Safwan Halac Laacib Soo Jabay Somali Music Video 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2019
  • Ilkacase Lyrics
    ilkacase
    Lyrics
    SOMALI
    Hees Qoraa
  • เพลง

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio 5 ปีที่แล้ว +584

    Hanbaliyo sxbkay Ilka Case another Level Safwan Halac

    • @zerkaafficialking4380
      @zerkaafficialking4380 5 ปีที่แล้ว +10

      asc wll qali

    • @WaqalStudio
      @WaqalStudio 5 ปีที่แล้ว +11

      @@zerkaafficialking4380 wcs brotherkay waan kuu salaamay

    • @abdijibarAj
      @abdijibarAj 5 ปีที่แล้ว +5

      Heesta wey shidan lkn views ka ayey ka dhimatay walee waa la tabay haataf abdi xataa waqal ayaa dhaantay si ey heesta u kala kacdo

    • @umarzaeet3407
      @umarzaeet3407 5 ปีที่แล้ว +1

      @@abdijibarAj wllo iyadoo hatuf latabay hadana heestu vies way yeelan lahayde dadkii oodhanbaa copyeeyay

    • @qoodaarmedia3468
      @qoodaarmedia3468 5 ปีที่แล้ว

      @Funy Boy Liibaan Xarago 7

  • @caaqdheer4845
    @caaqdheer4845 5 ปีที่แล้ว +806

    inta quraanka jecel like isaara please

    • @nasraibrahim7800
      @nasraibrahim7800 5 ปีที่แล้ว +4

      wa5 Mire jaahilkaad tahy was

    • @caaqdheer4845
      @caaqdheer4845 5 ปีที่แล้ว

      maku wasaa nayaa doqon yahay

    • @ayniabdulle8490
      @ayniabdulle8490 5 ปีที่แล้ว +4

      Nacas xun orod quranka aqriso inta like radinesid

    • @ayniabdulle8490
      @ayniabdulle8490 5 ปีที่แล้ว +3

      Oo jaahil eh baa tahay

    • @djkingofkinhd4314
      @djkingofkinhd4314 5 ปีที่แล้ว

      @@caaqdheer4845 hhhhh aar way ku weerareene naa kadaga nink hhhhh kaftan zxpyl

  • @bahjoismael3130
    @bahjoismael3130 5 ปีที่แล้ว +26

    Inta quranka jecel inta hoyo mcn jecel hhhhhh waxas like leee marabtiin hrta like taa mxaaa laika faidaa hhhhhhhh wayape
    Safwan halaaac fanankeyga 🔥🔥❤️❤️❤️❤️👌👌

  • @zainabmohamed9064
    @zainabmohamed9064 5 ปีที่แล้ว +32

    Waa mahey dadkan kuu washey “inta quranka jecel like saar mise inta dinta jecel? War maaxa uugu qarabaneysan quranka? Hees baad degeysaneysan markasad quranka kuu soo dhehqadhaysan.... waale wa yaab

  • @SafwanHalac
    @SafwanHalac 5 ปีที่แล้ว +1079

    Tanks Ilkacase sxb aad ayan ugu mahadcelinaya qofkastoo gacan ka gaystay heestan iyo taageerayashayda
    Lyrics ka saxda ah qofka aan somaliga fahmayn dugsi afsomali ha tago ereyada waawayn ee luuqadena haso bartaan
    LAAB LAKACA BILAASHIYO
    HUMAAG LUQUNTA LOO TAAGO
    LAHASHADA HILBAHA LAALAN
    EE GABI KA LAALADA
    IYO INAAN USOO LUMO
    WAXAAN LIBI KASOO JEEDIN
    LAQAN YADA ANOO LAYLIYAAN
    LAASTAY OON XIDHAYE
    LABEENUHU HADEER IMA LULAAN
    IMANA LEEX SHAANE
    HA LUG GU IN WAXAD LAAQAYSA
    LAACIB SOO JABAYE
    LAXAW IYO MURAAD KALA LUSHOO
    LA ISKU LUQUN LAABAY
    LABA CISHO JACAYL LO TIRSHOO
    LAYDHA KALA RAACA
    IGU LIICIN MAYSIDE HADEER
    WAN LAXAAD SADAYE
    LIINAANE ADIGOON IS LURIN
    GOGOSHA LAALAABO
    BAGE KA LABAAD
    QAWL IGU LILAAHIYA RUN BAAN
    KUU LAQIMAYAAYE LABA EEF
    ADOO LUUL KA JECEL LAFAHA KU SIIBAY
    INAAD LEXE JECLAYSA MARKALE
    WAA LACIIFNIMO E
    KALSOONIDU MARBAY LAALANTA
    WAYNA LIBIDHAAYE
    SAXAR LAYDHU QAADA KA DHAW
    GEED LABKAA LUMAYE
    NIMAAD LABA DIBLAYSAN EHE
    HAYGU SO LAABAN
    LAXAW IYO MURAAD KALA......................

    • @sayidyousuf3392
      @sayidyousuf3392 5 ปีที่แล้ว +4

      Safwaan aaway our legend haataf abdi

    • @Mohaahmed45321
      @Mohaahmed45321 5 ปีที่แล้ว +9

      Lacib so jabay xikmadi ba gurtay waxsad sanadka cusub laso shaqp tagtay 😂😂

    • @kingfmotivation3048
      @kingfmotivation3048 5 ปีที่แล้ว +4

      _taageerO buuxa kuu ahay keeep going my pr0 safwaan halac from tűrkish💯👌_

    • @andiqanikaahee8617
      @andiqanikaahee8617 5 ปีที่แล้ว +4

      #LeGen zafwaan hallac wadka baxsatay tagerahaga 1waa Ani like isn't

    • @hakiim25
      @hakiim25 5 ปีที่แล้ว +1

      Safwaan libaax Aan taageero lkn haataf Abdi Ayaa duubista ka maqan waa la tabayaa

  • @hamzydmtjigjigawi1216
    @hamzydmtjigjigawi1216 5 ปีที่แล้ว +1652

    Qof walpa oo qoralkan arka waxan ku leyahay farxada alle haku siyaadsho dhipatadana alle haka dul qaado 😣😭😭😭😭😭😭

  • @munirlioofficial2341
    @munirlioofficial2341 5 ปีที่แล้ว +245

    Woooow safwaan halac
    Heesta 100%
    Mucia100%
    Codka 100%
    Stely 100%
    Inta igu racsan like ha ila dhafina

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 2 หลายเดือนก่อน +20

    Who Still Watching 2024❤

  • @mahamuttislam414
    @mahamuttislam414 5 ปีที่แล้ว +475

    *inta HOOYO macan jecel plz like iigu qabo*

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 ปีที่แล้ว +527

    Reer Hrgeisa meeyeen nio😰 Like noo saara Hadaad tahy Goptii maroodi jeex😊✊💋❤💋❤

    • @thinkbigstudios5675
      @thinkbigstudios5675 5 ปีที่แล้ว +7

      Duriyada
      Bareykeysaan
      One love

    • @abdigureshaqalane5708
      @abdigureshaqalane5708 5 ปีที่แล้ว +4

      💖

    • @kingfmotivation3048
      @kingfmotivation3048 5 ปีที่แล้ว +4

      _hoyaded io abahed jecl annaah ah nio wlhi u xiisay dalkygII💯☝💯_

    • @Essa_m16
      @Essa_m16 5 ปีที่แล้ว +3

      Ha ka baqan

    • @realwarya8215
      @realwarya8215 5 ปีที่แล้ว +8

      Duriyada baan AhaY lkn kuwa gopolka odwayne AhaY gopolka libax Yada odwayne one love Duriyada ❤️😘

  • @cabdilaahihassan
    @cabdilaahihassan 5 ปีที่แล้ว +52

    Reer burco gacanta tagaa intii gobol ahaan ku tageerta ama somalilandernimo☝️

  • @liibaanyousufipraahimegaal3064
    @liibaanyousufipraahimegaal3064 5 ปีที่แล้ว +49

    Dadkii reer burco meeyen waa wllkin ee liketa igu hiiliya

  • @abdullahiali3890
    @abdullahiali3890 5 ปีที่แล้ว +93

    Muqaal cajiib ah hada safwaan tagerto like I saaar

  • @osmanbaychannel9208
    @osmanbaychannel9208 5 ปีที่แล้ว +271

    Hadii Aad jiif Ku daawneysid Heestan Adoo Daawnayahna Commentiga Akhrisaneysid Like ii saar👍

  • @nasreenahmed7462
    @nasreenahmed7462 5 ปีที่แล้ว +86

    Duriyada wixii ahooow like ii saara ilmaaderayaal💯✌❤

  • @somalilandgirl8019
    @somalilandgirl8019 5 ปีที่แล้ว +25

    LaciiB so jaBay
    EraYo wax tar Leh
    Nice songs
    Nice Istel
    Nice Cod
    Nice EraYo
    Nice Laxan
    Nice music
    Safwan Halac you king 👑👑👑👑👑👑in 2019

  • @fadumoriyaad
    @fadumoriyaad 5 ปีที่แล้ว +6

    My king Safwan Halac Waalayabay Boqorka Codka Fanaanka Sandka
    Fanka Hogaamiya 😍😘
    Ilkacase LYRICS Guulayso brother markasta

  • @nimosweet9324
    @nimosweet9324 5 ปีที่แล้ว +50

    Safwan🌹 wiilkaygad isku magactihiin mansha Allah❤️ Noolow in badan👍🏽

    • @abdigureshaqalane5708
      @abdigureshaqalane5708 5 ปีที่แล้ว

      Mash allh waye

    • @nimosweet9324
      @nimosweet9324 5 ปีที่แล้ว

      👍🏽😘😍

    • @duuliyexxx9105
      @duuliyexxx9105 5 ปีที่แล้ว

      Yaanu fanaan kaa noqone xamse u bixi magaygaa shidane ama inamadada kle mid ubixi geesi ku anfacu nqone kkj

    • @nimosweet9324
      @nimosweet9324 5 ปีที่แล้ว

      mapo mk 😄 wlhi wiilkayga ayaaba HAMZA ladhaah waana fariid geesiya mansha Allah HAMZA viva♥️🌹👍🏽

  • @sacdiyomaxamedmaxamed3750
    @sacdiyomaxamedmaxamed3750 5 ปีที่แล้ว +91

    Reer muqdisho had thy-ilke isar🤦‍♂️😢

  • @mostaphaothmanfarah589
    @mostaphaothmanfarah589 5 ปีที่แล้ว +42

    Fanaan talent leh Safwaan Qurbo Keep going Bro Gobtii reer hargaysa💚💭❤

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 5 ปีที่แล้ว +39

    Ilkacas ninkii hataaf ino badali laha🔥
    Heestan in badan baa sugayay😍🔥😍

    • @Sharoobo
      @Sharoobo 5 ปีที่แล้ว +1

      Ibraahim Shakul Yare hye maiiga so horese wuraa xalay inta jiifaay mala so galiyey😭😭😭😭😭 wabaaaa

    • @asadkoko6917
      @asadkoko6917 5 ปีที่แล้ว

      Garacow melkaste ma joogta😂😃😂

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 5 ปีที่แล้ว +147

    Well-done brother 👏

    • @yuusufshiine9204
      @yuusufshiine9204 3 ปีที่แล้ว +1

      Gkcufphusuvodyckxgatdkgatsohodugogyttodieigtttidirogocjcizysi

    • @yuusufshiine9204
      @yuusufshiine9204 3 ปีที่แล้ว +2

      B

    • @nafidoxusen8610
      @nafidoxusen8610 2 ปีที่แล้ว

      @@yuusufshiine9204 àa
      A
      Aaaaaaaaaaa
      A
      Aa
      Aaaaa
      Aa
      A
      Aa
      Aaaaaaaaaaa
      Aaa
      Aa
      A

    • @najaxcabdul6980
      @najaxcabdul6980 2 ปีที่แล้ว

      😭😭😭❤

  • @cilmicumarcilmi88
    @cilmicumarcilmi88 5 ปีที่แล้ว +19

    NiNkii Hataf abdi badalay
    Welcome ilkacase♡♡
    big respect

    • @dahirsuldanpro2143
      @dahirsuldanpro2143 5 ปีที่แล้ว

      Ilkacase fananka heestan wu ka dilay Sanadbuu K marayaa..
      Halka haataf abdi todobaadyo. Malayiin ku gaadhsiiyay. Shaqo walba Dadba Fankeda iyo Xarakadkeda garka ah yaqaana.

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 5 ปีที่แล้ว +13

    Lacib soo jabay safwan Halac🔥🔥🔥
    Good editing Ilkacase lyrics👏🏽👏🏽😘

  • @queenmahiraa606
    @queenmahiraa606 5 ปีที่แล้ว +125

    Hdoo dhiig somali kugu jiro like isaar plz😍😘😍😘😍😘😍

    • @adamkismayo7714
      @adamkismayo7714 5 ปีที่แล้ว

      Haduu dhiigada o+yahay wan ku sarayaaa liketa🤣🤣🤣

    • @queenmahiraa606
      @queenmahiraa606 5 ปีที่แล้ว

      😄

    • @adamkismayo7714
      @adamkismayo7714 5 ปีที่แล้ว

      @@queenmahiraa606 😍😍

    • @frankgilles4849
      @frankgilles4849 5 ปีที่แล้ว

      Wow my fv song man🙏🙏🙏🙏😩😘😘

  • @maanjama
    @maanjama 5 ปีที่แล้ว +32

    Inankyga *axmed ilkacase* and my bro Zafwaan❤🙇

    • @khadarabdikadir9564
      @khadarabdikadir9564 5 ปีที่แล้ว +1

      Asaaley huno hees baan sowadaye maad iga duubi

    • @farhandhere6729
      @farhandhere6729 5 ปีที่แล้ว

      ASAL DHALAD OFFICIAL TUBE gabdha inanteyda amaanta anii isoo dir kan kadayso

  • @tuutecalasdacasbeen9974
    @tuutecalasdacasbeen9974 5 ปีที่แล้ว +26

    Ilaahoow na hanuuni 🙏🙏

    • @yusragabow
      @yusragabow 4 ปีที่แล้ว

      tuute Calas dacasbeen subscrib igu caawiys all thanks

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 5 ปีที่แล้ว +176

    #Lyrics #Lyrics #lyrics
    laab la kaca bilaashiyo, humaag luqunta loo taago
    lahashada hilbaha laa'lanee dib ka laa'laada
    iyo inaan u soo lumo waxaan libin ka soo jeedin
    laqanyada anoo layliyaan lastoyaan xidhayee
    (laba beeni) hadeer ima lulaan imana leexshaane
    ha lu'gun waxaad laaqaysaa laacib soo jabayee
    laxaw iyo muraad kala lushoo lasku luqun laabay
    labba cisho jcyl loo tirshoo laydha kala raaca
    igu liici mayside hadeer waan lixaadsadaye
    liibane adoo islurin go'gosha laa-laabo
    qawl igu lilaahiya runbaan ku laqimayaaye
    ... adoo luulka jcle lafaha ku siibayee
    inaad lexejclaysaa markale waa laciifnimeee
    kalsoonidu marbay laalantaa wayna libidhaaye
    saxar laydhu qadaa ka dhow geed LABka ka lumayee
    nin aad laba diblaysaan ahee ha igu soo laaban
    laxaw iyo muraad kala lushoo lasku luqun laabay
    labba cisho jcyl loo tirshoo laydha kala raaca
    igu liici mayside hadeer waan lixaadsadayee
    liibane adoon islurin go'gosha laalaaba

    • @asmaguhad1155
      @asmaguhad1155 5 ปีที่แล้ว

      #Rooxanta mhdsanid wll hawl loo bahnaa baad qabatey 👍🙏🤗

    • @deherjr1056
      @deherjr1056 5 ปีที่แล้ว

      Can can dhalay😅

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 5 ปีที่แล้ว +2

      @@deherjr1056 aboowe Youtubka ciyaarta ka daa, in nalaga ganaaxo ma rabtaa😂😂😂😂

    • @maanyuproductions903
      @maanyuproductions903 5 ปีที่แล้ว

      Thnkx👌heesta adigaaa shiday sxb safwan💓💓2019 guul kubilaway

    • @Bahjahappy1798
      @Bahjahappy1798 5 ปีที่แล้ว

      #Rooxanta wwww thnks hno 🤗🤗

  • @princesszagal23
    @princesszagal23 5 ปีที่แล้ว +38

    lacipad zo jabtey hada tahy farta tag😂😂😍

  • @subeir3498
    @subeir3498 5 ปีที่แล้ว +11

    OMG!! Manta ana ugu horeeya lol😁

  • @cayuushppe920
    @cayuushppe920 5 ปีที่แล้ว +1

    intiii nabiga jecel igula saliya scw csw csw like isaaar

  • @maxameddahir3406
    @maxameddahir3406 5 ปีที่แล้ว +4

    Safwaan is came back timahii macaa wuu iso xidhay fanan diyarsan
    CADCEED MUSIC
    wale wa nin laysku halay karo 👍👍👍👍

  • @ismacilshekeye1352
    @ismacilshekeye1352 5 ปีที่แล้ว +235

    Hadad adoo daawanayo aad aqriso comments farta

    • @hamseabdirahman9893
      @hamseabdirahman9893 5 ปีที่แล้ว +2

      ismacil shekeye ood waliba layaabanthy waxay kusoo qorayaan commentka raaci 😂

  • @alimohamudhussein6756
    @alimohamudhussein6756 5 ปีที่แล้ว +7

    hadi safwaan la Arkay Guuleed wada Ayuu ku sow jiraaa👍

  • @abdirahmanilkacade3348
    @abdirahmanilkacade3348 5 ปีที่แล้ว +9

    Legend is back Safwan Halac🔥♨
    the one and only Ilkacase 💯🙋

  • @SAHANTV
    @SAHANTV 5 ปีที่แล้ว

    Maftuux CadCeed 🔥

  • @maalgashi9135
    @maalgashi9135 5 ปีที่แล้ว +167

    Inta qabiil isu dagalka neceb like igu sharf

  • @nasir105
    @nasir105 5 ปีที่แล้ว +15

    Safwaan halac ✌️✌️✌️finely

  • @zakidaahirmohamed3005
    @zakidaahirmohamed3005 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilkacase lyrics sxb sare
    Hormar wacan
    Guul ayaan ku rajayn

  • @raxmocusmsnaxmed4233
    @raxmocusmsnaxmed4233 5 ปีที่แล้ว +4

    Inta hees ka daashy ee quranka uxiistay like

  • @zermahdi8817
    @zermahdi8817 5 ปีที่แล้ว +16

    Ilkacaze lycris pa laacib zo japay ah niO😂😂😂😂 inta iguh raczaney like

  • @somalitiktok3269
    @somalitiktok3269 5 ปีที่แล้ว +27

    Caawa kow ani waaye like ta ha ila dhaafin👍👍👍❤️❤️

    • @fadxiyepupwizzo1976
      @fadxiyepupwizzo1976 5 ปีที่แล้ว +1

      Inta ciyalka xafada ah like igu deeqa sanadka cusub dartii

  • @hindi3522
    @hindi3522 5 ปีที่แล้ว +5

    Safwaan halac dar allo ushidan yhy😍😍❤ heesta 💯%😍✔hda ika dhambeso heesta kuyaac way shidnthy😊😇

  • @inajamainajama5639
    @inajamainajama5639 5 ปีที่แล้ว +8

    Boqorka codka waa alfaan safwaan hacle 😘😘😘

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 5 ปีที่แล้ว +65

    wiiiilka Reeer hargyza Safwan Halac

    • @abdiazizadan
      @abdiazizadan 5 ปีที่แล้ว

      faysa kiin isaaq miya

    • @faisakiin2012
      @faisakiin2012 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdiaziz Adan haaaaaaa hahaha

    • @duuliyexxx9105
      @duuliyexxx9105 5 ปีที่แล้ว +4

      @@abdiazizadan Kkk isaaq miyaa kulahaa war apti maynaga isku fananiin eegba somalida kle qaarna dhaaantay kuwashe qaarna nooh nooh bay ku hesan xaq iyo baadil baynu kukala suganee Viva Duriyada reer sh Isxaaaaaaq 😘

    • @ahmedabdi629
      @ahmedabdi629 5 ปีที่แล้ว +3

      Viva duriyada sh isxaaq la aantod somali gun bay noqonayan

    • @aminaab8733
      @aminaab8733 5 ปีที่แล้ว +1

      @@duuliyexxx9105 kolayba hadii ladan baabayo wax fiican in lagudanbaabo hanoqdo

  • @kowsarismail5684
    @kowsarismail5684 5 ปีที่แล้ว +5

    Timaha kor loo xidho inu safwan ku so baxay inta igu raacsan like 😍

  • @bestieb6144
    @bestieb6144 5 ปีที่แล้ว +11

    Hadi aad fahamtay goobta lagu duubay in ee Frankfurt tahay like me

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaw waxad nasiib uyeelatay inad soo saarto heesta labaade 2019 ku taageera fanaan🖐🖐🖐🖐🖐👌👌👌👏👏👏

  • @othmanmuhani7253
    @othmanmuhani7253 5 ปีที่แล้ว +5

    Wee weeeH🙌saFwaan haLac
    ZtyLe cuzup 👏👏

  • @abdirahmanhapiip747
    @abdirahmanhapiip747 5 ปีที่แล้ว +5

    Styl Cusub Safwan Hallac Keep Going😍😍

  • @muniiraqueen7227
    @muniiraqueen7227 5 ปีที่แล้ว

    Nimaad Labo diglaysaa ahee haigu Soo laban🤗🤗 I love it

  • @qareensuuriya2273
    @qareensuuriya2273 5 ปีที่แล้ว +43

    Reer hargeisa duriyadii isaaq hadaad tahay hayla dhaafin 100 like ubaahanahy abti🤘😂

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 5 ปีที่แล้ว +14

    safwan wilkeyga kugu samiYey sidan hesahaga topka ujclahy awgeed

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 5 ปีที่แล้ว +8

    Xaqiiq safwankyga cshaqa luoaax wan kutageera hore usoco kaape

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 5 ปีที่แล้ว

    Wixii Islam ah Like saara. Hooyadiin qabiilka kawasee 😂😂

  • @zaajinabees8824
    @zaajinabees8824 5 ปีที่แล้ว +67

    Laacib soo jabay nin wlba oo soo jabay like dhiiri gelin hayga dhigo

    • @SihaamMohaa
      @SihaamMohaa 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk intana ma jogta😂😂😂

    • @saadiqali1195
      @saadiqali1195 5 ปีที่แล้ว +1

      Zaajin Abees Hhhhhhh Waa Ku qayilaya Wlhy Hada

  • @khadardeek7387
    @khadardeek7387 5 ปีที่แล้ว +3

    waxan idin leeyahay wax kasto kaa lumay badal ka fican Allaha ku siiyo walal

  • @amaaramir5591
    @amaaramir5591 5 ปีที่แล้ว +7

    Sawfan waynkas bro guul iyo gobanimo 😘

  • @HanadHanad-wl2tr
    @HanadHanad-wl2tr 5 ปีที่แล้ว +1

    Woow s halac sxb jiroo oo joog heestuna waaa inama caadi ma aha sxb halkaa ka wad saf waan halac woow axyaa fanaan

  • @somalidrama3668
    @somalidrama3668 5 ปีที่แล้ว +26

    Laab la kaca bilaashiyo
    Humaag luqunta loo taago
    Lahashada hilbaha laalane
    Dib ka laa'laada
    iyo Inaan u soo lumo
    Wax aan libin ka soo jeedin
    Laqanyada anoo layliyaan
    Laastayo xidhaye
    Laba beeni hadeer
    Ima lulaan imana leexshaane
    Ha lug'in waxaad laaqaysaa
    Laacib soo jabaye
    Laxaw iyo muraad kala lushoo
    La isku luqun laabay
    Laba cisho jacayl
    Loo tirshoo laydha kala raaca
    Igu liici maysid hadeer
    Waan laxaadsadaye
    Liibaane adigoon is lurin
    Gogosha laalaabo
    Qawl igu lilaahiya
    Runbaan ku laqimayaye
    Adoo luulka jecel
    Lafaha kuu siibayee
    Inaad lexe jeclaysaa
    Markale waa laciifnimee
    Kalsoonidu marbay laalantaa
    Weyna libidhaaye
    Saxar laydhu qaada ka dhaw
    Geed labka kaa Lumayee
    Nin aad laba diglaysaan ahee
    Ha igu soo laaban
    Laxaw iyo muraad
    Kala lushoo la isku
    Luqun laabay
    Laba cisho jacayl
    Loo tirshoo laydha kala raaca
    Igu liici maysid hadeer
    Waan laxaadsadaye
    Liibaane adoon is lurin
    Gogosha laalaabo

  • @raxmarooda371
    @raxmarooda371 5 ปีที่แล้ว +4

    😘😘😘Aptigay ilcase markan la wareeg booskii haatif abdi 😍😍😍😍😍😍

  • @barbaartagroup4423
    @barbaartagroup4423 5 ปีที่แล้ว +5

    Inta rasuulka scw jecel like saara

  • @fairuznahar7928
    @fairuznahar7928 5 ปีที่แล้ว +3

    Laacib soo jabay hadaa tahay waan is leenahay shacabkeyga ✌️✌️✌️✌️

  • @mohonest8132
    @mohonest8132 5 ปีที่แล้ว +5

    Safwaan hestan wa hestis ugu labiska wanagsan iyo super style keep on groming legend 🙏

  • @Shamsudin01
    @Shamsudin01 5 ปีที่แล้ว +580

    Laacib soo jabay haddaa tahay Like saar Ninoow
    Ragga adag un ban La hadLaya Hhh

    • @haniyeetaxaaji8572
      @haniyeetaxaaji8572 5 ปีที่แล้ว +7

      Rag lee hadaaba lahadashay adaaba na daandaansadee , laacib soo jabay maxaa loola jeedaa huuno 🔥🔥♥️👍

    • @sabriinaali3966
      @sabriinaali3966 5 ปีที่แล้ว +4

      khaLid Ck laacibad soo jabtaa ahy wna kusaray de wlo🤣

    • @Shamsudin01
      @Shamsudin01 5 ปีที่แล้ว +1

      @@haniyeetaxaaji8572 Hhh Nin wax soo arkay uun Deh

    • @Shamsudin01
      @Shamsudin01 5 ปีที่แล้ว +2

      @@sabriinaali3966 Hhh Laacibada keLiya ee habLha ku jirta thy

    • @blamemenotreligion2225
      @blamemenotreligion2225 5 ปีที่แล้ว +4

      111 laacibiin soojabtay baa aqriyeen commentigaan intii kale waa jiifaan daal dartiis noloshaa bursatay😂✌

  • @abdirahmanabdullahi3035
    @abdirahmanabdullahi3035 5 ปีที่แล้ว +74

    Cilmi baaris la sameeyay ayaa lugu ogaaday in waayahaan dambe dadka eey jecel yihiin aqrinta commentiyada in kabadan postiyada..🙄🙄🙂
    Tusaale adiga hada waxaad aqrineeysaa comment😏😶😀😂😜😍😋

  • @naciimanalka626
    @naciimanalka626 4 ปีที่แล้ว +5

    Inta heesten Ila jecel oo markasta daawata like

  • @ayanawer98
    @ayanawer98 5 ปีที่แล้ว +5

    Laacip soo japay zafwaan halac tolhi waa hees io bara ❤ilkacaze lyrics keep going bro👍❤

  • @moadam1
    @moadam1 5 ปีที่แล้ว +5

    Safwan halac he is legend
    Never Give up bro

  • @quruxsansidahooyadeed4006
    @quruxsansidahooyadeed4006 4 ปีที่แล้ว +3

    safwaan halac❤❤ heestaa 💑💑💑xazooz iguqaaliye ayey iileedahay eezxabta liketa hayladhaafin

  • @nasrinemir9539
    @nasrinemir9539 5 ปีที่แล้ว +2

    Malintii kun mar ka bdn dhageysta inta ani cml liketa haila dhafina😁❤safwankeyga❤

  • @queen___azma4030
    @queen___azma4030 3 ปีที่แล้ว +1

    Shet caawa ayaa hestan lay qaaaday🥵
    Nabsigu markaygii ayuu marayaa
    🙊🙈

  • @biilproduction5318
    @biilproduction5318 5 ปีที่แล้ว +6

    Woow😲 Hees io Bar waaye Wlhi❣
    Legend Safwan Halac Hore u Soco Bro💝
    Keep Going Ilkacase Lyrics Wehelka Bulshada🔥

  • @nawaalahmed2612
    @nawaalahmed2612 5 ปีที่แล้ว +4

    Inta nabiha jecel like isii

  • @hiikoowgaming8890
    @hiikoowgaming8890 5 ปีที่แล้ว +2

    Camera ilkacase beuty full bro hore usoco 2019👍👍👍❤👍

  • @mubarakhassanmohamed5395
    @mubarakhassanmohamed5395 5 ปีที่แล้ว +42

    Plze inta duriyada like-ta iigu booba ilamaderayaal reer tolkay somalilanderskii mayeee yaan laydinka badan 😙😘

  • @abdinasirfarahmohamed5059
    @abdinasirfarahmohamed5059 5 ปีที่แล้ว +3

    Aahey nin weyn safwan halac nin aan tagero ilkacase good job bro keep going

  • @summayanoorlocog812
    @summayanoorlocog812 5 ปีที่แล้ว +6

    Ufff qurux sanaa
    Omg I'm just looking at him
    😋😋😋😋
    Wankujecelyahay
    Waxan jecelyaha stylka timaha
    And the beard 😋
    The part that he's wearing black jackets
    Your handsome Allow kudowr safwann😍😘❤️💕💞

  • @aweizibrahim1682
    @aweizibrahim1682 5 ปีที่แล้ว

    Laacib so jabay safwan halac bro hore uu soco @ilkacase waa ninka no badelya haatuf

  • @shamsohussein1758
    @shamsohussein1758 5 ปีที่แล้ว +3

    Inta reer Muqdisho ah ❤ like i sara yq idin jcliya

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 5 ปีที่แล้ว +8

    Saxar laydhu qadaa ka dhow geed labka lumaye💪💪💪💪💪
    (Kaalumaye)
    Hhhhhhhh nin kaa goostay waxaa ka dhow saxar ay dabashu qaaday, kaasad si fu'dud ku helaysaa💪💪💪💪

  • @kamaalcarab1215
    @kamaalcarab1215 5 ปีที่แล้ว +14

    laacib soo jabay baan ahaye like ii saara walaal 😨😨😨💔

  • @HayatMawliid-px5uu
    @HayatMawliid-px5uu 6 หลายเดือนก่อน +1

    2024 igu liici mayside hader wan laxdsaday😊

  • @japaneclick
    @japaneclick 5 ปีที่แล้ว

    safwaan h halac
    tageero buuxda
    kuuhynaa
    go forward pro
    nolol waartah
    ilkacase sidoo kale saln sre
    pro i'm somalilander
    guuul iv'alh say

  • @guurecadde6405
    @guurecadde6405 4 ปีที่แล้ว +12

    Wxd LaacaySaaaa Laacip soo jabay Haddii 2O20 Haddii Aad Daawanaysid Heestaan liketa isku muuji

  • @maviopoi8854
    @maviopoi8854 5 ปีที่แล้ว +4

    Safwaan halac
    Cod 100%
    Heeesta 100%
    Laxan 100%
    Music 100%
    Duubista 100%

  • @omaralihassan7085
    @omaralihassan7085 3 ปีที่แล้ว +1

    Heeste 1000 Wallah wakahela hn safwan

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 5 ปีที่แล้ว +6

    Xaaji Cadceed💪💪💪💪

  • @Bahjahappy1798
    @Bahjahappy1798 5 ปีที่แล้ว +6

    I love the song i wish the lyrics will come out soon insh allh 🤗😘♥️🤟🏻

  • @cumarahmed6637
    @cumarahmed6637 5 ปีที่แล้ว +6

    Woow Nice song Safwaan and ilkacase keep going ilkacase only logadaada meesha kamaqan ama copyrightkaaga lknse keep going

  • @shukrisharafofficial7827
    @shukrisharafofficial7827 5 ปีที่แล้ว

    Wow😍wanku faraxsanhy ino sosaro muuqal cusub aya igu racsan horumarka ku tilasadey safwsn halac🙏🙏🙏🙏🙏

  • @iskufilan5405
    @iskufilan5405 5 ปีที่แล้ว

    Ayayayay labizka timha ciyarta codka iga gadan Legen 😍😍😘

  • @salimendho2022
    @salimendho2022 5 ปีที่แล้ว +3

    Kii kayara ahay shoodha safwaan like ta ha iga ilaawina bal ilma caashaq

  • @mohammedabdillahimouse5118
    @mohammedabdillahimouse5118 5 ปีที่แล้ว +3

    Another History #safwaan iyo ilkacase
    Well done 👍👌

  • @idirismohamed4571
    @idirismohamed4571 5 ปีที่แล้ว

    Fanaaaanka sanadka safwaaan halac intiii igu raaacsan liketa iisaar

  • @isaknakeye6935
    @isaknakeye6935 5 ปีที่แล้ว

    Hambalyo ilkacase hormarkaagaan ujeedaa Safwaan Halac another level horay usoco adna sxb

  • @faataxali5643
    @faataxali5643 5 ปีที่แล้ว +12

    First comment Laki saar inta taageer ta Safwaan😘😘

  • @hoododubad2921
    @hoododubad2921 5 ปีที่แล้ว +30

    SafwaankayGa soo roGaal celi ruG cadaaGiii Dee dad badan baa ku moodaya inuu Guuled kuzoo shaac zaaree usheeG inaad HarGeisa fanka ku eryan jirtay 😂😂😂😂

  • @user-cf9pu1gp4i
    @user-cf9pu1gp4i หลายเดือนก่อน +1

    Laacib soo jabay waa wax kale iyo safwaano wax kaale ah

  • @hamzematan7495
    @hamzematan7495 5 ปีที่แล้ว +2

    *Yaa daawanaayo 2019 Farta taag* 😆👍👇👇