SHANTII WIIL EE KUHESHIIN WAAYAY HASHII MAANDEEQ AHAYD!!!! WAA LAKALA SHAKIYAY!!!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • KUSOODHAWOOW ABWAAN TABIYE OO KAMID NOQO DAAWAWADA YAASHA QIIMAHA BADAN EE KU XIDHAN BOGEENA TH-cam▶️

ความคิดเห็น • 73

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 5 หลายเดือนก่อน +7

    Waar beel caalam majirtee
    Hashiina deysta oo maala
    Saad umaalirten soomaaliya soomali baaleh caalamkii
    Hash wuu xadey kadhiga🤭

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wa xaqiq jirtaa mantaa
    Beshaa calamka marki ladahaa ayanbaaa xanaqaaa wlh uff nin qerkaa ah ayd u yerane😢😢😢😢😢

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 5 หลายเดือนก่อน +3

    Runtii riwaayadaan aad baan uga helay, waxaan codsanaa in qeybo badan laga soo sameeyo, magaceedana loogu yeero " KOG WARAN" AMA "RUN-SHEEGTO".

  • @halabuuralibaashimaxamedof6006
    @halabuuralibaashimaxamedof6006 5 หลายเดือนก่อน +12

    Si wacan baad u jisheen dhaqanka soomaalida

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 5 หลายเดือนก่อน

      SIFIICAN UMAY JILIN WAAYO SHANTA NIN NIN WALBA HASHIISA AYUU LEEYAHAY HAL KA.DHAXAYSAA MA JIRTO

  • @AminaAhmed-m2l
    @AminaAhmed-m2l 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dhalinyaroy.hadad.fahanteen.dalkeena.somali.dhibaadad.hayso.xalkuna.waa.adinka.tashada.hadaba.dalkii.af.libaxa.ayuw.galaye

  • @Dahirbashirlohos77
    @Dahirbashirlohos77 5 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkkkkk baqbaq badanaa sxbkey tabiye keep going forward forever brother

  • @KhadroMaxamad-hu7dj
    @KhadroMaxamad-hu7dj 5 หลายเดือนก่อน +5

    Ilma adeer ubaxa sokacayo is isbadal ankeno wasidan madaxdena

  • @QARADA01
    @QARADA01 5 หลายเดือนก่อน +2

    Warya Abahaa intu kugusiyay hasha.Intas senta adkuledahayne walagujari😅

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 5 หลายเดือนก่อน +3

    Balaa kala jiifanaysa midwalba midka kale ayuu iska ilalinayaa waa sidas sida hada Somali kusugan tahay

  • @shuuriyecali8176
    @shuuriyecali8176 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waa hadal dhega hadal toos AH
    Oo lagula HADLAYO HOGAAMIYE GOBOLEEDYADA SOMALIA 🇸🇴
    LKN
    SOMALILAND MAXAAD UGA TAGTEEN TAAS AYAAD CEEB KU LEEDIGIIN
    WAXaan IDINKA CODSANEYNAA IN AAD SII WADAAN SOMALILAND KUSO DARA MAXA YELAY SOMALIA 🇸🇴 AYEY KA MID TAHAY

  • @abdifatahadan7708
    @abdifatahadan7708 5 หลายเดือนก่อน +2

    Besha caalamka teelfondirisbadana wa inagii lainakala mashqulshey midken midka kale …..ilma adeeryalloow nin walbo haduu walalkii dhagaysan lahaa siwanagsan mesha wadanka u yaalo Inaga kamasuuul ah. Waxan alle ogarajeyn in cadawga inagukala jiro u dhexdena kasaro.
    SOMALI IDILKED ONE❤

  • @CabdirixmanmaxamuudYuusuf
    @CabdirixmanmaxamuudYuusuf 5 หลายเดือนก่อน +2

    Diiriye wuxuu matalayaa saciid deni 3:36

  • @AbdirahmanFarahAdow
    @AbdirahmanFarahAdow 5 หลายเดือนก่อน +4

    Somaliyey 🇸🇴 wanada qada

  • @miskiomar4399
    @miskiomar4399 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runtoot 😂😂😂😂

  • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
    @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 4 หลายเดือนก่อน

    Hasha 🐪 uma aha dhex shan maamul (Puntland, Galmudug, KoonfurGalbeed, Hirshabeele iyo Jubbaland) 😂😂
    Hashu 🐪 waxay dhex u tahay Shanta Soomaaliyeed (Djibouti, Somalia, DDSI, Somaliland iyo NFD) 🫡

  • @amiishaxmadibraahim9809
    @amiishaxmadibraahim9809 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wllkey xusen maxmed guleyso

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 5 หลายเดือนก่อน +1

    Imaaraadka. Iyo Kenya. Iyo Ethopia. yaa aadaya.😂😂😂😂😂

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan dhan toyinkii kamahayno naga sofalaqee ba hasha

  • @saalah3798
    @saalah3798 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maash Allah abwaan kkkkk

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 5 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaali saas ma udanneysay

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 5 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂 ilaahey
    Ha isoo hadeeyo soomaalieyy
    🇸🇴Waarya hashu calnkaa
    Cawaale

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 หลายเดือนก่อน

    Abwaan markuu wax hindisayo ama Abuurayo waa in uu Run jilaa inuu been jilo maaha Sidaad jeclaydeen uun baad wax ujilaysaan. Laakiin Hasha maan deeq layidhaa Ayaa leh oo dhacsaday ? ( Waqooyi) halna (jabuuti)Sadexdiina kale sadexdiina halaad hashaad haysaan ku heshiiya labada kalana soo dhacsada maqan

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 หลายเดือนก่อน

    Hashii maandeeq ninkii lahaa ayaa kaxaystay. Afartii halaad ee kale halkay mareen maandeeq halkaa ha daaqdee isku keena Afartii halaad ee kale markaa maandeeq raadiya

  • @mohamudabdi4032
    @mohamudabdi4032 5 หลายเดือนก่อน +1

    ninwalba caagisa waa bar wllhi meshaas xikmad baa ku jirta

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 5 หลายเดือนก่อน

      Beenbay jilayaan Maandeeq waa hashii waqooyi.Afartii halaad ee kale Afartii halaad ee kale AAway maxaa hasha maandeeq idin daba dhigay

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 5 หลายเดือนก่อน +1

    Midgayahow midguhu dhalay puntiland farah kala kala baxa

  • @barwaaqoqueen-z2j
    @barwaaqoqueen-z2j 5 หลายเดือนก่อน

    islaaya dadntn waxba magma galin anga 🇮🇹🇮🇹😛

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaan aad uga helay taleefanada.😂😂😂😂😂

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sidey tahaye, ma tashato loo tashtay

  • @AbdulahiMaxmud
    @AbdulahiMaxmud 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib abwaane ninkii wax ju fahmaayo

  • @degan4
    @degan4 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hasha noo Qalo oodgac

    • @MohamedAli-pk5qv
      @MohamedAli-pk5qv 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 let’s eat, a hungry man is angry man

  • @MohamedKathar-ss9vi
    @MohamedKathar-ss9vi 5 หลายเดือนก่อน

    Seylah gelodhii boran baqatee

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 หลายเดือนก่อน

    Been Hajilina run jila Geelu waa shan Shanta nin.mid walba hashiisa Ayuu leeyahay hadii cid kale ka haysato hasoo dhacsado

  • @shuuriyecali8176
    @shuuriyecali8176 5 หลายเดือนก่อน

    M,a guleysta WAxay GARTEEN WAX EY GARAN WAAYEEN SIYAASI DHIIG CAB AH, DAL DUMIYE AH, KHILAAF ABUURE AH ,
    WADANKA WAXAA UU KA KICI WAAYEY WAA SIYAASI KURSIGA UU KALA FIICANYAHAY DANTA GUUD EE WADANKA

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 5 หลายเดือนก่อน

    Hasha maandeeq waa 5ta dhul ee ay soomalidu degto, jibuuti,somaliland,somaliya, soomali galbeed, somalida wajeer ee kiiniya.
    Idinkuna meel kaliyaad 5 uqaybiseen.Muqdisho dad fayow kuma noola.😅😅😅

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 5 หลายเดือนก่อน +2

    Dowlad kunooshii soomaliwayn bay ku qarwayaan rag dhulkooda qori lahortaagan oo ay horey ucuneen bay waji waji ka raadinayaan😂😂😂dadka qaarban somali sheegan way hurdaan

    • @bahjabahja-8805
      @bahjabahja-8805 4 หลายเดือนก่อน

      Mafahmine mxad kawada 😅😅😅

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 5 หลายเดือนก่อน

    Part 2

  • @ABWAANSHIRIYEOFFICLAL
    @ABWAANSHIRIYEOFFICLAL 5 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk Laakiin Abwaan eexdu waa Maxay Xagaa nalooreebay. Hadaanahay Jamuuriyada

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 หลายเดือนก่อน

    Waad khaldan.tihiine Geelu waa 5halaad. Nin.walooba Hashaada ilaasho hadii lagaa haystana soo dhacso

  • @MohamedKathar-ss9vi
    @MohamedKathar-ss9vi 5 หลายเดือนก่อน

    Abwan tabiye sente kaliget buleyahay

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 5 หลายเดือนก่อน +1

    Stop your munaafacnimadiina puntiland baa dhar gal ah ayle iyo dhargal iyo dhirwaaba idinkaa ah saqajaamion is urursatay oo mooryaanah

  • @CabdifataxDaahir-d8p
    @CabdifataxDaahir-d8p 5 หลายเดือนก่อน

    ✋️

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa360 5 หลายเดือนก่อน

  • @MowlidAli-oi9fj
    @MowlidAli-oi9fj 5 หลายเดือนก่อน

    Hashi daaqdaba halnin baalehe waahasheeydiiye
    Hooto hoowsahan wareersanidaa warmadheeroow

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 5 หลายเดือนก่อน

    Xoolo haday jiraan waa kuwaan !!
    Raad arooryo ayeey dib u raacayaan

  • @Xaawahappy----cabdulahi
    @Xaawahappy----cabdulahi 5 หลายเดือนก่อน

    Saylac ban kuraacsanahy rubac nagasiiya inta kale qaata 😂

  • @DeqSalat-k8n
    @DeqSalat-k8n 5 หลายเดือนก่อน

    Kkkk

  • @AbdullahiIdris-lu9kg
    @AbdullahiIdris-lu9kg 5 หลายเดือนก่อน

    Kkkk walle. Waarun warkasi soomali alle umaqaan

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 5 หลายเดือนก่อน

    Shirka looma dhamo anoo ssc. Khaatumo ayaa maqan

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 5 หลายเดือนก่อน

    Carapi miya mise kiswahili diiriye kkkkk

  • @XassanWali-q4r
    @XassanWali-q4r 5 หลายเดือนก่อน

    Hasha anaa qadan ano beesha caalamka ah saasku
    Ogada hooy

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 5 หลายเดือนก่อน

    Ilheu ayaa noo maqan

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 5 หลายเดือนก่อน

    ABIHIN MA FIRCOONAFWEYNEBA

  • @miskiomar4399
    @miskiomar4399 5 หลายเดือนก่อน

    👏👏👏

  • @AbdinasirAbdinasirkeyow
    @AbdinasirAbdinasirkeyow 5 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh😂

  • @abdullahidayib2797
    @abdullahidayib2797 5 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh 😅

  • @farahmohamed9534
    @farahmohamed9534 5 หลายเดือนก่อน +1

    beerka iyo caloosha anaa leh anoo ka socda beesha caalamka 😂😂

  • @dakaitoliaaliahmad39
    @dakaitoliaaliahmad39 5 หลายเดือนก่อน

    Hhh

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 หลายเดือนก่อน

    Waar hasha maandeeq ninbaa leh Afartii halaad ee kale raadiya maxaad hasha maandeeq idin daba dhigay keena Afartii halaad ee kale keena markaasaad ka hadli kartaan maandeeq

  • @XassanWali-q4r
    @XassanWali-q4r 5 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 11:38
    Wasida ay Somali tahay maanta

  • @SadicAbdi
    @SadicAbdi 5 หลายเดือนก่อน

    😅😂😂

  • @FatimaJamac-d6c
    @FatimaJamac-d6c 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤🎉

  • @prosl11
    @prosl11 5 หลายเดือนก่อน

    Darood iyo hawiye yaa laa heshiin kara oo wax laa yeelan kara ilaahay baa naa leh ee isaaq ,ciise iyo samaroon dhulkada haa ilaashadan

    • @BadelFaraholad
      @BadelFaraholad 5 หลายเดือนก่อน +1

      Hadii daarood iyo hawiye xun yihiin adigu aad fiican tahay maad wax usheeg tid

    • @prosl11
      @prosl11 5 หลายเดือนก่อน

      Sxb anaga maa fiicni oo somali sii cadaalad iyo sinaan wax umaa qaybsan karaan oo mid kaste wuxuu rabaa inuu awooda kuu takrifalo oo qabyaalad baa kaa awood badan marka qabiil kaste dhulkiisa haa maamulo inta wax isku ogolna wax haa wadaa yeeshan

    • @MohamedAli-pk5qv
      @MohamedAli-pk5qv 5 หลายเดือนก่อน

      Says that one that destroyed the Somali nation and for 35 years hasn’t built anything worthy

  • @AbwaanDahabside
    @AbwaanDahabside 5 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh war ileen

  • @Abdimohamed-i9h
    @Abdimohamed-i9h 5 หลายเดือนก่อน

    Kkkķk

  • @NimcoFf
    @NimcoFf 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkjj faqazh miyad caqli ka sugaysa

    • @Umm_HN
      @Umm_HN 5 หลายเดือนก่อน

      Ma daarood ayaad u jeedaa