Madax Dajiye Bocor Cade aad u macan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 358

  • @naaniiali896
    @naaniiali896 4 ปีที่แล้ว +28

    Nasro waxaa noosoo sameesaa boos bakooni oo macaan codsigeyga inaa tixgali doontit ayaan rajeeynaa

  • @farhiomudei2829
    @farhiomudei2829 4 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaa Allah nasro cadeey cunto macaan ayaad na bartaa rootigii iyo digaagadii iyo jiiskii waa baroobeey macaan aniga iyo caruurteyda waan ku duceynay

  • @sacdiyoqalid1833
    @sacdiyoqalid1833 4 ปีที่แล้ว +16

    Walashey nasra inteey jiigda idil oo cuno karista dadka barto 🙏

    • @KaafiShow
      @KaafiShow 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe isar plz

  • @susaanacabdullahi2655
    @susaanacabdullahi2655 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha,allah fitimiin wayy waana laku cayilaaa hooyadeet mcn ayaa inoo sameyn jirty waqtikaa yareen waliba subg ayee inooka garin jirty mcaaankiiisa lakama sheegeen karo runti

  • @fallisfallis5643
    @fallisfallis5643 4 ปีที่แล้ว +59

    Allah dartiis 1000 subesgrb like plz igu cwiya plz

  • @phatmaadam6832
    @phatmaadam6832 4 ปีที่แล้ว

    Madax dajiye rasmi ah waye wlh

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 4 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah abayo shukran ❤❤

  • @sundusasad1008
    @sundusasad1008 4 ปีที่แล้ว +4

    Ala bocorki xamar iyo bacdi qafiifka ahayd xasuuus wlhi ❣️

    • @shamsoaxmed866
      @shamsoaxmed866 4 ปีที่แล้ว

      Sucdi birta lagu jar jaro ayaa laguso dhiiba

  • @naimaduran2616
    @naimaduran2616 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaaah masha allaaah ilahay ha ikaa xafido mcnto ina ba caadi mahan wlhi ⚘🌷⚘🌷

  • @simansaafi1895
    @simansaafi1895 4 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah cdy bocorkaan waan ku diimi rabaa saan u cunaaye lee wlhi madax hadii uu ku xanuunaayo,aad ayuu igu fcnyhy teeda kale birta baradhada cml mid u eg ayaa lagu jaraa abyo adoon caloosha ka bixinin unbaa fiiqee then waa hoolee leee intii cadeed ayadaaba harayso marka intii laguu jar jari lahaay inaa adi soo jar jarato aa fcn waa ani ahantay halmalin aan soo gatay waana arkay birta ay haystaa suuqa saan oga raadinaye aan soo helay alx birtana bakaaro buux waaye mel walba laga helaa abyo

    • @simansaafi1895
      @simansaafi1895 4 ปีที่แล้ว +1

      Uncim Uncim abyo mcn 0.5$ Ayaa lagadaa suuqa bakaaraha mesha maacunta karaadi insha Allah sawirkeeda hadaa rabto xita wan kuu soo diraa

    • @HabbonFeysal
      @HabbonFeysal 2 หลายเดือนก่อน

      Abyo aniga rabo eeisoo dir sawirkesa​@@simansaafi1895

  • @xaragodheyman5226
    @xaragodheyman5226 4 ปีที่แล้ว +3

    Kenya bocorkan wacariri 😋walahi xamar isoxasusisay manta 12sano kahor sanaa xamar logu gadayay mashaAlah

  • @siman1438
    @siman1438 4 ปีที่แล้ว +8

    Wwww anigaa uku horeyo manta nasro ilahey haku xafido mcnto

  • @mohamedosman-jb1kt
    @mohamedosman-jb1kt ปีที่แล้ว +1

    Sonkorta maxa ugu dartay maclimadeyda kheyr allah ku siyo

  • @fahiimoaweis681
    @fahiimoaweis681 4 ปีที่แล้ว +5

    Maansha Allah abaayo nasro waxa badan waan kaa faaideeysatay maansha Allah ilaah gacantaaa ha kuu barakeeyo nolaalow intii nolaal jirto

    • @Pentoncomedy
      @Pentoncomedy 4 ปีที่แล้ว

      Sax m.a abyo subcrbe isar plz

  • @drrazan5239
    @drrazan5239 4 ปีที่แล้ว +5

    5 years macunin bocorkan dartis somalia u imana insha allah Allah

  • @rowdaabdullahi3504
    @rowdaabdullahi3504 4 ปีที่แล้ว +7

    Aniga majecli inuu jajawo marka biyo dhan maku dari maasha alaah waa jeclahay bocorkaan lkn jarjaridiisa necbahay

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah reer baraawe waxay oran jireen TAAMBI magac ka maskiin ma aha❤

  • @RamaasReal_Official
    @RamaasReal_Official 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah gacanta alle hakuu barakeeyo qli

  • @haniabdullahi2334
    @haniabdullahi2334 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah allha ku xifdiyo
    Ad io u jclhy bocorkan msha allh waye maskax dajiye hurdo ma radineysid

  • @simanhaji6020
    @simanhaji6020 4 ปีที่แล้ว +3

    Abyo gacantada allha ku barakeeyo nasra wxn kasugaayaa dhandhanaankii gbdhaha walaca ah plz iii tixgali codsigeeyga 👈

  • @sabyasooqu7347
    @sabyasooqu7347 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah rer muqdisho weey ilbaxen aniga waxan u aqana bocor Tambo barawo waxan kahelijirney asigo sida udiyarsan

  • @ijka4956
    @ijka4956 4 ปีที่แล้ว +5

    bacdaan goormee iigu dambeysay dadkeygi iyo dalkeygii waan idiin xiisay

    • @KaafiShow
      @KaafiShow 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe isar wll mcn

    • @kowsarxasan2819
      @kowsarxasan2819 4 ปีที่แล้ว

      Nasro wankosalamay walashey arinyar inakowediyo ayaraba labarkasekohelikara adorali

  • @amoonabdifitahamounita7554
    @amoonabdifitahamounita7554 ปีที่แล้ว

    M.a 2023 bishii 9 daawanayaa inta soo gatey aqoon wayey 🎉❤thanks qali

  • @sagalmohamud8127
    @sagalmohamud8127 4 ปีที่แล้ว +1

    msha allh mcnto runtii i like best wlhi shugran nasro abti doon ilah haku xafido insha allh

  • @sahrocumar7226
    @sahrocumar7226 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allh nasro. Abayo qali. Jazakal laahu qeran wan jeclhy bocor cadaha

  • @mushtaaqmacalin2084
    @mushtaaqmacalin2084 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah kubarakeyo sharafey GAcantaada Allah kuu barakeeyo sidaan iyo sikasii wanaagsan Ayaan kurajeynayaa walaasheda qali

  • @sacdiyoshaaciye9932
    @sacdiyoshaaciye9932 4 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah nasro abtidoon wax bdn ka faaiday inkastoo mar dhaw kuso biiray chanalkaga hadane cashar walbo so dhigtay dib ufiirsaday waana so dajistay si aan iskugu dayo usameyo waaxana kugu jecladay wax yalo bdn xamar gudaheeda laga heli karo noguso sameysaa casharada bixineyso mahadsanid mahadsanid walashey mcn

    • @amaalmaxamed6682
      @amaalmaxamed6682 4 ปีที่แล้ว

      Intaad taqanay in aan ahayn miyaad faaiiday dhaman waa cunto somali

  • @nasroelmi8567
    @nasroelmi8567 4 ปีที่แล้ว

    Mash allh abaay madax dajiye waaye waka faa idne xabibtii

  • @aaminafaaraxfaarax8068
    @aaminafaaraxfaarax8068 ปีที่แล้ว +1

    Maashaah abayo

  • @umunaima2953
    @umunaima2953 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah qatar waye horey usoco nasro cadey❤❤😍

    • @KaafiShow
      @KaafiShow 4 ปีที่แล้ว

      Isoboqo cdy

  • @safsafcusmaan3724
    @safsafcusmaan3724 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alah nasro qaxwo xarar uqado Lee waye ilahay haku xafido alxdulilah nimcada ilahay nasiyay inan ugu shugrino waye alahauma lakalxamdu walaka shigru ilahay wadanka hano xafido cadwgana hanaga qabto

  • @omarsaeed531
    @omarsaeed531 2 ปีที่แล้ว +2

    Karintiisaaba waqti dheer qaadanaysa. Maqaayad lagu kariyo ma ii tilmaami kartaa adigoo mahadsan?

  • @FARAHTUTORIAL
    @FARAHTUTORIAL ปีที่แล้ว

    aad baan u jeclahay bocor cadaha thanks 🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @QadrayusufQadraYusuf
    @QadrayusufQadraYusuf 4 ปีที่แล้ว

    Masha.alah nasro horo usoco. Bocor cade. Waye. Anaa. Aqan. Wana jeclahy. Dharerka. Igasocda

  • @aaminaxasanmaxamed3056
    @aaminaxasanmaxamed3056 3 ปีที่แล้ว

    Cajiib waaye qaliyey

  • @fardowsomaxamedcali1940
    @fardowsomaxamedcali1940 4 ปีที่แล้ว +2

    mash allaaha nasro allaha kuxifdiyo aad ayaa kaga Faaidnay

  • @shukrimusetalentchannel2457
    @shukrimusetalentchannel2457 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Nasro Sanad iyo Bar Ka Hor Ayaan Xamar weyne Ka Soo Gadan Jiray Asagoo Sidaas U Habeysan

  • @yasmintakow1766
    @yasmintakow1766 4 ปีที่แล้ว +3

    Xppti anaga rer marko hdaa nhy bocor taam be dhahnaa qaabka aan u sameesano wn kl duwanhy tnx xayaati

  • @qurxintaguriga6826
    @qurxintaguriga6826 4 ปีที่แล้ว +2

    Bocorka ugu qalelsan ay Ku jarayan dhanag malahn bocorka mid markaas laso guray a lagataa kuwaan wax jiraan ma ahn

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  4 ปีที่แล้ว

      Adoo tagan aa lagu jar jaraa bocor fcn leena baxsanee adi

  • @sabyasooqu7347
    @sabyasooqu7347 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi sifican ayey u jarjaren hadan muqdisho imado Wan cunidona insha Allah maskaxda ayu u ficanyahay

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali 4 ปีที่แล้ว

    Xamar markaan imaado alah igaarsiiyo ama iisoodhiiba reer xamar🎤🎤🎤

  • @mohamedyunis8121
    @mohamedyunis8121 4 ปีที่แล้ว

    adigo mahadsan bocor cade oo cabitaan laga digaayo soo diyaaei adigo mahadsan

  • @asmamaxamuud1421
    @asmamaxamuud1421 4 ปีที่แล้ว

    Bocor af Somali magac kale ma lagu yidhaahdaa

  • @jumalaachannel8068
    @jumalaachannel8068 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah gacantaada alle hakuu barakeeyo

  • @queenhanna8756
    @queenhanna8756 4 ปีที่แล้ว

    bocor cade ladhaha xabbty jazakallah abayo aqoontada illahay hakuziyadsho anagunah kuwi kafaido allaha naga dhigo shukran alfa marat mcnto

  • @sacdiyocusmaan9472
    @sacdiyocusmaan9472 3 ปีที่แล้ว +1

    Bocor basto weyan

  • @sadiaahmed1046
    @sadiaahmed1046 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc nasro cadeey maashaa allaah maamo macaan allaha ku xifdiyo 👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍

  • @umurazan7881
    @umurazan7881 4 ปีที่แล้ว

    Wlh baladweyne waisoo xasusay waaaw👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @amiiraamiira4830
    @amiiraamiira4830 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah waayo waayo aad ii celisay mar hore ayaa iigu dandeysay bocor cadde

  • @leylaqaliif7615
    @leylaqaliif7615 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah waxaan u aqaanaa madax dajiye

  • @aminaibrow5182
    @aminaibrow5182 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah nasradeydi mnta wd iga qoslisay runta waye hbibt nolaw😍😘

  • @rasmiruun6686
    @rasmiruun6686 4 ปีที่แล้ว

    waaw maasha.allh mahadsanid xapipt wan ka faa.iidnay

  • @missmudug9247
    @missmudug9247 4 ปีที่แล้ว +2

    Gacantada allh kuu barakeyo abyo❤

  • @rowdaabdullahi3504
    @rowdaabdullahi3504 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah mahadsanid gacantada allaha ku barakeeyo

  • @fartumsicid2079
    @fartumsicid2079 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walashey qaliya nasra cadey alle hakuxafido my sister

  • @amaalmustaf7013
    @amaalmustaf7013 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abyo shukran allaha ku xifdiyo

  • @deqoahmedmohamed3302
    @deqoahmedmohamed3302 4 ปีที่แล้ว

    Maansha alah waan ka faaiday qeyr alha ku siiyo macalim ❣❣🙏

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah shukran xabibti 😍

  • @umumalapzan4220
    @umumalapzan4220 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah xabiibti xafidullah alle haku barakeeyo gacantada ducadeyna alle haku aqbalo mcnt
    beri insha Allah an hooyo mcn u sameyna

  • @asmahassandagan8530
    @asmahassandagan8530 4 ปีที่แล้ว +3

    Bocor aduunkaa unecbahay lkn waxa iguqasboysaa lkn waa ijecleysinoysaa

  • @kiinmuleexoofficial6626
    @kiinmuleexoofficial6626 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allah sida umacaantahay waan ka helay

  • @luulachannel9714
    @luulachannel9714 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah xbt 2isbuc kahor igu dambaysay samestay wan jeclahay alle haku barakeyo gacantada

  • @josafiinashiima4957
    @josafiinashiima4957 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah waaye bocorka
    Nasra thanks qaali

  • @abbasosman8643
    @abbasosman8643 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah

  • @umloolu6665
    @umloolu6665 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah macan walahi bil caafiyo xabibti💋💋❤️❤️❤️❤️💋💋💋

  • @abdishakurofficial6524
    @abdishakurofficial6524 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abyo

  • @ramlaahmed7003
    @ramlaahmed7003 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah abaayo nasra guuleyso💖💖💖🌹💋💋💋🌹

    • @KaafiShow
      @KaafiShow 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe isaar wll mcn

  • @zahracawad2565
    @zahracawad2565 4 ปีที่แล้ว +1

    Nasro xabiibti waxaan jeclaan lahaa oon kaa codsanaaya in aad noo soo galiso moos bokeeni sida loo sameeyo ramadan ka hor jizakalaahu khayr

  • @mariina_yusuf
    @mariina_yusuf 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah aad ayaan u jeclahay

  • @khatrasharif7397
    @khatrasharif7397 ปีที่แล้ว

    hadaan doonidoona insha allah

  • @sharafonurdhaqane7345
    @sharafonurdhaqane7345 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid qali

  • @khatrasharif7397
    @khatrasharif7397 ปีที่แล้ว

    abaayo macaanto hadaad kudartay saliid kadaa subaga ama udaa subaga ayaafiican macaan aadbaan uga helay bocorkaaga farriidad

  • @fadumoarif1897
    @fadumoarif1897 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah nasro cadeey qeer allaha ku siiyo ❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷👍👍👍👍👍👍👍

  • @kiinmaxamed9236
    @kiinmaxamed9236 4 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad aa jilcisay

  • @mushtaaqmacalin2084
    @mushtaaqmacalin2084 4 ปีที่แล้ว

    Bocorka waa icajebiyey masha Allah

  • @shukrishacni1793
    @shukrishacni1793 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah qurux

  • @faizaliban1636
    @faizaliban1636 4 ปีที่แล้ว

    M.a wlhi bocorkan aad ayan ujclhy allaha idin daweyo abayo nasra geep going

  • @umumuhamedlaila1222
    @umumuhamedlaila1222 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo jazaakallah kheyr walhi mardhow aya igu danbeeysey 3 bil ka hor aya igu danbeeysey wan uxiisey xamar Cadey abaayo aad ku taageeraa shukrn alle haku xafido

  • @zahranuur4237
    @zahranuur4237 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah bocor katiitow ahaa thank you xabiibti

  • @muntahaabdulle428
    @muntahaabdulle428 4 ปีที่แล้ว

    Maaasha allaah macaanto illaaah haku barakeeeyo❤❤💋

  • @khadraofficial4074
    @khadraofficial4074 4 ปีที่แล้ว

    Bucorkaan waan jeclahay lkn America Malaga helaa

  • @caishasahal9865
    @caishasahal9865 ปีที่แล้ว

    Kheyr allaha kusiiyo

  • @mohamedabdi7917
    @mohamedabdi7917 5 หลายเดือนก่อน

    Waa bocor katiitow.

  • @haboonmowliid9344
    @haboonmowliid9344 4 ปีที่แล้ว

    Maaaaaaasha allaha qurux waye shukran 🤲🤲🤲🤲🤲🙏👌🙏👌♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🧨

  • @malyuunmacalin5985
    @malyuunmacalin5985 4 ปีที่แล้ว

    mashllha pyo qali nasro abti doon hurumar wacan wax yaaba bdn ka faiidnay allha ku dhowro xbti

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xabiibti shugran
    Allah haku barkeeyo👌👌🌹🌹💕💕

  • @fardowsoaadankeynaan2694
    @fardowsoaadankeynaan2694 3 ปีที่แล้ว

    Mash.Allh

  • @hassanofficial1857
    @hassanofficial1857 4 ปีที่แล้ว

    Anaa Maanta 1 ah

  • @zahracawad2565
    @zahracawad2565 4 ปีที่แล้ว

    Boqotaan waan u baahna in aan barto sida loo sameeyo nasraay bakaaro inta ka soo iibsaday ayeey dhowr beri talaagada iigu jirtay ilaa aanba tuuray kkkwaayo waan kasi waayay sida loo sameeyo

  • @salmayuusuf2424
    @salmayuusuf2424 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah mansha allah nasra hore usoco ♥️♥️♥️💋💋

  • @dowskacadey2247
    @dowskacadey2247 4 ปีที่แล้ว

    M.a aadba uga heley

  • @ruhaylaruuxi8851
    @ruhaylaruuxi8851 4 ปีที่แล้ว

    Iyo bocor cad

  • @umusamiyachannel
    @umusamiyachannel ปีที่แล้ว

    Mansha allh abayo gacantada allh ku barakeyo

  • @مهندالشميري-ن8ن
    @مهندالشميري-ن8ن 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah maclimadeena qaligaeh alah kuxafido

  • @neyruusneyruus4638
    @neyruusneyruus4638 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah maxa in badan cunay bocor ka tiitow

  • @amrannuuribrahim4910
    @amrannuuribrahim4910 4 ปีที่แล้ว

    M.a nasra cadey

  • @caishahassanchannel7255
    @caishahassanchannel7255 4 ปีที่แล้ว

    maasha allah wllshy nasra allh ku daayo

  • @abshiroabdimohamed2534
    @abshiroabdimohamed2534 4 ปีที่แล้ว

    Madax dajiye hooyadey cimriga allaha udheereyo marka yaraa waa necbanaa jiray lkn hada waa jeclahay

  • @nadiyaumar3684
    @nadiyaumar3684 4 ปีที่แล้ว

    M.a allh gacan mcn

  • @hanaaccofficial3137
    @hanaaccofficial3137 4 ปีที่แล้ว

    Daraad ayaa samey masha allh