@@cusleyeciltire1008 walahi ma mirqansani heesta iyo hidaha iyo dhaqanka ka helay saxib miida labad dhaqanka somalidu wa hal saxib lakin waxan ka helay ciiyar dhaqameedka
Mid-nimo 4:05. Haa sidaa Maxaa u la-nahay. Maxaa Kala Calan noo xiray?. Mise Dad baa Saa ku taajira?, Wiil uu Walaalkii Wax Xaday na ma qabtee. Ma Ehelku Ganbad- iyo Xaaraan Cun? Wax aan ka aheen baa loola Jeedaa DF-ahaan.? DALKA na Intaada un ka Quruxso, Intakale waxba kaama galin. Qof Insir Somali aheen unbaa Saa u Fikira. Iyo Qaain Naargale ah, Oo Hunguri iyo Jago Doon ah??? 🤔 Ma Ulajeedo kale baa jirta, Oo DF lagu noqdo.
Walahi dhaqan cissaha wa dhaqan dhaba wilkan yahye wan tagera wa murtilee
Home sick 😢 bay igu riday beautiful ❤️👍🏼👏👏👏👌🏽😍😍😍
Like me from swedan😻🇸🇪
Mashaallah ha sidaa dhabta dhaqan waan u lahayn. Merci à nos 2 artistes yahyeh iyo ralia pour cet magnifique chanson traditionnels.
Nice song de tradition de issa cette chanson me plaît merci assajog les djiboutiens soiyez abonnés sur sa chaîne de youtube
Masha-Allah
@Allaleh Migui,dhageyso heesta dhammanteed bal si wanaagsan ee fiiri erayadeeda oo dhan wxaan ku maleynaya inaad mirqaansan tahay codka fanaanka iyo fanaanada mahiin dhaqaan ciisa oo kalay wa dhaqaan intaa ku hadasha Afka Somalida oo idil ayaay sida uu waxaad ciyaarta gaar ahaa djibouti iyo Somaliland
@@cusleyeciltire1008 walahi ma mirqansani heesta iyo hidaha iyo dhaqanka ka helay saxib miida labad dhaqanka somalidu wa hal saxib lakin waxan ka helay ciiyar dhaqameedka
C' est une chanson traditionnelle somali et non d'une ethnie particulière 😂
@@bilanmohamed8851 je sais mai est ce que sa te dérange que je dis tradition issa
👏👏👏Macha Allah
Haa dhaqan iyo hido suban wan lenahay masha Allah
Machallah ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
Haasida dhabta dhaqan wan nolahayn❤❤💥💥
DHAQAN MA U LAHAYN - - KOOXDA HALDOOR (Yaxye&Raaliya)
©Erayadii& Codshaxankii : Qumane Cismaan Cabddille ©Haldoor (Yaxye&Raaliya)
'' Aabbo dhabar ahoo
Dhibta ka hortagoo
Dhexdhexaadiye ah
Dhaqan ma uhalayn ?
Haa sida dhabta ah
Dhaqan waw lahayn
Hooyo dhiirranoo
Dhasha korisa oo
Dhaqaalayn taqaan
Dhaqan ma uhalayn ?
Haa sida dhabta ah
Dhaqan waw lahayn
Xeer la dhaafinoo
Dhegalay lahoo
Isku dheellitiran
Dhaqan ma u lahayn ?
Haa sida dhabta ah
Dhaqan waw lahayn
Aqal dhiga lahoo
Dhidab loo tumiyo
Dheri iyo dhadhaar
Dhaqan ma u lahayn ?
Haa sida dhabta ah
Dhaqan waw lahayn
Xeedh dhuur lahoo
Dhaqaso loo qoriyo
Fidhinkii dhex yare
Dhaqan ma u lahayn ?
Haa sida dhabta ah
Dhaqan waw lahayn
Kodhe dhidida oo
Dhay lagu luloo
Laga dhaliyo subag
Dhaqan ma u lahayn ?
Haa sida dhabta ah
Dhaqan waw lahayn
Kabo dhega leh iyo
Qolxad dhamac ahoo
Aan dhulkaba la dhigin
Dhaqan ma u lahayn ?
Haa sida dhabta ah
Dhaqan waw lahayn
Gabdho dhiirranoo
Dhexda giijiyoo
Laga bixiyo dhaban
Dhaqan ma u lahayn ?
Haa sida dhabta ah
Dhaqan waw lahayn
Dhaqan soo jiroo
Lagu dhaato iyo
Dhaantiyo wilwile
Dhaqan ma u lahayn ?
Haa sida dhabta ah
Dhaqan waw lahayn
''
Hambbalyo Kooxda HALDOOR iyo dhammaan abwaannadooda (Qummane, Kaliil, Ababe...) sida hagar la’aanta ah ee ay ugu adeegayaan dhaqankeenna Suubbaan !
Merci huno
Rahma adaa mudan Marwoy aaddo.
@@xasan.jaamac masha allah walal, hanti qaran, hore uu soco walal
IAM Joseph
Mahadsanid walaal.
❤❤❤❤❤
[🇸🇴
HADAAN ka Go-o 🤔 Maxaa bar-iigu daray 1:31.
Eebe waa 1hal [🇸🇴 Calankuna waa 1hal.
2bada aan la 2been?
Masha alah
Masha-Allah mes deux huno Allaha ni xafido
[🇸🇴 1:44 5ta 7.
Mid-nimo 4:05. Haa sidaa Maxaa u la-nahay.
Maxaa Kala Calan noo xiray?.
Mise Dad baa Saa ku taajira?, Wiil uu Walaalkii Wax Xaday na ma qabtee.
Ma Ehelku Ganbad- iyo Xaaraan Cun? Wax aan ka aheen baa loola Jeedaa DF-ahaan.? DALKA na Intaada un ka Quruxso, Intakale waxba kaama galin.
Qof Insir Somali aheen unbaa Saa u Fikira. Iyo Qaain Naargale ah, Oo Hunguri iyo Jago Doon ah??? 🤔
Ma Ulajeedo kale baa jirta, Oo DF lagu noqdo.
J adore merci 👍🏿😍👍🏿😍👍🏿😍
Gabadha magaceeda iishega azxapta
Raaliya
Raaliya
Dhaqan ma u laheed 🤔.
Baan u Maleen.
Magaca Gabarta.
Waxaa Fiicnaa Anakoo 🇸🇴 Calankaa Taagano? 5ta Gees MA Gaariso ama Jigjiga baa ka maqan Calankaa
Mise Biixi?.
5ta Gees buu matalaa.
Calanka Jigjiga? Sidee buu Marna iimatalaa? Marna Uusan ii matalin? Sidii Dad aanu Dal wadaagno, Lakiin aanu insir wadaagin? Beey U muuqataa 👉 Calanyadaa Qaabka daran.
SOMALIYEEY CALANKIINU waa Hal- .