جزاك الله خيراً جزيلا أستاذنا الفاضل النبيل الشيخ عبد الفتاح محمود غوليل قامع الوهابية المارقة والتيمية أهل الضلال والعناد Fulay kan o kala Kuma hor istaagi karo kuwii ka waaweyna baa ka cararay marka ha iska caytamo
Suufiyo haddii ay yaqaanaan Allaah qeyrkiisa ma baryi laheyn ee ogaada Allaah mahadii dhan kasta waa laga badiyaa,Allaah ayaa ku mahadsan salafiyiintu waxay yihiin ragii u istaagey inuu ku fido dalkaan Towxiid ama Allaah oo loo sugo waxdaaniyadiisa aan lirin cid la wadaagta koonkaan maamuladiisa.Mida kale ogaada dadku iney idinka dheregsan yihiin ineydaan heysanin ama ku sugneyn wada saxda ah ee uu ku sugnaa Nebigeena Muxammed ( scw ) iyo saxaabadiisa oo aad ka doorateen Sheekh hebel sidaa iyo sidaa ayuu yiri waa arin yaab badan carada Allaahna lagu muteysto.Allaah u towbad keena.
Hanuun ilahey ha Ku siiyo. Qof wax caayi mahan Nin diin ama alle ka cabsanaya
Masha Allah❤❤❤
جزاك الله خيرا كثيرا ❤❤❤
Manshalah ale ha barakeeyo shiikh Siciid naxwe ale haku
Muxuu suufiyada ciilay.
Sheekhan Siciid Naxwe waa caalim👈🏼👈🏼👈🏼👈🏼
جزاك الله خيرا شيخ سعيد بن عبدالرحمن
Allaah hakaa abaal mariyo adduun iyo aakhiro.
جزاك الله خيرا
Shekh waad na daweeysa Allah haku daweeyo😅
Alle kahu barakeeyo
بارك الله فيك
Mashalaah❤
Mashallah cheikh
جزاك الله خيرا يا أسد السنة
Talo Suufiyo haddii lala fariisanayo bishardi waa ineey Shirkiga ka baxaan
Ilaah iyo rasuulka ayaa cayda wahaabiyo ka nabad Gali waayay e ma Muslim baa ka nabag Galilaya
Muxuu yiri bacadle Allaha inaxariisto. Ayagoo halna aqoonin bay magacya hastened.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
كثر الله أمثالك وبارك الله فيك شيخنا الحبيب
Suufiyow aflagaadada waa ceeb midaa ogow.Mida kale aqoon diineed haddii aad leedihiin Allaah sokadii ma barideen,mida kale naxwe haku meereysanina waxa leysku heysto naxwe wey ka weyn tahey waa Towxiidka ah cibaado oo dhan Allaah keliya haloo sugo weeye arinku,suufiyow Allaah ka cabso iska ilaali carada Allaah iyo cadaabkiisa.
Haye suufiyo iyaga carara meesha
aaway qeebti kale ma intaan basaaaa.
ما شاء الله لا فض فوك
Kkkkjkj aar suufigaan waa ceeboobay maxaa kahadliyay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
جزاك الله خيراً جزيلا أستاذنا الفاضل النبيل الشيخ عبد الفتاح محمود غوليل قامع الوهابية المارقة والتيمية أهل الضلال والعناد
Fulay kan o kala Kuma hor istaagi karo kuwii ka waaweyna baa ka cararay marka ha iska caytamo
Waxay u eegtahay in suufiga Yar loo soo dhiibay warqada waxa ku qoran ba aanu garanayn
Hadii dood lasameeynayo suufiyo wxn kacodsana inay moowduuca kabaxin
Waxaan ilahey kaaga baryaa. Inuu ilahey Ku Soo hanuuniyo. Hadii aan laguu qorina. Dhibaato ayaad muslimka Ku dhex heysaane dhimo ilahey Na Ku ciqaab
Qofkii so jog laga wayo so jifaa laga helaa
shaydan kasto oo wahabiyo ah gerxun intuu ayaa musliminta gaalay sinayo ilahay wuxuu yiri
شيا طين الجن والانسwaa idin arkeeyna👀🎶
Garku dhib maaha wa sunne
Suufiyo cilmi barta
Aflagaado Mahe wax kale mataqaaniin miya
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. من باب التذكير أقول ليكن الهدف اخي المبارك هداية الناس وبيان الحق والحذر من حظوظ النفس والاستقواء بسلطان العلم
War carabi wax aad ka ogtahay maleh dooda iskeena ileen Fardo Lees kuhaayo Leeskuma faansho
Kani waa umi wax radinaya yaa khabith
Suufiyo naxwe kuma gaar taan naxwuhu waa shaqa dooda
Wax walba maanta waa laga badiyaa adeer Siwalba looga adkaa
Suufiyo haddii ay yaqaanaan Allaah qeyrkiisa ma baryi laheyn ee ogaada Allaah mahadii dhan kasta waa laga badiyaa,Allaah ayaa ku mahadsan salafiyiintu waxay yihiin ragii u istaagey inuu ku fido dalkaan Towxiid ama Allaah oo loo sugo waxdaaniyadiisa aan lirin cid la wadaagta koonkaan maamuladiisa.Mida kale ogaada dadku iney idinka dheregsan yihiin ineydaan heysanin ama ku sugneyn wada saxda ah ee uu ku sugnaa Nebigeena Muxammed ( scw ) iyo saxaabadiisa oo aad ka doorateen Sheekh hebel sidaa iyo sidaa ayuu yiri waa arin yaab badan carada Allaahna lagu muteysto.Allaah u towbad keena.
Waxan lagu haystaaa haddaa ma bariisba.😅
Salaf jadiid waa jahmiyo mur jio ah
Vidigan Qaybta lasxayo soo jara oo facebooga keena
Miskiinkaan iska daaya rag kaxoogbadan ayaa hadlay kuwaas maxaa looga war wareegayaa. Oo miiskiika loobaacsanayaa ninka lagu maga caabo. Abshir ayaa hadlay maaloo jawaabo kaas. Kan iskadhaafa. Dadka xooga leh hala aado
Abshirkaas waxbaba ma oga Kuwan Culumadooda waawayn baan xataa iskeeni karin
Adiga miyaa suufi wax ka sheegi, suufi waa idin ka fiicanyihiin yuhuudda ma taageeraan. Mujaahidiinta falasdhiinn jecel
adaaba mushrikk ahee !.
Lacnad Haku dhacdo jahmiyo yuhuud kalkaal ah.
Kanu waajaahil murakabaha wax uugarN hayo male
Waar waa fahankiisiiye kaaga uun ka hadal. Ogowna fahanka culimadu maaha caqiido
Lalacalka iskadaya wahabiyoy. Diinta idinka ku cusub wahabiyoy.
Caytan ayaad laimaaday kutubo leyskusoosiro wax inaad taqaana kamadhigno maba jirto salafiyo waxaabiyo ayaa jirta muslimiinti inad qilaafsantihiina waa shakilaan sh c/fitaax waa layqaanaa nin caaqlim ah oo layaqaano inad cararareeso ayaa igacad meesha
salafiyiin matihiin waa beentiin waxaad tihiin Nahaabiyiin Nahaabiya wahaabiya Lamadhaho ee waa Nahaabiya
Walaal caydu makuu haboono
جزاك الله خيرا