1 da luuliya Maxeey Diintu Ka qabtaa Sh Abuu Dhalxa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr 25 วันที่ผ่านมา +3

    waxanu noolnahay waqti in badan oo umada ka mida lagu qanciyey inay xadaarada liidata ee reer galbeedku ay tahahay wadada nolasha suuban lagu gaarayo sidaad darteed ayaa reer galbeedku waxay ku qanciyeen in badan oo umada ka mida inay taageeran nadamyada reer galbeegu dabada ka riixayo oo ay ka mid tahay mida soomaaliya reer galbeedku ka hirgeliyey waxaa taageeray dad ay ku jiraan culumo, caamo, aqoonyahan, oday dhaqameed ayadoon loo eegin waxa wadanka ay ku dhaqayso ma shareecada islaamkaa mise waa demoqaraadiyad gaalnimaa hadaba waxaa umadu u baahantahay in dib loo soo celiyo isku xukunka kitaabka Allaah si loga baxo jaha wareerka

    • @dacwadadiinta24media
      @dacwadadiinta24media  23 วันที่ผ่านมา

      Maashaallaah baarakallaahu fiik

    • @GANEY12
      @GANEY12 23 วันที่ผ่านมา

      @@jamaabdi-ym6dr nacam waa sax waa kugu raacsanahy in kitaabka ilaahay lagu dhaqmo

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 23 วันที่ผ่านมา +1

    mhdsnd shikh abuu dalxa waa sax gumaystaha ayaa noo SAMAYNAYAY anaguna waa raacnay galadu dhibka ay noo gaysanayaan waxa noo tarayaan dhibkooda ayaa badan alaha jabiyo eyaga iyo kuwa lajira aamiin

  • @osmanmohamed9339
    @osmanmohamed9339 25 วันที่ผ่านมา +3

    Mashaallaah waxaad ku hadashay hadal xaq ilaahoow somali iyo adoomadaada oo dhan soo hanuuni adigaa awoodee yaa rabl

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 24 วันที่ผ่านมา +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t 23 วันที่ผ่านมา

    Alle hakaa ajar siiyo annagana kuwii wanaaga iyo waanada raaca Allaha Naga dhigo oon Sawaxan kasta oo qaldan aan looga jeedinin dantoda addun iyo tan aaqiro . Aaaamiiin

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 25 วันที่ผ่านมา +1

    Waa sax in loo Dabaaldago maalinta Soomaali ku weyn. Shiikh Soomaali walba wey Diin maayo taas lkn dhaqanka Soomaaliya Hala ilaaliyo waan ka dhageysanayaa

  • @maxamedcabdi4352
    @maxamedcabdi4352 23 วันที่ผ่านมา

    Masha alah shiiq wa sax walhi❤

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 23 วันที่ผ่านมา +1

    1 july waa maalinta niikis rag iyo fumar idku miikyaan sidaa aragnay. Sheeku miyaani daawan clips mefiaha ku jira. Sunxana Allah. Waa makhnasdad iyi diin burburin ah

  • @rafiq5722
    @rafiq5722 25 วันที่ผ่านมา +1

    Magaca bisha ayaaba Dembi ah waayo waa wax ay Caabudi jireen Gaaladi atagaana noo calaameeyey mcl Calanka

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 24 วันที่ผ่านมา +1

    Waa malintiii galadii ilahey m
    Naga korqadee xumaha kahadal lkn galadii oo ilahey naga korqaday

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 24 วันที่ผ่านมา

    Waa Runtaa sheikh abuu dhalxa waa munkar dabaldagyada sida fosha xun loo sameynayo iyo Qarashadka Ku baxayaba

  • @aishakhafane9913
    @aishakhafane9913 23 วันที่ผ่านมา

    alxm wilgey alanka Uma dabal dagain allwo no danbi dhaf 😢😢😢😢

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 23 วันที่ผ่านมา

    Qomiyadda soomaaliyeed maalinteeda Xornimo udirirka cidna weydiin mayno yaahuu

  • @hassanhajir5878
    @hassanhajir5878 24 วันที่ผ่านมา +1

    HAL WANKU RACSANAHAY MUNKURKA LKN KUGUMA RACSANI MUNASIBAD MA BANAANO MIDEDA KALE CULIMADA HESHIYA O GO,ANKA QATA NINKASTABA RATIGISA YU KU HADLIN HOGAAN INOO KEENA DIINI AH

  • @GANEY12
    @GANEY12 25 วันที่ผ่านมา

    Sax waayec

  • @mohamedyusufali7518
    @mohamedyusufali7518 25 วันที่ผ่านมา

    Camal shaydhan ayay hayaan.

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t 23 วันที่ผ่านมา +1

    إنما يتذكر اولولالباب

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 25 วันที่ผ่านมา

    SOOMAALIA NACAB QABYAALADAYSAN BAA HOGAANKA U QABTEY OO DIINA SHAQO KU LAHAYN NASIIB DARO WAYN ILAAHAAY HANA BADBAADIYO.

  • @aishakhafane9913
    @aishakhafane9913 23 วันที่ผ่านมา

    alxm wilgey alanka Uma dabal dagain allwo no danbi dhaf 😢😢😢😢