Sahra dawo the girl somalia is a beautiful thanks very much is love you me any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much song sweets thanks very much is love you me any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much
Old is cold sahro dawo xasuus aan wiligeed go'eenin dad waa dadkii hore sidee loo so celin karaa fankeeni hore 😥😥😥 ♥️♥️♥️👌🏿🙌🏿
I was grown up listening this legendary Lady Zahra Dawo's unforgattable musics..... Uncompareble Living Legend!! Long live Zahra
Jacaylka Horaa Abwaan Maxamuud Tukaale Cismaan ugu cabiray suugan " Culimada Weyn aduunkee , caafimaadka baartay Cuduradaan la dabar goyn Caashaqa ha lagu daro " Jacaylku wuxu fiican yahay marka aad hesho qof kula fahma !!!!!
I love the drummer spirit.
ABDINUR JAZZ asaga iyo ABDIQADIR JUBA waa fanaaniinta isku codka eg hadana ugu quruxda badan fanaaniinta aanan duqoobin what a legend
Heesta showga ugu jeclahay waa KADAB INAAN AHAANO
Yaa salaam sahro dawo wayo wayo iyo kooxdi durdur ban ee qobka ciyarka iyo musica kululayd bay dib no xasuusisay sidii uu dalku u burburay mantay kaso muqtay shashadaha sahro dawo nolaw hooyo❤️💯👑💋🙏🏾😭
Waaaaw Xarbi ninka Beteriga Tumaaya showga isagaa qabsaday mashalah Legend.
Amazing to see them play again. Wish they played Juba aka tho!!
What an amazing performance from the best of all time Dur Dur band i really enjoyed to the fullest👏
WOOOOW The Guy called Harbi is something else.
He is something else wlhi took over the intire show
The guy is a legend
Haaa sxp battery ga si wacan buu u tumay.
Fankii Sahra Dawo waxa ka qayb weyn ku lahaa IHN Abwaan Maxamed Cali Kaariye
Walaahi nika batiriga garacayo gacan ayaa utagay
aad baan uga xumahay DUR DUR la,aan si kastay ahaataba sahra dawo is legend
Wow xasuus anan marnaba goayn dur dur iyo Sahra dawo
Durdur is the best I really enjoyed watching again this band
Jacaylka Horaa Abwaan Maxamuud Tukaale Cismaan ugu cabiray suugan " Culimada Weyn aduunkee , caafimaadka baartay Cuduradaan la dabar goyn Caashaqa ha lagu daro " Jacaylku wuxu fiican yahay marka aad hesho qof kula fahma !!!!!
we would like to see again Durdur.
Durdur iyo
Jubba waxeey
Ahaayeen saxiibadey
Fanaanad iyo badh sahra dawo
Dur dur band unique for perform any kind of music waw
Xasuus ayaamihii wacanaa
Waaaaaaaaa
waayo waayo .. iyo markii Somali is jeclayd , Jacaylka Horaa Abwaan Maxamuud Tukaale Cismaan ugu cabiray suugan " Culimada Weyn aduunkee , caafimaadka baartay Cuduradaan la dabar goyn Caashaqa ha lagu daro " Jacaylku wuxu fiican yahay marka aad hesho qof kula fahma !!!!!
Échec 3ala od masha Allah
Wow! Dur dur band zahara dawo 's
I remember Negella Borena .
Great memories.
Durdur band ma la ilaawi karo
Cabdinuur Jazz Iyo Sahro Caadi Maaha woooow
Zahra my Legend
Wax aan farxad ahayn kalama soo kulmin Kooxdii aan soo dhex taagnaa markii aan Caasimaddeeyda ku noolaa sanooyinkii caafimaadka
heesti kinzy wu ku ciyaaray gas
Sahro dawo waa fankii oo qofa
Jamabiixi Biixi haa wllo kuwa hada jooga sidaa sahroo kale live uma heesi karaan playback ayey ku heesayaan 😂😂😂😂😂😂😂
@@mohamedyare1917 waa. Runtaa
@@jamabiixibiixi3613 haadee wlllhi majiraan balbalaarka iyo mursal faladagan baa kufsaday fankii
wwwwwwewe sahra dawo
Wow that's the difference between a shitty CD and a live band salute to the drummer absolutely legend..
afkaaga caano lagu qabay.
The drummer is wicked. xD
Waaaaaw wooooooow axsan music wlhi
Fannaanad qaran ah
Sahra dawo waxay ku jirtaa 5 hablood ee soomali fankooda u jecelahay dadkuna jecelyahay
ascww sahro waad ku mahadsan tahay _mada daalada lkn kisto malaha uur ayaad laheed way ku soo dhibeen dhalintaa yaabka leh
Abdullahi Ayoub yasiin
gas waba is tus kkkkkkkkkk stage ki bu ka xumayey sahra
War ninka Beteriga (Drummka? tumaya caadi maahan
Abwaanka heeska curiyey kumuu ahaa ?
Mustafa shiikh Cilmi
Sahra dawo sweet voice❤
Minnesota
How Dur Dur Band survive without Sahro Dawo
Akuuna matata Somali miyaa ninka qaaadin hhhhh funny wlhi
Haa waa somali waa ina cantar naaji sacad abdiwahaaba la dhahaa ahmed naaji walalkiiba dhalay
Sahra dawo the girl somalia is a beautiful thanks very much is love you me any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much song sweets thanks very much is love you me any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much
hi good
hi good