LAFTAGAREEN IYO DAMULJADIID (3949)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 77

  • @xidig2020
    @xidig2020 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wuu xisranyahay laftagareyn waayo maxuu dalmajadiid la soo doonayaa

  • @muuminabduqaadir1739
    @muuminabduqaadir1739 3 หลายเดือนก่อน +1

    awoowe l gareen ka joog ka joog x sheekh waa dilaa awoowe jawaari ayuu sun siyey ka joog

  • @RahmaBanooda
    @RahmaBanooda 3 หลายเดือนก่อน +4

    Reer mayland haddaan nahay lafta gareen wuu nacebeeyey😢😢😢😢😢😢

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 3 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxwene cabdicasiis xassan maxamed Laftagareen waxan ku shegeynaa hadan shacabkaga konfurgalbeed haimaan muqdishow wan kaga digeynaa 🙏🏼🙏🏼🙏🏼💙❤️💚🙏🏼 🙏🏼💙❤️💚🙏🏼🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸

    • @mohammedabdul5923
      @mohammedabdul5923 3 หลายเดือนก่อน

      Laftagareen wa xaskii 3daxad garguurte kamid yahy

  • @MohamedOmar-y3v
    @MohamedOmar-y3v 3 หลายเดือนก่อน

    Macalin,laftagareyn miyuu sixranyahay,xasandhiiqo kama quustomiyaa,laftagareyn go,aan ka gaadh damuljadiid xukumad Ku sheegta maafiyada ah adaa laguu baahanyahay Mr lafategareyn.

  • @abdulkadirali894
    @abdulkadirali894 3 หลายเดือนก่อน

    Macalin Eelay waa dad jilicsan mabd'na ma laha. Waa la qayaanidoonaa ama la dilidoonaa. AUN. LAFTA GAREEN WAA KAN UGU ROON EELAYDA.

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 17 วันที่ผ่านมา

    Magaalada baraawe hadii ay gacanta laftagreen ka maqantahay gacan wax kuma heysaan

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 3 หลายเดือนก่อน

    Lafta garen, isagah cayaar wada. Mayland , waa markey babies lahayd. Waa xoolo haddii uu yeelo

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 3 หลายเดือนก่อน

    Please laftagreen please and please jooji your safar please wey sixraayaan

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 3 หลายเดือนก่อน

    Laftagreen hadey shirkhoolaan waa noodhamaatey isaga bi's aan heysaney damuljadiid waa naga guuleysanaayaan yaarabi Laftagreen now maxaa kaa khaldan allaa kariim

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom 3 หลายเดือนก่อน

    Mudan cabdi casino waxan kudhihi lahaa haiku imaan
    magalad muqdisho wallow

  • @cumarcali9053
    @cumarcali9053 3 หลายเดือนก่อน

    Macalin aadanow laftagareen xaalkiisa macada mana lagu kalsoonankaro waayo masiirka umada wuu ka gaabiyey aniga waligey taageere Ayan uahaa laakiin hada farbaa iitaagan

  • @MohamedOmar-y3v
    @MohamedOmar-y3v 3 หลายเดือนก่อน

    Nabad iyo nolol is back,and alive no more for damuljadiid.

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 3 หลายเดือนก่อน

    Laftagareen armaa Xamar lagu xiraa😂😂😂

  • @XasanCabduleXusen
    @XasanCabduleXusen 3 หลายเดือนก่อน

    Mastar Adan wan ku salamy sxb lkn kaso hadal qoryole

  • @RahmaBanooda
    @RahmaBanooda 3 หลายเดือนก่อน +1

    Lafta gareen haddii uu yimaado xamar waa u dhamaatey hadda ka dib ma taageeraayo wuu is ceebeeyey lafta gareen

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 3 หลายเดือนก่อน

    Laftagreen wey dilaayaan haduu damul jadiid xeradooda waxaan ugu baaqayaa inuusan tagin muqdisho

  • @abisinianancientsomalia2536
    @abisinianancientsomalia2536 3 หลายเดือนก่อน +1

    Lafta gareen calooljilicsanaa ma Hindi ? 😅

  • @abdekdhamal7627
    @abdekdhamal7627 3 หลายเดือนก่อน +1

    Laftagreen waxaad modaa ninsirxan inuuyahay waa nin aan goaan qadankarin

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 3 หลายเดือนก่อน +1

    Lafta gareen waa Daciif daba ordaya DJ, haddii uu xidhiidhka u jaro, DJ way baabi I lahaayeen, markaa Lafta gareen Somalida you u jilcin DJka khaayiska ah, haddii uu Xamar Yimaado waa laba mid uun , in uu Nacas yahay ama in uu Falan yahay oo sixir loo qabsaday.

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 3 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin adan

  • @HafsaFaarah-kf1zs
    @HafsaFaarah-kf1zs 3 หลายเดือนก่อน

    Wallaalow maxaa kaqaladn laftagareen malinwalbawaa maxaa lobad badalaa maxaa jira?

  • @cumarcali9053
    @cumarcali9053 3 หลายเดือนก่อน

    Laftagareen labawajiilinimo haduu dhaafiwaayo cidla ayuu kusoo dhicidoonaa mana la'aaminidoono

  • @sedson02
    @sedson02 3 หลายเดือนก่อน

    1. Dekedaha Hobiyo iyo Baraawe waa la dhisaya cidina majoojin karto . Xaasidiinta kaso horjeeda horumarka dalka waa laiska qaban.
    2. Dekada Garacad waa la xidhaya ilama ay dowlada federaalku dekeda Boosaaso ku yeelaneeso waaxda cashuurta ( Federal taxes ) iyo xafiiska socdaalka ( Immigration office ) .
    Sedson02
    N&N

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂 siiilkhaaal waxaas ka ahaw puntland anago israel ah ba leh bal adigu 0.5 ah miyaaa hdlaya

  • @XajiABDI-z3o
    @XajiABDI-z3o 3 หลายเดือนก่อน

    War naga tag dheh waxaan muxuu ahaa horta bi,niaadan ma,aha miyaa isaga waan ka yaabanahay wallaahi waa xiligii uu dhiman lahaa baan u maleynayaa ha ragee daaya hadduu tago uu ka fakado xasan gurguurte ma ogi koley waan sugeynaa meeshuu ku furto rarka

  • @ajar3959
    @ajar3959 3 หลายเดือนก่อน +1

    Marka hore lafta gareen maxaa dib u dhigay muu hal mar goaan qaato wuuba og yahaye in ay dadkaan diin lahayn , mise wuxuu rabaa in sun la siiyo wale waa yaab

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 3 หลายเดือนก่อน

    Haddii uu xamar shiekh amino. Adan madobe maxuu dhamah. Haddii uu Xamar tago

  • @CabdixakinAadan-e1i
    @CabdixakinAadan-e1i 3 หลายเดือนก่อน

    wan kuslamay m.adein

  • @sedson02
    @sedson02 3 หลายเดือนก่อน

    Laftagaren sababta uu utegey Xamar waxa waaye N&N ayu ku metelaya wadatashiyada usocda damujadiid iyo N&N .

  • @maxamedilkacase4417
    @maxamedilkacase4417 3 หลายเดือนก่อน

    Maclin.hadakahor.wadigi.laha.laftagaren.bullshada.haso.horistago.away.mIdakale.isagu.xAgujIra.asalba

  • @bby6
    @bby6 3 หลายเดือนก่อน

    Way heshiiyen Adam raadi warkas

  • @AbdullahHassan-lf6nh
    @AbdullahHassan-lf6nh 2 หลายเดือนก่อน

    0:30 ❤❤❤

  • @FardoozoclaahiCali
    @FardoozoclaahiCali 3 หลายเดือนก่อน +1

    anaga dìgil iyo miracle hadaan nahay weynoodhamaatay haduu soo, aado laftagareen mogdosho laakiin allaah Ayaan leenahay

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 3 หลายเดือนก่อน

    Lagtagaren waa doqan waa hadiba salbalar warka dhageystey lagumana aminikaro maserka Mayland

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 3 หลายเดือนก่อน

    Damul jadid geethaxa Iyo xayawanadha Aya Soo xabaraya

  • @hassanyasin5498
    @hassanyasin5498 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan kaloon kuu sheegayaa hadii uu lafta gareen tago xamar in uu fashil yahay taageeradii eey umada koofur galbeedna wuu qayaanay.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 3 หลายเดือนก่อน

    Mr Gurguurte

  • @sedson02
    @sedson02 3 หลายเดือนก่อน

    Burtinle waxa deggan Awrtable darood , beesha uu kasoo jeedo argagixiso # 3 Fuaad Shangole ee ah amiir Shabaab .
    Anigana gacal baa nahay Awrtable , gabadh Sheekhaash ah ayay nagaqaban .
    Sedson02
    Qabiileyste #1

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 หลายเดือนก่อน

      Siiilka naagta siiilkhaal muyuuuu sadaqo kugu siiin lhayeeen mrka😂

  • @MuqtarSheqdinle-ct3wf
    @MuqtarSheqdinle-ct3wf 3 หลายเดือนก่อน

    Macalim adan dagalkani kasocda nabar50...sh hoose maxat aga amunsantahay

  • @sedson02
    @sedson02 3 หลายเดือนก่อน

    1. Hbr Jeclo wax ka gacaltimo xun qabiilada soomaalida majiro bal niin abtigi Dhulbahante hobiyey iyo madaafiic ku garaacay ma aragteen ? Bal ka warama soomaaliyee .... taasina waa taas , hbr jelow Muuse wakaa😂 .
    2. Hbr Awal wa abtiyaal aad u fiican walaahi , arki meysid Awal oo ladagaalamay gacalkiisa sida Samaroon iyo Ciise iyo ANIGA oo kale Sheekaash ka imid Raaso iyo Dhagaxbuur iyo Faafan nuhda Somali Galbeed meel aan lagaraneynin .

  • @ibrahimfiqi4578
    @ibrahimfiqi4578 หลายเดือนก่อน

    Amxaar facaa ah aad u ooynee in uu ku gumeuysto tuugsigaadii baa kuu dhaanta

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 หลายเดือนก่อน

    aadanoow xasan dhiiqo kama taliyo kismaa yo iyo garoowe iyo laascaanood adeer maamulada hirshabeele galmudug iyo koonfurgalbeed buu kataliyaa taa ogoow maamulada daarood waa xor cidii laangaab ah baa lootaliyaa

  • @hassanyasin5498
    @hassanyasin5498 3 หลายเดือนก่อน

    Warniyahow lafta gareen oo aan beerna kalagoyn karin dani iyo axmed madoobe wax uu kaqaadaayo ayaan jirin laakiin isaga ha isdaagaco.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 3 หลายเดือนก่อน

    Tela duruqtay dabadeed

  • @corafCidale
    @corafCidale 3 หลายเดือนก่อน

    HABARGIDIR MA DOQOMAA MARKAY XASAN SHARAF-DIID UU DAGAAL ISAGA DANYTIISA GAAR KA ARKO UU GALINAAYO OO ADDUUN IYO AAKHIRABA KU CADAABAAYO MARKAY DULMI UGU DUULAAN DAD WALAALOHOOD AH OO DARISKOODA AH.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 3 หลายเดือนก่อน

    Habergidir haddii ay dhergayso hantadii muqdisho soomaali u yaalay oo dhan bay dhaceen 1991 kii kkkkkkkkkkkkkkkk laakiin bad ay gateen kama dhergi doonaan

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed madobe isn’t easy

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwa loogu baaqau dagaalka joojiya ileen waad dhiman karta hadad dhimato dekad wax ku rati maysee

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 หลายเดือนก่อน

    laftigareen waa laangaab adeer wuu kuqasban yahay inuu yimaado waayo isma difaaci karo axmad madoobe waa lasndheere banaan dagay adeer laangaabka waa lootaliyaa taa ogoow

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 หลายเดือนก่อน

    doolo adeer cidi saa umasoo eegi karto daarood oodhan baa dagan hada hadaay yeelaan walee waa ba oodii car ha soo qaadaan dagaal car

    • @sedson02
      @sedson02 3 หลายเดือนก่อน

      Dhilo aamus.

  • @MohamedOmar-y3v
    @MohamedOmar-y3v 3 หลายเดือนก่อน

    N.

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 หลายเดือนก่อน

    kkkkkkkk hg hadaay danteeda garan waayaan waled waay kabaxayaan mudug adeer isasooraaca kuligiin shalayba waad wada socoteen dagaalkii hore ee gaalkacyo adeer wixii idinku dhacayna waad ogaaydeen kkkkkk maantana ta idin gaadha waa layaabidoonaa

    • @sedson02
      @sedson02 3 หลายเดือนก่อน

      Dhilo aamus.

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sir Mr Ahmed maDobe

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 3 หลายเดือนก่อน

    Nafar siiilkhaaal ah baaa meesha rafanaya marna eydoor ah o reer abaarso ah 😂😂😂😂 from raaso isago ah buuu meesha dhex ooyaya allow alle 😂😂😂😂😂 siiilkhaaal arimaha somaliya ka hdlysa waxaas majnuun farmaajo no keeney o argigixiso fahad umada hor keeney😂😂😂😂 lkn anaga rogney 😂😂😂😂😂 xamar amisom iyo xalane lgu xukumin o leh palestine inta hdha baana keeneynaa hargaysa waxa leh oromo 😂😂wixii usa ka hor yimadaa waa eedaan 18 askari irir dileeen in aan ka matajino weeye 😂😂😂😂😂 jibuuti canfar ba leh

    • @sedson02
      @sedson02 3 หลายเดือนก่อน

      Waa waree majerteen reer BAHAL ayad tahay 😮 , shar gudban shaydan xijaaban , hanasoo marin . Acuudu bilaa suunta la sheego uu Xasan Sheekh siyaasiyiinta ku dilo wa reerkaas reer bahal la yidhaah 😎.

    • @sedson02
      @sedson02 3 หลายเดือนก่อน

      Deni halkeebu ka imid walaale? Waxan maqlay Mozambique buu ka imid asalkiisa .
      Addoonti u Portugiisku keenay Somalia weeyey 💥.
      See weeyey ma laisku dheeldheelooya 🙂.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 หลายเดือนก่อน

      @@sedson02 deni anaga meesha keensaney dhulka israel ba leh adigana bisad ooyeysaa kuu aragnaa

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 หลายเดือนก่อน

      @@sedson02 xasan xamar kuwa u fadhiya bn ahy o xalane ku maamula 😂😂😂😂 amisom u keeney adigana madaxa kaa garaaca maydkii xamar lgu guby o talaagada ku jirey ma aasateen 🤣🤣🤣🤣 oohintadaa iga yaabinsey 0.5 somaliya ka hdlaya hhhhhhhh no more somalia bacdel khamas waan idin buufinaynaa dadka yuhuuda ah e somalia ku nool baa soo haraya

    • @sedson02
      @sedson02 3 หลายเดือนก่อน

      @@dilara-jj5yj maxa keenay yuhuud iyo falistin ? Waad isku dhex yaacday ma istiri walaale , mise waxad tahay calmaani sida ayan xirsi iwm .
      Qosol beenbeenta waan lasocona , qosol iyo cabsiba isku daraysa 😎

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed madoobe gudi xasan dhiiqo uu magacaabo waxba kama galin axmed madoobe wuu isku caano shubayaa warkisa waa cad yahay madoobe DF maba yaqaano axmed madoobe horay wuxuu u yiri kismaayo Aniga oo meyd wata ayan soo galay inta aan noolahay wan joogayaa caano shubka axmed madoobe waa diyaar gudi doorasho maxaa la dhahaa

  • @sedson02
    @sedson02 3 หลายเดือนก่อน

    N&N Alliance siyaasadeed oo mudo gaaban ah ayay lasameesay Damujadiid :
    1. Si looga wada tashado duulaanka iyo damaca Ethiopia ay kusoo qaaday dalkeena iyo badeena .
    2. Si looga wada tashado wadahadalka u dhexeeya dowlada Xasan garguurte iyo Shabaab.
    3. Si dowlada federaalku u yeelato awood ay kusoo ururiso cashuurta federaalka ee dekedaha Bosaaso iyo Kismaayo.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂siiilkhaal ooyeysa uma xumid

    • @MohamedAbdulkadir-e6p
      @MohamedAbdulkadir-e6p 3 หลายเดือนก่อน

      sedson02 Qurun naga aamuus kii caytamaayey soo matihid 😂😂😂

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 3 หลายเดือนก่อน

    Wadkiisi miyu so doonanaya laftagareen! 🙈🤬🥴

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 3 หลายเดือนก่อน

    La idinma fahmi karo! Wax la idiinka tallo gallo lama yaqaan! Waxba hanaga siinina waxad ka heshaan🙈

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 3 หลายเดือนก่อน

    Hada tihiin konfur galbeed, miyeydan baraneyn tuugta xamar dal iyo dadba cuntey, maxa kalifaya inad ka quusan weydan dhiigya cabka xamar fadhiya!

  • @sedson02
    @sedson02 3 หลายเดือนก่อน

    1. Mudug dagaalka udhexeeya Sacad iyo Leelkase waxaa bilaabay naagihi Leelkase ee sida xun u diley niinki Sacadka .
    2. Puntlandta u Deni dabadhilif haysto baa laga rabaa inay soo qabtaan naagaha dhiloyiinka ee dhagarbayaasha .
    Beesha Sacad H.G xaq bay uleeyihin inay aarsadan oy weliba qabsadan Goldogob .

  • @sedson02
    @sedson02 3 หลายเดือนก่อน

    Macalinka lugeeya imika haddad tagtid magaalada Hargeisa cidina kuma oraynayso ayaad ahayd ? soomaali wa soomaali lagama xigo magaalada .
    Burco ayad tegiyo yaa yaa yaa kaagala dhaaman maayan , aakhirkana waxay kuso xidhayan wareysiga war dee horta qolomad tahay yaa ?