XogDegDeg:-Dagaalka Ceerigaabo waan iska celinaynaa Gudida Garxejis ee Nabada baryey Nama Metesho?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 67

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 5 หลายเดือนก่อน +9

    XOGOGAL TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Madaxweynaha qaranka Guul ciidanka qaranka

  • @Eazy-q8l
    @Eazy-q8l 5 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah dadal niin wayin alma sheekh isxaaq wa miid❤❤❤❤❤

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 5 หลายเดือนก่อน +3

    Waar waain la iska celiyaa nimankan 😢😢😢😢😢😢, absolutely 💯 reer sheikh isqaa waain aynu isdifaac naa Waa waajib 😢😢😢😢😢

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 5 หลายเดือนก่อน +9

    Reer Somaliland waa in ay dadka iyo dalka difaacaan. Wadani waa in uu Cadowga ka soo hadho oo difaaca dalka ka qayb galo.

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 5 หลายเดือนก่อน +1

      Intaad wadani cadawga gudaha kusheegaysaan midnimo dhaawacantay waana waxa soomaalilaan hakaa dhigay ciidankii iyo qarankii lagabaqayay na iminka cidwaliba soo hawaysanayso

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 5 หลายเดือนก่อน +5

    Viiva viva somaliland

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 5 หลายเดือนก่อน +3

    Well done brother we're one isaaq indr don't worry ❤

    • @AshaAbdi-rd8fy
      @AshaAbdi-rd8fy 5 หลายเดือนก่อน +1

      We are SOMALILAND ONE NATION.

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 5 หลายเดือนก่อน

    INSHALLAH KHAIR ❤😮.

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 5 หลายเดือนก่อน +4

    Cade gude oo waxan arkayey nabad ku baqaya iyadoo adkiisii la xasuuqay oo weliba xoog lagu qadanayo dhulkooda ayuu nabad ku baqayaa

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waar waain la iska celiyaa nimankan 😢😢😢😢😢😢

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 5 หลายเดือนก่อน +3

    dhulbahantaa waa laynoo soo marayaa laakiin arintu way qoto dheertahay xataa warsangeli hay kulasocdaan nabadooduna waa been si aanay cerigaabo uga bixin oo ucidlayn

  • @HadoofCabdi
    @HadoofCabdi 5 หลายเดือนก่อน

    Allayle inaader ninkasi waa geesi geesi dhalay inadeer waxdtahy askii rer sheekh isaxaaq ilaahay raali haka ahaadee shar aakhirana cisi iyo karaamo

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks Xogogaal tv, lkin ma qofka hadlaya hadlkiisu faseex aha.

  • @Asiyaclraxmaanmuuse
    @Asiyaclraxmaanmuuse 4 หลายเดือนก่อน

    Sssss guula❤❤❤

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 5 หลายเดือนก่อน

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 5 หลายเดือนก่อน +3

    Odayga Axmed Karaash ee aad moodo Dayeer coofle iska Qabta

  • @Kbrallh
    @Kbrallh 5 หลายเดือนก่อน

    Harti iyo habarlamaan ha heshiyaan

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 5 หลายเดือนก่อน +3

    Waar garxijis aad sheegtaa ma cadegude oo ah huwan oo faqashta u shaqeeya ha dhagaysanin iska celiya macal isaga kudara ilayn waa huwan gudcur gude

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 5 หลายเดือนก่อน +3

    Cadegudewaahuwantagudaha

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 5 หลายเดือนก่อน

    Anagu hadaanu hj nahay waanu idin garabtaaganahay waana idinkula dhimanaynaa gurigii awoowyaasheen iyo ayeeyooyinkeen

  • @KimAriana-f9t
    @KimAriana-f9t 5 หลายเดือนก่อน

    Allow nabdeey dhamaan umada soomaliyeed iyo kuawa waqooyiba yaa raab 😢

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 5 หลายเดือนก่อน

    subxaanallaah walaahi waankacsanahay habar yooniseey cadagude nama ma talo tolaay ma cadowguu cagta inooabanayaa cadagude faqashtuu ushaqeeyaa .cadagude iyadoo reermiyagayagii iyadoo lalaayey oo dagaal nalagusooqaaday ayuu cadegude yiri bilaa shuruud waajabteen

  • @CumarIbrahimCawale-st8ni
    @CumarIbrahimCawale-st8ni 5 หลายเดือนก่อน

    Wa sidaa,

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 5 หลายเดือนก่อน

    Xisbigii dhiiga beryahan kashaqeynayey ee kulmiye ayaa faalkii iyo sixirkii uqabtey bari si dadkaa nabada ee garxajis iyo harti leysugu dhufto ttiina wey fuliyeen

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 5 หลายเดือนก่อน +2

    Daarood intuu nabada kugu yeelo colaada kuguma yeelo way isu kaa kala feeraarinayaan kuwa aad leedahay nabad bay nagala hadleen yaa dhabarka kaa tooganayaa

  • @hashim4226
    @hashim4226 5 หลายเดือนก่อน

    Waxa yaab ah in halkii lagu rajo qabay in la xoreeyo Laascaanood ayaa Ceerigabo laga soo weerarayaa Sool iyo jihooyin kale. Guul Somaliland.

  • @AffectionateBooks-ko3hn
    @AffectionateBooks-ko3hn 5 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 5 หลายเดือนก่อน +2

    Huwan ilaa goorma ayaa qaar inaga mid ihi udaba dhaqayan

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 5 หลายเดือนก่อน

      Fulay maha wu uu badhedhay oo meel kalee aya laga mamuulaa… maha Suuldan garxajiis ee waa niin caadil qatee

    • @caliducaale464
      @caliducaale464 5 หลายเดือนก่อน

      Qaarbaa ilaa1983 sidaa ugu dhaqaayey odayaal sheeganayey

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 5 หลายเดือนก่อน +1

    arintu maaha dhulbahante oo keliya.waa mab da' daaroodiya ayaa layidhaahdaa.(ama G.21)xataa dawlado ayaa dhaqaale ku bixiya silsilad weeyaan madaxdhaqameedka xildhibaano iyo dadka fir fircoon ayay dhaqaale.siiyaan hadaynaan dhirbaaxo kudhufan way in dalooshanayaan

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 5 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi sidaaweeye isaaqow kakaca la idinma kala jecla daarood waa kibray hala iga celyo

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 5 หลายเดือนก่อน

    ISAAQ meel kasta oo aad joogtaanba midnimo Somaliland duulaan ayaa ku socda gaar ahaan cida la doonayaa waa ISAAQ ee baraaruga oo isku tiirsada. Mida kale Guddidaasi maaha Guddi daacad u ah reer Somaliland waayo maanta oo kale kumay baaqeen nabad iyaga oo dadkoodii iyo maatidoodii la dhacay. Damiir xumo halkii ugu hoosaysay ayey galeen Guddidaasi

  • @u.j4515
    @u.j4515 5 หลายเดือนก่อน

    Lacada geela cuntoo cabaada, murqaanland been isogu sheekeeya

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 5 หลายเดือนก่อน +5

    Cada gude wa fuleey

    • @Sumayo987
      @Sumayo987 5 หลายเดือนก่อน +1

      Fulay maha cada gude cadowga u dharaaranaya waxa kala culus doorashada waxay isleeyihiin reer wadani hadii dagaal dhaco dorsho ma dhacayiso iyagu colaad umahayan huwanta lkn colaada muuse biixi ayaa kala weyin

    • @caliducaale464
      @caliducaale464 5 หลายเดือนก่อน +1

      Fulemaahee waxa lacagsiiya oo uu ushaqeeyaa g21ka nirobi fadhiya

    • @KeinanJunior4233
      @KeinanJunior4233 5 หลายเดือนก่อน

      @@caliducaale464 ok

    • @Kbrallh
      @Kbrallh 5 หลายเดือนก่อน

      Waa cuqaasha kusaraysa bee daga dhulalka somali dagto markaa nabad lagu baaqo waxdhaama majiro markaad dad masuul katahay

  • @AffectionateBooks-ko3hn
    @AffectionateBooks-ko3hn 5 หลายเดือนก่อน

    Geesi

  • @AshaBoss-yq1sx
    @AshaBoss-yq1sx 5 หลายเดือนก่อน

    Waar .raghalayskaceeliyoisaaq❤❤

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 5 หลายเดือนก่อน

    Habar Yoonis. 1993, beelo baa Ceerigaabo ku heshiiyay. Heshiis kaas “somaliland” meelna kagama jirin, maamul gaar ah oo Ceerigaabo lagu heshiiyay ma jirin.
    Haday “somaliland” la talinayso Ceerigaabo, Khaatumona way ka talinaysaa.
    Caqligu ha soo noqdo.

    • @Kbrallh
      @Kbrallh 5 หลายเดือนก่อน

      Caqliga maxaa kashaqaysiya 😅

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 5 หลายเดือนก่อน

    HABARYOONIS CEERIGAABO WAA IN AY KA HORYIMADAAN CADE GUDE IYO KUWA NECEB MAGACA SOMALILAND HADII AY TAAS SAMEEYAAN WAXAA BALAN AH ANAGA OO HABARJECLO AH IN AANU DIFAACNO CEERIGAABO OO HABARYOONIS AANU IS GARAB TAAGNO WAAYO CEERIGAABO WAANU WADA LEENAHAY LAAKIIN INTA CADO GUDE LA DABO SOCDO TOLIIMO DHIMATEY

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 5 หลายเดือนก่อน

    Waa bandoo dawladaa hawshaa wada

  • @MubYus
    @MubYus 5 หลายเดือนก่อน

    Nabad la baryo ma aha nabad.

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 5 หลายเดือนก่อน

    Cidna ha aaminina joojiya waxan bey yidhaahdeen waa leydin gaadayaa ee dila kii dhaqdhaqaaq sameya. Warsangeli caskariya ha aaminina ooyidhaahda wax baa illaalinayaa. Ciidankii nii meeyey ciidankii difaacayey Sanaag ee Somaliland meeyey???

  • @AffectionateBooks-ko3hn
    @AffectionateBooks-ko3hn 5 หลายเดือนก่อน

    Inader

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 5 หลายเดือนก่อน

    HABARYOONIS WAXAA HAADAN KA TUURAY CIIDAGALE OO MAGAC BEEN AH OO GARXAJIS LA YIDHAAHDO KU LUGOOYEY ADEER TOL AAN HABARJECLO AHAYN MA LIHIDIN EE NAFTA RUNTA U SHEEGA HADII AANU XIDHANO SHANTA BOQOL EE KILLOMETER EE BURCO IYO CEERIGAABO U DHEXEEYA MUXUU CIIDAGALE KU TARI KARAA WAA WAXBA RUNTA QAATA

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 5 หลายเดือนก่อน

    Geesi yarkani

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 5 หลายเดือนก่อน

    Horta mid hala ogaadoo nina dhiigaaaga ayuu usocdaa horta taa hala ogaado dadkan maaha dad aynu isku cusubnay waa dadkii boqol boqolka isugu keeen xidhayay waa nimankii dhulka xeeebta ah ku beeray ogaadeeen 20 tuulo ee waliba bkm miidhan udhiibay adeer intaaaba itaaal la.aan buu kumaqnaa maanta ayuuu wax isu keeen keeenay intiiina xagiii aaabihiii ula kici jiray ayuuunbay ula kaceen

  • @hodhomawel1812
    @hodhomawel1812 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xogogaal waa huwan iska jiraa

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 5 หลายเดือนก่อน

    Asc, war dagaalkama Garxajis.

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 5 หลายเดือนก่อน

    Sax weeye si wanaagsan oo cad ayaad u hadashay ee waa in la qaataa hadalkaa hadal kama danbeeyo

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 5 หลายเดือนก่อน

    Dhulba kulama dego gudcur gude
    Dhoof siduu jiro.e
    Dhaqashiyo xigtaba
    Waa habar jeclada dhinaca kaataale
    Dhooba guduud ninjoogaa ma.oga dhiilo kuutimiye
    Anaga isku kasya halleeya hj hadaanu nahay ilaa burcasnu idiinka soo gurmanaynaa m
    Ismaaciil is not easy khaasatan c.laahi dahab

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 5 หลายเดือนก่อน

    Waar Allah ka laga baqo oo colaad yaan la hurin

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 5 หลายเดือนก่อน

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa warbaahinta xogogaal ciddina kuma dhegeysanayso.
    2.0. Sababtuna waxay tahay been iyo khuraafaad aad akhrineyso. 3.0. Shaqadaadu waa inaad masruufsato beenta iyo khuraafaadka kuna qaadato lacag aad quudato.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 5 หลายเดือนก่อน

    War Dhulbahante Garaad balan iyo Garaad Dadka iyo umadda Islamka ah ka qabta malaha Illahba uma dhalin Kal baqday leeyihiin malaha kal xushoota Aad keeda banaanba Waa Nimankii Daalinkii Siyaad barre Qabiilka dhinaca ku saaray Dawladii Daalinka Ahayd 1988 kii ka barbar dagaalamayey Waa Nimankii Cabdilllaahi Yuusuf Axmed Xaabada u ahaa Ee ka barbar dagaalamayey kolkaa shan farood iyo calaacal Ood iskaga Celisaan Maahee Idinka Waaban maayaan Garaad caqli idinka qabtana malaha Wadha Oo sida khash kashka u wadha halkaad ka soo gaadhaanba

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 5 หลายเดือนก่อน

    cadagude haladilo

  • @FahmyAbdillahi
    @FahmyAbdillahi 5 หลายเดือนก่อน

    Laakiin dawladeenii iyo ciidamadii qaranku meeye. Ma Muse iyo Taani baynu isku aaminay

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤