SUBAX: Xaalad adag oo ka taagan gudaha israil, Bin gafiir oo kacararay kulankii golaha wasiirada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 120

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @jawaahirxareed
    @jawaahirxareed 2 หลายเดือนก่อน +4

    ilaahayow dhaxdoda iskudir gaal iyo muslina kudir inta dhibaataynayso falastiin dhammee yaa Allaah ciqaabtaada usoodadaji rabiyow badbaadi masjidkaga iyo inta nool muslimiinta inta xanunsana caafimaad dag dag ah sii kuwi shahiidayna jannada gali allow❤❤❤❤❤

  • @NuuxIsmaacil-su9zd
    @NuuxIsmaacil-su9zd 2 หลายเดือนก่อน +23

    illaahow ugargaar reer falastiin yuhuuda iyo kuwa la jira baabii maraykanka iyo reer galbeedka aamiin

  • @AbdirahmanMohmmed
    @AbdirahmanMohmmed 2 หลายเดือนก่อน +29

    Allow unaxariso reer palestine 🇵🇸 iyo reer somalia 🇸🇴 Allow unaxariso reer Yemen 🇾🇪 🙏 amin amin amin

  • @mohamedfaataale2160
    @mohamedfaataale2160 2 หลายเดือนก่อน +13

    AllaHa ugar_gaaro walaalaheen🤲

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 2 หลายเดือนก่อน +32

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน +5

    Yuhudey dhamado dhulka lagawaa dhibil meeshad martama sanco ugu dhamaad aamiin

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +5

    FALASTIIN ALLAHA U MACIINO, CADAWGODA ALLAHAHA JIBIYO.

  • @c.qaadirxasanwarsame140
    @c.qaadirxasanwarsame140 2 หลายเดือนก่อน

    A s c، nadaara mahadsanid, war yugreyn, waa muhiim ruushka waa motif.

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 2 หลายเดือนก่อน +4

    آللهم أنصر إخواننا في غزه يارب العالمين

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤

  • @maxamedyare9577
    @maxamedyare9577 2 หลายเดือนก่อน +2

    أللهم أنصر إخواننا في فلسطين 🤲🤲

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allah hayes ku Salido Yahuud Gaalada
    Allah haku Salido Meelaye galaan
    Hawaayeen deg geg insha Allah

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ Maasha Allaah ❤❤❤

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh 2 หลายเดือนก่อน +4

    Jimco Wanagsan alle hanoga dhigo jimco Musliminta guleysato Allow kayel Aamiin yarabi

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Bithin’Allah

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Abdiqaadir Nadaara.

  • @abdulkadirmohamedyusuf4664
    @abdulkadirmohamedyusuf4664 2 หลายเดือนก่อน +6

    Jimco wanaagsan dhamaan umuda islaamka meelkasta oo ay joogaan aan badino dhamaanteena saliga nabigeena Suubanaa csw

  • @duniyodhiblawe6503
    @duniyodhiblawe6503 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamduliklah Allaha guuleeyo

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @xasanaadan7019
    @xasanaadan7019 2 หลายเดือนก่อน +2

    Falastiin iyo dhammaan Islaamka guul. Insha A l l a h.

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahey yahuud dhulka alaha la gooyo

  • @SabahSalem-i4u
    @SabahSalem-i4u 2 หลายเดือนก่อน

    Rabi haysku diro Insha-Allah YUHUUDA
    Allow colkayaga col kuu furo

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey iskukiindir ilaahoow dab aandameynin kadhexshit ilaahow dawladan musiibada oo mujrimiinta ey xukumaan ilaahow kalafurfur oo kaladir

  • @khadramohamud3026
    @khadramohamud3026 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahaya waa xaqa soore waxaan arkidonaa yuhuud oo iyada dhexdeeda isa laynaysa inash allah

  • @SakariyeMohamed-o9l
    @SakariyeMohamed-o9l 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha guuleyo falasatina

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 2 หลายเดือนก่อน +12

    ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH.

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 หลายเดือนก่อน +3

    allow isku jabi isreal aamiin yarabi

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 2 หลายเดือนก่อน +3

    WCS, Subax Wanaagsan JUMCA MUBARAK Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend, Abdulkadir NADAARA & Bahda Nadaara Show, Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah Oo Maalinla Ah, Oo Xiisa Badan, Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Adigoo Soo Xiganaya Warbaahinta Caalamiga Ah Mahadsanid Guuleyso Sami Inshaallah

  • @madiinocaraaymaxamed7445
    @madiinocaraaymaxamed7445 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha isku diro Yuhuud oo dhan insha allaah

  • @DeeqoCiise-i6q
    @DeeqoCiise-i6q 2 หลายเดือนก่อน

    M.a❤❤❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahoow guuleey walaalaheen reer qaza ee Palestine 🇵🇸

  • @axmedAbdulkadirmohamed
    @axmedAbdulkadirmohamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @BishaHaamid
    @BishaHaamid 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow u gargaar falastiin

  • @omarsharif015
    @omarsharif015 2 หลายเดือนก่อน

    Reer galbeed iyo yuhuud allah ha jebiyo

  • @XawaCige
    @XawaCige 2 หลายเดือนก่อน

    masibo allha kukeno o nolosha allha ku uriyo binuqafir

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haysku diro aamiin

  • @MaxamadShiiqadan
    @MaxamadShiiqadan 2 หลายเดือนก่อน

    jimco mubaaraka

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 2 หลายเดือนก่อน

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم

  • @nasteexoDiiniah
    @nasteexoDiiniah 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs nadaara

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jmco mbrk❤❤❤ illahow ino nxriso❤❤❤

  • @محمدشيخمحمود-ز2ب
    @محمدشيخمحمود-ز2ب 2 หลายเดือนก่อน

    تحسبهم جميعا وقلوبهم شتى

  • @abdirisaakabdulkhader1396
    @abdirisaakabdulkhader1396 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekada waa ijiid aan ku jiido
    Xarig jiid ma maqli jirtay

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 2 หลายเดือนก่อน

    Waa warkii dalka.

  • @asha3777
    @asha3777 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha u maqan reer Falstiin
    Allaha u gargaaro, Nasri dagdada Allaha u sahlo

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤jumca Mubarak ❤❤#Sabaax

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 หลายเดือนก่อน

    idiin bilaabatay ! Oo is dhameeya !
    idam Allah

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc nadaara show jumca mubaarak

  • @SamatarhousseinIsmail-f4f
    @SamatarhousseinIsmail-f4f 2 หลายเดือนก่อน

    Falastin allah quweyo guul

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs jumco mubaarak mareykan heshiis inuu ka dhaco marabo maaweelo ayuu kawadaa wadahadal waxka soo biximayaan wuxuu isleeyahay macalinka weyn iyo xulufadoodomarkii caruurta gaza lalaayo waa dabci doontaa xamaaze wadahadal ku dhawaaq xamaasna mowqifka ay istaageen waa biyo kama dhibcaan waana gar waana xaq nin dhulkiisii lagu soo duulay iyo dadkoodii iyo weliba diintooda meeshii ay istaagi lahaayeen ayey istaageen ilaahey ha isku diro islaaya oo eber iska dhiga gaalada yahuudaa allaha baabi,iyo aamiin

  • @C.W.W
    @C.W.W 2 หลายเดือนก่อน +2

    NADARA❤
    NAGTA😂

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid

  • @abdirahman2697
    @abdirahman2697 2 หลายเดือนก่อน

    Taariikhda muslimka raaci

  • @TawakalAbdi-h3l
    @TawakalAbdi-h3l 2 หลายเดือนก่อน

    Nadaara Haa Laakiin xili hore soo dhig 😮

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo waan Soo dhowaynayaa guusha ruushka ka gaadhay dagàalka ka socda Ukraine

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha Cadowga Wada ciqaabo

  • @dalnuurshe9328
    @dalnuurshe9328 2 หลายเดือนก่อน

    Guul falastiin guul

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 2 หลายเดือนก่อน

    Qawda maqashii waxna ha qaban tirtirida rer qasa ayey seta dhereysanayaa allah aya u maqan xamaas iyo rer qasa

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs wr wbr akhii jumca wanaagsan

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @Bile.sharif
    @Bile.sharif 2 หลายเดือนก่อน

    Arimaha ruush ka iyo ukraine mar kaste update naga sii intaas un baa dhaga dhimaneed news kaaga aadbaan oogu xiranahay

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 หลายเดือนก่อน

    wcswr

  • @xasanaadan7019
    @xasanaadan7019 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u kaso in dhexdooda ay is cunaan,oo uu ku wada dhaco cudurka waraabowga.

  • @kowsarali2757
    @kowsarali2757 2 หลายเดือนก่อน

    Munaafaqada maraykanka ee yuhuuda intuu hubkii dadkaan walaalaheena falastiin laguu baabi,inaayo siiyo hadana heshiiska ayaan hogaaminaaya ilaahow dadkii muslimiinta qof runta u sheego ma leh ee u hili falastiin adiga kaliya ayey ku haystaan

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 2 หลายเดือนก่อน

    Argagixiso weligeedjitay oo hadda iskukala tilmaamayao Argagixsa hibel ataa jadhalanatoido yuhuudda. Oo awelmaxeey ahaayeen ayaga iyo intagarsbtaagan oi gaal iyo Muslimiinbaleh.

  • @ubahsiyad6810
    @ubahsiyad6810 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaa ha isku diro yahuuda

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs wll w

  • @Somali_Geologist
    @Somali_Geologist 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nadaara xiligan miyaa Subax kuu ah mise waa mid aad subaxdii duubtay oo haddaba maahan

  • @Miraaj4444
    @Miraaj4444 2 หลายเดือนก่อน

    Butin not easy

  • @AhmeD-311-q1b
    @AhmeD-311-q1b 2 หลายเดือนก่อน +1

    Falastiiniyiintu argagixiso maaha lkn
    Yahuuddu waa argagixiso
    Ayagaa ayaa kusoo duulay dhulkeenna barakeeysan

  • @cawkegaaldid4342
    @cawkegaaldid4342 2 หลายเดือนก่อน

    Allow jabi yuhuuda iyo dhamaan munafiqinta😢

  • @barlinabdi9579
    @barlinabdi9579 2 หลายเดือนก่อน

    Asc nadara heshiika waxaa ku fadhiya waa mareykan soomaali waxey tiraa gawda maqashii wana howqaban

  • @saidaelmi9744
    @saidaelmi9744 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs carar oo alle kuma so celiyo

  • @abdixakiimibrahiim7063
    @abdixakiimibrahiim7063 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs wr wbr❤

  • @Suleimanabdullahi381
    @Suleimanabdullahi381 2 หลายเดือนก่อน

    Mareykanku waa munafaq
    Waana ninka Israel naxinaya
    Lkn Reer Palestine ilahay baa
    La jira nin ilahay lajirana
    Cid kale uma baahno Alxamdulilah

  • @CabdulaahiMuxyiddiinmuxamed
    @CabdulaahiMuxyiddiinmuxamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc mareykan ruwaayadoo jilaa daacad Kama ahan wadahadalada Soo ma,araktay markasto at ka qeyb galayaan wadahadalada ay Soo dirayaan sirdoonadooda dhagaree maleegayaan.

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน

    argagixisada ka dhex dilaaci yuhuud yaa kale waa guruub u hogaaminayo bin kafiir

  • @cajaiplowdhobleymuxumednuursag
    @cajaiplowdhobleymuxumednuursag 2 หลายเดือนก่อน

    Asc dadka ilaamka hadey ogyihiin iyo hadiikale wax heshiis ah marekan iyo natayaahi waa in ey hdemeeyaan falastin isir sefeyn ah ayaa lagu heshiiyey waxan kale lawad wado waa riwaayad qase in lagaifeeyo falistii ale ayaana dhameyn kara umadan ducadaanad ayaan ku kaalmeyey guushu ale ayaan kasageyn aamin aamin aamin

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 2 หลายเดือนก่อน

    Jimca wanaagsan, Maanta waa jimco Saacad ducada la aqbalaa jirta ee halooduceeyo Wadankeena , caalamal Islaam gaar ahaan Falastiin.

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 หลายเดือนก่อน

    CULEYS WALBA FUDEYD AYAA KADANBEEYA INSHLLH WALAALAHEENNA REERVFALASTIIN WAAY GUULEYSAN DOONAAN MAR UN
    WAXAANA TUSAALA NOOGU FILAN VIDNAM IYO AFGAANISTAAAN🎉🎉🎉

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran Hanjabadeda Hakaa rumeso Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BashirabdibadalBashirabdibadal
    @BashirabdibadalBashirabdibadal 2 หลายเดือนก่อน

    Asc. Sxb.
    Xageey kabexeen diyaaradihii f-16 ee laguwareejiyay ukraine
    Mahadsaniď

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow may Hadda burburto Israeli waaban ku farxeynaa burburka yahuuda

  • @LakiMarley
    @LakiMarley 2 หลายเดือนก่อน

    Warara walbo sheekada ruushaka nugso dara....nadaara show

  • @mohammedshafici
    @mohammedshafici 2 หลายเดือนก่อน +2

    Miyu kacararey😂malaha jimcuhu kagaraayey masjidka gaza😂😂😂

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 2 หลายเดือนก่อน

    Yuhuuda waxa dabada ka wado waa mareeykanka hadii wax laga qaban waayo mareeykanka oo shir beenbeen oo falistiin lagu daalinaayo ayeey wadan mareeykanka falastiin ilaahay beey qabaan ilaahoow u gargaar reer falastiin

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 2 หลายเดือนก่อน +1

    Americanka wa munaafaqa uku wayn waxa warbaahinta lo shekayo iyo xaqiqda jirto wax aqliga qaadanaya ma aha

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 หลายเดือนก่อน

    Sahnuuniyada israil dhulka allha kusimo

  • @CabudulaahiAxmed
    @CabudulaahiAxmed 2 หลายเดือนก่อน

    Nadaaroow waayeelka inaad kaleexdaan aauroon

  • @abdikadirsalat6841
    @abdikadirsalat6841 2 หลายเดือนก่อน

    AWALBA WARIYE FICAN WAAD AHAID LAKIN MANTAD WARKI UGUFICNA AYAD SHEGTEY-ISRAEL OO ISLEYNEISA 🐪🐪🐪🐪🐪🎖️🏅👑💯🌷🌹🎖️🥇🎠🐎🐎🐎🌺🇵🇸🇵🇸🇵🇸🌹🌹🌹🌷💐🥀-CABDIQADIR SALAD NAIROBI KENYA 🇰🇪

  • @jnoortayeser6212
    @jnoortayeser6212 2 หลายเดือนก่อน

    Ujeedadu dicaayad la xiriirta Election iyo si cod looga helo dadweynaha taageersan Xornimada Falastiin. Waa sheeko balarey Shirka Masar.

  • @saidaelmi9744
    @saidaelmi9744 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow isku dir oo isku holci ilaahow baabi i yahuuda iyo mareekan

  • @HooriDucaale
    @HooriDucaale 2 หลายเดือนก่อน

    Mr nadaara wll com waxad tahay been masheege

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 หลายเดือนก่อน

    Maraykanka cunugiisa kama adka

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha gooyo doofaarada

  • @MaxamadAbdi-cw2lb
    @MaxamadAbdi-cw2lb 2 หลายเดือนก่อน

    aloow reer falastiin ugar gaar

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 หลายเดือนก่อน

    Waxba ka Soo bixi maayaan wadada hadalo maraykan gadhwadeen ka yahay waayo dhexdhexaad kama aha arimaha qasa daacadna kama aha sidaa darted waa waqti lumis ila meerayso iyo riwaayad

  • @ahmedkariye101
    @ahmedkariye101 2 หลายเดือนก่อน

    waa sheko Riyo ah o an waxba ka jirin wada hadal aya wadan xog lagu qabsaday lagu helaya waa riyo malin cad ah israil xog ayay wax ku qabsatay ama xog loga sara jawbta adinka waye wada hadal muxu yahay wa wax ben ben ah o ay is leyihiin dadka laga haysto in lo sii dayo kadibna ay dhameyan dadka waxa ka haray rer falastin

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 2 หลายเดือนก่อน

    Wadahadalada Waxa Lagu dajinaya kaliya Carada dadka carabta ee bariga dhexe dagan iyagu ka dhab ma aha