اللهم امين امين يارب العالمين امين امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر
I knew that I was came from Some very high quality Backgrounds..💚 Hala Hala Yaa Sayed Isxaaq(👑) Don’t ever Under Estimate The Bloodline Of🌹Fatima Bint RASUUL
Mar kasta waan dhagaysta kama xiiso dhaco tariikhda awoogaay bilaawgina waan bilaabaay sanadkii hore xabadi ima dhafiin mar walba waan uu xiisa awoogaay alle ha u naxariisto
Allahyow u naxariso Awoowgern Sh Isxaaq ?!! Aamiin اللهم ارحم جدي شيخ إسحاق و أغفر له ذنوبه واعف عنه. اللهم أحفظ ذرية شيخ إسحاق من شر الاوباش و الحاقدين .اللهم آمين يارب العالمين ❤❤❤❤❤
اللهم آميييين، الله يحييك يا ولد العم الله يحفظك ويحفظ كل أفراد عائلة شيخ اسحاق وكل شعب صومالي لاند وبإذن الله يفرح كل شعب ارض الصومال بالاعتراف ويموت قهر كل عدو ارض الصومال سوءا الدولة الفاشله الصومال و مصر وقطر
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء امييين أمنيين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
Horta Allah mahadle Islam inaga dhigay inagoo wadankeena dagan ayay diinta ina soo gaadhay culimo muslimiina ayaa inoo keenay MashAllah Allah khayir badan ha siiyee se carab ma nihin yaan waxba lasku nanabin dad afrikaan ah bayinu nahay lambarkaaga xejiso
Sheekh yuusuf al koowniin caruur muu dhalin sida taariikjda qudbiga sheelh isaxaaq taala ee maydh sheekh isaxaaq baa hore u sheegay qoraanla dhexyaala qudbigiisa sheekh isaxaaqna dhashiisu ay siyaaran doonaan alkoowniin sheekh isaxaaqna uu laba naagood uu guursaday midna afar wiil dhashay boqorkalena dalka mui joogin aan ka ahayn boqor magaado
Ta hore ee 488ku waa taariikhda hijriga ee uu nabi maxamed bilaabay SCW marku u hijrooday madiina, tan danbe ee ah 571 waa taariikhda miilaadiga ee nabigu scw uu dhashay. Saas weeyi wll
alle ha idin xafido waayo waxa xafiden waxa naga qarsona awawgay sheekh isxaaq iyo dadka kale ee an ka so jeed duriyada sheekh isxaaq dhashisa o muraan nagal horyimad markan d hahno anagu waxan ka so jeedna carab waxay naagu dhahan haday carabta ka so jeedna maxa waxa cad lo wayay o cadaynay marka waxan helay waxan helay taariikhda awawgay sheekh isxaaq o caad marka waxan mahad u ceelinay alle marka labad caqil cabdi risaq caqil o noso iftimiyay taariikhda awawe
Marka Tariikh Laga Sheegenayo Waa La Xusa Dhamaan Dadka Magacyadooda Sheekh Isaxaaq Iyo Labadi Nin Ee La Socoday Bad Ledahay Ee Labada Nin Mayna Laheen Magacyo
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد
Horta inaader taa iyada la ma odhan karo wayo kuwa nabiga ku abtirsanayay baa manta xaladooda aragtaa iyo carab macdala waa nin la le yahay waa soo qaxay kkkk
Ilaahayoow Unaxariiso Awoowgey ⚪️Sheikh Isxaaq bin Ahmed 💚
Mansha allaah waan katimaay taarikhdii AWOOWGAAY SHIKH SIXAAQ ALLE MAHADLe MABA KA XISA DHACAAYO DHAGAAYSIGA AWOOWGAY TARIKHDIISA ❣❤❣❤❤❤❤ illahayoow unaxariiso aamiin aamiin aamiin yaaa raabii 🤲🤲🤲
ilahow asraarta ad awgey uhibeysay anagana barakadisa nagu hoori aamin ilahey raali haka ahado shekh isaxaq binu axmed
اللهم امين امين يارب العالمين امين امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر
Aamiin
I knew that I was came from Some very high quality Backgrounds..💚 Hala Hala Yaa Sayed Isxaaq(👑) Don’t ever Under Estimate
The Bloodline Of🌹Fatima Bint RASUUL
Ehelu baydku waa dhashii xasan iyo huseen kuna abtirsadaan nabi maxamed scw
Csw csw
awoowe alle haku shaarfo ifka iyo aqiroba
Mar kasta waan dhagaysta kama xiiso dhaco tariikhda awoogaay bilaawgina waan bilaabaay sanadkii hore xabadi ima dhafiin mar walba waan uu xiisa awoogaay alle ha u naxariisto
Masha allh wan kufaraxsanahy taariikhda sh isaaq bun axmed waaad mahadsantihin Alla cilmiga Ha ini rajiyo Amin aaamin
yeah taarikhdu wasidaad sheegtay sheekhuna sadex caruura ayuu kudhalay yemen intii uu jogay asal ahaana waxan kasoojeedna halkaas iyo iraaq lkn manihin pure carab sababto ah labadeeni hooyo ayaa ahaa african midna xabashiyad uu harar ku guursaday bay ahayd midna somaliyad dir ahayd oo uu kugursaday maydh marka anaga iyo carabtu isku mid manihin sapapto ah africaan baa ree abti no ah wanan kufaana abtiyaashen somali iyo xabashi ilaahayna waxan kabaryayaa in uu ilaahay unaxariisto awoowgeen sheekh isxaaq binu axmed aamiin aaamiin
Wll caruurtu yaman ku dhaley xage ku danbeeyan
Thank you sh Isiaaq
Taariikhda aniguna waan hayaa maydh baay taala cidii dooneysa
Asc inaadeer noosoo badiya wixii aad awoowo ka haysaan
Walal halke ka heli kara
@@wardaadam0165 maydh sanaag tag wll famil ab ka ab ilaalinayy ayaa joga iyaga ku cawinaya
Thanks you to tell us story from our grandfathers
Awoow alle ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin yaa raabii
Alle haw naxariisto awoowgey sheekh isxaaq😢😢
ALLE HAW NAXARIISTO AWOOWAHEEN
WAA FARXAD INAYNU KAMID NAHAY TAFSIIRTII N M SALALAAHU CALLEYHI WASALAM
Masha Allah
Masha allah alle ha unaxaristo aawowgy wllo mahadsanid 😍😍👍🙏❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
Allahyow u naxariso Awoowgern Sh Isxaaq ?!! Aamiin
اللهم ارحم جدي شيخ إسحاق و أغفر له ذنوبه واعف عنه.
اللهم أحفظ ذرية شيخ إسحاق من شر الاوباش و الحاقدين .اللهم آمين يارب العالمين ❤❤❤❤❤
اللهم آميييين، الله يحييك يا ولد العم
الله يحفظك ويحفظ كل أفراد عائلة شيخ اسحاق وكل شعب صومالي لاند وبإذن الله يفرح كل شعب ارض الصومال بالاعتراف ويموت قهر كل عدو ارض الصومال سوءا الدولة الفاشله الصومال و مصر وقطر
Awoow ilahy haku naxariisto
Magaada ayaa afar dhashay xabuushana afar naag sadexaad maan maqlinjoo sheekhu guursaday
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء امييين أمنيين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
اللهم آمين يارب العالمين
صلى الله و سلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤
@@edrisgabo9150:14
Alxamdulilaah Rabbilacaalamiiin ILaaaahyba keligii mahad leh Inaga dhigay dad ehlulll baytt ahhh
Ilaahayow khayr kooda nasii culumadaa awoowo ku jiro aamiin
Mash Allah aweewgey I
Sheikha isaxaaq
K
mansha allh
waad mahadsan tihiin allena haydinka jasaai siiyo
Taariikhda shiikh isaxaaq wN Ka Heley wxaana ka faaiidey Taariikhda
LkN Goos goos inooga dhiga oo mid hapeen wlpa soo gala inooga dhiga
Awoowgay kulahaa sheekada waa iska rumaysanaysa
Eebe wayne hawnaxariisto Sheekh Isaxaaq Binu Axmed,
Eebe wayne wa ayo?? Muslim miiyad thy athigu??
MASHA ALLAH WLL WADMAHAD SANTIIHIN WLL WANMAQALAY IIN CIIRAQ SADAM XUSEEN AALLEH HAA UUNAXARIISTEEH UU RONJIIRAY SHEEKH IISAXAQ TARIIKHDIISU WAXAYTALAH CIRAQ AALLEH HAA UUNAXARIISTO AAWOOWGEEN AAMEEEM AAMEEEM YARABII IYO DHAMAN MAYTANAH WAA MAYTALMUSLIMIIN AAMEEEM YARABII AAMEEEM
Horta Allah mahadle Islam inaga dhigay inagoo wadankeena dagan ayay diinta ina soo gaadhay culimo muslimiina ayaa inoo keenay MashAllah Allah khayir badan ha siiyee se carab ma nihin yaan waxba lasku nanabin dad afrikaan ah bayinu nahay lambarkaaga xejiso
carabtuba african bay u badan tahay.
Anigu daarood baan ahay carab'na ma'ihi number kayga soomaali-nimadaa iga badan. Carab hadii ay tafiirtaydu ay ahayd xittaa maanta soomaali baan ahay intaas baan aduunka ugu qiimo badan. Ha noolaato soomaalidu.
Dadkana waan uu shire gareeya waxaan idhahada dhagaaysta tariikhda awoowgiin
Sheekha maydh yaaloow sheekh isaxaaqoow awoowoow shar naga haay
Illahow raali ka aboow weligaga sheekh isaxaaq
Wn idin salaamay reer shiikh isaxaaq maxad dir u sheegataan ehelu bayd baba tihiine sow ceeb waxaasi maaha
Waa rune maxay dir usheegtaan buurmadaow maxishonayo xamar buu latagan yahay dirbaan ahay subxanallah
Mansha allah mansha allah aad iyo aad ayaan idinka mahad naqayaa sida quruxda badan eed usoo jeediseen barnaamijkan anigo tariikhda inteeda badan waan hayay run ahaanti hadana lkn marnaba umawada helin sidan aad usoo jeediseen oo kale marba in baan meel ka helayay jasakallaahu khayr ilaahay haydinka abaal mariyo waxaan kaloo idinka codsan lahaa inaad dadka usoo jeedisaan hadaad haysaan taariikhda 8 wiil ee udhalay sheekh isxaaq dhalashadoodi ilaa dhimashadoodi iyo qof walbaaba inta ubad ah ee uu katagay oon marka dad badankiisuba aanu ogayn run ahaanti se lkn anuu xogo waxooga ah helay intii aan ku guda jiray baadi goobka tariikhda sheekh isxaaq marka hadii aad nagu dhaantaan tariikhda 8 wiil iyo waxay dhaleen iyo halkay kula danbeeyeen iyo halkay kukala dhinteen ayaanu jeclaan lahayn inaad soo min guurisaan haduu rabbi aqbalo
Haa sxb messi tanba ada naso gadhsiiye ee doon 8wiil ee uudhalay shiikhu
Kkkkkk war waa kuma talaw sayidkaasi
8 wiil taariikhdooda badh baan hayaayo iima dhamaystirna aniga wali lkn baadi goobkeedi waan ku daba jiraa raxmaanku haynoo soo dhaweeyee
@@rozanerocapone489 war wa sayid cabdi axmed wa odaygiiye
Taarikhdoda iyo meshay ku aasanyihin wala hayaa wll
Sheekh isxaaq binu axmed
Iyo muuse sh.isxaaaq ( HJeclo)
iyo ismacil care wiilku awowaha u ahaa iyo ayuub sh.isxaaq iyo
abdirahman sh.isxaaq ( HAwal) iyo
Ibrahim sh.isxaaq ( sanbuur)
Iyo 2 asharafti lasocotay waxay ku aasanyihiin hal qudbi oo maydh kuyaala
4tii kalena waxay ku aasanyihiin
Arab sh.isxaaq Daalo
Axmed toljecle iyo Mohamed cibran waxay ku aasanyihin Gamaaso
Ismacil sh.isxaaq (garxajis) waxay ku aasanyahay siyaaro berbera agteda
Hadaad taarikhdoda rabto maydh sanaag tag
Famil ab ka ab u ilaalinayy qabriga ayaa jooga
Arabsiyo is my favorite channel
Shukran mansha allh Balse wll ma noo sheegi kartaa Halkaad kasoo xigatay Taariikhda Awawgeen waayo Cida taqaanaaba Lama hayo
Wllo wasax madxafyada jamacada azhar iyo kuwo iraaq kuyala lagasoo helay
Alleh ha kuu naxariisto awoowo😭❤💫
Walahi hore ayaan u maqlay tarikhda awoowga ilahay haku naxaristo 🥰🥰🥰🥰🥰
Ale.ha.unaxariisto.awoowe
Maya taariikhdani waa sax anigu buugii uu Soo turjumay ayaan hayaa. Waxa layidhaa ALCASJAD AL MANDUUM
Mashalaaah alah ha unaxriisto janatul fardaws haka waraabiyo
Ilaahy ha unaxariisto awoowgay shiikh is xaaq
Masha allaah ano hore u dawaday una dhagaystay sanaad ka hoor ayaan imikana ku ceshaday tarikhda awoowgay shiikh sixaaq❤❣❤❣❤❣❤
Aamiin yaa rabbi alle ha unaxariisto Awoowe sheekh Isaxaaq janatu fardawsa alle ha geeyo
Sheekha maydh yaala sheekh Isaxaaq
Alle ha unaxariisto Awoowo sheekh Isaxaaq janatu fardawsa alle ha geeyo Aamiin yaa rabbi
Thanks
Maashallaah ilaahoow awoowgay jannadda fardoowsa geey
Allah yarhma awowo qaar baa raba inay tafsiirtayda bedelaan waar bedelmi mayno
Sheekh xadaariya ayuu ahaa allow u naxariisto awowgay sheekh isaxaaq
Mnsha Alaah ilaahay ayaa maydh oo aamiin ah keenay saydi isaxaaq
ما شاالله.. جزاكم الله خيراً و بارك فيكم ..
وصلي اللهم على سيدنا محمد وال محمد الطيبين الطاهرين...🌷🌹🌷
Alle ha unaxaristo xa💗😢
Waa la ogyahay inuu yahay Haashimi
Sheekh yuusuf al koowniin caruur muu dhalin sida taariikjda qudbiga sheelh isaxaaq taala ee maydh sheekh isaxaaq baa hore u sheegay qoraanla dhexyaala qudbigiisa sheekh isaxaaqna dhashiisu ay siyaaran doonaan alkoowniin sheekh isaxaaqna uu laba naagood uu guursaday midna afar wiil dhashay boqorkalena dalka mui joogin aan ka ahayn boqor magaado
Rabow u naxariiso Awoowgayo Aamiin
Waa awawgay awgay wayay faqshatu dishayilahay ha uu naxariisto
MaashaAllaah shekhaas cajiibka ah bay ogaadeenkuna meelwalba la taaganyihiin sayidkii baa diinta gaadhsiiyayhhhhhhhhhhh. Qarni Danbe hadaynu sii joognana waxan ka baqayaa inay yidhaahdaan Ina Ilay baa sheekh dirir qur'aanka bari jiray kkkkkkkkk.
Maash Allah 💚💚❤❤❤
Ilaahay ha u naxriisto awowgay😢
Danbi waxaa qabo qofkii shiikh ku Sheegay Dir iyo md iniftire
Aad ayaan idiin sharfayaa
Awoow Alle Haku Sharfo 🙏
Awowo janada fardowza alaah hakugu casuumo aamin aamin
Alle haku nxriisto awoowo qabrigana ha kuu nuuriyo🙏🙏🙏🙏🙏
mash alllh ilaahauow khayrka noo badi....
Ilahay hakuu naxariisto awoowo😢❤
Awagay mcn allaah raxmaanku jaano fardaws caal haku geeyo awoko u dhibtoday ax ohiintu markaan dhagsto wlhi kamaan cajiso alle aya muxubo igaliyay maan ilawi dono
Jazaakum Allaahu Khayran. Illaahay Sayid Shiikh Isxaaq Binu Axmed haw naxariisto oo Janadii Fardawsa wehel hawgaga dhigo Nebi Muxamed SCW iyo awowyaashii Cali iyo Xusseyn RCH iyo saxaabadii iyo saalixiintii ajmaciin. Illaahay duriyadiisii hawga daba naxariisto oo ha barakeeyo oo ha xafido.
Shiikh isxaaq binu axmed
Sxb tariqda awow geen haa qaldin isaq axmed waa nin somali ah waxanad hubiin dadka haku jara hababin
Adeer isaaq matihide orod naladhaf marin hababinta
Thank you so much for good sorry I really like
Sheekh yusuf alkoowniin sheekh carab ah ayuu ahaa lkiin cabdirahmaan shekh isaxaaq magaado waxaan ahayn maay dhalin
Wll magado waa kuwe garxajis maku jira
Madaama aanay jirin taariikh qoran oo sheikh isxaaq ku saabsan, halkaad ka keentay sheekadan? Waa sheeko khuraafaad
Mansha alaa Awo
owo
Waa axdii nabi muuse waxaan Anigu sheekha ka ilaa 20 adiguna abtirsiinta sheekha waxaad marisay abtirsii ilaa 20 nin nabi maxamed iyo sheekhaba beeen ka sheegtay Dhalashada sheekh waxaad ku sheegtay inuu dhashay ee hijriyada 488 nabi maxamed wuxuu dhashay sanadkii hijriyada 571 markaa mawaxaad noo sheegeysaa inuuu sheekh isaxaaq ka weynyahay 83 sano sayid cali wuxuu ahaa sadex sano markuu nabi maxamed soo kaxaystay oo mabiga adeerkiis ahaa waana kan aad leedahay sheekh isaxaaq ayaa kasoo jeeda wiilkii yaraa ee uu dhalay sayid cali waaa beeen
Ta hore ee 488ku waa taariikhda hijriga ee uu nabi maxamed bilaabay SCW marku u hijrooday madiina, tan danbe ee ah 571 waa taariikhda miilaadiga ee nabigu scw uu dhashay. Saas weeyi wll
@@ridwanmohamedadare2701 Alle fahamka ha inoo fidiyo.
Alle ha unaxariistee sheikh isahaaq
alle ha idin xafido waayo waxa xafiden waxa naga qarsona awawgay sheekh isxaaq iyo dadka kale ee an ka so jeed duriyada sheekh isxaaq dhashisa o muraan nagal horyimad markan d hahno anagu waxan ka so jeedna carab waxay naagu dhahan haday carabta ka so jeedna maxa waxa cad lo wayay o cadaynay marka waxan helay waxan helay taariikhda awawgay sheekh isxaaq o caad marka waxan mahad u ceelinay alle marka labad caqil cabdi risaq caqil o noso iftimiyay taariikhda awawe
Ilaa hada waxaan lakulmi la,ahay dhalin ku barbaartay diinta islaamka oo jecel kudhaqanka kitaabka kana damqanaya halaabinta dhalinta somaliyed gaar ahaan somaliland haweenka laga dhigay kuwo aanu jidhkodu wax qiima lahayn waa kuwii hankodu noqon lahaa inuu ilaahay kabeero awlaad saalix ah oo diinta kor usoo qaada kana hor taga wax walo lid ku ah qiimaha diinta iyo saraynta islaamka maamulka dunida oo islaamku si cadaalad ah ugu mamuli jiray umadaha kala diimaha ah ee kala qoomiyada ah
Sheekh isxaaq waa ehlu bayd
Sidda daradeed reer sheekh isxaaq
In la jeclaada waa waajib
In la dhibateeyana wa xaraan
Sheekha meeydh yaaloo shixisohaaqoow 🫶🔥 awoowoo sharka nga haay aloow ku naxariiso
Wll sharka alle oo kaliyaa kaa qaban kara qof marxuma inad barida waa danbi
Maash Allah Allah bless thank you
Bagad cadaysen inan ehlu bayt nahay oon nahay dhashi sheekh isxaaq axmed maxamed Hussein Ali ibnu dalib jazak Allah khayr
waxasi waa been adeer
nno warun
Daahir carabi waa nadiif waxaan somali ahayn lama baxdo waa been aan geedna loogu soo gaban carabtu lama baxdo daahir waa axdigii nabiga sw uu dhashay markaa sheekhb isaxaaq miyuuu ka weynaa nabi maxamed scw sheekh isaxaaq laba dumara ayuu guursaday taasina waa beeen waan ogolahay sheekh isaxaaq waxkhtigii cabaasyadii waa bacda khulafadii nabi maxamed 63 sano 571 632 hijriyadii dhintay kee baa weynaa
inaadeer ha degdegine u fiirso macnaha ereyga DAAHIR {nadiif} wax hubso inaadeer ereygu waa carabi guun ah
miyaand maqad daahir matihid
Aweewe meel aanu ahayn ha ku sheeginq
Alle Haw Naxariisto Awawgayna Sheekh Isaxaaq bin Axmed
Bari hore ayaan maqla in uu yaman degay kuna dhalay sheekadii way iskeentay
Sheekh isaxaaq awliyuu ahaa wuuna kusoo dhashay awliya nimada beenaale kadaa sheekha beeenta
Ilaahay ha unaxariisto awoowgey sh isxaaq
Marka Tariikh Laga Sheegenayo Waa La Xusa Dhamaan Dadka Magacyadooda Sheekh Isaxaaq Iyo Labadi Nin Ee La Socoday Bad Ledahay Ee Labada Nin Mayna Laheen Magacyo
Adiga hooyday macaan ka socota 15 oday waana reer maydh marka waan aqaana abtisinta ila sheekh isaxaaq bin axmed bin maxamed bin hussein bin cali
Waa sheeko quraafaad ah
Sheekh isxaan bin axmed bin muxamed bin xusen al hashimi radiyalahu canhu
arabsiyo wall kasaar waxan waa danbi iyo kufri nimo
Allaha U Naxariisto Aamina Yaa Allaah
Maansha ala. Waad. Mahad santihiin
Awoowgay maxu taarikhda galy
Mansha allah
Illahw u nxariiso awoowgay
Awoowgay alle hawnaxaariisto
Idiinkan raabi hadin xafido shugran
Mht wll ❤🙏
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد
Waan idin salamayaa dhamantiin asc waxa jirta xooga qalooca hadii aynu kasoo jeedno tafiirta ilaahay kor u qaaday kuna manaystay cilmiga kala duwan maxaa sababay inaynu sidano dhan u xumaano ugana tagno ku dhaqankii kitaabka qur,aanka oo la,inogu badalay waxay ku magacaaben dastuur oo ah hab ibnu aadam bilaa diin ahi qoreen kuna sheegayan inuu yahay hab waafaq san kitaabka oo maslaxadi kujirto waxaunu nahay umad aan lahubin halkay kaso jeedo aragti ahaan tayda waxa jira waxyabo laga dheehan karo inaynu kala duwanahay markaynu nahay dadka sheegta reer sheekh isaxaaq oo aan lagu arag culimo haybadii diinta ay kaso if baxday sida sheekh ismaaciil oo kale amiirka mandaqada geeska Africa oo ku nool magaalada hargaysa masjidka kulanka islaamka dan ayay inoo tahay inany helno halka aynu kasoo jeedno si aynu uga taargad qaadano alle naxaristi jano haka waraabiyo awoowe sheekh isaxaaq binu axmed
Horta inaader taa iyada la ma odhan karo wayo kuwa nabiga ku abtirsanayay baa manta xaladooda aragtaa iyo carab macdala waa nin la le yahay waa soo qaxay kkkk
Warbeenta dadka kadaa taariiikhdana si fcn usoo baro.
Beenna haka sheegin awowgeen Allah ha u naxnaxariistee😏
Taariikhdii awowgen alaw inabarakee waxaynu kabaraka badanay kuwii weligod jogay
❤❤❤❤
alle ha ku naxaariisato awoowo💚🤲🤲