War ilaahey maa laga yaabo ninkaan wuxuu yiri afar sano ka hor baan furey gabadhooda u yar xataa labo sano ma gaarin anigaa aqaana customer keyga ayey aheyd war gabadhaan xaq yaan laga galin aniga qabiil keyga maaha laakiin xaqa ayaan ka hadlayaa weydiiya gabadhiisa uyar waa meeqa jir war maxaa khaldan war gabadhaan xaq haka galina war arintaan dib u fiiriya
May Allah give her victory because I can't trust a guy or a female who is just talking negatively about this sister. Let's pray for our Muslim sister. I can relate to her. Wallahi, my ex-husband, is trying to take my children away from me, too! I'm a good mother, and he always lies about me in court and has a lawyer who lies for him. May Allah protect our mothers from this evil people in the Somali community. Amiin
Allah waxaan Hani uga baryi in uu caafimaad siiyo oo kuwa Hani ka hiilinaya in uu Allah iyaga nimanku ka cararaan oo xanuunkeeda idinku wareejiyo oo Marxalada Hani hada taagan tahay Allaah idin galiyo waa hadii aad qabiil xaasidnimo iyo in aad liidaan u hadlaysaan habaarkaa Allah ha aqbalo(aamiin dhaha)
Gabdhaha Somaliyeey cafimaadkina iyo maskaxdiina iyo ilmahina ka fikira wlhi nin wax loo jabo ma ahan iyo naagahan cadawga oo iska qeylinayo gabadha mey cawiyan oo quraan saran u dajiyan kan xita nin ma ahan gabadha iyo arinta familykisa moo hoos u dhigo ilen waxan wa dad ilmo isku dhalaye oo aan kala dhamaneynin hooyo ilmahed wax u dhamo malahan naagahan ku dacsana gabadha maxey tahay bisinke war cawiya ama shib ka dhaha waba wali waxan balayo ilahow dad hano jabinin Alhamdulillah ❤
Subhanalaah naagaha qofka dhiban u xoog badan maxa ahaayen tan cayraneyso cajiib waxaan War jecli u aqaan hani gabadha la dhahaayo waa qof xanuunsan ilaahey ha caawiyo
Gabareey run baan kuu sheegayaa dhexda xero sidaad ku socoto si maaha illaa adi aad istoosiso ama aad iscaawiso cidna kuma caawin karto siday hada ku socoto God unbaad ku sii dhici naftaada sax waalidkaadana kaducayso
Gabdha soomaaliyeed Ragu way dayaceen warba kama hayaan iyagoo guri la jooga.Gabar Soomaaliyeed haduu Ninkeedu dhabarka ka Jabo oo curyaan iyadaa xanaanaysa Laakiin Nin Soomaaliyeed Naagtiisu ma gaboowdo madhomato
Somali inta badan waa seef la bowd. Qof ooyneyso hadey arkaan khadka ayey ka baxayaan. Arin haldhinac ah hala boodin adigon qofki kale maqlin. Insha Allah
Hani io nasteexo ma Hooyada ubadku ka maqan yahay baa La wada dhahaa ilahay ha caawiyo caruurta hadu abahood haysto dhib ma qabaan Cafimaadka hoyada muhiima ilahay ha caafiyo Nagahaana way walayan Gabadha
Maskiin ma waalna ee way jeceshahay qalbiga Allah ha ooga bixiyo, istaqfurallaah haday badsato oo shanteeda salaad dukato walaahi way qaboobey ama somaali axsaan ma u sameynaayaan inay waalan mooye balhada ayadoo ku jirto qolka ayay caynaayaan Allah nooma baahiyo ibna aadam oo nooma jibiyo waa xaasidiin xasbiya Allah wa nacmalwakiil
How y'all believe him soo quick he sound heartless 😢the girl needs help and she needs to help her self because nobody can help if u can't help her self
Allah adanaha marka daba cararto wuu sii cararaa ciduu dono hanoqde ninkan ilmu kadhalay calafka ka dhamaaday e kahar,adinka dad islaama ayaa tihiin waxaad dhaxdhaxaadinaysan guryahooda ku dhaxdhaxaadiya not social media
That’s true Subxaanallah Goorma ayey Somaliyi Social media ku garnaqsatey😭, Illahey Carurtaada ha kuu soo celiyo Inaader ee Cibaadada badso Oo xaga rabi u carar
Gabadh away ehelkedii mid kale naagahan Gabadhu way xanunsan tahay ee sida ay u hadlayn maxa tahay Block iyo waxa aysheegayn allah ha cafiyo gabadh wiilkuna qof xun ma ahaan run ahaantii 😢
Most Somali poeple don’t understand the law and the system if the kids take the court order he can’t just give to her the court must approve the kids visitation rights
Ar ibnu aadamaa wey Arkaan gabdha in ay xanuunsantahay walib willka ay jeceshahay maxay isku dabalinayan naago faido malaha waxii naarta logu badiyey ayey qabaan gabdhaan willkey ku qafiiftay xaqne wey uu ledahay waa ilmaheeda abohood haduu qadar ku dhacay dartisa uu xanuunsatay waxaa la rabay inuu cawiyo xitaa haduu rabin inuu iyada texgaliyo inkastoo ay aad u adagtahay ruux ku nacay inuu kuu so noqdo iyana ma Sabri karto because xadkii wey dhaftay go aan ma qaadan karto xanunka ayaa ka tan badan wuxuu xalkeda ku jiraa inuu usonoqdo uu daweeyo Quran saaro dhaqtar geeyo isaga naxariisto haduu rabin xitaa😢sorry walahi somali geel jire waaye jecel waxba kama yaqanaan xitaa ruuxa xanuunsan uma naxarisanayaan iyagaa sii waala allow ruux ibnu aadam ah qalbigeena ha naga raacinin😢 xanuun ka weyan ma laha walahi😢
KAN MAXAMED LA LEETAHAYE NINKA HANI AF SOMALIA FIICAN MA YAQAAN WAA SUJUUGA REER KENYA EE QAXOOTIGA SOMALIA KA FAAIDEYSTA OO GAAJADII KENYA KA YIMID LAAKIIN HG HANI NIN KALE SIIYA HA ILOWDO SUJUGAN WIILASHA HG MID ISKA SOO XULA OO GUURSADA HANI IMLO KALE HADEY DHASHO WEEY ILAABEYSA SIXIROW SUJUUGA
HANI ALLAAH CAAFIYO NAA NIN HA ISKU JABIN EE IS QURXI OO I SHAQEYSO NAAG ISKU FILAN NOQON KARTI LEH NIN KALENA WAA HELEYSAA LAAKIIN NAAG OOYEYSO OO JILICSAN NIN RABO MA JIRE DHEXDA XIRO HANI
Arintan gabadhan somali waxba kama qaban karan wiilkan hala heshiisiyo kaliya si uu u tusiyo ilmaha waalidked haka duceysato mesha laga heysto waa xaga waalided
Hani ninka ayey rabta qalbiga Allah uga saaro like & Subscribe saar
Haa wlhi mana u arxamaayo
Aamiin maskiinta qalbigeda allaha oga dhaqo mamo hani xanun an jacaylka ninkan ahayn mahayo
War ilaahey maa laga yaabo ninkaan wuxuu yiri afar sano ka hor baan furey gabadhooda u yar xataa labo sano ma gaarin anigaa aqaana customer keyga ayey aheyd war gabadhaan xaq yaan laga galin aniga qabiil keyga maaha laakiin xaqa ayaan ka hadlayaa weydiiya gabadhiisa uyar waa meeqa jir war maxaa khaldan war gabadhaan xaq haka galina war arintaan dib u fiiriya
@@badriyomalinahmed7NJ
May Allah give her victory because I can't trust a guy or a female who is just talking negatively about this sister. Let's pray for our Muslim sister. I can relate to her. Wallahi, my ex-husband, is trying to take my children away from me, too! I'm a good mother, and he always lies about me in court and has a lawyer who lies for him. May Allah protect our mothers from this evil people in the Somali community. Amiin
Amiin ya rabi
Ameen yaa rabi
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
Hooyo is also good her kids 🥰❤️🥰
Allah waxaan Hani uga baryi in uu caafimaad siiyo oo kuwa Hani ka hiilinaya in uu Allah iyaga nimanku ka cararaan oo xanuunkeeda idinku wareejiyo oo Marxalada Hani hada taagan tahay Allaah idin galiyo waa hadii aad qabiil xaasidnimo iyo in aad liidaan u hadlaysaan habaarkaa Allah ha aqbalo(aamiin dhaha)
Ilmaha hooyo kaliya marabaan hooyo caafimaad qabto ee rabaan😢😢😢
ILAAHOW QOF WALBA OO MUSLIN AH DHIBKA KADUL QAAD YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin 🥰❤️
Gabdhaha Somaliyeey cafimaadkina iyo maskaxdiina iyo ilmahina ka fikira wlhi nin wax loo jabo ma ahan iyo naagahan cadawga oo iska qeylinayo gabadha mey cawiyan oo quraan saran u dajiyan kan xita nin ma ahan gabadha iyo arinta familykisa moo hoos u dhigo ilen waxan wa dad ilmo isku dhalaye oo aan kala dhamaneynin hooyo ilmahed wax u dhamo malahan naagahan ku dacsana gabadha maxey tahay bisinke war cawiya ama shib ka dhaha waba wali waxan balayo ilahow dad hano jabinin Alhamdulillah ❤
Hani ilmo marabto e ninkee rabtaa nin aan ku rabin inaa isu wareeriso maha ilahey qalbiga haoga reebo 😢
Hani waa xanuunsantahay nina ma rabto ilmana ma heyn katto jirada awgeed
Subhanalaah naagaha qofka dhiban u xoog badan maxa ahaayen tan cayraneyso cajiib waxaan War jecli u aqaan hani gabadha la dhahaayo waa qof xanuunsan ilaahey ha caawiyo
Haniyey abaaayoy naaagahaaan yeeey kuwaaalin rabigaaagaa ku ooooy ooo dexda xiro oo shaqeyytso is qurxi markuu kuarko adooo qurxan ooo meeel iskasoosaartay isagaa kudaba ordaaayo ayaad arkeeeysa wallhi eee saaan xal makuuugu jiro abaaayo wankaanixihaya saaseey ayeey dantaaada kujirtaa😢😢😢
Mohamed ka hadlaaya iyo naagahan ba wa qaldan yihin somaliyey gabadha caawiya asagaa u sabab ah inay sidan noqotay ayadana wa miskiin Allah ha caafiyo
Wallhi caloosha i hurisay quraan saara waa xanuunka Allah ayaan u barya idinkana u duceeya
Gabdhaha somaliyeed Hal talaan siin lahaa Nin somaaliyeed ha isku wareerinina Cafimaadkiina iyo Caruurtiina iyo horumar kiina ilaashada
Ayadana wey is waashay asagaiina wey waashey dadkiina wey waashay illaahow xal aktaaduu.jiraa ayadaaba khatar ku jirtee dajiya utartiibiya maseerka waa khatar😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Gabadhan illahay ha caafiyo miskiinta runti wadan shisheeye oo walid iyo walaal ku joogin xanuun dhimirka ah hakugu dhaco oo ilmaha halaga qaato waa dhib wayn illahay dad wanaagsan oo cawiya haw sakhiro
Naagahan ku daac daacsananaya miskiin daryeel iyo taakulayn u baahan nin cadaw Ah u jabtay wlhi inaad xaasidiin xoolo Ah tihiin
Allah ha caafiyo Hani quluubteda ninkeda raacda waxa haya depression miskiina quraan hala saaro
Train isku dhig kulahaa Subxanalaah ilaahow ha noo jabin naago gabadhaan maseer aa hayo nin aan ku rabin waa saas yaarabi ilaahow caawi 😢😢
Gabareey run baan kuu sheegayaa dhexda xero sidaad ku socoto si maaha illaa adi aad istoosiso ama aad iscaawiso cidna kuma caawin karto siday hada ku socoto God unbaad ku sii dhici naftaada sax waalidkaadana kaducayso
Ilaahow caafi adiga ayaa awood lehe Amiin ya rabi calamiin
DHAMAAN NAAGUHU WAA MASIIBO NINKANI INANTANI WEYJECLAATAY JACAHLKUNA WUUJIRAA MAXAAD U ADOONSANEYSAAN DOQMOYAHAW XISHOODA INANTA QALBIGA UDAJIYA ILLAAHAY KACABSADA DADKA UGUXUN ADUUNKA WAA SOOMAALI
Waxaan maqli jiray nacab iyo naago kuu taliyeen war xaasisanaa nooguhu hani ineey xanuunsantahay weey ujeedaan oo ninkana jeceshahay oo ilmihiina ka maqanyihiin 😢😢😢😢😢😢 gabadhaas wax Naciima jookar uga roon malahan ilaheey ha caafiyo jaceeylku waa waxjiro waana loodhintaa oo loowashaa oo sariir lookoraa 😢😢😢😢😢😢
Raggu xaasidsanaa muu daryeelo caruurtiisa hooyadood muu ku noqdo😢
Waa run iyada wax udodaayo ayay iska dhigayeen ,hadana meel kasta block ka saar ayay dhaheen Allah cafiyo
Blse doqonbey xila u.noqotey alaha u gar gaaro
@@fayecooking nin iyo noog haday isnacan la iskuma karo
@@xagsoabdikadir6728 dulmiga kalatag dadka.
Mamadan waa qof xanuunsan Allah ha caafiyo.
Waa hooyo gabadho Ee Ilaahey dartii u wanaji Waa ilmahada hooyadod adunyado waxba matarto wana taarikhda ilmahaaga
Gabdha soomaaliyeed Ragu way dayaceen warba kama hayaan iyagoo guri la jooga.Gabar Soomaaliyeed haduu Ninkeedu dhabarka ka Jabo oo curyaan iyadaa xanaanaysa Laakiin Nin Soomaaliyeed Naagtiisu ma gaboowdo madhomato
Somali inta badan waa seef la bowd. Qof ooyneyso hadey arkaan khadka ayey ka baxayaan. Arin haldhinac ah hala boodin adigon qofki kale maqlin. Insha Allah
Hani io nasteexo ma Hooyada ubadku ka maqan yahay baa La wada dhahaa ilahay ha caawiyo caruurta hadu abahood haysto dhib ma qabaan Cafimaadka hoyada muhiima ilahay ha caafiyo Nagahaana way walayan Gabadha
War runta ma ogidiin gabadhaan Arizona ayay joogi jirtay maxamed waw slicin jiray anaa marqaati ka ah asaana waalay ee beenta yuu San sheegin
Aad ayey noo bambaajisay umadii dhana way dambaajisay inay is dajiso ayaday Dan utahay idinkana u dajiya utartiibiya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Inaad guulaysto Hadii ad rabto mohamed faraha ka qaad oo ciyalkaga korso dadka aad wax kasta u sheegayso Farah ka qaad 🥺
Waa qalad tahay qofta ku qeylineyso
Wiilashyn asharaf ❤❤ wa dhl jcley ❤
Naagahan kuligoodi waa ahlu naar meel eey soo galeen qeer maka imanaayo kuligoodi waa ahlu naar xataa asaga xataa waa ahlu naar
Maskiin ma waalna ee way jeceshahay qalbiga Allah ha ooga bixiyo, istaqfurallaah haday badsato oo shanteeda salaad dukato walaahi way qaboobey ama somaali axsaan ma u sameynaayaan inay waalan mooye balhada ayadoo ku jirto qolka ayay caynaayaan Allah nooma baahiyo ibna aadam oo nooma jibiyo waa xaasidiin xasbiya Allah wa nacmalwakiil
Subxannal allahu akbar
Wilkaan wa sijui dad dhib badan ma aha Somali maryoole wilkan iskadaaya ilmihiisa ha korsadee honey wey xanuunsanthy qof walbo ayaa og
Allow nacab iyo nacas hanoojebin
Naagow indhihiina idiin macalina
ilmaha kailali walal lajoog markay arkayso Allaah hacafiyo
aabaha waa nin wanagsan waxa fiican in ayada iyo ilmaha somaliya ha loo diro ha ku biilo wa cafimaadee
Wlhi saas fiican lkn talo ma ahayaan
Sidaa ayaa loo baahan yahey
Laakiin Dumarkan maan jecleysan Hadalkooda waa Calool xanuun
Goormaa Dumar Garqaadeen
Rageenii aaweeyey
Subxaanallah
Baa Illahey ka baqa oo Gabadha xanuun ha qaadsiinina
Nagahan maxa kagalay hani allaha caafiyo cadaw ilaahow hano jabin dumarka somaalida ilahow hano jabin wagabar miskina jilicsan,aye feel usogalen yaa rabbi caawi
Ninkaad maanta haduu waalan lahaa hani kama tagteen oo ma dhahdeen wuu waalan yahay ,waadiga leh hooyadeed shilin uma dirto ? Maxaad adigu ugu diri wayday oo Hani isaga dhigi weyday?
Soomaalyeey gabadha haladaaweeyo
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
Subaxnalah
How y'all believe him soo quick he sound heartless 😢the girl needs help and she needs to help her self because nobody can help if u can't help her self
Subaxa allha yaaba ilahaye ha cafiyo mumadan😢
Ilaahay halaga baqo oo ninkan yaan la dhagaysan gabadhu wey dhiban tahay ilaahay caafimaad ha siiyo nin Soomali faa ido ma leh waa cadow
Waaxay Dumarkaan Hawhawleh aq warka dhexbaha Ninka iyo Naagta xataa hadey kalatageen ayakaa iska kiinxigo oo Awladoodii ayjeclaayeen ayka dhaxeeyaane
😢😢😢😢
DHILOYINKAN ALAHAKA QABTO GABADHA WEYKU DIGANOYAN SUBXANALAH
Subxaanallaah Allow. Caddow hanoo jebin, maamadaa miskiinta ahna caafimaad sii ubadkeedana u soo celi .
naa gabadha waad ku diganaysaa caafimaadkana leysma siinin dhib ayaa heysta waa hooyo la ciilay oo gun u jabtay
Caruur marabto wuxu ninkay rabtaa
Hhhhhhhhh been ma ahan nin ayey uwalatay
Ilhay hacafiyo gabadha u duceya qofku hadu qofjecelyahay indho kale maleh dhegokale maleh wan aragnay dadkale oo sidan ah walahay waa xanuun
War gabadha nin gabadha ha lo xirxiro si kale ma leh
GABADHAN WEY SIXRAN TAHAY NIN WAA BUXAA NIN RADSO LACAGTEDA WAD DHACDAY QALBIGEDANA WAAD JABISAY ILAHAY AYAA XAQA OG
Somaliiyee dhahaa alhamdulilah ilmaa aboohood heestii maxaa lofaragaliinaha
Allah adanaha marka daba cararto wuu sii cararaa ciduu dono hanoqde ninkan ilmu kadhalay calafka ka dhamaaday e kahar,adinka dad islaama ayaa tihiin waxaad dhaxdhaxaadinaysan guryahooda ku dhaxdhaxaadiya not social media
That’s true
Subxaanallah
Goorma ayey Somaliyi Social media ku garnaqsatey😭,
Illahey Carurtaada ha kuu soo celiyo Inaader ee Cibaadada badso
Oo xaga rabi u carar
Hani sheekadeedii ma dhamaan miyaaa Is this new ?
Asc alhamdulilah ilmaha abohood heeso maxaa Loga rabahaa
😳😳😳😳🤣🤣😂😂 farax loojabay
Maskiinta maxaa u furtay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👁✍️🏾👁👁🆔️♻️📥⚠️ qabiilka kala weyn naagta ilmaha dhashey 📥📥📥📥📥📥📥📥📥⚠️
Hooyada waa xanuunsantahay ee wadankii halageeyo quraana hala saaro sidaan waa ku sii waalaneysaa
Thank You, ...... Dadka Yar Baad Ku Jirtaa Ee Fahmay Hooyadan Inay Schizophrenia Hayso Waliba Progressive Ah Oo Sanad Walba Kusii Xumanaysaa Iminkana Ka Daran Ba Markii Ninkii Iyo Caruurtiiba Ka Tageen........................Soomaaliyeey Wadankii Aduunka Ugu Hormarsanaa Bay Joogtaa Ee Hooyadan Caafimaadka Hala Geeyo Intayna Nafteeda Dilin Ama Cid Kale Dilin..............................Wa Laahu Aclam.
Soomaali illaahay hagubo qurbihiina saanmeeku yihiin rafaad hakabixina
War adiyo qabiilkaaga toona sharaf malihidine ufbaad thy waryaa xayawaan
Omg. Naaag. Iwadtay. Kulaha 😢
Ilaahay kabaqa malin lasa xisabinya jirto hana dababin gabadha dhibka hasto adigab Waa ku qabsan karaa
Mahamad wuxuu noqday gabadhii dhihi jirtay Ahmad Ahmad Ahmad
Ninkay doonaisa
Allow naag iyo nin xunon aan naxay haybahin Ayadana caawi 😢😢😢
Gabadh away ehelkedii mid kale naagahan Gabadhu way xanunsan tahay ee sida ay u hadlayn maxa tahay Block iyo waxa aysheegayn allah ha cafiyo gabadh wiilkuna qof xun ma ahaan run ahaantii 😢
Kan waa eey qaraabadisna waa eey ha duu dhahay ilmaha waay dishaa asaa waaley gabadhan .Kan waa kufri bahal eh
qof waalidkeda aan rabin ilmaheda eey u ooyneyso maxeey utarayaan bisinkee😳😳😳
Gabadhan miskiinta quranhalasaaro
Marka joojiya dumaroow kuwa Ninka Cidiisa ahoow ka daaya gabadha xanuunka aad ku cayeeysaan dee nimankaa waalay
Gawadha ninkee ku qafiifto somali wala tumi lahaacaruurtana hooyadey ama ninka dadkiisaa kaqaadanayo ayadana nin kalee ku ilawadee heli laheed
Most Somali poeple don’t understand the law and the system if the kids take the court order he can’t just give to her the court must approve the kids visitation rights
Sorry
Naag allah noma jabiyo
Ar ibnu aadamaa wey Arkaan gabdha in ay xanuunsantahay walib willka ay jeceshahay maxay isku dabalinayan naago faido malaha waxii naarta logu badiyey ayey qabaan gabdhaan willkey ku qafiiftay xaqne wey uu ledahay waa ilmaheeda abohood haduu qadar ku dhacay dartisa uu xanuunsatay waxaa la rabay inuu cawiyo xitaa haduu rabin inuu iyada texgaliyo inkastoo ay aad u adagtahay ruux ku nacay inuu kuu so noqdo iyana ma Sabri karto because xadkii wey dhaftay go aan ma qaadan karto xanunka ayaa ka tan badan wuxuu xalkeda ku jiraa inuu usonoqdo uu daweeyo Quran saaro dhaqtar geeyo isaga naxariisto haduu rabin xitaa😢sorry walahi somali geel jire waaye jecel waxba kama yaqanaan xitaa ruuxa xanuunsan uma naxarisanayaan iyagaa sii waala allow ruux ibnu aadam ah qalbigeena ha naga raacinin😢 xanuun ka weyan ma laha walahi😢
HABARTAAN SAMSAM MAXA KU HAAYA ADIGA
Nagahan Gabadha xanuunsan cayaya Specially mida carabaka weyn.
Bisinka nin 4 sano kohor furay bey rabta nin jecla😂😂
Dhilooy haduu furey wey isku noqon karnan ilmo isku leeyihiin
Oo wali naagkalo guursade
@@mimipuloo7879 maxa gabadha ku caysay
KAN MAXAMED LA LEETAHAYE NINKA HANI AF SOMALIA FIICAN MA YAQAAN WAA SUJUUGA REER KENYA EE QAXOOTIGA SOMALIA KA FAAIDEYSTA OO GAAJADII KENYA KA YIMID LAAKIIN HG HANI NIN KALE SIIYA HA ILOWDO SUJUGAN WIILASHA HG MID ISKA SOO XULA OO GUURSADA HANI IMLO KALE HADEY DHASHO WEEY ILAABEYSA SIXIROW SUJUUGA
Gabadha dhaqtarka maskaxda maageysaan hadey xanuunsan hala daaweeyee
HANI ALLAAH CAAFIYO NAA NIN HA ISKU JABIN EE IS QURXI OO I SHAQEYSO NAAG ISKU FILAN NOQON KARTI LEH NIN KALENA WAA HELEYSAA LAAKIIN NAAG OOYEYSO OO JILICSAN NIN RABO MA JIRE DHEXDA XIRO HANI
Arintan gabadhan somali waxba kama qaban karan wiilkan hala heshiisiyo kaliya si uu u tusiyo ilmaha waalidked haka duceysato mesha laga heysto waa xaga waalided
Free Nasteho😢
GEEDKA GARAMGARAMKA MIDGANKA AH WAAGU KANSARKA QABAY GABADHAN AYA DAWESAY ASAGANA GABADHA WUU WAALAY BALAYO HAKU DHACDE DHILOYINKA GABADHA HAYSTO HAKALEEXDAAN
Gabadh codka weyn maxa la doobeys bal hada😮
Naagt
Naagow ninka intuu kujecelyahy aad waxtahy
😭😭😭😭😭
Naagahay.rufiyaan.
😂😂😂 iloohow hana waalin naag nin uwaalatey iga dheh bisinka
Gabadhaan aawey gabadhaan reerkoodii yaab
naayaa dhaafa gabadha wax ay idinka baahan tahay ma jirto nina ma rabto ee waa hooyo ilmaheeda ayey rabtaa
SAMSAM AALKOLIISTE AAMUS DHULOOY KA HAR GABADHA MASKIINTA DHILOOY
Habro walan Aya mesha iskugu imaday
Gabadha xanuunsan baad ka ooya siinaysaan
Naciima jookar ayeey wac wac ku waalatay na xishood oo hadi ad wax xalinayso katidada adeegso
Dadkaan iyaga maxa ka galay afaro familj? Wiilka iyo gabadha so famil iyo odeyaal malaha? Anaga yaab aragnay
hani waxa hayo jcl ma ahan sixir hayo hala daweyo
Mala hubaa taas mid baan idiin sheegayaa dumaroi caruurta uu hayo inan Somali ah oo muslim ah oo ah aabihii dhalay waqyo aad udhibaysaan ma waxad rabtaan caruurta in gaalo qaadato daaya please daaya caruurta gaalo ha siinina inantani way xanuunsanaysaa dhakhtar ku caawiyo haday idin maqlayso inankan udaaya caruurta waa aabo haday hooyadu xanuunsato waxa xaq uleh aabaha daaya walalyaal please and please uduuceeya labadaba daaya oo daaya ana wasn uducaynayaa walow ilaahay caruurta hakuu asturo aabaha stress ha galinina Åsbo caruur kali ku ah oo qurbo la jooga haday somalidii dhami ku goobato kawarama culayska aad saaraysaan anigu Sweden Baan deganahay oo caruurtii gaalo ka urursatay nasuib ayay leeyihiin caruur aabohoid haysto aabahani waxa uu mudanyahay in la gatan istaago oo loo duceeyo inanta caruurta dhashay gaaladu uma daynayso haduu aabahani iska soo raadiyo caruurta dumarka Wada qaylinayaa caruurta maxay u tari doontaan waxba maxamadoow caruurtaada ha gayn afrika inta ay lacagta kas dhameeyaan ayay caruurtaada dayacayaan hadhow iyagoon Wada baaba ay ataash arki adoo nool waligaa yay gacantaada ka bixin hadaad rabto naag kale guurso way kuu banaan tahay waligaa faraha u saarin guurso naag naakale oo iska haysta nolaljale oo degan meel kuu dhow ubadkaagagana hooyo iyo aabo u show haday hooyadood rabaan booqashada u ogaloow oo hakuu dhibin xanuunka waa hooyo aad bay u xanuun badantahay hooyo nimadu ilaahay caafimaad daama ha siiyo oo ay haybteeda hooyo nimo ku hanato