢😢
ina lilahi waa ina ilahi rajicun Qofkasto iman leh fataxada ha maro inuu ilaah adunka ciqaab tusiiyo aaakhira intan lagaarin
waa hooya somaliyeed wan ilmeeyay xiliga ay dheheyso yaa waa hooya somaliyed o imaan leeh ilaah samir iyo imaan allah kasiiyo iyo dhamanteen way naga baxdi anaga dhan
😂
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Inaalilaahi wainaaileyhi raajicuun alow soqabo kuwiidilay gabadha
Ellahay calamad ha ka ifiyo kuwaas falkaa fusha xun sameyay
Waitan Yartaanaa tanaa wa isa Sheegtayba layga ya soo dhawaystay ba Murwodumaroo Qiimobadan Qatroisliina Familyyyyyy systems
Asc inaalilaahi wainaa ilaahey raajicuun waxa tacadiyada noocaas ah geeysanayo waa calooshood ushaqystayaal hadii ciqaab adag aan lamarsiinin sidaas ayay xaajadu ahaanaysaa waligeed sababtoo ah dambiilaha marka lakeeno maxkamada waxaa markiiba daba taagan qabiil midakale rag laisku qasaasay ama mag lakala qaatay waan aragnaa laakiin marka dhibka sidaas uweeyn loogaysto hablaha run ahaantii wajikale ayaa loomaraa dadka laga tiro badan yahay dumarka caruurta waayeelka shacabka kuwiisa danyarta ah hadii aan cadaalad lasiinin ilaaheyna aan laga baqin walee waxaan iyo wax kale oo kadaran ayaa lala kulmi doonaa waxaa kale oo ladoonayaa in la’argagax galiyo dadka shacabka ah waxaa larabaa in wadanku uusan degin qurba jookta eeysan soolaaban dib udhiska shacabka soomaaliyeed eey kawadaan dalkooda oodhan laniyad jabiyo maamulada wadanka ka jiro waa in eey uadeegaan shacabkooda eey udhaarteen gacantana eey kusoo dhigaan wuxuushtaan shareecada islaamka waxa eey ka qabto xukunka kufsiga iyo dilka waa in lagu qaadaa qabiilka iyo cadaalad darada laiska dhaafaa intaas ookaliya ayaa lagu badbaadim karaa shacaka oodhan Asc 🇸🇴🇸🇴🇸🇴.
Subxanalaha wlhi waxaas waa wax laga argagaxo bahalo miyay ahaayeen ilahayaw mucjiso ku salid kuwa falkaas gaystay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 meesha dawlad kama jirto wlhi ninka gabdh sida u eeg 10 sanaa loo dira ka kufsadana xabsi daa im ha laga dhigo
Xidig media dowlad laguma eedeen karo waayo puntland waa mamul mahan dowlad buuxda wadamada kawaaween ayee ka dhacdaa in qof laiska wato oona la soo dilo yeesan badnaan lkn wee kadhacan wadamadas so waxbo puntland ha eedeen
Oh arxan daran allow sosar xaqa aisha allaha unaxarito abayo odishay gacan kaxaq daran 😥😥😥😥😥 allow kuwaas balaayo eyna kakabsan kurid waa murugo xanun badan wlhi sorry mama allaha unaxarito abayo aisha kuwii dilay allow adun iyo aqiraba kucadaab 😥😥😥
Zorry
😢😢😢
😭😭😭😭😭
Waan ka xunahay hadan nahay umada soomaaliyeed inta Qalbigooda fiyow yahay wana ka tacsiyeyneynaa runti waxa rerkaan soomaaliyeed ku dhacay
Hu
Ala samir iyo aamin hakaa siiyo
Nacalad korkaaga ha ahaato nin ma ahan kaas waa sheydaan aan aqoon Ale.
Wadanka waa in la keenaa sharci ka dhan kufsiga kii kufsadaa xubinta halaga jaro xabsi day,in ne halagu xukumo.
Rag waxaa jiro hadeey qooqaan geerida ka jecel in uu halmar kufsado. so waa in aduunka imtixaan lagu tusaa.
😥2023
Soo dhawoow badanbadan WELDOOOOOOWN Y Caisha ba lay yirah Familyyyyyy Reero murwodumaroo oiriyareey Qiimobadan QEYOBADAN lagufarxeeeey An dumaarNaago dumar Yartan layga yirahdaba Familyyyyyy
Ilahy calaamo xun kuwii waxaas sameeyey allaha ka soo bixiyo oo caro allah ha ku dhacdo
Oo ilahayow kuwaas caradooda ha noo haligin
Subxna allh subxna allh
Ax hooyo samir iyo iimaan saadiqa allaha kaasiiyo kuwiii falkaas gaystayna illahay hasoo qabto
Ilahay Waxaan ka baryey haddan ku dhashay muslinimo o.o beyt xalaal ah in calaamadan aan muslinka laga muujinay uu ka muujiyo cawaankan isku sheeg soomali caruurtii laga hoos baxaya hooyayoinkood adiga ayaa u hiilan saqiirkan aan waxba galsan ee loo dilay cida at tahay wakaas kasta oon sujuud dhilo ilahaybaan idiinku reeba ibnu xaalinimo kuma dhalan wixii idiin soo rabeeyey motherfkers dhiigyocabiin ayaa xuush at xuush dhashay samhariira iyo jahanamda arwaaxdiina lagu shidi I can't put together why she deserved this why why.
innalillahi waina illeyhi rajiun
Asc
Ax illahow nogargaar wlhi wa Ka qirody arinkaa INA rag cadowsana illahy naaarta idinku foogee wixii waxaa geysty rabi idinka abaal mari
AxAxAxAxAxAxAx mskin wlahida
Naagta hala badho hilibka udirsatay inanata dirsatay
Ala beerka subxanalaa dadkani ma cawaan baa mise waa xayawaan subxanalaa alla masiibo idinku dhacdey bahalka cudur aan dawow laheyni idinkaga dhac soomalida wlltinimadeda markasoo kalan nacaa ilaho hanagu soo celin dad mahaa wlhi subxaan
Badra Ciise
Sorry ilhy hano gargaaro dumarki dulmi
Gabadh nagta hilibka udirsaytay baa ka danbeysay dilka gabadh yar
Nacas weeye ninkaan ciseyn naski u jaqayey😢
aloow samir iyo imaan hanagasiyo
Alle ha unaxriisto caaisha ilyaaz
Hoyo mcn ilahey ha unaxaristo hoyo sawar iyo iiman hakaa siiyo
ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ilahay ha so qabto ilahay soqabo
Ilahey ayaa cawaan ka dhigay raga qaar ilahoow cunug nicaas hanaga soo goon
Inalilahi wa ina ilayhi rajicun allah janada hageeyo waalidka sabar iyo imaan allah siiyo so sad waaye wlh😓😓 walalayal chanalkaga so booqda asxaabey subscribe isaara soomalay
😂😂😂😂😂😂😂😂❤😂
Imisa ila dareemyso ilaa manta oy taariiqdu rahay 30 bisha 8 kana xun in ragi o waliba cadeystay wexey geysteen nolyihiin dunidan caaisha nocaa uga baxday alaa gabadha kama seexdo xaqiiqdi anigon aqoon isku dalna aana joogin ax ciill badanaa
Waxani waa wuxuush