"Madaxweyne Hooyadaabaa Nin Dhashee , Waanu Ku Dooranaynaa Markale"Cuqaasha Gobolka Daad Madheedh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 78

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuuul kulmiye again Aboo guuuul somaliland guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @farxancabdilahi
    @farxancabdilahi 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waaakuwaa garaxjiskii dhabtaa ahaaa hadalkoodu wuu cad yahay abtiyaashay wlhi waa faraxay maantaa guul tolkay waa jecelahay oo wlhi guul tolkay❤

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul madaxawynahayga marna abtigay from ciidagale❤

  • @ehludiininaxaji1901
    @ehludiininaxaji1901 2 หลายเดือนก่อน +7

    Madaxweyne waan ku dooraneynaa

    • @cabdiaskari1640
      @cabdiaskari1640 2 หลายเดือนก่อน

      Abtiyal. Codkankana ugu dara citiraafki.ayaa soodhawe markana. Wakhtiga.danbena..kaad.nookeentan.ayaanu dooranayna

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      @@cabdiaskari1640 Alle haduu Ictiraaf keeno dhiisha fakhrigaan tuurayaa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      doorta dhiish faqkhrigaan tuuraynaa haduu ictiraafku yimaado

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahooow qulubtaaa reeer somaliland mideeee ❤❤❤

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 หลายเดือนก่อน +9

    Reer Odwayne waa dad ilbaxay oo gob ah🙏

  • @FayisaDahraan
    @FayisaDahraan 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaa Masha allaa Masha allaa guuuuuuuuuuuuuuul madaxweyne noolow inshaa allaa

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guuul SOMALILAND Guul KULMIYE Guul reer Oodwayne

  • @maryamali8408
    @maryamali8408 2 หลายเดือนก่อน +5

    Maanshaa Alla 🎉🎉🎉❤❤❤ Allow ummada reer somaliland is afgarad garansi bogoodana burcad iyo naxariis kayeel

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 2 หลายเดือนก่อน

      Allahuma Amiin yaa Rabil calamiin 🤲🏼

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah. Guul iyo gobanimo Somaliland. Midnimadeena ayeynu cadowga ku jabineynaa. Allah bogeena burcad ha isu mariyo. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kulmiye party guul qarannimo kudos WA Bilahi Tawfiiq.

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน +3

    Reer Abtigayoow wallahi cidaan idinka jeclahay majirto berya waxaa isku keendiray ciidagale badan oo caytama baabulaahi liibaan mawliid cade gude iyo qaar kaloo badan

    • @CADNANCabdi-v9h
      @CADNANCabdi-v9h 2 หลายเดือนก่อน

      Hooyada ciidagale was isaga dhalay casimada hargaysana iyaga leh mxad tahay adigu🖕

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      @@CADNANCabdi-v9h Wahahi inaydaan sacad muuse iyo Arab isaxaa ciise muuse weliba adan ciise ka sheegan karin Hargaysa qoloba dhinac bay hangaysa ka soo gashay ciise muuse burco ilaa hargaysa dhexdooda cidi ma taraxdo sacad muuse hargaysa ilaa wa jaale cidi ma taraxdo arab hargaysa ilaa hawd ciidagale hargaysa ilaa salaxlay aniga habar yoonis bay dhashay oo ka nasab san ciidagale hooyadaa waadigaa arka siaday madaxa wayna hooda u soo dhawayna yaan ciidagale waa kun daydaygii islaamaa caanaa iyo shilomaadka ka furan jiray xiligii dagaalka lagu jiray ee dhul jiifka ahaa libaan daba jilic mawliidka dawada isku cadeeyay ee harii iska jaray iyo babulaahi cadegude baabulaahi kii qodhahiisa facboga wareegayay ee la xidhau waxaas oo dhan baa u abtiya muuse abti xume

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 2 หลายเดือนก่อน +3

    Reer oodwayne gobgobi dhashay reer tolkay habar yoonis from allaybaday

  • @BookhSeeds
    @BookhSeeds 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muuso nooolow abti

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 2 หลายเดือนก่อน

    H awal ah waan idin wataaa

  • @xarshinyoutube2751
    @xarshinyoutube2751 2 หลายเดือนก่อน

    GOBTA REE SHEEKH ISAXAAQ
    REE OODWAYNE
    SHARAF IYO KARAAMO ❤

  • @BookhSeeds
    @BookhSeeds 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muusoow noolow abti

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 2 หลายเดือนก่อน

    Cadowgii gacbaa ka yeedhay. I am so proud of reer Oodwayne❤❤❤

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi wax fiican ayuu sheegay

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 2 หลายเดือนก่อน

    Reer Odwayne 👋👋👋👋Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah mashruuxii lalahaa garxajis ayaa cadaw ku ah muuse iyo somaliland soo afgo guul wadankeena somaliland midnimo aya kul lagu gaadhaya ❤❤❤❤❤❤

  • @hudaroble
    @hudaroble 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 หลายเดือนก่อน +3

    Raganimo wa gobti habar yoonis

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah guuuuuul somaliland madahad allaa leh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sax

  • @riyanhassan6333
    @riyanhassan6333 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allaah

  • @XasanCabdi-m8g
    @XasanCabdi-m8g 2 หลายเดือนก่อน +2

    Odwayne.gul

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha-allaah
    Gobgobi dhashay iga dheh

  • @AbdilaahiAli-r4l
    @AbdilaahiAli-r4l 2 หลายเดือนก่อน

    Waa guul hadii.tolkeen inala arkeen cadowgeena..guul.kii kastaaba kursiga ha Helee..e .danta. dalka.haloo.wada.jeesto..Guuuuul.iyo gobonimo

  • @TawfiiqApdirahman
    @TawfiiqApdirahman 2 หลายเดือนก่อน

    Guuuuul.gobgobo.dhashayi

  • @farxancabdilahi
    @farxancabdilahi 2 หลายเดือนก่อน

    Guul❤❤❤❤❤guull❤❤❤❤❤ raga markay kacaan ee qarkooda❤garabstaan ❤ ilove ♥️ my tolkay❤

  • @HirsiCraxman
    @HirsiCraxman 2 หลายเดือนก่อน +2

    NiNBAA ROOB HELAY OON HARERAHA KA XIGIN SHUB SHUB
    SHUB SIDU U LAHA AYUU HILAACAY MARKASU XASID NAXAY OO YIDHI HADAD XUMATAY
    ( WAA QODOBKA ITOBIYA UU KA YIDHI)

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxdii hogaankii H. Yoonis iyo raganimadii, haybadii reerku lahaa ayey xaqiijiyeen ragaa meesha ka hadlay. H.Yoonistii aan maqli jirney walaaahi halkan bay joogaan, wqx xanuunsanaya oo meeoaha baraha bulshada ka hadhadla ayaa magicii reerka iyo raganumadii lagu yiqiin dilay, balse waa xaqiiq ragii reerka ee saafigahaa ee duriyada ahaa waa kuwan!!. ManshaAllah.

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waad ilbax deeen reeer oodwayne

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wax samada ka qoran ayey isku dilaayaan

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 2 หลายเดือนก่อน

    hooyadaa baa nin dhashay arin intaas ayuu ku dhan yahay hadal ninkaas baa dhameeyaya

  • @ibraahimSulub-zm3no
    @ibraahimSulub-zm3no 2 หลายเดือนก่อน +2

    Faanka yareeye abtiyaal kolay daynmaysaane yareeya

  • @KareemHussein-yr3yp
    @KareemHussein-yr3yp 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabarkallah Guuuul iyo Gobonimo

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 2 หลายเดือนก่อน

    Cada gude iyo ina janbir intaa usheeg

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 หลายเดือนก่อน

    WAA QORTO MADHAN OO MAMETALAAN DADWAYNAHA

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 2 หลายเดือนก่อน

    Garxajis ma nibca madaxweena ee war ka jooji wax lagu hasta team ka lashaqeeya iyo madax weenu wax ku bashal meen hogaanki intaas baa kulmiye lagu hastaa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน

    ILLAHHOW REER SOMALILAND QUULUBTODA ISKU SOO JEADA OO WAALALE😅😅😅

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 2 หลายเดือนก่อน

    WAAR BADBAADO QARAN AYA INOO BALANA KULMIYE RAGII 1991 AYNU ISKA XORAYNAY AYUU INAGU SIMAY JIRINA MAYNO HADII KULMIYE SOO LAABTAY

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 2 หลายเดือนก่อน

    Lacagtay ka cunayaa Way ilbaxeen Odashaashu 😅😅😅

  • @AhmedAbdi-lc2dj
    @AhmedAbdi-lc2dj 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ka yabaay Ninkii firkirsa ka hadlaa dhankaa wadaniyadaa waax eega wuu gulwadanayaa Adeer gofkuu fikirkisaa waa uu madaax banan yahaay dalkunaa waa dalkii dadkunaa waa dadkii .Adeer Muse bixii wadanka wuu uu soo halgamaay waax loo huroo naaf baa iguu qalisaan Adeer Wadaanka Naftisaa ayuu uu huraay

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 2 หลายเดือนก่อน

    Waxqabad malaha wixiisu waa uun wada guul daro iyo faashil hadaan qodob qodob u soo taxo oo aan u wada sheegana waa la wada yaabi oo tirada way dhaafeen 7 sano ilaa 2017 kii

  • @BookhSeeds
    @BookhSeeds 2 หลายเดือนก่อน

    Cadaw gii dhex duu kaliicay

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa baa ooman iyo wax baa baahan uun bay ku waasheen qabiilbaan ugu codaynayaa ee yaan eex loo qaadan yaab ummaddani ma inay bilaa caqli yihiin bay moodayaan anagaa wax aragnay.

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 2 หลายเดือนก่อน

    GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 2 หลายเดือนก่อน

    Musa hadad naf ka sugeysa adaa dhib qaba oday waad soi qufici doonta mudo fof tibishada way ku sii heyn doonta

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 2 หลายเดือนก่อน

    Hakudo

  • @qoorc499
    @qoorc499 2 หลายเดือนก่อน

    Nacas. Nacas nacass ciidaA. Cuna

  • @abshirmohamed9935
    @abshirmohamed9935 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar ilma adeerayaalow guulwadyaasha qaar na amaahiya hhhhhhh😅😅😅😅

  • @abshirmohamed9935
    @abshirmohamed9935 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iaasqu guulwade badanaaa

    • @mandeqlivetv3790
      @mandeqlivetv3790 2 หลายเดือนก่อน

      MAXAA ISAAQ KAAGALAY ADIGA MAAD DANTAADA GARATID😂😂😂😂😂😂

  • @saadoAlihussein
    @saadoAlihussein 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk miskiin waar bilyanaad ayuu galiyay gabilay iyo gobolada galbeed cashuurtaadii galbeed Ayaa lagu dhisaa miskiin

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 2 หลายเดือนก่อน

    oodwayne 14 sano ayuu kulmiye joogay hadii wax loo qabanaayo

  • @CabdleCabdi-qj5ml
    @CabdleCabdi-qj5ml 2 หลายเดือนก่อน

    awalba dadki bastada ayad ahayde ee cada qataw amuu

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 2 หลายเดือนก่อน

    Guulwade garxajis wax isku lahadh😅😅😅😅

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 2 หลายเดือนก่อน

      Narwalma gushu waa qada jir

  • @FaadumoFaadumo-u9t
    @FaadumoFaadumo-u9t 2 หลายเดือนก่อน

    Kulmiya soonoqonayaa majirtee

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 2 หลายเดือนก่อน

    HABARYOONIS gobsanaa . DAALINKII CARUURTA KALAAYAY EE ADUUNKA GARXAJIS U NECBAA BAL SIDA SHARAFTA LEH AY U SOO DHAWEEYEEN EEGAA . OROMADU IMIKA AYAY EEY CALANKA WADDANI KU XIDHI LAHAAYEEN

  • @Keysek
    @Keysek 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse wuu yaqanna sida jahil kasto oo ay isku aragti u dalbado. 😅😅😅

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse fircoon iyo been