Safwan Halac - DARTEY U ILMEE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ค. 2019
  • เพลง

ความคิดเห็น • 519

  • @ugaarsade1282
    @ugaarsade1282 5 ปีที่แล้ว +347

    Illaah kurbada hakaa qaado caafimaad taam ah allaha ku siiyo like iisaar wll mhdsnd😍

  • @tawasalchannel4823
    @tawasalchannel4823 5 ปีที่แล้ว +1924

    Nabi maxamed hadad jeceshahay inu no shafeeco qaado malinka qiyaamaha walal halkan like saar amina dheh 😍

  • @faisalmunaa4
    @faisalmunaa4 5 ปีที่แล้ว +205

    Inta quraanka u ilmayso jecel like dhac

  • @jibriilabshir1789
    @jibriilabshir1789 5 ปีที่แล้ว +118

    Azxpey aad ayn ufarxsanhy sharcigi weyna ayn helay alx allow qof walba murdkisa uu fuli amiin yaa raabi

  • @amirmohamed485
    @amirmohamed485 5 ปีที่แล้ว +130

    Wa hees jcl ah oo aad u shidan hadda wa 10:30 habeenimo sabti ah tarikhduna thy 5/7/2019
    Safwan wa fanan Dahabi ah
    Hada tagerto like sar Mhadasanid
    ❤🧡💛❤🧡💋💋💋

  • @naasirmuniir6103
    @naasirmuniir6103 5 ปีที่แล้ว +434

    asad dheere Heestiisii inay Tahay wixii Garanayoow Farta Taaga☝

  • @queensacdio9172
    @queensacdio9172 5 ปีที่แล้ว +419

    Qofka commentgan arka waxan u rajeynaya qeer aduun iyo mid aaqiro👍

  • @aminaxuseen634
    @aminaxuseen634 5 ปีที่แล้ว +128

    Heestaan waa cajiib❤❤❤👌👌👌 lkn waa waa Asad dheere heestiisa inee tahay inta ila aragta farta ii soo taaga💃💃💃

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 ปีที่แล้ว +50

    Boqorkii Somaliland Safwan Halac
    HEESTII Qarniga Iga Dheh
    Thanks King #Haataf
    😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @maadcommunity590
    @maadcommunity590 5 ปีที่แล้ว +294

    Heestaan asad dheere ayaa ku soo baxay lkn safwaana ma xuma wuu cod fcnyahay welcome back the legend haataf abdi

  • @abdullahijaguug9791
    @abdullahijaguug9791 5 ปีที่แล้ว +368

    Qof Arkaya Jaceylkiisa Oo U Ilmeynaya Waa Qof Nasiib Leh Ilaahoow Jaceyl Wanaagsan Nasii Aniga Iyo Inta Iskaabulada Ah Liketa Yaan Layla Dhaafin Reero Iskaabulo

  • @nouhmohamet
    @nouhmohamet 5 ปีที่แล้ว +1105

    First one
    Waxad akhri doonta commnet gyga wxan ku farxsanahy inaad like isaarto❤👍

  • @AhmedArbeofficial
    @AhmedArbeofficial 5 ปีที่แล้ว +49

    Uruuri sirtaad xambaartay
    Ka oowd nacabkiyo xinlowga
    Dabeed arrimaha xageena
    U dhiib ehelkiyo xigaalka
    Si aynen u moodin xiisu
    Darteey u ilmeey xabiibi
    # heestan inta hore u jeclayd asad dheere marka uu qaaday like saar

  • @ciiseshabbele9230
    @ciiseshabbele9230 5 ปีที่แล้ว +50

    *alla hben baaan gabr u ooyey sorry 2014* qofksta oo qoralks arka respect*

  • @Hassan97Mohamed
    @Hassan97Mohamed 5 ปีที่แล้ว +20

    Hees waa baa qaaday al fanaan iyo laxankii asad dheere, safwan halac welcome back and hataaf studio 🙏🏿👑❤️💯

  • @muserage2628
    @muserage2628 5 ปีที่แล้ว +37

    Inta safwaan tageerta like
    Iska dheh waa bilaashe

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 5 ปีที่แล้ว +164

    XaQ uma lihi Miyaa inaan LikE helo MiyaaH😂😂😂🤣🤣🤣

  • @ahmetzhaakir3142
    @ahmetzhaakir3142 5 ปีที่แล้ว +34

    Nolol ifaysa ayan idin rajaynaya iyo mustaqbal fcn wllayal 05/07/2019 remember day🙏🙏

  • @gulledmarin482
    @gulledmarin482 5 ปีที่แล้ว +48

    Halac tageerihisaan ahay halay shido inta ila itaageerta 👌👌👌👍👍👍

  • @yaxyebaashe7849
    @yaxyebaashe7849 5 ปีที่แล้ว +70

    Aniga ugu horeeeyay imikaba waad I aragtaaan😍safwaaan halac❤ cidii comntigygan aragta khyrbaaan u rjynayaa ee liketa ha ila dhaafina

  • @haawoluul9534
    @haawoluul9534 5 ปีที่แล้ว +31

    Wwwww rugcadagii sorogaal celi safwaan keyga caashaqa haataf keep going 🙏🙏🙏🙌🙌🙌❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aragsanyusufofficial5563
    @aragsanyusufofficial5563 5 ปีที่แล้ว +8

    Niyeeyso in aan xorownay
    Uqoosh nacabkena xeldiida
    Hala oorine xanuuji
    Macan waligaa xifaaltan
    🙇🙇❤❤❤💋💋💋👈

  • @salmaismaaiil7192
    @salmaismaaiil7192 4 ปีที่แล้ว +8

    Tik tok baa heestan kaso raacy saa uraadinayay wlhi👌👌👌😘😘😋❤❤❤

  • @nimcoabdiomer2715
    @nimcoabdiomer2715 5 ปีที่แล้ว +190

    Bal 4 like keliya iisaara caawa😂weligay like maraadsane

  • @c.raxman
    @c.raxman 5 ปีที่แล้ว +165

    Well back the one and only hataf who made the best videos 💯🇸🇴❤️☑️
    Pls like every person

  • @abdifitahmohamedabdi2451
    @abdifitahmohamedabdi2451 5 ปีที่แล้ว +26

    Legand haataf welcome back
    Like igu qabta soomaali weyn

  • @pureheart3552
    @pureheart3552 5 ปีที่แล้ว +77

    Like taabo buluug ayay noqone😂😂😂tasi waxay cadaynaysa Inad like igu kasbaysay😂❤❤❤

  • @MAAHIRMEDIAPRO
    @MAAHIRMEDIAPRO 5 ปีที่แล้ว +25

    LEGEND SAFWAN HALAC & ENG. HAATAF ABDI CONGRATULATION!!!!!!!!

  • @abdirahmanyarechannel5117
    @abdirahmanyarechannel5117 5 ปีที่แล้ว +3

    Welcome back Hataf Always adhgaaa ayaaan kuwataaa Hataf........ Intaaa Hataf kufanto like haaa isaraaan

  • @sundusmohammed3196
    @sundusmohammed3196 5 ปีที่แล้ว +4

    Nice song safwan halac hore u soco inta ila araktay inu wadi karo baaskiil like dhac kusi

  • @msdiamondsomalilanders
    @msdiamondsomalilanders 5 ปีที่แล้ว +4

    Wooow caadi mahaa Heestu ...
    Qof igu Qaaliya Safwaan jiro joog 😍😍😍

  • @samirasaid4276
    @samirasaid4276 5 ปีที่แล้ว +7

    Niyayso inan xorownay
    U qoosh nacabken xildiida
    🔥🔥💝✌👏💕
    My favrte song

  • @raxmarooda371
    @raxmarooda371 5 ปีที่แล้ว +22

    Haatuf is the best studio from Scandinavian 🙏🙏🙏🌹

  • @djnaasir6594
    @djnaasir6594 5 ปีที่แล้ว +23

    Reer jigjiga dartod like isarara somaliyey ✅

  • @hoodahooda1688
    @hoodahooda1688 5 ปีที่แล้ว +7

    Haatif Abdi huuno waan kuu xiisnay❤
    Safwaan Halac keep going pro👌👌👌

  • @imjihaan4990
    @imjihaan4990 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw safwaan halac waad ka baxsatay cod halaasi ah ayad ledahay safwaan love you

  • @cagadahab9168
    @cagadahab9168 5 ปีที่แล้ว +14

    Hada somali jeceshahy like 🖐✋🏼🇸🇴🇸🇴

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 5 ปีที่แล้ว +5

    Hathaf abdi is back iam happy to see u pro hathaf abdi keep going safwaan halac one love

  • @drsshacbaan2532
    @drsshacbaan2532 5 ปีที่แล้ว +191

    Waryaadha Anaa ugu Hooreeya lkn heestu waa Tii Asad Dheere 😂😂😂👍👍👍👏😐

  • @jamaalgaasey3720
    @jamaalgaasey3720 5 ปีที่แล้ว +13

    Qofkii Ugu hor daawaday ahay.
    Liketa Igu sharfa Nacala sheydaan Ku yaalle.🙏

  • @hakimziyaaj7413
    @hakimziyaaj7413 5 ปีที่แล้ว +10

    Haataf studio oo loo xiisay
    Muuqaalada quruxda badan ee haataf wa loo xiisay ee no so badi heesaha quruxda badan 👉❤️

  • @garaadsaami1049
    @garaadsaami1049 5 ปีที่แล้ว +5

    heesti asad dheere fanan laxamiste abwaan iyo fananba ah baa leh 👍 safawan waa keeny hore usoco

  • @yaasirkhalif7540
    @yaasirkhalif7540 5 ปีที่แล้ว +34

    Hadaad aminsantahay hestan iney 1 million views gareyso xili dhaw like isaar #hatuf abdi Well come back amigos ✌️

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 5 ปีที่แล้ว +3

    Taliye haatuf welcome back hadii aad u xiisten like ha ila dhaafinina 👍👍

  • @Ahmed.dahir10
    @Ahmed.dahir10 5 ปีที่แล้ว +19

    Inta Safwaan ila taaagerto like igu qabta

  • @emraky8971
    @emraky8971 5 ปีที่แล้ว +171

    Welcome back inta ku faraxsan Inu hatuuf So Laabtay like dhac igu sii❤️❤️❤️❤️❤️🙏

  • @sawdasabnaa1188
    @sawdasabnaa1188 5 ปีที่แล้ว +17

    Yes haatufba so noqday😍😍👏💪🙌inta Ku faraxsan like
    👇👇👇

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 5 ปีที่แล้ว +4

    Hees
    Iyo badh
    Inta u xiisey
    #haatuf ......like isaara.

  • @saidotte1048
    @saidotte1048 5 ปีที่แล้ว +37

    Waxan fahmi wayey dadku MA wada like doon ba horta 😉

  • @asmaabokor889
    @asmaabokor889 5 ปีที่แล้ว +3

    Ururi sirtadad xabartay ka ool nacabkiyo xilowga👉MKA♥️💯🌍

  • @curin22
    @curin22 5 ปีที่แล้ว +6

    Hatuf walal ma solabatay wan ku tabnay wallahi ku xisnay 😭🥰🥰😘

  • @hazzancaze1978
    @hazzancaze1978 5 ปีที่แล้ว +96

    Video 🎥🎬 100/100
    Music 🎶🎹 100/100
    Codka 🎤100/100
    Editing 100/100
    Thanks Hadaf Abdi ❤✌

  • @DARMAAN1
    @DARMAAN1 5 ปีที่แล้ว +3

    Woooow safwaan iyo haatuf aad ban idin salaamay shaqo qaran aad haysan halka ka wadaaa

  • @abdizamethomer1477
    @abdizamethomer1477 5 ปีที่แล้ว +45

    Unbelievable song hestu yaqey top sanaH
    Safwan halac top one

    • @akramyare5444
      @akramyare5444 5 ปีที่แล้ว +4

      Abdizameth Omer tuug weye heesta waxa leh asad dheere aya leh

  • @xamdaiftin1454
    @xamdaiftin1454 5 ปีที่แล้ว +5

    Ruugcadaagii soo rogaal celi
    Safwan Halac ❤🎶🎶💝

  • @mohaabdalla7165
    @mohaabdalla7165 5 ปีที่แล้ว +12

    wlcom back legend hataf inta ku frxsan like iisara🙏

  • @user-do8fv8oc6u
    @user-do8fv8oc6u 5 ปีที่แล้ว +4

    Anaa u horeeyay waligay laaba boqol ma helin soomaliyay bal maanta blz igaadhsiiYa ✌️✌️

  • @najmoibrahim7237
    @najmoibrahim7237 5 ปีที่แล้ว +5

    Keep goin Fanakena sfwn hAlac 👊

  • @yahyeboss3602
    @yahyeboss3602 5 ปีที่แล้ว +6

    firast comment inta iga dambaysa
    waxan leeyag waligay mahelin
    1k like fadlan like hala iisaaro
    soomaalay

  • @zalmangb961
    @zalmangb961 5 ปีที่แล้ว +3

    First ana kaso horeyay heestan cadi maha malin wngzn #salama

  • @sahalabdi5640
    @sahalabdi5640 5 ปีที่แล้ว +47

    Waa Marki iigu horeysay oon uso hormara like ii saara somaalaay #Hatuf Abdi gacanta allaha kuu barakeeya
    #Safwaan horay usoCo

    • @adanyusuf4150
      @adanyusuf4150 5 ปีที่แล้ว +1

      Abti sahal qaluu wakusalamay Nin culus

  • @dalkaiyoduniidaofficial2558
    @dalkaiyoduniidaofficial2558 5 ปีที่แล้ว +10

    Hataaf idin aminsnhy intaa ila aminsan like ta ha igalaa beqeliiina tnx

  • @zalmangb961
    @zalmangb961 5 ปีที่แล้ว +32

    Heesta waxay u yara eektay heesta asad dheere inta ila aragtay like

  • @fatimaaaa311
    @fatimaaaa311 5 ปีที่แล้ว +5

    Hees iyo bar❤ fanaan jira⚘⚘👏👏

  • @hassankaffi387
    @hassankaffi387 5 ปีที่แล้ว +5

    Well Back Engrka Fanka Haataf Abdi Like dhac Igu Siiya ❣❣✌🙏🙏🌹.

  • @youngstar764
    @youngstar764 5 ปีที่แล้ว +3

    Legend safwan halac io Hataf welcome back idin leyahay💓💓💓keep going

  • @munitahashi2824
    @munitahashi2824 5 ปีที่แล้ว +6

    Welcome back Haatuf ✌❤

  • @bathriwellson5249
    @bathriwellson5249 5 ปีที่แล้ว +11

    qofKa commentkyga arka waxan u rajeynaya
    Guul if iyo aakhiraba

  • @mohamedmohamed-vv6ds
    @mohamedmohamed-vv6ds 5 ปีที่แล้ว +3

    Anaa ugu horeeya liketa haigala bakhaylin ilaahy haku daayd

  • @maxamedburco9906
    @maxamedburco9906 5 ปีที่แล้ว +6

    Go Forward Alfanaan Safwan halac Hees Aaad Umacan

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 ปีที่แล้ว +9

    Safwaankyha caashaqa👏👏👏😍

  • @Djmatanjr10
    @Djmatanjr10 5 ปีที่แล้ว +3

    First comment 🤘. Ana ugu horeeya like igu qabo

  • @janagaleabdi6705
    @janagaleabdi6705 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestii asad dheere welcm safwaan halac

  • @fatmabarre6037
    @fatmabarre6037 5 ปีที่แล้ว +3

    Heesta 100%
    Ereyada 100% laxanka music lagama sheeken karo
    Hatuf cabdi waku xiise welcome back 😍😍😍and keep going

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 5 ปีที่แล้ว +2

    Cumamada wan ku tuuray heestan Wellcom to King safwan 🌺🌺🌺👑👍

  • @sulekhaawes5552
    @sulekhaawes5552 5 ปีที่แล้ว +2

    Hestan qofkii jecladay like isaar

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 5 ปีที่แล้ว +4

    Welcome back hatuuf 🥳🥳safan haalc 🥰

  • @hanaahmed3824
    @hanaahmed3824 5 ปีที่แล้ว +4

    Wooow waa maalinkii igu horaysay aan noqdo qofka ugu horeeya cajiiib wll rabbi murug kuma tusee liketa dhac igu sii siii👇🤙

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 5 ปีที่แล้ว +3

    Haataf Abdi÷
    qaabkuu udubay waa ladhacay
    walaahi inta qof ee ila aragtay like isaara💚💚

  • @mohamedabdirahman3677
    @mohamedabdirahman3677 5 ปีที่แล้ว +13

    Best song Safwaan Halac welcome back haataf abdi 🔥🙏🏻

  • @nimcomohmed8519
    @nimcomohmed8519 5 ปีที่แล้ว +2

    Safwaan halac best fanaan👏🙏

  • @Khaalidka
    @Khaalidka 5 ปีที่แล้ว

    Studio of safwan, simba, gobaad -hatuf-like

  • @zadamafdhuup5227
    @zadamafdhuup5227 5 ปีที่แล้ว +1

    One -love safwan halac walale horey uu socooH-💯💯💯 hit song

  • @Shafiezalim18
    @Shafiezalim18 5 ปีที่แล้ว +5

    Keep going the one n only Haataf Abdi 👍

  • @saeedwho
    @saeedwho 5 ปีที่แล้ว +4

    Somali Mohamed

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 5 ปีที่แล้ว +1

    Laacibki waa sonoqdet eh lingers hor usoco lipaax heestan horan umaly eh inta ila fhnty oo jiifka kudawanysaay igu qabta liketa allow alle

  • @gurayabdalla5828
    @gurayabdalla5828 5 ปีที่แล้ว +3

    Horay wxa u Qaday Asad Dheeere Heestay Safwaaan Wx Cusub la imaw bro
    HAAATIF Abshir weeye Solabashadiinu

  • @hindi3522
    @hindi3522 5 ปีที่แล้ว +18

    Welcome back Haataf Studio😍😍nice song safwaan halac keep going😌💞

  • @abdiburaomuvies7746
    @abdiburaomuvies7746 5 ปีที่แล้ว +6

    Go aan dhxl gala iyo yaab xagayaga ah
    L Soonoqod wcn
    haatuf Abdi bro.
    Best video

  • @zuhaipmohamed9889
    @zuhaipmohamed9889 5 ปีที่แล้ว +5

    Heesa tahy hadii aad ka heshay uu team safwaan tahy like i saray 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @saidjama9653
    @saidjama9653 5 ปีที่แล้ว +9

    music 100℅
    cod 100℅
    Style 100℅
    video 100℅
    miraha 100℅
    welcome back hatuf studio 😍

  • @ibrahimhazzenhazzen4534
    @ibrahimhazzenhazzen4534 5 ปีที่แล้ว +3

    Hataf nin la tapay welcome back

  • @abdijibarabdilahiosman9209
    @abdijibarabdilahiosman9209 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah haatuf studio

  • @rauufkhaliif4705
    @rauufkhaliif4705 5 ปีที่แล้ว +20

    Hestan asad dhere aba qade

  • @amkacali4448
    @amkacali4448 5 ปีที่แล้ว +2

    Safwan halac nin guuux😂legend👍🏻

  • @jihaandiamond6659
    @jihaandiamond6659 5 ปีที่แล้ว +1

    DarteeY U iLmeee Hapiipi😜❤💯
    HeeeZ io BadH
    ZafWaan HaLaC🔥

  • @zalmaanegas6231
    @zalmaanegas6231 5 ปีที่แล้ว +4

    Axyaa hees like ta soomali maxamed

  • @raabiyare3065
    @raabiyare3065 5 ปีที่แล้ว +1

    xabibi hadaad meshan sogasho darty u ilmee 😭

  • @kimubulshawibulshawi5894
    @kimubulshawibulshawi5894 5 ปีที่แล้ว +7

    Wewe legend hadaf miss u my bro

  • @najaxqamaar9155
    @najaxqamaar9155 5 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah wllky Sufwaan hore u soco