XARIIR AHMED | JIMCE WAA KULANKEENNA | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 410

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  5 ปีที่แล้ว +338

    ❤KULANKA JIMACAHA EE CAAWA
    BISINKA KU BILLAABA ❤

    • @nuurahmed8888
      @nuurahmed8888 5 ปีที่แล้ว +13

      Oo cadaa

    • @Ibrahimluka10
      @Ibrahimluka10 5 ปีที่แล้ว +7

      Hadi kale meelay wax maren garnmysid kkkkk

    • @kingbulshaawikb7477
      @kingbulshaawikb7477 5 ปีที่แล้ว +11

      Alla heestan muqalkeda waan sugayay wlli abdi askari tube wllkey allah ku dhowro fanankeyna somali xariirka sanadka keep going fanan iska jeclahay

    • @fandhuuxmedia2189
      @fandhuuxmedia2189 5 ปีที่แล้ว +7

      Kkkkk laandheere abdiaskari

    • @mohamedwali6345
      @mohamedwali6345 5 ปีที่แล้ว +3

      Hhhh wasasa

  • @jaamacbuuhoodle2847
    @jaamacbuuhoodle2847 3 ปีที่แล้ว +42

    Heesaha waxaa ka macaan quraanka alle ku dadaal akhrinta Quraanka

  • @faamadhudi
    @faamadhudi 4 ปีที่แล้ว +10

    Muqaaal iyo hees qurux badan ku mahadsanidiin bahda Abdiaskari sida ay marwalbo nogu so xulaan hesaha quruxda badan iyo fananinta codadka halaasiga ah leh iyo sdo kle fanankeena Xariir Ahmed👌👌

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 ปีที่แล้ว +21

    Cawa waa jumca imisa qofba la kulmay jclkiisa farta soo taago 🥰

  • @zakariyabinhusseinboy2337
    @zakariyabinhusseinboy2337 5 ปีที่แล้ว +7

    Hesta 100
    Eryada 100
    Laxanka 100
    Codka 100
    Miraha 100
    Intaba way iga Gadanyahiin wlh keep going mr Xariiir Ahmed 👌👌👍👍

    • @sadiqhassanabdi4704
      @sadiqhassanabdi4704 5 ปีที่แล้ว +1

      Zakariya Bin Hussein boy musikadaa macaana ku dar ee mawliid xasan faarax dhameeye ku faroyareystay

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 หลายเดือนก่อน +2

    IS JIKAAR HADAL DHAAFA
    IS JIID JIID GACMA DIIDA
    WADA JOOG LUGA DOONA
    JAMASHAA KULAMMAAN
    XIISA WA IS HOR JOOGGA
    …………………………………..

  • @ismailali-cs2sf
    @ismailali-cs2sf 3 ปีที่แล้ว +4

    Fanan nacab neceb hadas magashaa wakaan 🙆 waaa halka fanan an tagero

  • @hindaqaaali7458
    @hindaqaaali7458 5 ปีที่แล้ว +15

    Jimce wa kulankeena❤ Jacayl wa labadena💋🔥 xarir ahmed🔥🔥🔥

  • @mounajama7625
    @mounajama7625 5 ปีที่แล้ว +9

    Xiise waa is agjooga labo aan kala jeedin👏🎧

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy2439 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaawareeey heesahaagu makala dhacaan waaw xariir axmad fanaanka sanadka inuu yahau shaki kuma jiro

  • @fanaxnuur9383
    @fanaxnuur9383 5 ปีที่แล้ว +2

    Xariir Fanaan Aan Heesahiisa ku Nasto Haasaawahana iga caawiya
    Nacabka Hoos
    Naruuraha Guusha
    Nuurkeedaa Baxayo
    Nafta Ku Sii Wargali
    Xariirna Waa Naahiya iyo
    Nooleeyaha Fanka
    Pro Keep Going my Dear legend by by😑😁😁

  • @hibohajiahmed1000
    @hibohajiahmed1000 4 ปีที่แล้ว +2

    Xariir ahmed boqorka sanadka faro kullul ku hya fanka

  • @aminoaxmadcaliaminoaxmadca9816
    @aminoaxmadcaliaminoaxmadca9816 4 ปีที่แล้ว +2

    Jeceyl ♥️waa 2badeena Ani iyo xariir ♥️🤣🤣wlhi xariir axmed waa fanaanka kaliya een taageero lkn waxaan jeclaan lahaa asoo fanka isaga baxo codkaa macaane qur, aanka ku aqriyo insha Allah

  • @4bdibased
    @4bdibased 4 ปีที่แล้ว +1

    Casrigan haduu fanaan jiro waa Xariir Axmed, waar anagaa wax aragnay, hees aad diidayso ilmahasi ma qaado.

    • @khadarmaandaweeye5140
      @khadarmaandaweeye5140 4 ปีที่แล้ว

      Waar adi unbaa ila arkay sxb xariir heesihiisu waa wada top .... anigu waxaanba idhi waa special one kani

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 5 ปีที่แล้ว +5

    Wow wxkle 😣❤xariir ahmettt abdi askar tube👑

  • @liibaanhuseen6250
    @liibaanhuseen6250 4 ปีที่แล้ว +3

    Jimce wa kulankeena jacayl wa labadeena alfanan xariir ahmed tagero ayaan ku hayaa 👏

  • @ilhaanlakimediainc5806
    @ilhaanlakimediainc5806 5 ปีที่แล้ว +8

    Hees & Bandh Legend's Xariir Axmed & Abdi askari 🙌❤

  • @munaabdi6614
    @munaabdi6614 5 ปีที่แล้ว +74

    Heestaan sameyn ayee igu leedahy
    Xiiso waa is hor jooga labo aan kala jeedin Waqtiga kala jiiiday😭
    Jimca waaa kulankeen jimco kasta arki jiry lkn la waaaaa

  • @ausanqueen364
    @ausanqueen364 5 ปีที่แล้ว +33

    Alla yacisiz xariir axmed fanan daganasho iyo cod dhameyaay yaa ilaa arkay

  • @raaqiyaabdilaahi2029
    @raaqiyaabdilaahi2029 4 ปีที่แล้ว +1

    ABDI ASKARI TUBE nin tagay❤❤❤

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 5 ปีที่แล้ว +21

    Jikaar. WA nacab keena
    Farxad WA Jawigeeena
    Jimce Wakullan keeena😍 bbe hadde wakulankeena jimcahaa😜👍

  • @ikraamcadeey8409
    @ikraamcadeey8409 5 ปีที่แล้ว +1

    Sanadadan danbe fanki somaliyeed fananiin dab uyo holac ah ba kusoo batay oo malayiim daawato sida suldaanka qamarka xariir horry usocda ilma aderyal😭🤒❤👄💋

  • @zekariyehassen6925
    @zekariyehassen6925 5 ปีที่แล้ว +2

    Inadeerkay xariir Ahmad Abdulahi jahuurka duula alaha kuu dayo 😍

    • @ammenmo8782
      @ammenmo8782 5 ปีที่แล้ว

      Wiilkeenii hor mar buu samynayaa aad uwayn waliba. Jahuuur jararaawi

    • @DeeqoAhmed-gx7xe
      @DeeqoAhmed-gx7xe ปีที่แล้ว

      High-volume 😢

  • @dr-mohammeddheereeye360
    @dr-mohammeddheereeye360 5 ปีที่แล้ว +5

    From gobolka ragga ee burco waar bal adkahan ogaada xariiriga waan kuwataaa sxb

  • @halanesigale7871
    @halanesigale7871 5 ปีที่แล้ว +5

    Axxa yaahees xaarir 💙👑🐪

  • @fenix6997
    @fenix6997 5 ปีที่แล้ว +24

    Wiilkan dar alan ujeclahay iska dhaaf heesaha codkaaga macan quran ku akhri🥰🥰🥰

    • @sahankawararka9922
      @sahankawararka9922 4 ปีที่แล้ว +1

      Allaha ka madoobeeyo fankaaan xun

    • @naleycali3586
      @naleycali3586 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi anaa kula mid ah wan jeclahay xariir axmed lkn inuu heesaha iska daayo ayaan jeclaan lahaay

    • @naleycali3586
      @naleycali3586 4 ปีที่แล้ว

      Ani xitaa wan jeclhay wiilkaan xariir ah lkn inuu heesta iska dhaafo ayaan jeclan lahaa

  • @hrobinho7936
    @hrobinho7936 5 ปีที่แล้ว +7

    One the best fanaan Xariir ahmed 🔥

  • @abdiahmedadan9644
    @abdiahmedadan9644 4 ปีที่แล้ว +4

    Kama daalo hesaha xariir boqorka codka✔ ku tagyeeraa👏

  • @Ruushka771
    @Ruushka771 5 ปีที่แล้ว +5

    Axmed Xariir Wax Kaleh Tageero Wayn 💪💪😍

  • @masterakwarsame1726
    @masterakwarsame1726 5 ปีที่แล้ว +9

    *Jimce waa kulankeena jaceyl wa labadeena* best song ileen cawada na jimce bay ahaYd ❤🤟

  • @khadarmaandaweeye5140
    @khadarmaandaweeye5140 4 ปีที่แล้ว +11

    Top class man xariir❤

  • @abdirahmanahmedmumin2244
    @abdirahmanahmedmumin2244 4 ปีที่แล้ว +1

    Niin jimca lakulmii jira og mida kle anu jclka wa nacbahay jabka nolasheyda amin sanahy mida kle inad qof aminto inad is aminta ka wngsn hupaal

  • @cabdiraxmaancabdullahicali3667
    @cabdiraxmaancabdullahicali3667 5 ปีที่แล้ว +4

    M.a kal iyo laap big legend xariir iyo cabdi askari keep going

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 5 ปีที่แล้ว +11

    JIKAAR WA NACABKEENA 👐
    FARXAD WA JAWIGEEN👌
    M.R *XARIIR* *AHMED* hawada ada haystee ku soco legend♥️🙏

  • @saaficadey88
    @saaficadey88 5 ปีที่แล้ว +5

    Somalinimo wx dhma la waa😙💯❤from muqdisho

  • @nacimacadaani5896
    @nacimacadaani5896 5 ปีที่แล้ว +11

    Boqorka codka fananka an ujeclhey fananinta xariir axmed ♥️❤❤❤❤❤🙏

  • @gureyyare3228
    @gureyyare3228 5 ปีที่แล้ว +2

    Xarir Ahmed boqorka codka horay usoco bro from bardhera kaso salamaya

  • @cherojoyie3984
    @cherojoyie3984 5 ปีที่แล้ว +2

    Xarir fanan igu weyn❤🥰🥰😭😭😩

  • @fatouma-zahra1884
    @fatouma-zahra1884 5 ปีที่แล้ว +4

    Xarir Allah ni xafido adi iyo rerkaga ni jecliya huno ❤❤❤❤❤

  • @ridwaanxasancali4979
    @ridwaanxasancali4979 5 ปีที่แล้ว +3

    Jikaar waa nacabkeena
    Farxad waa jawigeena❤❤

  • @qadarnafaqovlog5417
    @qadarnafaqovlog5417 5 ปีที่แล้ว +42

    Xarir inta aminzan inti wax laga qaban karin love so zaar 🇸🇴

    • @yuusufawesyuusufawes8818
      @yuusufawesyuusufawes8818 4 ปีที่แล้ว

      Wan jecelahay tagero qasna wan u ahay boqorka 💗💗💗💗💋💋❤❤

    • @hibohabib1205
      @hibohabib1205 4 ปีที่แล้ว

      @@yuusufawesyuusufawes8818 ❤❤❤❤

    • @iqrayaasiin5452
      @iqrayaasiin5452 4 ปีที่แล้ว

      Aminzananta Illah maha

  • @aamiral-hussein9651
    @aamiral-hussein9651 5 ปีที่แล้ว +10

    Xariir ahmett waa ninka kaliyoo aan fanka kujoogo keep going brother ❣❣👏👏🙋‍♂️

  • @Abdi_Rashid_Ozil_Yare
    @Abdi_Rashid_Ozil_Yare 5 ปีที่แล้ว +27

    Jikaar waa nacabkeena😂
    Farxad waa jawigeena😁
    Jimco waa kulankeena🍇
    Jaceyl waa labadeena❣
    ABDI ASKARI TUBE

  • @qalbiquman4392
    @qalbiquman4392 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestan wanba sugaaye wan jeclahayba 👌💯

  • @samsamhalane6779
    @samsamhalane6779 4 ปีที่แล้ว +1

    Wilkaan codkisa aad buu umacan yahay masha allahwaye

  • @dhicisofficial195
    @dhicisofficial195 5 ปีที่แล้ว +40

    Inuu HesaHeesa Xad dhaaF noqdeeN IlaTahy Xariir
    Lkn Keep going leyahy

    • @subairabdilahi7705
      @subairabdilahi7705 5 ปีที่แล้ว +4

      Haa Runtaa weye Xad Dhaaf Weeye Hesihiisu usbuuc buu saara

    • @khadarhapy2439
      @khadarhapy2439 5 ปีที่แล้ว +4

      Lkn waa wada hitt makala dhacaan heesihiisu aad ayay uwada mcnyihiin

    • @aminaquneahmet2989
      @aminaquneahmet2989 4 ปีที่แล้ว

      Woww heestan waa shidanthya aad io aad

    • @anfaabdule6036
      @anfaabdule6036 4 ปีที่แล้ว

      @@aminaquneahmet2989 Borama

  • @AbshirDanab
    @AbshirDanab 5 ปีที่แล้ว +3

    Jimce waa kulankeena. Ala hayaay Waa Loo cumaamaday 🤓🤓

  • @qaalimaxamed1538
    @qaalimaxamed1538 5 ปีที่แล้ว +3

    Jimco waa kulan keena farxad waa jawigeena jaceel waa labadeena hees ii gaara

  • @sharmaarke65
    @sharmaarke65 4 ปีที่แล้ว +1

    Xariiir waa ku taageeraa sxb

  • @cadeeycadeeyqurux4104
    @cadeeycadeeyqurux4104 5 ปีที่แล้ว +1

    jumco wa kulankena ma sariirtii ba laga wadaa wa yaabe

  • @fatimaabdiaziz9347
    @fatimaabdiaziz9347 5 ปีที่แล้ว +4

    legend fanan an tegero xariir💥💥♥️

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 5 ปีที่แล้ว +2

    Wow hees shidan yaa Taagersan xariir gacanta taaga

  • @nacimomohamednoor8210
    @nacimomohamednoor8210 5 ปีที่แล้ว +2

    Xarir mansha Allah nin takay hor u soco ina ader

  • @arafoabadidofficial42
    @arafoabadidofficial42 5 ปีที่แล้ว +3

    Cawana wa jimce kulankeena xariir axmed hore usoco inta Sidaay tageerta xariir

  • @waasilmedia4520
    @waasilmedia4520 4 ปีที่แล้ว +1

    Xariir waxaan ahay taageerahaaga la bar1

  • @hawomuhumed7615
    @hawomuhumed7615 5 ปีที่แล้ว +1

    Cawa waa jimco jecel key ayaa iga xanasan isoo duceya

  • @abdifataholow
    @abdifataholow 4 ปีที่แล้ว +3

    ugaas heestan weey iga gadantahay. jimco wa kulankeena

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy2439 5 ปีที่แล้ว +5

    Xariir axmad fanaan aad u cod mcn inuu yahay inta igu raacsan

  • @lajecellajecelcadey4532
    @lajecellajecelcadey4532 4 ปีที่แล้ว +6

    Axsan song rnti xariir fanaan qrux badan God bless you alot much love kuu haya
    Jimca wa kulankenaa❤❤

  • @apdirahmanibrahin342
    @apdirahmanibrahin342 5 ปีที่แล้ว +1

    Xariiir nin adag aan tageero weyaan👏🤩

  • @aamiinkulmiye3714
    @aamiinkulmiye3714 4 ปีที่แล้ว +2

    Xariir axmed wan Ku taageraa sxb. Mcn Nolosha kuma xumeyso

  • @alperemqiiaalperemqiia1760
    @alperemqiiaalperemqiia1760 5 ปีที่แล้ว

    Xariir axmed nin aan kal iyo laab utageero horumar wcn ku rajeynaaaa sxb

  • @harweynfoundation3431
    @harweynfoundation3431 5 ปีที่แล้ว +8

    Xariir inta tagerta liket an idinku arki raaa mise ad gareysan

    • @abdirahmanbadal8378
      @abdirahmanbadal8378 4 ปีที่แล้ว

      Ani kow iga dheh runtii dar ilaa hay ayaan u jeclahy hno

  • @roodamahamed5433
    @roodamahamed5433 4 ปีที่แล้ว

    Xariir dar alllle ayan Ku jecelahy guul io hobonimo wllo farom adiis

  • @bagaaxyuusuf1111
    @bagaaxyuusuf1111 5 ปีที่แล้ว +5

    HeesTan Waxa QuRux Ka DhiGaY KHaaLiD KaamiL Oo LaxaNKan MacaaN Iska LaHaa MasHa AllaH🙏💯

    • @siiseyjr6128
      @siiseyjr6128 4 ปีที่แล้ว

      Xariir axmed 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @maryamomustaph7282
    @maryamomustaph7282 5 ปีที่แล้ว +6

    Ninkga somalia maha lkn xirir axmed Wuu kagara hesii hisa🇦🇫🥰

    • @balqiishussein4011
      @balqiishussein4011 5 ปีที่แล้ว +1

      Kygu xittaa maaha hddana wuu ka helaa😂😜😜

    • @gaazyare3278
      @gaazyare3278 5 ปีที่แล้ว

      Xaaskayga xataa waa Swedish wayna ka heshaa 🤣🤣

  • @Gabsostudios77
    @Gabsostudios77 5 ปีที่แล้ว +86

    Woow inta sugaysay Heestaan like♡♡

  • @maryancabdicabdulle8181
    @maryancabdicabdulle8181 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan aan tageero xariir ahmed horsey u soco

  • @jaabirgaraad2180
    @jaabirgaraad2180 5 ปีที่แล้ว +14

    Erayadi macana Abwaan cabdiraxman axmed cumar Haldhis 💪

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 5 ปีที่แล้ว +10

    Jimce waa kulankeena jacaylwaa labadeena xariir nice song masha allah

  • @khadarmaandaweeye5140
    @khadarmaandaweeye5140 4 ปีที่แล้ว +2

    The special one Xariir axmad ❣

  • @mohamedjeelle4061
    @mohamedjeelle4061 5 ปีที่แล้ว +6

    Jimco waa Kulankeena durufoow😘😂😂😂😂

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy2439 4 ปีที่แล้ว +1

    Xariir 2020 waa sanadkaagii

  • @kingkhalil3548
    @kingkhalil3548 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah boss hope to meet u soon😍

  • @farahdeghow1557
    @farahdeghow1557 4 ปีที่แล้ว +2

    Best lil bro xarrir horey usoco always am your fan 4 ever 💛

  • @maxaamedcali841
    @maxaamedcali841 4 ปีที่แล้ว

    Jamasha ku lamaan cod udaa🎄🎄🎄🎄

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs7321 5 ปีที่แล้ว +1

    Heestu halka ay kamacantahay laxanka waxaa leh khaalid kaamil

  • @wadani9875
    @wadani9875 5 ปีที่แล้ว +3

    Hore uu socoo sxp❤🔥🔥❤🔥

  • @walikorane613
    @walikorane613 5 ปีที่แล้ว +12

    Best Fanan LEGEND XARIIR 💯🔝✔

  • @maryanmaxed168
    @maryanmaxed168 5 ปีที่แล้ว +5

    Wow cadi ma ahan wey shidan thy heesto xarir axmed hore usoc wll mcn

  • @aminakhalif8628
    @aminakhalif8628 4 ปีที่แล้ว +2

    Woow jecel waa lawa denaH

  • @abdullahimahamud3559
    @abdullahimahamud3559 5 ปีที่แล้ว +2

    Fanaanka gayiga Xariir Axmad

  • @Wanaagmedia455
    @Wanaagmedia455 5 ปีที่แล้ว +3

    Jimce waa kulankeena ciday jimco u tahay ee jimceysaneysa waa kulankeena

  • @cabdiqanihassan5
    @cabdiqanihassan5 3 ปีที่แล้ว +1

    Laxanka khaalid waa top

  • @amuunali6280
    @amuunali6280 4 ปีที่แล้ว +2

    Raga jig jiga madaxood allaha raajiyo
    From muqdizho

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk dumarkana maxa oga rebtey mise raga kali aya muqda

    • @amuunali6280
      @amuunali6280 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedhanshi2422 ani wXaa maqly ninmanka ogadenka 🥰💋weey wanagsanyihin waa rag dhaadher oo qurux badan 🔥

  • @Tracks777
    @Tracks777 5 ปีที่แล้ว +40

    amazing stuff

    • @Bahdoon77
      @Bahdoon77 4 ปีที่แล้ว +1

      Xarir axmed hore usoco

    • @abdixamiidawil1325
      @abdixamiidawil1325 3 ปีที่แล้ว

      🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳💋💋💋🥰🥰🥰🥰😇😅😄😁😘😘🤩😍

  • @khadija3399
    @khadija3399 5 ปีที่แล้ว +1

    Sowdkii xareeda xariir axmed 👑❤❤❤

  • @najahfaarah9235
    @najahfaarah9235 4 ปีที่แล้ว +6

    Xariir Axmed fanaanka Qudhe magacyga kuheesa sigaran kujeclahy wll Qaliow salaan balaadhanaban hawada kusomarinyaaaaa
    Xidiga rer jijiga❤❣😘 From Burco💋♥️❤💞🌎🙎‍♂️❤

  • @hamdimohamed6512
    @hamdimohamed6512 3 ปีที่แล้ว +1

    hees xasuus bay igu leedahy waxan dhageysn jiray 2020 inan aan aad u jeclaa la odhan jiray Ridwan cabdirahman jihaan still in love🥺❤

  • @princessdhamoali5286
    @princessdhamoali5286 5 ปีที่แล้ว +11

    jumca wa kulankena🥂🍽
    jaceylna waa 2deena✌❤⚘.

  • @farhanfantastic1
    @farhanfantastic1 5 ปีที่แล้ว +48

    Codka:- Aniga
    Ereyada:- Abwaan C/raxmaan Haldhis.
    Music:-Mawliid Xasan Faarax
    Sooaarista:-ZxpkaY Abdi Askari Tube.
    All My Funs Ilve U💘💘🙏🙏🎸🎵🎶

  • @naviizamalpooh1897
    @naviizamalpooh1897 5 ปีที่แล้ว +1

    Heesahisu ma kala dhacN jeclkan meel bi izka dhigya fanan aduuna🥰

  • @kadrafarah3865
    @kadrafarah3865 5 ปีที่แล้ว

    Jikar wa nacabkena ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑👑

  • @faafintadiinta812
    @faafintadiinta812 4 ปีที่แล้ว

    Aad io aad xariir💗💗💗🙏

  • @filsan12mustafe10
    @filsan12mustafe10 5 ปีที่แล้ว

    Cabdi askari tube horay usoco jimce wanagsan 😘😘😚😎💖💖

  • @abdulahideeq2622
    @abdulahideeq2622 5 ปีที่แล้ว

    Jimaca waa kulankeenaa jaceyl waa labadeyna inaba caadi ma ahan Xariir Axmed

  • @abbasinhoofficial3153
    @abbasinhoofficial3153 5 ปีที่แล้ว +1

    Xariir ninweyn alle hku xfidoh fanankenah

  • @safiyowadani12
    @safiyowadani12 4 ปีที่แล้ว

    From xamar love song 🇸🇴❤💋
    Xariir nin jiro hore u soco✌

  • @ibrosonfuaad9674
    @ibrosonfuaad9674 4 ปีที่แล้ว +1

    Xariir axmed Cabdilaahi xidiga fanaaniinta gayiga dhankayga waa fanaanka 1aad ee fanaaniinta soomaaliyeed

  • @nimeadiamond7659
    @nimeadiamond7659 4 ปีที่แล้ว +3

    Wllky hore uu socob♥️🥰