"WAHAABIYADA, FASIRKA QUR'AANKA AYEY QALDEEN" SHIIKH MUXYIDIIN XASAN AYAANLE.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • "WAHAABIYADA WAXEY GAALEYSIIYEEN MUSLIMIINTA OODHAN" SHIIKH MUXYIDIIN XASAN AYAANLE.

ความคิดเห็น • 27

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 27 วันที่ผ่านมา

    Dhalinyarada shabaab yaa culuma.uhaa cilmi naafica ah malagu.gubtaa mase waa niur baarakalah shiiq muxudiin

  • @moustafaali7297
    @moustafaali7297 28 วันที่ผ่านมา

    سبحان الله
    Ismalaha dadaada iyo beenta aad sheegayso

  • @Gantling
    @Gantling 28 วันที่ผ่านมา

    ياسادة القلنقولي بالله لاتقطعوني أضاء برق سناكم أم نوركم أخبروني kajawaaba

  • @Gantling
    @Gantling 28 วันที่ผ่านมา

    Wrka iyo ciwaanka isma leh

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 28 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekh adigu qubuurahaaga iska bari. Anaga ilaahay oo kaliya ayaa nagu filan. Isagaanu baryaynaa, isagaanu talo saaranaynaa.

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 28 วันที่ผ่านมา

      Ibnubaas abuuteymiya iyo m.c.wahaab ayaad baridaan oo aad aaminsantihiin,

    • @Gantling
      @Gantling 28 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@abukardhaay8360war allaah ka baq beenta waa xaaraan bal sheeeg meel ay Ku caabideen

    • @hadratulbarakahtv3188
      @hadratulbarakahtv3188  27 วันที่ผ่านมา

      Subxaanallaah

    • @Bile9879
      @Bile9879 25 วันที่ผ่านมา

      Ahlu tawxidka wan jeclahay walal towxidka allaha Nagu dilo dad badan oo modayaa towxid inay hestaa balse anan hesan maanta towxid oo aakhiro waaga ku baryi doono markasaa la dhihi doonaa kuwad ila mel dhigi jirteen uyeerta bal wax ha idin tareen hadey karaan markase kuwi ay baryi jireen inkiri doona waxeyna dhihi doonaan anaga nama ay caabdudenin anagane waan dhunsanayn 😢😢

    • @Gantling
      @Gantling 23 วันที่ผ่านมา

      @@naajaxofficialchannel125 صحيح

  • @zola2487
    @zola2487 29 วันที่ผ่านมา +1

    Quburaha aad baryeysaan iskadaaya

    • @hadratulbarakahtv3188
      @hadratulbarakahtv3188  29 วันที่ผ่านมา

      Hadal dacaayad ah intaad iska deysiin walaaloow in qubuur la caabudo aniga nolosheyda ma arkin bal hadii aad aragtay adiga cadeyn ukeen

    • @hadratulbarakahtv3188
      @hadratulbarakahtv3188  29 วันที่ผ่านมา

      Hadii aadan adiga arkin ogoow malaa igta garbahaaga saaran iney kaaqortay oo bari aad kitaabkaaga aakhiro ku dhex arki doontid

    • @hadratulbarakahtv3188
      @hadratulbarakahtv3188  29 วันที่ผ่านมา

      Rag iska celi iyo rabi kacabso meel mawada galaan Ee cadeymo ukeen Qabri lacaabudaayo?? Mise waxaad caabuditaan utaqaaniin Qabriga in la ziyaarto. Taasna waa sunno nabiga ayaa lasoogaaray oo waliba amray in qubuurta laziyaarto oo saqdhexe ee habeenkii xitaa wuu aadi jiray nabiga

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 28 วันที่ผ่านมา

      Ibnu baaz iyo abiutaymiya iyo m.c.wahaab ayaad caabudaan oo zad aamin santihiin

  • @user-qj2yu4ht8t
    @user-qj2yu4ht8t 28 วันที่ผ่านมา +1

    Quraa faad buu age kaan ku soo gaaray nasiib xumo

    • @hadratulbarakahtv3188
      @hadratulbarakahtv3188  27 วันที่ผ่านมา

      Aayadaha iyo Axaadiiis ta uu aqrinaayo maa quraafaad ah ileen shiikha waxkale masheegin

  • @MaxamedMacalin-r7l
    @MaxamedMacalin-r7l 29 วันที่ผ่านมา +1

    Wahaabiyooy afsoomaali iyo buuq lama rabee si cilmi ah ooga jawaaba Aayado iyo Axadiis

  • @abdirashidduale8945
    @abdirashidduale8945 27 วันที่ผ่านมา

    Suufiya iyo shiico waa isku mid dadka ha qaldin labaduba waxay qalbiga muslinka ah ku xidhaan qabuuraha iyo dad dhintay wax weydista marka islaamku maleh ciid dhimasho iyo dhalasho idinkuna sanadka ilaa boqol qabri baad u dabaal degtaa

  • @zola2487
    @zola2487 29 วันที่ผ่านมา

    Gabidhacleyn hadba meel ubood

  • @MaxamedMacalin-r7l
    @MaxamedMacalin-r7l 29 วันที่ผ่านมา +1

    Ka soojawaaba wahaabiyooy

  • @abdirashidduale8945
    @abdirashidduale8945 27 วันที่ผ่านมา

    Ninka leh qabriga dushiisa ku wareega sida dawaafka xaramka iyo shaakir oo leh qalbiga gashada muraadkina weydista miyaaney cibaado iyo baryo ahayn jooji dulmiga dadka ha lumin

  • @aminahashim8767
    @aminahashim8767 29 วันที่ผ่านมา

    Wahabiyaha Illahey cabuda Sufiyada Waha Cabuda Qaburaha Ittqillah Sofiyo

    • @husseinhassan7352
      @husseinhassan7352 29 วันที่ผ่านมา

      Astaqfirulah dheh 3 illah ulabo waxa maqashay lama rabe waxad aragtey la rba waliga ma argty ayago cabudayo hdalka ad dhahedo wa la qora beri hdi lgu waydiyo ma ada arky lug dhaho mxa ku jawabe akhiro 😢

    • @hadratulbarakahtv3188
      @hadratulbarakahtv3188  29 วันที่ผ่านมา

      Hadal cidla ah lama rabee Daliil ukeen in qabuuro lacaabudo Hadal shaqsi uu dhahay dhahay ileen Xujo ma ahane

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 28 วันที่ผ่านมา

      Wahaabiyo ibnu baaz iyo abutaymiya iyo m.c.wahaab ayay caabudaan oo ay aaminsan yihiin