Maxkamada Daahir Calasow oo Kiis Yaab Leh La Horkeenay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 9

  • @KafiyoYusuf-z4r
    @KafiyoYusuf-z4r 2 วันที่ผ่านมา +1

    dahir fariiid wllh

  • @umumuscab5340
    @umumuscab5340 2 วันที่ผ่านมา

    Abaayo sawirkisana muxu kuu taraa allah subxanu watacaalaa ayaaba kaaga hiiliyey alxamdulilah

  • @KafiyoYusuf-z4r
    @KafiyoYusuf-z4r 2 วันที่ผ่านมา

    Sorry abayo iñsha allh qeyr wa ka baxeysa insha allh

  • @abdiwahabnadhi4756
    @abdiwahabnadhi4756 2 วันที่ผ่านมา

    Nin guri laga fara maroojostay maa hadan masruuf laga rabaaa?

  • @ليلوعبدو-ز6ر
    @ليلوعبدو-ز6ر 2 วันที่ผ่านมา

    Adiga ilahey ka cabso guruga wuxu ku gatay lacag uu isaga shaqastay waana sax ilmihiisa aya leh guriga laakin nin aad adiga guursanaysid xoolaha ninkan leh kuma guursan kartid ilaahey ka baq adiga sasaruuf wu ku sina ilamaha xaq ayey ku leyihiin inu masaruuf siiyo ilaahey haka baqo asagana

  • @abdiwahabnadhi4756
    @abdiwahabnadhi4756 2 วันที่ผ่านมา

    Nin guri laga fara maroojistay miyaa hadana laga rabaa masruuf. War habloo isbaarada naga dhaafa.

  • @ليلوعبدو-ز6ر
    @ليلوعبدو-ز6ر 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hadii lagu dhoho waad keensan guriga nin aad guursatid sharciga islaamka ma qabo ha sameynin taas waxad ka so qada gurgaaga aad adiga ledahay nin ku furay naag inuu ku guursado ma ogolan lahayn waa sido kale waa xaraam

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 2 วันที่ผ่านมา

    Yaan lys doqmeyn ninkn maadaamaa gurigii lga sxiixay buu canaad kaaga dhigyaa biil la aanta ileen waa nin ciil qabee.