Hooyo hadad Nuujiso Tahay oo caano badan rabto Cabitaankan Ka wardoon😋

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 381

  • @xanaanqurux3876
    @xanaanqurux3876 4 ปีที่แล้ว +37

    Masha allah nasra waan baraa neynaa cabitankii qajarka wlhi wali kama dhargo dad badan oo aaminsana qajar inla shidin markan tusay wanku heysana aay dhaheen adigana laga bartay shukran abaayo

    • @ruuneyppeh7236
      @ruuneyppeh7236 4 ปีที่แล้ว

      Apyo qajaarka malashiida igadawa gee

    • @samiroabdullahi3862
      @samiroabdullahi3862 4 ปีที่แล้ว

      P

    • @ifrahmohamed6936
      @ifrahmohamed6936 4 ปีที่แล้ว

      nayaofnaya🤫

    • @achillesjames2051
      @achillesjames2051 3 ปีที่แล้ว

      I know I am kinda off topic but do anybody know a good site to watch new series online?

    • @aaronazariah3069
      @aaronazariah3069 3 ปีที่แล้ว +1

      @Achilles James lately I have been using Flixzone. Just google for it =)

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel 4 ปีที่แล้ว +10

    Maasha allah 🥰

    • @mahadmaxamud2241
      @mahadmaxamud2241 3 ปีที่แล้ว

      Mshaa alaah ishcalaa mcn 😉😉😉💯

  • @sacdiyadahir4127
    @sacdiyadahir4127 4 ปีที่แล้ว +10

    Cabitankan habayartey ayan usamen jiray 2018 sonkiii hel iyo cano ayaa kudarijiray😘

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah 😋👌

  • @suubanabdi3720
    @suubanabdi3720 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxuu aad ugu fiicanyahay dadka.madaxa xanuuno hurdo iyo daganaan ka qaadaayaan haday karsadaan ama casiir ka shiitaan qorfo ama heel ku darso ama chocolate maashaa allaah macaan thanks walaalo

  • @hanibootaan1687
    @hanibootaan1687 4 ปีที่แล้ว +22

    haaa waa cabay waa vitamin hurdo ayuu ku siinaaa waa cabitan fiican 😍

  • @inaali4194
    @inaali4194 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah
    Allah ajar kasiiyo abyo madama maamo nuujiso aad tahay waxaad noo Soo badisaa waxyalaha canaha naaska badiyo thank you

    • @raxmaminey3036
      @raxmaminey3036 4 ปีที่แล้ว

      Masha allh xabiibti nasra cadey keep goin mcnto

  • @nadiabashir1982
    @nadiabashir1982 4 ปีที่แล้ว +3

    Woooooow masha allh abyo Nasra Abtidooon keep going sista
    First Comnt like Halagu waalo hee

  • @maxamedbiixi4699
    @maxamedbiixi4699 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah gacanta iyo caqliga rabi hakuu barakeeyo Nasra ❤

  • @xaliimodegan609
    @xaliimodegan609 4 ปีที่แล้ว +5

    Mcnt jasakalah khyr wan tijabinyna qliyey xbt wxaa nosoo smeyaa digaag dhamestiran oo forno ah wa iga codsi shukrn

  • @ruweydayareyofficialchanne853
    @ruweydayareyofficialchanne853 4 ปีที่แล้ว

    Nasra quruxey isoo booqo xbbtiii mashallah allaha idiin barakeeyo juuska

  • @shukrimohammed4146
    @shukrimohammed4146 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran xbbtii waa abitaan mashalah ah cafimad kucaba

  • @AaminaAli-p4v
    @AaminaAli-p4v 27 วันที่ผ่านมา

    Allah ha ku barakeeyo wll mahadsanid qaali

  • @abdallaalsharif562
    @abdallaalsharif562 3 ปีที่แล้ว

    Rag iyo dumar iyo caruur waa u fiicanyahay, macalimada tahay, hayl iyo caano iyo sokorta Kuma darsado. Kheyr badan allaha ku siiyo

  • @ilhaamabdulqaadir7981
    @ilhaamabdulqaadir7981 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaaah noosoobadi cabitaaanada saaas camal ah midahale mado maskax day ufiiican aakujirto saga iyo maraqa malaaayga qeebta xifdiga

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 3 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah wlooo guulayso from qatar doha

  • @nimonorali4168
    @nimonorali4168 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah abaayo waligay macabin balse aadan uga helay wana tijaabinaa abaayo sida ugu dhaqsaha badan wlaashay mhadsanid Alla haku barakeeyo xbbti ♥️

  • @NimcoNimco-jp5wb
    @NimcoNimco-jp5wb 4 ปีที่แล้ว

    masha allah xabibtii shukran qery badn ale ha ku siiyo wan kahelay cabitaanada oo dhan noso badi qaali

  • @khadraahmed5151
    @khadraahmed5151 ปีที่แล้ว

    Mansha Alllaaah wllshy nasra Abtidoon

  • @sacdiyamaxamednuur5167
    @sacdiyamaxamednuur5167 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid aad ayaan uga dhergay walh waa runtaa waliba hurdo badan ayaan kahelay

  • @maryanalichannel9872
    @maryanalichannel9872 4 ปีที่แล้ว

    M.a waa cabitan mcñ wlhi wixi isha deqdaa urka deeqo adaa horey u dhahay mohoo m.a abyo mcn keep going

  • @enjoyyourtime8437
    @enjoyyourtime8437 4 ปีที่แล้ว

    Habaryar waad mhdsnthy waa cilmii cusub chanalkadaa ayaa mantaa cabitaan karadinaay waan ka helaay wlhi wax yaar oo fudud masha Allah ku xafido

  • @koritaankacaruurtachannel7329
    @koritaankacaruurtachannel7329 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid abayo

  • @faadumo5838
    @faadumo5838 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qaali Allah ku xafido gacanta allah ku barakeeyo waka faaiday

  • @jaabirishak4401
    @jaabirishak4401 4 ปีที่แล้ว +8

    Maya waligey ma cabin Ina subsado waye 😍

  • @misshamdi1801
    @misshamdi1801 4 ปีที่แล้ว +1

    Bocor Mel oo joogo waa caafimad maskax furfure iyo madax dajiye aaladhahaa bocor katiiton 👏😋

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah qaali shukran 😍😍

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo waa
    Cabitaan qater ah runtii
    Shugran xabiibti Allah haku
    Xafido 👌👌🌹🌹

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah6919 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah waxkasi badane waka sugeyna inshallah xidigtii xamar bila guul iyo gobanimo Nasro

  • @istarlincali4292
    @istarlincali4292 4 ปีที่แล้ว +1

    Xabiibti ilaahay haku barakeyo

  • @falastiinali3133
    @falastiinali3133 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh ilhy xifdiyo abyo qali ah ilxun kuma argto waligaa cadow u nolaw aaamiin

  • @hm-vb2zv
    @hm-vb2zv 4 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahau walaashay
    Caadi maahan horay u soco xabibti

  • @ayankassim9863
    @ayankassim9863 4 ปีที่แล้ว +1

    Shkran nasro cadey kheer allah mcanto

  • @naruuranalka7362
    @naruuranalka7362 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah my queen Allah ku xafido

  • @AhmedAli-os7ee
    @AhmedAli-os7ee 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo hormar wacan ayan kuu rajeynaa

  • @maryanjaamac3482
    @maryanjaamac3482 4 ปีที่แล้ว

    Markii bocorka keligiis lakariyo oo subag iyo sonkor lagu cuno waxaa la dhahaa bocor taambi

  • @sacdacabdi3624
    @sacdacabdi3624 4 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله تبارك الله اختي الكريمة جزاك الله خيرا

  • @nafisaisaaq4997
    @nafisaisaaq4997 4 ปีที่แล้ว

    Wax badan ayan kaa faaiday abyo mcnto alle ajar iyo xasanaad haka siiyo

  • @aishahamudmohamed5787
    @aishahamudmohamed5787 4 ปีที่แล้ว

    Waaw maasha Allaah inaba caadi Mahan hbbtii mahadsanid nasra abtidoon

  • @iqromahamed5012
    @iqromahamed5012 3 ปีที่แล้ว

    M.a abyo allh ku xafido

  • @munocabdiraxmaan1852
    @munocabdiraxmaan1852 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abaayo horo usoco waan faaiday 💖❤❤😍❤❤

  • @umubayaan6097
    @umubayaan6097 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah xbibti shukran

  • @istaraxmed3802
    @istaraxmed3802 ปีที่แล้ว

    Masha alaah abaayo

  • @kulusugroup6674
    @kulusugroup6674 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qaaliyey wn kuwayay malmahan dhannaa kusugayay xagee kadhacday mcn

  • @muniiramaxamed2107
    @muniiramaxamed2107 3 ปีที่แล้ว

    Waan karsaday Qatar nasrooy mattano allow ku sii sida wanaagsan ood dadka aad uqancisid ayaan ka helay

  • @deeqomaxamed189
    @deeqomaxamed189 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo wan kafaidnay alle ha ku xafido

  • @sihaamdaud5886
    @sihaamdaud5886 4 ปีที่แล้ว

    Iyaa ani bocorka majecli marka maraqa lgu daro lkin cabitankisa barobena macan u egyahaye

  • @zahranuur4237
    @zahranuur4237 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo thank you waaso tijaabinaa

  • @fatimamohamed1448
    @fatimamohamed1448 4 ปีที่แล้ว

    masha allah abaayo mahadsanid waan sameysanayaa insha allah waxan ahay nuujiso

  • @maryanaragsan1726
    @maryanaragsan1726 4 ปีที่แล้ว

    M.a Qurux Hooyo kafaidesta

  • @AssAss-me9mh
    @AssAss-me9mh 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc masha alah nasro caday baryahan xagaa aday Wa lugi waye masha alah xabibiti ilhay gacntada haku barkeyo hoyo ajir iyo xasand macanto bocor waashay qaliya ajir badan insha alah

  • @queenzahruuja8772
    @queenzahruuja8772 4 ปีที่แล้ว

    M. A abyo horay u soco

  • @drsamakabahmed4380
    @drsamakabahmed4380 3 ปีที่แล้ว

    M.a wllo wankafaidnay alah kudhowro

  • @umuzubaydaha5427
    @umuzubaydaha5427 4 ปีที่แล้ว +2

    abyo adoo karinin bel tijaabi kuna dar canbo iyo beetee garaaf adaa yaabi doono
    waxaan u diidaa inaa kariso waxaa kadhimanaa anficii loo cunye shukrn

  • @farxiyacabdulaahi6052
    @farxiyacabdulaahi6052 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah nasro waba ubahnay cabitaankaa

  • @hiboadan4168
    @hiboadan4168 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xabiibti allaha haku barakeyo gacantada

  • @suubanabdi3720
    @suubanabdi3720 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah abaayo waad noo dadaashay hadaan nahay hooyooyinka asagoo ciirinka ayaa caalamka.kale laga cunaa salad camal aad ayuu caafimaadka ugu fiicanyahay

  • @realshowchannel5812
    @realshowchannel5812 4 ปีที่แล้ว

    Waa bocor katiitoow Abyo

  • @fatumaabdirahman3676
    @fatumaabdirahman3676 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah haku xafido abayo

  • @zahracawad2565
    @zahracawad2565 4 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah nasro alaa yacizak

  • @maqdisukiina1773
    @maqdisukiina1773 4 ปีที่แล้ว

    Msha allah abyooy alle haku barakeyo wax thy ruux wngsn

  • @nafahatmoalimkhalif1767
    @nafahatmoalimkhalif1767 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo mahadsanid

  • @Annab_mohamett
    @Annab_mohamett 4 ปีที่แล้ว +1

    Nasro apyo waxa cad ee dhexda bocorka kujira mala jaraayo miyaa🤔

  • @sowdaabdi343
    @sowdaabdi343 4 ปีที่แล้ว

    Waan tijabiyey waana kahelay masha Allah

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah nasriina ayaantaa. waxey kashidan tahay bocor cade waan tijaabin doonaa 👍👍👍

  • @مهندالشميري-ن8ن
    @مهندالشميري-ن8ن 4 ปีที่แล้ว

    Waxkale nasro cadey xaga cabitanka wanaga dhistay masha alah alah kuxafido

  • @sadiahassanmahamed673
    @sadiahassanmahamed673 4 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay nasra inta aad noo faa iideysay waan ku faraxsanay in aan ka mid noqdo saxiibada jannalkaaga

  • @nasroelmi8567
    @nasroelmi8567 4 ปีที่แล้ว

    Waa mid aaad no anfacaayo hadi aa nahne hooyoyinka nuujiya

  • @waxbaajirotv3938
    @waxbaajirotv3938 4 ปีที่แล้ว +1

    wlh waxbaan kaa faaiiday i liked cabitaankan

  • @nalkacadey1938
    @nalkacadey1938 4 ปีที่แล้ว

    Waxbdn ayaaan kafaaaiday qeyr allah hakusiiyo abaaayo

  • @aishacuud5167
    @aishacuud5167 4 ปีที่แล้ว +1

    cabitanka aad baa uga hele abyo

  • @sahramahamed6501
    @sahramahamed6501 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah

  • @xamdimaxamud5606
    @xamdimaxamud5606 4 ปีที่แล้ว

    maasha allaah abaayo mahadsanid

  • @xamdiahmed3460
    @xamdiahmed3460 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah xababti nasro cadey wanku jaceylahey allah nokadaayo

  • @maryanruun4382
    @maryanruun4382 4 ปีที่แล้ว

    Shukran abayo wax an muhim u aha an kabartay

  • @hawohassanali2315
    @hawohassanali2315 4 ปีที่แล้ว

    thanks abaayo wan soo tijaabinaaa inshalah

  • @hibochannel9358
    @hibochannel9358 4 ปีที่แล้ว

    M.a abaayo nasro abti doon hormar wacan xabiibti isha cadawaga Allah kaa haayo

  • @aminaibrow5182
    @aminaibrow5182 4 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah halmar cabay abyo ano didayo kalay arag caadi maaha😍😚

  • @ruweydadaahir5470
    @ruweydadaahir5470 4 ปีที่แล้ว

    Asc abayo macan cabitanka and iyo and ayuu umacanbadayahy waad mahadsantahy aqoontada alaha haku siyadiyo

  • @ikraanmohamed1455
    @ikraanmohamed1455 4 ปีที่แล้ว

    Xabibti masha alah alaha ku barakeyo

  • @shamsoaxmed866
    @shamsoaxmed866 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah mcnto illahay haku xifdiyo waa cabitaan mcn oo vitamin ah mahadsanid

    • @shamsoaxmed866
      @shamsoaxmed866 4 ปีที่แล้ว

      Maanta aniga ugu horeeyo asxbta

  • @امعاءشه-ي2ح
    @امعاءشه-ي2ح 4 ปีที่แล้ว

    masha allah nasra jazakallah mcntoh

  • @farhiadhoolcali8475
    @farhiadhoolcali8475 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah haku xifiidyo

  • @asnaadmacalinkhaliif2211
    @asnaadmacalinkhaliif2211 4 ปีที่แล้ว

    Nasra qaali ad bad uu mahadsanthy wan tijabiyay cadi ma ah ilahay gacantada ha ku barakeyo

  • @qadiijoyuzuf5556
    @qadiijoyuzuf5556 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo wn ka helay wn tijabinaa insha Allah jazakallah kheyr

  • @nasteexoyuusuf3066
    @nasteexoyuusuf3066 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa sameyna insha allaah umc runtii mcntoy alle haku xafido wlhi waxaa thy dacad wixii fcn nala wadagto alle haku xafido ❤❤❤❤

  • @umamuzamilcooking3866
    @umamuzamilcooking3866 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah xabiibtii horey usoco abayo guuleyso waligaaa

  • @hafsayusuf2063
    @hafsayusuf2063 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo nasro cadey allaha kuxafido

  • @shukrimusetalentchannel2457
    @shukrimusetalentchannel2457 4 ปีที่แล้ว

    Maskaxdana Wuu Dejiyaa Bocorka Haddaad Cabto Iyo Hadaad Cuntaba

  • @CaashocuudCaashocuud
    @CaashocuudCaashocuud 4 ปีที่แล้ว

    NASRO abyo umul aya ahy canaha aya igu yar wax yabo badan noso gali alaha ku barakeyo

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 4 ปีที่แล้ว

    Waligay ma tijaabin wlh blse inaa hada tijaabiyo waye inshaAllah adna abayo waad mahadsanthy waxyalo bdn vitamin ah aad noosoo gudbisay❤❤❤❤

  • @حارسةالقران
    @حارسةالقران 4 ปีที่แล้ว

    masha allah bocorka maskaxda wuu ufcnyh dadka hurda kuyarthynay wuu ufiicanyhy

  • @ardocabdiraxmaa4046
    @ardocabdiraxmaa4046 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @ruqiyahfuaad4622
    @ruqiyahfuaad4622 4 ปีที่แล้ว +2

    Xabibti Jazakallah qeyr Allah haku xifdiyo waanku jeclahay Ilahay dartiisa Anigoo waligeey kuarag ayaan sidhabbaan kujeclahay lakin habeen dhan baan kugu riyonayay anigoo kula kulmay sasbaan isku aragnay

  • @mariaabdullahialiseef6537
    @mariaabdullahialiseef6537 4 ปีที่แล้ว

    Xayaati shukran mcnbadan

  • @maamomaama4539
    @maamomaama4539 4 ปีที่แล้ว

    Asc abaayoyin cuntad cagaaran lagma badiyo karinta waxaa dhimnaaya nafqadii liiga danlhaa lakiin hadaad kabdiso karinta waa suuf wax madhaanto lasocda

  • @mishtiimaxamed4803
    @mishtiimaxamed4803 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran abaayo nasro waan tijaabinaa insha Allah waana kuu xiisay welcome back

    • @munobile6851
      @munobile6851 4 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah walashay waan kaheelay wana tijabindonaaa hadu alle idmo

  • @bushroabdullahi2611
    @bushroabdullahi2611 4 ปีที่แล้ว

    Wlh waligey cabitan kamacan macabin umalena inaba caadi maahan maanta ayaan tijaabinay lagama sheekeyn karo nasra abayo kher badan ilahay haku siiyo waad noo hagar baxday

  • @sucaadomar6108
    @sucaadomar6108 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah 🙏🙏

  • @canababuukar3722
    @canababuukar3722 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah abyo qaali ah allha ku xafido