Ilahay ha u naxariisto Sh Isaxaaq iyo waadiintii kale ee ka dambaysay ba ila iyo waalid kii na dhalay iyo intii kale ee ilaam ahayd ba aamiin aamiin yaa Rabbi
@@ijoxasan9132 DNA maxay kuu sheegi. Isxaaq waa midgo iyo nasab dhiman isu yimi oo aan abtirsi sax ah laheyn. Habar Jeclo Oday maaha waa habar waa 4 reer oo isu tegey. Habar Yoonis ma jirto. Habar Awal majirto.
@@ijoxasan9132 Xabuusha oo Xabasha si dadban loo yiri sheego amxaar cid ku cay. Amxaar hadii ay tahay iidoor baa ah oo wali Xabasha ku abtirsanaya Habar amxaaro.
Allah ha u naxariisto awoowasheen. Si xiiso badan ayeydun uga waranteen Tariikhdii Sheekha! Waxaan kasii xiiso badlanahaa idinkoo maydh iyo Xiis kusoo duuba si aanu si maqal iyo muqaala ugu aragno. Hadii kale aydun clips program soo dhex galisaan. Wa mahadsan tihiin.
Xabaasha awoowo shiikh isaxaaq waa in dhir lagu beeraa waa in looduceyaa maxamed xasan basari waa laba ni oo isku magac ah waxaa u dhaxeeya sadex qarni ka danbe shiikh isaxaaq saaxib ahayen tabliiqin bay ahayen
@@ijoxasan9132 taasuunbaa xaqiiqa sheekhyadan somalidu sheegsheegto waakuwii diinta inabarijiray ayuunbaan ku a tirsan abtirsanay ee dad waligood jiraybaynunahay ilma nuuxa ilma kuusha isku asalyihiin faraacida
@@alxamdifurniture2241 MAYEE MA TIHIDIN DHULKAN WAA KUWADA ABUURAN OO WADA DEGGAN LABA QOLO OO HARTI AH IYO LABA QOLO OO ISAAQ AH MUUSA ABOKOR IYO MUUSA ISMAACIIL DAAROODNA MA WADA DEGO ISAAQNA MA WADA DEGO SANAAG HADDII FIDNO LAGA ABUURAYO WAA ARRIN KALE WUXUU YIDHI NINKII JIREY ISXAAQ MA DIIDINE XAAQ DAAN DIIDEY ,WAXAA LAGA YAABAA INAAD TAHAY NIN DHALLINYARA LAAKIIN ANIGU WAXAAN AHAY ODAY WAX BADAN I SOO JOOGEY WAX BADANNA FAHAMSAN SANAAG DAGAAL LAGU RIIQDAY AYAA KA DHACAY ISAAQ WUU I DHAMMAA IYAGOO SHAADHKA SNM GASHAN MAALIN WALBA WAXAA ISKA TAAGA ODAYAAL INKAAR QABA OO DHINAC AH IYAGOO FIDNO KA SHAQAYNAYA IMMINKANA WAXAANEY DOONAYAAN DHUL DAD LEEYAHAY OO LA YAQAAN IN LA SHEEGTO DADKAYAGA WADA DEGAA AMA AANNU HESHIINNO AMA AANNU ISKU BAABBA'NO MA DOONEYNNO CID FIDNA KALE NALA SOO GASHA KU EKAADA DHULKIINNA ,HADDII AAD YEELI WEYDAAN WAXAAD KA HESHAAN WAXBA HANNAGA SIINNINA BALLAN IYO AXDINA MA LIHIDIN , WAXAAD SOO WADDAANNA WALLAAHI WAA LA OG YAHAY DOQONTA USHA AGTEEDA KU DHUFO HADDEY ISKA GARAN WEYDONA GOGGA U GELI ISHIISA LAGA ARKAA USHIISA LAGU TUMAA.
NINKA BUKA EE LAS CAANOOD IYO SANAAG KAWARAMAYA FOUCH YOU FAQASH FAQASHI GHASHAY AYAD TAHAY SIYAAD BARE KAHOR SANAG MAAD AQOON HOOYADA AFAWAYANE WASAYE BALAN WAXAN KUQADAY ANIGOO SHEEKH ISAXAAQA TAFIIRTIISA BALAN WAXAN KUQADAY LAS CAAANOOOD ILA BUTALAND ILA BUUHOODALE HADAN SIFICAN UDAGI WAAYO ANIGAN KU CAMAL AQOON FAQASHAY
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما Waxaan jecleystay inaan kuugu daro Nagaash waa Magac Naanays ah Oo Boqorada Axmaaradu lahaayeen وهو نجاشي (وهو لقب يطلق على ملوك الحبشة....... Khayran katiiran
Halkaa iska hubi axmed najaashe radiyalaahu canhu ma ahayn axmaar tigrayna ma ahayn ee waxa aw ahaa qoomiyad yar oo aqaw la yidhaa oo hada wax yari ka joogaan
@@abdirahmanxuseen8199 بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد Waxa akhrigaya ii soo baxay oo laga soo xigtay kutubta Xabashida waxa ku tilmaaman in waqtigaa boqortooyadii hore ee xabashidu ay ahayd Naanas Alnagaashi oo aanay ku koobnayn Boqor kaliya .....Sida inaga Dhaqankeena waxa jira Suldaan ama Boqor laakiin ma neheedu maaha Boqorka isaaqa ama Suldaanka ee waa naanays lagu xushmeeyo Suldaanada kala duwan iyo Boqorada ee Isaaq ama reer Somaliland malaha Boqor keliya ama Suldaan kaliya... Khayran katiiran
qabuuraha wa la siyaran kara lakiin maha in qofka dhintay wax loo qalo adigu qalo hada doonayso mayd wax ma cunee hada tagto lakiin dadkeena wax bay u qalan waan denbi tasi ilahay keliya wax u gowraca xoolahaba wanqasha iyo xadhka iyo markad adiga u baahan tahay uun baa laqaala sidoodaba
Aduunka lama arag umad dafirta asalkeeda oo umad kale sheegata oo aanan doonayn Bal nimankaa oromada u eg baakuleh carab baa nadhalay been ka weyni ma jirto car DNA iska qaada markaas baad helaysaan sidaad ukala duwan tihiin waar beenta iska daaya oo aamina umadadaad tihiin
Kkkkkk, waaryahe, xageed u kala kaxaysay Muse biixi iyo Cigaal, saw kuwa Awal ku abtirsada?? Dhulbahante iyo warsangalina xageed uga saartay Daarood? markaad arimahan oo kale ka waramayso waa inaad marag cad la tomaat as.
Radiyallahu canhu wa ardaah
Raxmatullahi calayhi
Raxmatul abraar
Shekhanaa, wa jadinaa
آللهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸❤️🤲❤️
Allah ha u Naxariisto awoowgeen iyo ehelkiisaba aamiin aamiin aamiin
Ilahay ha u naxariisto Sh Isaxaaq iyo waadiintii kale ee ka dambaysay ba ila iyo waalid kii na dhalay iyo intii kale ee ilaam ahayd ba aamiin aamiin yaa Rabbi
اللهم ارحم جدنا شيخ اسحاق ويجعل مثواه الجنه
الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤️❤️❤️❤️❤️
Shekhanaa wa jadinaa
Shekh isaxaq binu axmad
Allhe ha unaxariistee cidhibtiisa iyo duriyadiisana Allhe ha barakeeyo hana ilaaliyo meelkasta ooy joogaan Umada Naaficana Allhe hangings dhigo dhamaan walidiinteena Allhe ha unaxariisto janatul FARDAWSA maca Nabiy muxamed SCW SCW SCW Allhe ah inaga dhigo
Xataa shiikh isaaq haduu carab ahaa manta isaaqa nool waa african waana somali taas waa xaqiiq
Ilahay ha u naxariisto isga iyo waalidiinteenee oo dhan amin amin
Scw scw scw scw
Waxan aad iyo aad uga xumahay in reer sheikh isixaaq illa hadda aanay isla meeel dhigin isairkooda iyo abtiriskood.
HassanAli- fh1tj
hadaad yurub ama Ameerika joogto oo aad isaaq tahay DNA iska qaad
@@ijoxasan9132
DNA maxay kuu sheegi. Isxaaq waa midgo iyo nasab dhiman isu yimi oo aan abtirsi sax ah laheyn. Habar Jeclo Oday maaha waa habar waa 4 reer oo isu tegey. Habar Yoonis ma jirto. Habar Awal majirto.
@@SPharaoh
daarood maxay DNA uga yaaceenhaday somali galan 4 rer ee hj waa afar wiil oo hooy iyo aabo wada dhalen habarna waa bah
waa isku habar xabuusha midxinka masagada ku riiqan jirtay wuu yaal ardaageedii weli wuu sii muuqdaa yaa Axmaar
@@ijoxasan9132
Haye abtirso aan maqalnee? Abtiris maba lihid ee waa maxay nasabiyadda aad sheeganeysid? 83 fac baan abtirsan karaa oo odoyaal waaweyn halkaa kaga aroorinayaa. DNA ku siinmeyso abtiris. Deyd iyo ardaa muuqda ka keen abtiriskiinii iyo nasabiyadiinii.
@@ijoxasan9132
Xabuusha oo Xabasha si dadban loo yiri sheego amxaar cid ku cay. Amxaar hadii ay tahay iidoor baa ah oo wali Xabasha ku abtirsanaya Habar amxaaro.
Ilahi hwu naxarsto amin amin
الله اكبر
Allah ha u naxariisto awoowasheen. Si xiiso badan ayeydun uga waranteen Tariikhdii Sheekha! Waxaan kasii xiiso badlanahaa idinkoo maydh iyo Xiis kusoo duuba si aanu si maqal iyo muqaala ugu aragno. Hadii kale aydun clips program soo dhex galisaan. Wa mahadsan tihiin.
Waad mahadsan tihiin
❤❤🤲🏼🤲🏼🤲🏼
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Mashaalah mashaalah waa in taarikhdala ilaliya caruurteenana la Bara iskukana lagu Bara
waar sheekha noo daaya shaqo kale raadsada
Xabaasha awoowo shiikh isaxaaq waa in dhir lagu beeraa waa in looduceyaa maxamed xasan basari waa laba ni oo isku magac ah waxaa u dhaxeeya sadex qarni ka danbe shiikh isaxaaq saaxib ahayen tabliiqin bay ahayen
Masha allah
Allah how naxiisto aweewe
Intaa ay khayr allah siigani shegen e
Wax qabadka dayr iyo dhismayal kalena in lagu sameyo ila wacan
Shiikhu soekii xiligii snm ta dagaalamayay
Alle hawna xariisto awawgeen wwa in aynu boqanaa una ducaynaa
Mashaa Alaah
Pure khuraafaat 100%
OGI OGI QUDUUC WAA CADAW EEBE, ALLOW NAGA QABO SHARKIISANA NAGA BADBAADI.
Reer amisom wey ka xanaaqan waxan oo kalay
Khuraafaad weeye. iidoor oo aan aqoon abtirsiinyahooda ayaa abtirsiinyihii Ashraaf sheeganayaan.
ERER SAMAALIHII IYO DIRTII YAY NAMAQALIN NOO QARIYA
Dad xanuusaya ,oo qaad waalay ,Yaa wax ku falaya
😂😂😂😂😂😂 wr indeer mrkuu qaad ku na gaadho weji malehin ngu qaata
Awoowe horta ha loo duceeyo Goobtaana ha la Magaaleeyo oo haloo soo Guuro Dekado waa weyna.halaga dhiso .
ASW. Tariikhda Sh.Isxaaq waxay ka so bilaamaysa magaaladii uu ku dhashay ee
Samuraa ( سر من راى) oo galbeed 30KM ka xigta Baqdaad.
Hadeer kuwa dano gaar ah leh ayaa Nasab kayga dooriyya . Oo risaaqad ka raadiyay
Waar qofka ibnu xalaalka ahi awliyada ma af lagaadeeyo e dadka sida qaldan uhadlayaa hadalkiina hagaajiya awoowgayona afka xun ka jeediya.
😂❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
dee qabriga shekh isaq waayi dayceen muusacarhii ka masuulka ahaa miyaanu masaajd iyo medersad iyo
Reer.sheekh isixaaq oo taariikhda carabnimadu khayaali ka noqotay.
Maxad rabatay ma inay faransiis noqadan
Hawareerin
Wa somali
Reer shekh isaxaaq wa gob kabaxay africa
INNAA LILAH KKKKKKKK
Mabeetaad toodaad kayaabtay saaxiib
Ma la og yahay in lafo dad ku jiraan inkale
waar sadaqada ha dayinina reer shikhisaxaaqwo sadaqada ku dhisniyideen oo dadk kale ku dhaafteen
Anigu waxaan aaminsanahay african inaay somali kasoo jeedo isaaq daarood samaron ciise kuli
Cabdishiineadan4061
anigaa DNA iska qaaday Afrikaan %94 ayaan noqday carab %17 baan ahay isaaq waa afrikaan balse carabta dumar bay ka guursadeen
@@ijoxasan9132 taasuunbaa xaqiiqa sheekhyadan somalidu sheegsheegto waakuwii diinta inabarijiray ayuunbaan ku a tirsan abtirsanay ee dad waligood jiraybaynunahay ilma nuuxa ilma kuusha isku asalyihiin faraacida
Intii Ay u yeedheen Ashraaf oo harGAYSa ku casumeen oo ka duubteen abtirsigii Ashraaf ayeey misna soo caydhiyeen.
LAGU FAHAM ADEER CABDISALAANOOW WAXAAD WADDAA AYNNU QABSANNO SANAAG OO DAD BARAKICINNO ,ADEER ADIGAA LAGAA BARTAY SHEEKA KALE KEEN FILIM KAASI WUU GUBTEY SOOMAALI WAAD ISKU DISHEEN DHIBKIINA WELI WAAD WADDAAN WAANA TAA AAD MAANTA LAASCAANOOD KU GASHEEN WAAD NA KU JABTEEN WAANAD KU JABAYSAAN,WAXBA GARXAJISOOW HAKU SOO GABBANINA QABRIGANNA MAYDKA IN LOO DUCEEYO AYUU MUDAN YAHAY LAAKIIN IN LA MAGAALAYO MA BANNAANKA WAA SHEEKADII AY YUHUUDDU KU QABATAY FALASDIIN YAHUUDNA RAAD AYAA HUBAAL IDIIN GALA OO WAX BADAN AYAAD SOOMAALIDA KAGA DUWAN TIHIIN,,SANAAG DAB GELIN MAYSAAN HADDAAD SHEEKOOYONKAA KEENTAANNA WAXAAD KA HESHAAN WAXBA HANNAGA SIINNINA FITNADA JOOJIYA SHEEKHNA MAJIREE QABRI MEEL CIDLA AH LAGA DHISAY WEEYAAN
HADII AANU USOO WADA GUURNO SOO DADKII LAHAA MA NIHIN WAAMAXAY DHIBTA KU HAYSATA MA QABSATO DHULKA SH ISIXAAQ AYAAD RABTAAN
@@alxamdifurniture2241 MAYEE MA TIHIDIN DHULKAN WAA KUWADA ABUURAN OO WADA DEGGAN LABA QOLO OO HARTI AH IYO LABA QOLO OO ISAAQ AH MUUSA ABOKOR IYO MUUSA ISMAACIIL DAAROODNA MA WADA DEGO ISAAQNA MA WADA DEGO SANAAG HADDII FIDNO LAGA ABUURAYO WAA ARRIN KALE WUXUU YIDHI NINKII JIREY ISXAAQ MA DIIDINE XAAQ DAAN DIIDEY ,WAXAA LAGA YAABAA INAAD TAHAY NIN DHALLINYARA LAAKIIN ANIGU WAXAAN AHAY ODAY WAX BADAN I SOO JOOGEY WAX BADANNA FAHAMSAN SANAAG DAGAAL LAGU RIIQDAY AYAA KA DHACAY ISAAQ WUU I DHAMMAA IYAGOO SHAADHKA SNM GASHAN MAALIN WALBA WAXAA ISKA TAAGA ODAYAAL INKAAR QABA OO DHINAC AH IYAGOO FIDNO KA SHAQAYNAYA IMMINKANA WAXAANEY DOONAYAAN DHUL DAD LEEYAHAY OO LA YAQAAN IN LA SHEEGTO DADKAYAGA WADA DEGAA AMA AANNU HESHIINNO AMA AANNU ISKU BAABBA'NO MA DOONEYNNO CID FIDNA KALE NALA SOO GASHA KU EKAADA DHULKIINNA ,HADDII AAD YEELI WEYDAAN WAXAAD KA HESHAAN WAXBA HANNAGA SIINNINA BALLAN IYO AXDINA MA LIHIDIN , WAXAAD SOO WADDAANNA WALLAAHI WAA LA OG YAHAY DOQONTA USHA AGTEEDA KU DHUFO HADDEY ISKA GARAN WEYDONA GOGGA U GELI ISHIISA LAGA ARKAA USHIISA LAGU TUMAA.
NINKA BUKA
EE LAS CAANOOD IYO
SANAAG KAWARAMAYA
FOUCH YOU
FAQASH
FAQASHI
GHASHAY AYAD TAHAY
SIYAAD BARE
KAHOR
SANAG MAAD
AQOON
HOOYADA
AFAWAYANE
WASAYE
BALAN
WAXAN KUQADAY
ANIGOO
SHEEKH
ISAXAAQA TAFIIRTIISA
BALAN WAXAN KUQADAY
LAS CAAANOOOD
ILA BUTALAND
ILA BUUHOODALE
HADAN
SIFICAN UDAGI
WAAYO ANIGAN
KU CAMAL AQOON
FAQASHAY
Siyaad maxuu ka rabey taariikhdiina
Wuuba idin laayaaa Laheyderne
Proviser cabdisalaan yaasiin gabay xaddi mahadsanid sidaad waalidkii aynu ka soo fufnay noo xusuusisay
Issaaqu meqa dhalasho ayuu leyahay mar waa URURUSAMALE mar waaka hade
Adiga aabahooda Soo raadi
Ale ha u naxariisto awoowo sh isixaaq lkn Prof c/salaan yaasiin waxaad sheegtay inaad tihiin kafad iyo miisaan maxad UGA hadli waydeen beesha gurgure inanay dawladan Somaliland wax xil kahaya aanu jirin xaraa isu duwe ayaa ugu yar TakAle golahii guurtida sida distoorka inoogu taala waa in cidkasta oo deegaani ay ku leedahay kursi kaayagii mahayno waxaan rajaynayaa inaad xooog ugu fiirsan doonto waayo reer sh isixaaq ayuunbaa Nala dooni karo
Ma Shiikh isaaq dir samaale mise shiikh isaaq binu axmed?
reer sheekh DNA baa la eega waana TM70 waana dadki anitolia la odhan jiray
cadayn ma haysaa mise waa kuturu kuteenkii somalida
Wa been isxaaq carab m ahayn ee maha dir bu ahaa from isaaq alle h u nxariiste
Nolow geesi
Waa iska af somali wax cadeyn ah masheehin DNA iska qaad
asc hada waxaan noo sheegtey sheik isag inoo tahreeb u ku so geley wadanja soomalia .waxaa ru ah inaaden sooomale ha heen
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما
Waxaan jecleystay inaan kuugu daro Nagaash waa Magac Naanays ah Oo Boqorada Axmaaradu lahaayeen
وهو نجاشي (وهو لقب يطلق على ملوك الحبشة.......
Khayran katiiran
Halkaa iska hubi axmed najaashe radiyalaahu canhu ma ahayn axmaar tigrayna ma ahayn ee waxa aw ahaa qoomiyad yar oo aqaw la yidhaa oo hada wax yari ka joogaan
@@abdirahmanxuseen8199
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد
Waxa akhrigaya ii soo baxay oo laga soo xigtay kutubta Xabashida waxa ku tilmaaman in waqtigaa boqortooyadii hore ee xabashidu ay ahayd Naanas Alnagaashi oo aanay ku koobnayn Boqor kaliya .....Sida inaga Dhaqankeena waxa jira Suldaan ama Boqor laakiin ma neheedu maaha Boqorka isaaqa ama Suldaanka ee waa naanays lagu xushmeeyo Suldaanada kala duwan iyo Boqorada ee Isaaq ama reer Somaliland malaha Boqor keliya ama Suldaan kaliya...
Khayran katiiran
Kkkkkk
Xog cusub sidii diintii
Yuhuuda kolba minii
Keena wax dhamaystinba ma laha maxaad inoo soo ogaateen haddada.
Bisinka disgiga maxuu ku karin jirey cabsi cabsi
Wakhtigan xaadirka ah maxaa idinku kalifay inaad taariikhdaa keentaan ma arinka Irir Samaale ayaad ku dilaysaan
Sheekh Isaxaaq ama carab haka yimaado ama afrika haka yimaadee waa Irir Samaale Irir Samaale carab ayuu ahaa
Irir dir iyo samaale halkay ku asanyihiin waa sheeko been ah shiikh isaxaaq waa ina binu axmed binu maxamed binu xuseen
qabuuraha wa la siyaran kara lakiin maha in qofka dhintay wax loo qalo adigu qalo hada doonayso mayd wax ma cunee hada tagto lakiin dadkeena wax bay u qalan waan denbi tasi ilahay keliya wax u gowraca xoolahaba wanqasha iyo xadhka iyo markad adiga u baahan tahay uun baa laqaala sidoodaba
Haduu doono sheikh isxaaq suudaani hanoqdo,cadaynta aan u hayo carabnimadiisa waa magaciisa iyo magaca wiilashiisa. Car reer Somali ah oo xiligiisi joogay oo magacyadaas leh soohel
Magacyada somalida kale
Kablalax, Gugun-dhabe, Hiraab, leelkase, karanle mudulood….
Maanta ama ma xabashi shalayna carab marina yuhuud
Iidoor way asqoobeen.
Waar sheekha meel u daaya
Dadkan xanaaqsan miyaanay awoowlahan ayku abtirsadaan
Wuxuu hadlo 2 islaamood oo amxaaro ahaa habusha (habasha) iyo magaadley ayuu isugu soo biyo shubtay. Walee nama gaartaan Hadaa Hawiye nahney
Dad afrikaan ah oo soomaali ka ah baa tihiin qaaraddii dadka madowna waad degentihiin maxaad carabiner iyo dad aydaan waxba wadaagin isu marmarinaysaan oo aad dhalashadiina udafiraysaan carabtuse miyay ka wanaagsantahay dadka madoow
QAADKA MIYUU CUNI JIRAY ????
Ayo?
@@Aw88-c1r😂😂😂sh isxaaq
Aduunka lama arag umad dafirta asalkeeda oo umad kale sheegata oo aanan doonayn
Bal nimankaa oromada u eg baakuleh carab baa nadhalay been ka weyni ma jirto car DNA iska qaada markaas baad helaysaan sidaad ukala duwan tihiin waar beenta iska daaya oo aamina umadadaad tihiin
QAAB KIINAA QAKDAN
السلام عليكم
اسم الكتاب هذا 😅
نعم هو العسجد المنظوم في التاريخ والعلوم
Waar carab manihi ee beenta inaga daaya
Digsiga miyaynu kasooqaadanaynaa jaamacada??????kkkkk illaahaw waalidiintayo unaxariiso
ASC, Horta waad ku mahadsantihiin sidda aydin u aamminsantihiin sunnadda RASUULKA (SCW),
Xagga siyaarrashadda qabbuurraha,
Laakiin xagga taarriikhda marka lagga hadlayo afrika oo dhan baa carrab ah,
Afrikadda saxaarraha ka soo hoosaysaanna waxa ay ku abtirsaddaan
1. Cuqayl (dir) ibnu shaykh ismaaciil Jakarti iyo
2 . Daarriq ( Daarrood amma tuwaarreeg) ibnu shaykh ismaaciil jabbarti.
Habba ahaatee kuwaasi waa qabbiillo horre,
Waxase muhiim ah in aad is waydiiso isxaaqa maantu cidda uu yahay,
Taasna aan kaagga jawaabbo' e,
1.ISXAAQA
2 .GADDABBUURSIGGA,
3. CIISAHA,
4.JID WAAQ IYO GARRIGGA.
5. JAARSADDA
6 DHULBAHANTAHA IYO
7.WARSANGALLIGGA
Maanta nool waxay ku abtisaddaan durriyatu.
1. YUUNNIS,
2.Ibnu MUUSA,
3. Ibnu MAKAAHIIL.
Waayo tusaalle.bal kaallay dafir maddaxwayne biixi in uu yahay nin ah,
1.SAMMATAR,
2. Ibnu ISMAACIIL,
3.ibnu CALLI,
4. Ibnu XUSAYN,
5.ibnu YUUNNIS
6. Ibnu MAKAAHIIL
Maddaxwayne ciggaal iyo siillaanyanna ahaayeen AADDAM YOONNIS.
Carrabtanna waxa aynu ka galnaa saxaabbighii jalliilka ahaaee XAMBALLA ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha ka raalli noqdee
Markaa taarriikh fiican oo baynu leennahaye ha innaggagga ciyaarrinna.
Wa BILLAAHI tawfiiq.
Kkkkkk, waaryahe, xageed u kala kaxaysay Muse biixi iyo Cigaal, saw kuwa Awal ku abtirsada??
Dhulbahante iyo warsangalina xageed uga saartay Daarood?
markaad arimahan oo kale ka waramayso waa inaad marag cad la tomaat as.
Kkkkk wada cusub ayaad furtay qabiilo aan is lahayn ayaad goroda isu gelisay jid waaq gari koombe waa qabiilo daarood ah bal horta soomali soo kala baro intaanad carab gaadhin adeer wax soomali ah oo carab ahi ma jiro whe are africa نحن إفريقيا Waxaano nahay africa raali ahaw sxb
ASC, Abtisiintu haddii ay kaa lunto,
Gacanna lagguggu siiyo in dib lagguuggu saxo,
Dabbaddeedna intii aad ku farxi lahayd, Aad iskabba diiddo,
Waxa lagguggu tilmaammi karro , kollay waad garrannaysaaye addiggu qiyaas.
Wa BILLAAHI tawfiiq.
@@muxammad2413 abtirsiinto waxay ka luntay hadee waa cadahay dadka kul dhaha kushtik baano nahay oo xataa abtirsiin wadaagnaa oromo kul dhahaya dir irir samaale ayaano nahay kul dhahaya carab iyo aala bayt ayaano nahay kkkkkkk aala baytko waa daahir dhaqankooduna waa dhaqankii suubanaa ee nabiga scw ma qaataan sadaqada qabiiladan sheegta aala baytka way qaataan beeni raad male aala baytka yaan meel lagaga dhicin
Waa laba sheeko xariir,laakiin waa iga degi waydey sheekadoodu laakiin sheekadii irir samaale iyada run Uga dhaw
Waa buhuu bahaa hadaay nu carab nahay markaaynu carabta tagno maxaa laguu yidhaa cabiib waa kalarkiina aamina oo ilaahaay muranka kadaayadhe
@@abdulkadirmusa3666Xamar markaad tagtaba waxa lagu odhan qaldaan, dhoorre iwm.... haddaba Soomaalinimada ma diidi?
Bisinka manihin carab e inagadaya
Kkkkkkk waryaadheheen miyaa layna waalayaa imisa qolaynu sheeganaa ileen dirna dhan baynu ka wadnaye 😅😅😅😅😅
Kkkkkk, dirto waa arimo kale e ka yara bood.
Waa dad lunsan hadaad aragtaba dad xabaalaha isku xoqxoqa,
murbadle mara dheere waa qabiil dir ah isaaqu maxay indhaha isaga ridaan
waar magaadle u abtiriya murbadle maro dheere weeye
5 jeer oo ka la duwan iyo 5 sheeko oo kala duwan kkkkkkkk
Maanta waxay leeyihiin in sheekh isaxaaq oo awr.
Awal doonbuu saarnaa.
Iraaqi buu ahaa,gadana Yemeni ayuu ahaa.
Maanta Najaashi ayuu u yimid kkkkk
Nagaasho waa 1400 sano.
Abtursigiinu waa 7 00 oo sano
😂❤❤