Waxaa la talin lahaa inta ay wax sameyn in ay Allah talo saarato, todabo habeen ha soo kacdo aaqiru leyl ha kacdo ka dibna Allah si iqlaas ah rabiga ha tuugto, rabiga ayaa hanuunin karo , maladana ha wanaajiso gabadha ileen aaqiru aleyl waa waqti docada la aqbalo , illahey talo saaro oo maladaada wanaagi rabi waa naxariis badane illahey ha idin naxariistee.
Asc wr wb walashey marki hore qaldaneedeen dad aan rabi ku xirne waxee raban side u helayan saladii wajibka ahed ayaaba ka takteen mideda kale nin tarikusalad ah ku kuma xirmo iska fur mid rabi yaqano iyo owlad bari alh Allaha ku siiyo ninkasne iska fur 😢mid rabi
Wlh waa qiso cajiba ani waxa ila degan gabar anan dukanen 3 bil ala degahay ido dukaneyso ma arkin hada bishan inan ka guura raba waayo qofan dukanen diris ma lala ma noqon karo ee wllha ku xiran higsi uso duceya inow gabdhan salada ku hanuniyo wilkasne ale haku hanuniyo salada 🤲🥲
Wll waxan Ku dhihi laha Ku naqo ninkaga isku na day inad si fudud waxa U fahansiiso waayo nolasha ma jiiro ruux dhamaysatiran isku na day inad ninkaga waxa Ka badasho xalku maha inad Ka fogaato waayo rasulkeeni subana scw dadka diinta U daba waday isaga oo lagu tilmamayo waali hadana mu daynin EE isku daayo badan ayu sameyay EE wll gurigaagi Ku noqo oo isku day mar labad wan ogahay inad 2 sano U samirtay lkn hadana isku day mar labad oo ninkaga uga sheeke macanka ay ledahay saladu wll oo U samiir wllshyeey
Badi saliga nabigeena maxamed scw iyo astaqfaarta insha Allah ninkaaga alle ayaa so hanuuni doono waxaana heli doontaan owlad baariyaal ah ❤❤❤
Walal xawqaLada io saliga Nabiga badi salad tulay u istag Alle bari una ducee inu Alle sooo hadeeyo 🤲🏻
Waxaa la talin lahaa inta ay wax sameyn in ay Allah talo saarato, todabo habeen ha soo kacdo aaqiru leyl ha kacdo ka dibna Allah si iqlaas ah rabiga ha tuugto, rabiga ayaa hanuunin karo , maladana ha wanaajiso gabadha ileen aaqiru aleyl waa waqti docada la aqbalo , illahey talo saaro oo maladaada wanaagi rabi waa naxariis badane illahey ha idin naxariistee.
Man taraka salaad faqad kafara walaasheyda qaali aheed aabo iyo hooyo usheg jizaakalaahu kheer my dear sister ❤❤❤❤❤❤❤❤
ilaahay u bari saliga nabiga badi iyo istiqfaarta una ducee abaayo
Allah has hasoo hanuuniyo wiilkaas🤲
haa walashey xaqiiqada usheeg hooyo iyo Aabe waxkale ugu mafoganin waa quf salaada macaa nideeda kujirin qalbi giisa hatukado qashuucna hais giliyo oona jacelka salaada Ah Abayo intaas usheeg waalidgu Adna dnbi dhaaf Allah hakaaga dhigo inta Aad soo sameesay in sha Allah
Xawqalada badi dheh gabadha iyo saliga nabiga scw iyo istiqfaarta Una ducee wlle hubaal waxaad heleysaa jawaab deg dega inshlh abaayo
Inshallah wlshy mcn Rabi haku xafido Inshallah khyrlee inay kugu dhamaanto ayan kurajaynayaa hno mcn.qalbikaaga rabi haku qabojiyo isaguna Rabi haku so hanuuniyo wlshy
Ubadkhyr qaba ayan niirajaynayaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
Aamiin yarabi
Asc wr wb walashey marki hore qaldaneedeen dad aan rabi ku xirne waxee raban side u helayan saladii wajibka ahed ayaaba ka takteen mideda kale nin tarikusalad ah ku kuma xirmo iska fur mid rabi yaqano iyo owlad bari alh Allaha ku siiyo ninkasne iska fur 😢mid rabi
Mansha Allah rabi ha ku xifdiyo wll isagan ilahay ha so hanuniyo
Abayo solagam yabo in lasixirey ninkaga ee qurcan hala saro sheq ugey asigo ogen hal qariyo intas ku dhaha ilahey haso hanuniyo 😢🤲🏽😭
Alla saan usugayey leee yaaah😢😊
Walshe Alha samiraka kuAdakeyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 waax khry qaba Ayda helasa walshe 😢😢😢😢😢😢😢😢
Wlh waa qiso cajiba ani waxa ila degan gabar anan dukanen 3 bil ala degahay ido dukaneyso ma arkin hada bishan inan ka guura raba waayo qofan dukanen diris ma lala ma noqon karo ee wllha ku xiran higsi uso duceya inow gabdhan salada ku hanuniyo wilkasne ale haku hanuniyo salada 🤲🥲
Aamin yarabi inshalah wan u sooducenaa abayo adigna gabadhaa mar walibo aad tukaneso abayo tuko ku dheh 😢 alle haso hanuniyo dhamn itaa tukani
Subxaanallh waacajiib qisadan 😢 abaayo ninkaaga ilahy qalbigiisa hasogaliyo jacaylka salaada intay ku adagtahyna ilahy ha ufududeeyo 😢
xabibatii wlhi waad kusaxan tahy arintaan qofka haduu diido inuu salaada tukado waalaga fogaadaa sbbt waxawaaye xarigii alle ayuujaray alle hakuu fududeeyo arintaada abyo
Sxp guuleyso
Wll xawqalada badi in Illahay xal ila xal kugu badalo inshllh 🙌
Asc team higsi
Wsc
Wlshy wxn kulatalin lahaa in aad qadato talada kusiye wallken supar carab❤
Waan kahumahay walaashey
Allah tug hoyo iyo abo u sheg Allah ha hanuniyo
Xawqalada badi wallhi digrigan wa cajiib لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 😢
❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlshy wxn kulatalinlahaa in aad qaadato talada uu kusiiya wallkin subar carab
ان الله لا يستحي من الحق😢😢
اللهم اهد ي المسلمين والمسلمات الاحياء مهم والامواة😢😢😢😢
Wll waxan Ku dhihi laha Ku naqo ninkaga isku na day inad si fudud waxa U fahansiiso waayo nolasha ma jiiro ruux dhamaysatiran isku na day inad ninkaga waxa Ka badasho xalku maha inad Ka fogaato waayo rasulkeeni subana scw dadka diinta U daba waday isaga oo lagu tilmamayo waali hadana mu daynin EE isku daayo badan ayu sameyay EE wll gurigaagi Ku noqo oo isku day mar labad wan ogahay inad 2 sano U samirtay lkn hadana isku day mar labad oo ninkaga uga sheeke macanka ay ledahay saladu wll oo U samiir wllshyeey
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allow so hanuney wilkas walalken Ameen
🎉
Sax wllhi hooyadaada io Aabahaaga u sheeg waa laga yaabaa in xal wanaagsan aad hesho I.a
Allh hano Debi Dhafo yarabi 😢😢😢
Am the first 🥇
Subaxanallh 😢 wll saliga nabiga badii salad tualylkan tuko ilahy barii waqti walba tiiirka kowb ee nolosha waa salad ee ilaali salad dadow
Salada ku dadaal hunu 😢
Walsheyy mcn wan ku salmayy marka hore abayo midn waa imtixanada Nolsha maka abayo soo labo horta oo hooyo io Aabe lawadag ayaguna waxye kadhahn arg inshalah abayo waa samiratay samirka aad samirtayy awalmarintisa waxa rajenayaa inu alle kuso hanuniyo sayegaga inshalah mar walibna u duceyy ducada marnaba kaqusani angna inshalah tmm higsi waan ku so ducenaa ❤ abayo
wll xawqalada badso
Walkeyy subar carb wll mcn adigna saln qasa ayn ku salmayy😊😇
Asc my tmm dhamntina❤🤝🤚😊
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏
Qof aan tukan gabr maku xiranta🤔
Sax
Why are you hiding from your parents..tell them the truth walalo..
wll xawqalada badso
wll xawqalada badso