Ka tir laabta official video-nimcaan hilaac

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 871

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 ปีที่แล้ว +551

    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

    • @SAFWAN.0.499
      @SAFWAN.0.499 2 ปีที่แล้ว +7

      🥰❤️

    • @nimcaanyare9800
      @nimcaanyare9800 ปีที่แล้ว +8

      Meel walba waxaa kusoo qor😂

    • @HiboMaxamad-w4r
      @HiboMaxamad-w4r ปีที่แล้ว +2

      Ad iyo ad lkn aniga wax igu socdo erayo xanuun ah igu sabsan😢😢😢

    • @ahmedwaliosman9728
      @ahmedwaliosman9728 10 หลายเดือนก่อน +4

      Legend 2024 Bn dubai ku dhgysnyaa 1.24 hbenimo

    • @najmaqueen4369
      @najmaqueen4369 10 หลายเดือนก่อน +2

      Hadda ayan so booqdey

  • @Farayare451
    @Farayare451 10 หลายเดือนก่อน +46

    Yaa iga dambeeya oo heestan ereyada iyo laxanka macaanka leh ila daawanaya 2024 ❤

  • @mohamedabdulkadir7624
    @mohamedabdulkadir7624 2 ปีที่แล้ว +61

    Allah inoo wada naxariisto
    Amiin dhaha like na saaara
    Amiin yaa Allah

  • @hanedyare8078
    @hanedyare8078 ปีที่แล้ว +116

    WAXAN DHAGAYSANAYAA 01:27 HAPENIMO SANADKA 03/03/2023 HADA DHAGAYSANAYSO 2023 LIKE ISAAAR WLL MCN😪❤👍

    • @ikraabdulle3943
      @ikraabdulle3943 ปีที่แล้ว +1

      18 9 2023 ano ka tir laabta leh qof aan jeclhy oo i fahmi waayey iguna cidleeyay caashaq baa soo booqday heeskaan 💔

    • @farxaanaadan4237
      @farxaanaadan4237 ปีที่แล้ว

      Agin 29.12.2023

    • @siidcaliabdirisak1499
      @siidcaliabdirisak1499 6 วันที่ผ่านมา

      Xaq uma lihid in laga tago waayo adiga wax walbo udhigmo oo kii ku fahmi waaye asaga ka shalaayi dono❤❤❤❤❤❤​@@ikraabdulle3943

  • @Seed-news
    @Seed-news 5 วันที่ผ่านมา +9

    Intii Qisada Sucaad Kasoo Raacday 2025 Like Saara❤

  • @CabdilaahibadalAadan-t1y
    @CabdilaahibadalAadan-t1y ปีที่แล้ว +51

    Tudul weye caashaqu❤ tirziniyo xidhiidhzane isagoon dhaamaan tagin tiirka looma ziibee😮😊 hadaa iga danbayzo isoo xasuuzi marlee soo booqan hadana dhiman😢😮

    • @sharmakexasan-wb1hh
      @sharmakexasan-wb1hh 2 หลายเดือนก่อน

      Wllo manoshagay😢

    • @NajmaasadNajuu
      @NajmaasadNajuu 2 หลายเดือนก่อน

      Manoshahy 2024/11/2❤

    • @Munayo12
      @Munayo12 2 หลายเดือนก่อน

      M nooshahy wll

    • @Ayfaah
      @Ayfaah 8 วันที่ผ่านมา

      noso jawaab wllo hdad noshahauy😢

    • @asadqorane1349
      @asadqorane1349 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      2025

  • @axmedsadiiq2719
    @axmedsadiiq2719 6 วันที่ผ่านมา +6

    2025 ayaa dhagaysanayaa in hada lasoo qaaday baan moodaa 😢. Hadii 2025 thy like iisaar ❤.

  • @muztaphekamaan3497
    @muztaphekamaan3497 7 หลายเดือนก่อน +18

    jacaylku waa xanuun wlhi hada waan iloobi laayahay qoftaydii hadii aan nasiib leeyahay dib waanu u kulmi doona mar ay noqoto 😢

  • @naimaahmad6876
    @naimaahmad6876 2 ปีที่แล้ว +66

    Waxa fiicnan lahayd inay jiraan meelo xasuusaha layskaga maydho 🥺
    Waad naga dhex heestay Nimcanow.
    Wad tebi had iyo jeer
    Ruux wadnnaha ku tiirsaday💔

    • @Abwaanboodhari143
      @Abwaanboodhari143 2 ปีที่แล้ว +4

      waan ilmeeyay walaashey markaan
      aqriyay qoraalkaadan qiireeysan

    • @WaziirOsman
      @WaziirOsman 7 หลายเดือนก่อน +1

      wallhi waa runta ax jacaylow abahaa was

  • @xamdaxarago2544
    @xamdaxarago2544 6 วันที่ผ่านมา +5

    Si kasta oo qofkaagu kuugu dhib badan yahay, haddana mar haddii uu qalbigaaga rukunto sida aad uga fogaan kartaa way adag tahay.
    "Waad tabi had iyo jeer
    Qof wadmaha ku tiirsaday!"

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana ปีที่แล้ว +27

    Wxan Hubaa inaa heestan miraha mcn Dib uso boqatay hada iga danbyso Like dhac kusii 👍👍🙏🥺 26/7/2023 00:53 habeenimo xasuus 😢❤❤❤❤❤❤❤

    • @NajmaasadNajuu
      @NajmaasadNajuu 2 หลายเดือนก่อน +1

      2024/11/2🎉

    • @Mustaphemohamu
      @Mustaphemohamu 4 วันที่ผ่านมา +1

      2025 9/1/2025 Ax yaa hees❤

  • @bushromaxamed5366
    @bushromaxamed5366 3 ปีที่แล้ว +63

    28/4/2020 waxy ahayd maalintan isbaraney
    28/4/2021 oo ah caawa sanadku noogu buuxana waan isdeynay kalana dhaamaney iso duceya in alle qalbiga iiga reebo😭😭🤲🤲

  • @jomavicbowy6993
    @jomavicbowy6993 2 ปีที่แล้ว +41

    9 Desember 2022 abaara 10 :08am anigoo ga imaaday kubad ayaan heestan waxa ku dhageysanaya guriga hooyadey mcn Oodkac iyo shaahna wan isla hayaa jawigu waa jawi roobad Malintu wey ii wacantahy (Si niyad ah ban usalamaya cid kasto aqriso qoralkeyga )

  • @AnwarDirirMohamed
    @AnwarDirirMohamed 8 วันที่ผ่านมา +7

    Caawa ay taarikhdu tahay 2025/1/6 habeen isniin ah sacaduna 4:05 habeenimo waxaan la qiilaya asxaabtayda waxaan ku suganahay Addis ababa mudo 12 sano waxaan sugaaye leen USA🇺🇲🇺🇲🇺🇲 rafaad Dheer kadib Alle wuu ii fududeeyay alx waxaana safar ahay 2025/1/14 hadaa maseej kayga aragto iso duceey in Alle nabad geeyo❤🇸🇴

    • @Apdalledawad123
      @Apdalledawad123 7 วันที่ผ่านมา

      Ilahay hku fududeeyo wll guulayso aduun iyo akhiraba🫡✌️🫡

    • @GuleedSuldanmukhtar
      @GuleedSuldanmukhtar 6 วันที่ผ่านมา

      Ilahay haku fududeyo shp Lkn waad mirqaamtay 😂😂. Keep going shp 🫡

    • @FatimaMohamed-fh9tx
      @FatimaMohamed-fh9tx 6 วันที่ผ่านมา

      Allah haku fudaydiyo

    • @HaYaTAkader
      @HaYaTAkader 6 วันที่ผ่านมา +1

      Save trip wll anagana Africa noga soo duceey😂

    • @queenhanaa833
      @queenhanaa833 5 วันที่ผ่านมา

      Nabad ahw walal😢

  • @aadandeero4943
    @aadandeero4943 2 ปีที่แล้ว +57

    Hees mahee waa dareenkenii oo hadlaya💔.2023 ayaan soo booqday intii iga danbaysa iska daaya caashaqa waa iga talo🙏💔
    Wuxuu alle☝️ kuu qoray sina laguma wayee

    • @mohameddeeq4482
      @mohameddeeq4482 2 ปีที่แล้ว +4

      Haduu illaahay jacayl dhaxal gala kuu qoro ka waran zxb ? Saw best maaha illaahay nasiibka ha inoo wanaajiyo

    • @AbdifatahomarHassan-fv1gi
      @AbdifatahomarHassan-fv1gi ปีที่แล้ว +1

      Waa runta

  • @moktarmohamedomer1107
    @moktarmohamedomer1107 3 ปีที่แล้ว +63

    Fri, 28 May 2021 11:32Am waa maalin xazuuz leh waxaan dul jiifa sariirtayda anigo heeso hore oo xul dhagaysanaya wakhti wanagzan inta iga dambayza oo dhan.

  • @mohamedfaisalfaarah274
    @mohamedfaisalfaarah274 3 ปีที่แล้ว +64

    Caawuu jawigu igu adag yahy ayaan soo booqday 💔

    • @kokokoko-qp5fx
      @kokokoko-qp5fx 3 ปีที่แล้ว +1

      😢😢😢 Allh ku qabojiyo qalpiga apwe

    • @ahlaamdiini7085
      @ahlaamdiini7085 3 ปีที่แล้ว

      😪😪😭😭

    • @deeqa2700
      @deeqa2700 2 ปีที่แล้ว

      Wad ka bixi saxib incha allah

    • @niyaalshilall5914
      @niyaalshilall5914 2 ปีที่แล้ว

      Aboowe qalbiga allaah ha kuu qaboojiyo 😰❤️‍🩹🤲

  • @safiyaaxmed7602
    @safiyaaxmed7602 3 ปีที่แล้ว +85

    Inkastoo iska tuur iyo ka tir laabta leyahay wad tabi watabi qof wadnaha kuu tiiirsaday
    Bashiir adiga oo I xumeyay naag iga raacay qalbiga si walba iga dhawacay
    Hada na dabada boooskaaagi qof kale ma kenin xalkad qalbigayga ka gadhay na walhi qof aduunka joga oo ka gadhay majiro bowe ilhy reer kaaga iyo noloshada ba haku barakeeyo
    2021 /20/10😭😭😭😭

  • @Shekh_Mohammed
    @Shekh_Mohammed 3 ปีที่แล้ว +61

    7 years ago!
    Heesaha qaar waxaanba u maleeyaaa in aniga la iisii qaaaday oo la iigu sii Tala galay!😓

  • @Nabiil47
    @Nabiil47 11 หลายเดือนก่อน +2

    Alle haw-naxaristo camer manada mustafe saleban iyo liiban daahir Aamin

  • @Abdalla.12121a
    @Abdalla.12121a ปีที่แล้ว +8

    Heeskaan waxaan dib usoo booqda caawa oo ku beegantaha taariikhdu. #30/12/2023😢 oo ah habiin xanuun badan ilaahow riyadayda ii rumee caafimaadna isii😢aamiin.😢iisoo duceeya somliyay , like😢iisar😢 6:42 6:44

    • @SaHarlaOsman
      @SaHarlaOsman ปีที่แล้ว

      ilaHay caafimaad taama haku siiyo hamigad ledahyna idilkiis hkuu rumeeyo walalo iminka xaalkagu wa sidee

  • @Mustaphemohamu
    @Mustaphemohamu 4 วันที่ผ่านมา +5

    Who is here 2025❤💕

  • @aadandeero4943
    @aadandeero4943 2 ปีที่แล้ว +36

    Cawoo jawigu igu adag yahay ayaan soo booqday 💔
    Ilahow hamigayga ii rumee iyo qofkasya oo muraad leh muraad kisa ufudude amiin 🤲
    Isoo ducee wll hadaad iga danbayso😔

    • @aaliyayasin958
      @aaliyayasin958 2 ปีที่แล้ว

      Alle ha inoo wada rumeeyo dhannteen culys wlbna fudyd hainogu bedelo i.a🤲

    • @ikraamgeedi7025
      @ikraamgeedi7025 2 ปีที่แล้ว

      Hda sthy

    • @mariamruun
      @mariamruun 2 ปีที่แล้ว

      Aamin aamin dhamaanteenba Allah inoo wada rumeeyo riyadana culuskana Allah naga dul qaado🤲🤲🥰

  • @qaaliyuusuf8234
    @qaaliyuusuf8234 2 ปีที่แล้ว +16

    Anoo haysta qofkan jclhy hadane markan dhagysto heesaha jcylka&calaaclka ah indhahyga ilma isu soo taaga mana aqaan sbbta💙💋😥

    • @ibnuhusniyamani2025
      @ibnuhusniyamani2025 2 ปีที่แล้ว

      Wlh iskusii ayanu nahaaay runti

    • @FadumaAliYusuf
      @FadumaAliYusuf 6 หลายเดือนก่อน

      Aaad iyo aaad rabi hayxafido noloshayda

  • @kumeelgaadh3438
    @kumeelgaadh3438 2 หลายเดือนก่อน +5

    Taariikhdu waa 05/11/2024 keligay ayaan dhegaysanayaa anoo shucuur jacayl dareemaya balse illahay karajaynaaya sanadkan 2025 oo bil ka hadhay inaan sameeyo isbedelkii nolosha
    Insh allan waan soo boqan meshan anoo manta dhama sidan

  • @yahyaolad
    @yahyaolad 2 ปีที่แล้ว +39

    Mrkii lgu leeyahay jaceyl waa kan koowaad been maaha waayo inantaan jaceyl isku qaadnay middi igu hooreyday man ilaabin xasuusihii eey ii dhaftay xittaa numberkeeda
    Gadaasheed gabdho bdn wn shiriyay garanmaayana telkoodii.
    Zamzameey ina adeer kumaan ilaabin💞
    Waad tabii hadiyo jeer qof wadnaha ku tiirsaday💔

    • @nafisaahmed5757
      @nafisaahmed5757 ปีที่แล้ว +2

      raadi qoftaas hadee single tahy adeey kusugeesa waxaqiiq😢

    • @RidwanCqani
      @RidwanCqani 5 หลายเดือนก่อน +3

      Wahi been maaha jacylki hal marbuu qofka bila adnkaa soo maraa umalyn maanyo qofkii igu horyy saan ujecldy inan qof ujeclaan doono meel roon kuu rajynyaa bowe ana wixii ijecl unbaan jacylkoda tixgalin soonaa😢😢

  • @Ceymoy222
    @Ceymoy222 หลายเดือนก่อน +3

    2014 anigo bajaj la'ah baan dhageysan jiray manta waxan dhageysanoyaa anigo dhameystay herka 1aad ee jamacadda. Waligaa hais dhiibin.😢🥺🙌💔

  • @fatimaabdi636
    @fatimaabdi636 11 หลายเดือนก่อน +86

    Who's here in 2024❤

    • @abdallezimba4303
      @abdallezimba4303 10 หลายเดือนก่อน +3

      👋👋👋👋

    • @Farayare451
      @Farayare451 10 หลายเดือนก่อน +1

      🎉​@@abdallezimba4303 20 hours ago

    • @AminoCabdi-o1d
      @AminoCabdi-o1d 9 หลายเดือนก่อน +2

      😢😢😢😢

    • @liibaroat1726
      @liibaroat1726 9 หลายเดือนก่อน +1

      😢 01/04/2024

    • @sucdihassan4511
      @sucdihassan4511 9 หลายเดือนก่อน

      Its 28/ramadhan. Bacdha taraeeeh 😢. Allow riyadha norumee

  • @xaawocabdiraxmaan5339
    @xaawocabdiraxmaan5339 3 ปีที่แล้ว +24

    14 November 2021 😥 12:00 habeenimo 💔😢heestan waxaY tabadeY wadnahYGa aad wan u jecllHY
    JacaYl aYaa iga maqnaY wadan kle. Safar u aadeY marka said baan ugu xiizaY 😢💔 jacaYlku ma dhamado 😢😥😳fadLan qofkle jeceshaHY ilaali😢

    • @AxmadQalbi
      @AxmadQalbi 4 หลายเดือนก่อน

      Xagee

  • @muxtarim4011
    @muxtarim4011 2 ปีที่แล้ว +16

    Maanka gaaban iyo muhashada dhalaalka leh, nolasha soo dhawaynta leh bilawgeeda waxaa ka danbeeyay silic iyo hoog aan laga talaamsan karin , waa dhacday, xasuus ma guurto oo qalbi gub leh , waan ogahay dhibta aan dareensahay in aadan dareensaneen , xabsigii aad igalisay baan ku jiraa weli , adna dareen li'i baa jiifta ,
    Farxad iyo nolal qurux badan baa kuu rajaynaa abaayo.

  • @hamzehjibril2626
    @hamzehjibril2626 3 ปีที่แล้ว +15

    WlHi bukaanadan wad ka bogsatay nimcnaow😂😂 2021...... Hadaaad heshey Bini adam bashaasho ku furfuran😁

  • @QamarCali-f6z
    @QamarCali-f6z หลายเดือนก่อน +4

    2021 wa mlinti igu horeysay ee an shukansi bilabo iyado ay mnta thy 2024 dhamadkedi wan kala harnay qofkaan noloshydi uhibiyey rag keligis uga go.ay hbenki isku kendambeysay nolosha wa laqabsaneysaa imaan làhyn waayo wuxu i ahaa zxb,walal,qofka keliya een latashto dhn waxbrasho, dhan shaqo ha noqoto,qofkas hada nolol bu sameysty aninh wan shaqeysta xirir inaa sameyona marabo ila ilhy wuxu iqoray mahane
    Noloshu way iska dhibadanthy runti lkn waxwalba sabar beyledahy wlhi wàxan idinkula talin lahaa jcylba iskadaya wayo qalpi jabka wax ka xanun badan wlhi ma arag💔💯

    • @saabirluqmaan5845
      @saabirluqmaan5845 3 วันที่ผ่านมา

      wlh wa runta qalpi jabka wa cudur xun
      Darted qof lama shekaysan karo ila hada wan ilabi la ahay 😢

  • @saabirluqmaan5845
    @saabirluqmaan5845 18 วันที่ผ่านมา +3

    wa hees daren dhaba ka hadleysa wlh wayaha adun wax walba bey ku baraysaa 😢

  • @zayidomar
    @zayidomar 4 ปีที่แล้ว +47

    haben hadey ku tahay like saar

  • @ShukriMuuse-eq9fn
    @ShukriMuuse-eq9fn 11 หลายเดือนก่อน +2

    2024 😢😢 jeclkyga icidlyay ❤😢😢😢 inksto iska turiyo Katie ledahy watabi Inu iOS labto rajynaa😢😢😢

  • @Ruweydo-of9ym
    @Ruweydo-of9ym 4 หลายเดือนก่อน +5

    Hadi aan ku minay ma aha inaad i daren siiso xanun 💔 waxan ku aaminay si daran maxaa in bdn laygu dhahay ka jog blse aan dadka hadalkoda ben sadey 😢maalin malmaha. Ka mida bahda waad. Iso radin donta 😢ha dherato ama ha dhawato 😢waa tabi had iyo jeer ruux wadnuhu ku tirsadey 😢😢

  • @mahomedhassan1723
    @mahomedhassan1723 ปีที่แล้ว +12

    2023 March 27 wa malin wayn oon xaraystay visa dalka Canada 🇨🇦ilahay waxan ka rajaynaya inuu iisoo baxo dib ayaan usoo booqan dona hesta katir laabta nimcaan abdirahman hassan hilac

  • @AnabAbdi-gp6wu
    @AnabAbdi-gp6wu 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    2025 Yaa ila joogo meshan😢

  • @hamdifarahmohamed537
    @hamdifarahmohamed537 2 ปีที่แล้ว +16

    Hestan waxn dhagay san jiray ano yar oon mobil lahayn aadbn ujecla hesaha nimcaan hilaac mantana qof weyn ayan noqday 18 jir ahay alx waqti xasus mudan 🥰

  • @wacan2046
    @wacan2046 2 ปีที่แล้ว +28

    🥺😬🤒Insha allh bukaan walba wuu bogsan doonaa baxanaanadii uu rabayna wuu heli doonaa
    Mid ayaan idiinku darayaa intaad bahdilaad kula jogi lhyd qofan dankaa lhyn qalbgaga iyo sumcadaadana aad waayi lahyd kadooroh dhawac kan ugu adag oo qiimahaga kutusayo🥺😰 illintan murugada ah ee kaligaa kaazocota een laguu ogayn waxaa badali doonta illin farxadeed oo lagula qeybsanyo lana ogyhay qiimaheeda one day I.a🥰😍

    • @hamdahussein3646
      @hamdahussein3646 2 ปีที่แล้ว

      Insha allh wllo isku fikrad ayaan nahay waligay qof aan jeclahay maan baryin

    • @rowdaahmed6157
      @rowdaahmed6157 2 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi 🥺 dheh 🥺🥺

    • @awoabdirizack3882
      @awoabdirizack3882 2 ปีที่แล้ว

      Insha allh wan sugya malinta farxda illlhy naa ha iga saaro qalbi😭😭❤❤❤

    • @mariamruun
      @mariamruun 2 ปีที่แล้ว

      Insha Allah 🤲

  • @hooyoxaawa9448
    @hooyoxaawa9448 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waxan ahay bukan socod qalbiga ijabay 💔😭

    • @Camaar47-tt6je
      @Camaar47-tt6je 6 หลายเดือนก่อน

      Alle wuu hakuu booga dhayo

  • @abdifatahyusuftahir6880
    @abdifatahyusuftahir6880 3 ปีที่แล้ว +56

    In Kastoo Iska Tuuriyo Ka tir Laabta Ledahay
    Waad Tabi Hadiyo Jeer Qof Wadnaha Ku Tirsaday💔😔
    Still 2022 January 20✋🏻

    • @abdihakemqurbo5712
      @abdihakemqurbo5712 ปีที่แล้ว

      Tolow habeenkaa comment-ka aad qoraysay miyaynu wada joognay? Caawa keligay bay ii baxaysaa.😊

    • @abdifatahyusuftahir6880
      @abdifatahyusuftahir6880 ปีที่แล้ว +1

      @@abdihakemqurbo5712 Waynu Wada Joognay Wllkyow✋🏻

    • @maqsudisse1946
      @maqsudisse1946 ปีที่แล้ว

      Jaceylkayga ex 11 yrs
      Ago wali ka dheh guuxayo qalbigayga cako long distance, after 11 years❤

  • @MaxamedMaxamuud-oe5bh
    @MaxamedMaxamuud-oe5bh 5 หลายเดือนก่อน +3

    Heestani xasuus hore iguledahay 2024❤😢

  • @happyosman48
    @happyosman48 ปีที่แล้ว +2

    Hestan wan jeclaY markastan wan dhagaYsta walibaa waxan aad u firiYa dadaka sidaY uso bandhigan qoraladoda waayo qofba fikar gara bu ka dhibta 🥺😥🥺

  • @shaakir_ig
    @shaakir_ig 2 หลายเดือนก่อน +1

    Noloshu waa toban iyo
    Ayaamuhu tirsamaye
    _______________ Qeybtaas ayaa isoo jiidatay Miraha heesta 😢❤

  • @WITAHOODIE-j
    @WITAHOODIE-j 2 ปีที่แล้ว +4

    The lgend nimcaan clrhmn xsan hilaac
    Wlhy fnnka kliya ee hda heesa ee aan tageero u haayo keep going my fanan🦁🖐🏼

  • @MohamedAhmedmohamudCitizen
    @MohamedAhmedmohamudCitizen 4 วันที่ผ่านมา

    Hadii aad ila dhawaynayso 2025:1:10: haben jumca ah aan ku . Salino xabibkeena mohamett scw scw csw❤❤❤❤

  • @abdiwahabshekhahmedxasbuna3487
    @abdiwahabshekhahmedxasbuna3487 3 ปีที่แล้ว +26

    Waxaan xasuutaa dusmareeb 2014 Waa heesta aan ugu dhageeysiga banahay ilaahada 2021 nimcaana hilaac ❤❤❤❤💯💯💯💯💯👌👌👌

  • @Koronto
    @Koronto 2 ปีที่แล้ว +7

    Mudo dheer kadib caawa ayaan dib u dhagaysanaya 2022
    Katir laabta😉😉😉😉

    • @fuaadcalixaashi7119
      @fuaadcalixaashi7119 2 ปีที่แล้ว +1

      Isla caawa kula dhageesanayaa 🤞

    • @Koronto
      @Koronto 2 ปีที่แล้ว

      @@fuaadcalixaashi7119 legend

  • @zuhaybaapdi1831
    @zuhaybaapdi1831 3 ปีที่แล้ว +14

    Wa tabi.......🙇‍♀️
    Wa tabi.......🙇‍♀️
    Wa tabi had io jeer 🧭qof wadnaha ♥️
    Ku tirsady😪🔐

  • @AamiinMaxamuud-hs5uo
    @AamiinMaxamuud-hs5uo 6 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan inta ku murqamaysa like noloshu idma xumayso🔥💕

  • @idilnuura6932
    @idilnuura6932 3 ปีที่แล้ว +10

    Yaraanteydii wan uxiisey run ahaantii waxan dhageysanjiray anoo fahmeyn ereyada lakin maanta wandareensanhey
    Hadaan sidaa moodayo makorenba lkin qoraal weyan waxkasta 😭😭😭💔💔💔2021/11/1💔wantabi had io jeer

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 3 ปีที่แล้ว +12

    23 actobar 2021 ,nolashu waa 10 iyo ayamaho tirsamaye, tabashu xalkeed lleh ,haigu takoorin caashaqa😥❤❤😪
    Wakhtiga heesta sobaxaysey qofkaan jecla ban wali jeclahy umana sheegan karo😢🙏

    • @muusesiciidjire4609
      @muusesiciidjire4609 3 ปีที่แล้ว

      Ila inta ma qarsan zxb intas kugu filan jacyl dhipe

    • @abdiwaliabdullahi328
      @abdiwaliabdullahi328 3 ปีที่แล้ว +1

      Doqon ayaa tahay war is qarxi nin ba alle kaa dhige oo usheeg inaad jeceshahay

    • @fadumojini4340
      @fadumojini4340 2 ปีที่แล้ว

      Runta miya

  • @Abwaanboodhari143
    @Abwaanboodhari143 2 ปีที่แล้ว +6

    inaan saabuun iyo
    shaambo
    toona aan lagu dhaqi karin
    ayaa hubaal ah
    qof hal mar qura
    xitaa wadnahaada
    ☝ dagay 😭😭

  • @MohamedAhmedmohamudCitizen
    @MohamedAhmedmohamudCitizen 26 วันที่ผ่านมา

    Kusaliya xabibkeena muhamed scw scw❤❤❤

  • @abdirahmanabdullahi7870
    @abdirahmanabdullahi7870 4 หลายเดือนก่อน +5

    Who is still listening September 2024

  • @Said-M0h-Said
    @Said-M0h-Said 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wxn dhagaysanaya aniga oo haysta qof i jecel ana aan jeclahay se waayaha nololeed ee an dhex muquuranayo aanay ii saamaxayn in aan nolol reer dhidibada u taago Allow sahal amuuraha waayaha adduun ayaan ku lafa gurayaa mel cidlo ah oo jawi daggan maalin ban soo booqan noloshayadu sidan ka duwantay❤
    Noloshu waa toban iyo
    AYaamoho tirsamayee
    Tabashadu xalkeed lehe
    Ha takoorin caashaqa .😢

  • @xilkasnuurcade1995
    @xilkasnuurcade1995 3 ปีที่แล้ว +7

    23/7/2021 sacaduna tahay 18:06am ban dhagaysanayaa yaa allah amuraha sahal😪😪😥😥🤲🤲

  • @farxaanaadan4237
    @farxaanaadan4237 ปีที่แล้ว +1

    Runtii cwa oo 29.12.2023 waxan qalbigeyga ka tiraya qof ifahmi weysay habeen wanagsan.
    Heestaan wa iga dhax hadashay wllhi.

  • @hayattbeauty9809
    @hayattbeauty9809 3 ปีที่แล้ว +5

    1 9 /2021 malin arbaca ah 2:30 duhur nimo xumaa xasuusta jaylku😭😭 mar walboon murugonayo ayaan dhaygstaa😭😭😭

  • @twnm636
    @twnm636 3 ปีที่แล้ว +7

    Xasuustii 2013 hargeisa.....sanadkana 2021 uganda, kampala

  • @tasliimdhaladboqortoyo619
    @tasliimdhaladboqortoyo619 11 หลายเดือนก่อน

    Hestan waxa ku xasusta jacelki igu horeyay wllhi qiso xanun badan Alxmdulilah manta waa kaa cafimad qaba ani waa gursaday wanan soo labtay isagana wuu tahribay hadana waa xasle😊

  • @sagalmohamed7355
    @sagalmohamed7355 3 ปีที่แล้ว +44

    5 june 2021😭Waad Tabi had iyo jeeer Qof wadnaha kutiirsaday 💔

  • @FactryMade
    @FactryMade 3 ปีที่แล้ว +19

    Heestaan maalin waxaan xasuustaa macalinka skolka inta uu nakaxeeyay xafadiisa markaan tagnay shaax inoola keenay ayuu noo daaray anaga oo imtixaan saxi hyna

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 ปีที่แล้ว +3

    Qof dalkisa joga wax ka fcn ma leh
    barigas iyo hada farqi weyn aya udhaxeysa heeso murti leh barigas aya ugu dambeysey nimcaan laabsaalax aya so sarey ❤😍

  • @abdiazizyare6741
    @abdiazizyare6741 2 ปีที่แล้ว +6

    Heestaan 2014 kii wiilkuu Ii shubay maanta Germany Buu joogaa ana somalia anigoo jacayl igu dhacay oo hada garanaya macnaha heesta markaas caqli ma lahayn kk ciyaal ban ahaa 😌😁

  • @baylecali4778
    @baylecali4778 3 ปีที่แล้ว +8

    Ax xumaaa waayaha jacaylku. Waaad tabi waatabi had iyo jeer qof wadnaha Ku tiirsaday .ax dareenku xoog badanaa

  • @m.a.y8558
    @m.a.y8558 3 ปีที่แล้ว +12

    Makula tahey in jacaylku yahay xanuun kolba qof soo ridanaya 😔 dawo na ka dhiganaya heesahan oo kale, qofba maalinkuu usoo dhibtoodo ayuu halkan kusoo laabanayaa.

    • @asmaamohamuudjimcale9239
      @asmaamohamuudjimcale9239 3 ปีที่แล้ว +1

      Haaa aniga kamid ah dadkaas

    • @m.a.y8558
      @m.a.y8558 3 ปีที่แล้ว

      @@asmaamohamuudjimcale9239 waan ka xumahey wll 😔

    • @salmonuura7998
      @salmonuura7998 2 ปีที่แล้ว

      Ana manta daremaya xanuun xta magaranayo mesha ixanuneso wlhi meshan ayan naf kaso radiyey allow sahal amuuraha inta xanunsanhy cafi yarabi

    • @sagalxirsi1562
      @sagalxirsi1562 ปีที่แล้ว

      Cawaa ayaa ku soo labtay😢

    • @beerlula598
      @beerlula598 ปีที่แล้ว

      Xaqiiqbad ka hadashay wlhi meel ku holcanaysa bad heesaha caynkana dawo uu bidaysaa😢😢😢

  • @queenhanaa833
    @queenhanaa833 5 วันที่ผ่านมา

    Tabashadu heee..........8/1/2025😔🎶 talow qofkayga ma is heli doonaa😢💔

  • @MuxyadiinImkhapiirka
    @MuxyadiinImkhapiirka 5 หลายเดือนก่อน +1

    0:36 😢😢noloshu waa tobaniyo ayamahu tirsamaye haygu takoorin caashaqu ❤xaal qaadi jacaylow hadana idinkama sheekeyo qisadyda wakhtiga qaadanaysaye
    23/4/2024 10:11 habenimo hargysa Xero awr
    Iga danbeeyay luqa igu kaalay si aankaga shekeyo qisadan😢❤
    Cidi dabaday soo booqata qormadan please like hayla dhaafin🙏

  • @axmadmaxamuudgaaciye
    @axmadmaxamuudgaaciye 20 วันที่ผ่านมา

    Ku saliya prophet Mohammed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sawdaaxmed9417
    @sawdaaxmed9417 3 ปีที่แล้ว +4

    Inkaston isk tuur iyo ka tir laabta leyahy idayan wayday xasusutisii iyo qalpi xanunkii ax 😭😭💔 waxan dhagaysnayaa 28/9/2021

  • @fardowsaahmed9447
    @fardowsaahmed9447 3 ปีที่แล้ว +16

    Xasus waleee 2021❤😢

  • @bureeqa32
    @bureeqa32 10 หลายเดือนก่อน +2

    Haben talado taariikhdu thy 12/3/2024daawanoya weliba soon ilaahow nacafi lkn wllahi ereyada qalbigeyga toos utaabst😢🥺🥺ay

  • @jirda-gooyechannel7028
    @jirda-gooyechannel7028 6 หลายเดือนก่อน +2

    Xusuuus igu leedahy heestan 9_7_2024 Ayaan dib usoo booqday

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 ปีที่แล้ว +2

    2016 xabsi yemen baan ku dhagesanjiraye heestan Xasuus 😮

  • @ubaxabdalle4880
    @ubaxabdalle4880 ปีที่แล้ว +3

    Hees aan aad u jeclahay inoolow nimcaan qaran somalinimada ku dhimo quruxow

  • @faisoibraahim3550
    @faisoibraahim3550 2 ปีที่แล้ว +2

    13 November 2021 buu qalbigeyga dhawacay qofkaas hal daqiiqo qalbigeyga kumu bixin Wacnaan lahayda haddu ii ogaan laha 💔

  • @feymarjuve7060
    @feymarjuve7060 3 ปีที่แล้ว +41

    I love this song since day 1 up-to-date 💯♥️

  • @Ayanle86
    @Ayanle86  10 ปีที่แล้ว +22

    Katir laabta official

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 ปีที่แล้ว

    2024 inta daawaneysa hadad iga danbeeysan love❤
    Axyaa hees😢❤

  • @ahmedyazin179
    @ahmedyazin179 2 ปีที่แล้ว +3

    Tuduc weeye caashaqu
    Tirsiiniyo xidhiidh sane
    Isagoon dhamaan tagin
    Tiirka looma siibe
    Imika ayan dareeemaya 😥😥😥😥

  • @maimuunaabdulkadir7409
    @maimuunaabdulkadir7409 3 ปีที่แล้ว +179

    13 may 2021 Eid day 😰😭

  • @nuuranlka5638
    @nuuranlka5638 ปีที่แล้ว +1

    24/9/2023 ❤😢2:15 Am hudurnimo 😢Noloshu wa toban iyo aaymohoo tartamaye❤️😭jcyL dhibkiisa badan wxan daremaya wehel aan bartay iyo wakhti la qadasho qof inan u xiisay kaaso iga fogaaday 😭❤️

  • @GuleedSuldanmukhtar
    @GuleedSuldanmukhtar 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan dhageysanaya 16:39 CASARNIMO SANADKA 2025/1/7. INKASTOD ISKA TUUR IYO KATIR LAABTA LEDAHAY WAAD TABI HADIYO JEER QOF WADNAHA KU TIRSADAY ❤😢. WaxaN RAJEYNAYA INAN ILOOBE? 😞🙏🏻

  • @Amiin-Koofi
    @Amiin-Koofi 18 วันที่ผ่านมา

    "Waa tabee had iyo jeer
    Qofwadnaha ku tiirsaday."
    Allaylehe waa dhab, oo waa madhacaan inaad siyaroo fudud kudayso kuna ilawdo, ruuxaad waayo badan isgarabsanayseen.

  • @KhadraAhmed-b7m
    @KhadraAhmed-b7m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuuus mudan 2024 bisha 11 aduun yoooy😢

  • @Soomaalinimo320
    @Soomaalinimo320 3 ปีที่แล้ว +10

    23 March 2021😪🤷‍♀️
    Puntland🇸🇱❤

    • @disfrmeast
      @disfrmeast 3 ปีที่แล้ว +1

      Longlive dhul udug🇸🇱❤

    • @khadardayib9217
      @khadardayib9217 3 ปีที่แล้ว +1

      De walal calankani waki serra leone 🇸🇱😁

  • @axmedrashid2416
    @axmedrashid2416 ปีที่แล้ว

    8year ago
    Nimcaan abdirahmaan hilaac waxa uu ka dhex heesayaa qalbiyayga waxadba moodaa inaan qisada heesta aniga toos itooganayso
    Nasiib ayuu leyahay qofka haysta maanta jacaylkiisii koobad jacayl !

  • @Ùpdùlqaðìr
    @Ùpdùlqaðìr 4 วันที่ผ่านมา

    Danbigaan sucaadey adaa no lahaa anagu heed 10 sano kahore la qaaday koley ma dhageysateeen 💔

  • @faadumoapdiali123
    @faadumoapdiali123 ปีที่แล้ว +1

    Tabashadu xalkeed lee
    Haygu takoorin caashaqa
    Waxaan dhagysanayy heeskan 7/6/2023
    Soomaalay qalbigaaga qofna hawada siin waa iga talo😢

    • @kinglaash8369
      @kinglaash8369 ปีที่แล้ว

      Adigaan ku siina kwrn hee🤩

  • @bluenight3007
    @bluenight3007 3 ปีที่แล้ว +16

    Ficnaan lahyda meel lagu nafiso iney jirto maskaxdana lagu soo meydho si aad xanunadu kaga kala yaradan😭😭💔

  • @Maxamudcabdicabdulahi
    @Maxamudcabdicabdulahi 3 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxan dhagaysan jiray 2015anigon aqoon jcaylku wuxu ayahay lkn hada oo igu dhacay jacaylka 2024ayan hesst dib uso dhagacaystay ❤illke isaar hada iga danbayso saxiibayl idinko tixgli

  • @AbdinajiibMahamud
    @AbdinajiibMahamud 2 หลายเดือนก่อน +1

    2019year ilaa 2024😂❤

  • @khalitsaciid4709
    @khalitsaciid4709 2 ปีที่แล้ว +5

    Anoo haysta qofan jeclahay asaguna uu ijecel yahay hadana ma aqan markan dhageysto heesa jacaylka ah oo calacalka ah ilmaa igu soo istaagta mana aqan sababta lkn markan qiyaasay dadka waayay dadka ay jeclaayen ban dhibka haysta la dareemaya baa is leeyahay 💔😥😥💔 15 11 2022 02:46 habenimo 💔💔😥😥

    • @Argsana
      @Argsana 10 หลายเดือนก่อน

      Kulam mid ahaya qaliyeyr😢

  • @LuqmaanAar-kg7nb
    @LuqmaanAar-kg7nb 3 วันที่ผ่านมา

    Watabi hadi iyo jeer heestan waxaan Dhagaysana hapeen sabtiye oo malin Jimco ah ay siibaxayso ooon Jawi Mirqaan kujiro xasuus iyo wayaan udhagaysanayaa iyo amino culaysa oo isaaran ilahay dadka is jecel iskudaa lananayaaaasha ah🥺 11/1/2025 saacaduna Tahay 12:11 xasuuus 😢 💔

  • @aasiyocali2132
    @aasiyocali2132 2 ปีที่แล้ว +3

    19 mar 2022 qof kasto jcyl hayo ilahy qalbiga haw qabojiyo😭😭😭

  • @abdallezimba4303
    @abdallezimba4303 10 หลายเดือนก่อน +1

    2024/3/16 hadaad iga danbayso Like isaar 🫶💔🥺

  • @aliaxmed9189
    @aliaxmed9189 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha allh nimacaan hilaac nolowo sxp kay qaliya from to borama

  • @zoolacadeofficial16
    @zoolacadeofficial16 10 หลายเดือนก่อน

    Way. Ficnan lahyd in lq.helo mel..lgu dhaqo qalbiga darenki hore xasusi qalbigag nimcan hilan❤ darenkeni bad. Ka hadleysa
    Inkasto. Iska turiyoo
    Ka tiri laabta ledahy
    Waa tabay had io jer
    Qf. Wanaha ku tiirsaday