2 BOOS OO DARBI KU WAREEGSAN IIBNA AH QIIMAHOODANA AAD UJABANYIHIIN KUNA YAALAAN XAAFADDA CARAFAAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @abdiyare-ww4dt
    @abdiyare-ww4dt 7 หลายเดือนก่อน

    Walalay Warka dheer waa lagu cajisaa marka hore qaymaha soo hormari iyo meshuu kuyaala iyo cabirkiisa kadib ka sheekee saa rabta ugu hadal laakiin hanagu caajisin ear dheer qofkasta wuxuu jecelyahay ayuu dhegeesana lakin markaa warka aa dheereeso kadib asheegto lacagta iyo meshuu kuyaala haday noqoto meel ama beec qofka ku qancin markaa warkaa cajis ayuu noqona walaahi mana iga aha dacaayad iyo dhaleeceen qofna aniga commenti uu dhibsado madhaho

  • @mohamedamin4302
    @mohamedamin4302 7 หลายเดือนก่อน

    Jazaka Allah kheir

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @CabdiCali-yk7rn
    @CabdiCali-yk7rn 7 หลายเดือนก่อน

    M. Wlle qimuhu wa inte

  • @taaha1680
    @taaha1680 7 หลายเดือนก่อน

    Sabarloog Cabdiqasim ah & Mid dowladii dhexe ah intaba waa shaqeenayan balse haddii tuugo ku hesho oo dad fiican dhinacaada joogin waa laga dhici karaa

  • @yarka4574
    @yarka4574 7 หลายเดือนก่อน

    Mashruuc 😆👍 Business 😆👍

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 7 หลายเดือนก่อน

    Waa jaban yahay ha dhihin

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 7 หลายเดือนก่อน

    waan iska daawaday qiimihiisana ma ogaanin wlh. sidaan u dhaa dhaafinaayay qiimihiisa ogoow aan u lahaa waamba waayay.

    • @mohamedali-f6c
      @mohamedali-f6c 7 หลายเดือนก่อน

      Calaa boos waa 20,000$

  • @edebsanmohamed5036
    @edebsanmohamed5036 7 หลายเดือนก่อน

    Melahan foolxumada badan maxa uso duubta

  • @YaasiinAbdulleyuusuf
    @YaasiinAbdulleyuusuf 7 หลายเดือนก่อน

    Wll quf waxa tahay ganacsata ah o adunka laga fiirsado dadka aad sida garka u cayneso iskada jahil nimo aye kugutahay tugo Hadi ladhaho umada qoryaha wadada la tagan dheh