Riwaayadii ugu Qosolka badnayd || U Duub || Asad diapi By Libaax kabeeye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @LibaaxkChannel
    @LibaaxkChannel  4 ปีที่แล้ว +309

    thnks Asxaabta qaaliga Haday tahy markii kuugu horeysay chanelka subscrib noo saar one love asxaabta

    • @daadiraxmed4646
      @daadiraxmed4646 4 ปีที่แล้ว +17

      Sxb Mar hore ban ba saaray libaax horay usoco brother

    • @maxamuudaxmed3439
      @maxamuudaxmed3439 4 ปีที่แล้ว +7

      Lipaax kabeeyo wnku taageeraa whts appkada iisoo qor sxb

    • @osmanahmed4642
      @osmanahmed4642 4 ปีที่แล้ว +3

      Sxbayaal guul

    • @lolboychannel8028
      @lolboychannel8028 4 ปีที่แล้ว +2

      Hdii aaan tiiidana mxa sameyneee🤪

    • @mushtaaqcaydiid3833
      @mushtaaqcaydiid3833 4 ปีที่แล้ว +1

      Wxa laga yersiyeey nin rer tolkabh ahyn rer godob jiranah😂😂😂

  • @Updi7079
    @Updi7079 4 ปีที่แล้ว +125

    Saad noga Qoslisaan ilahay ha idinka Farxiyo sxbyl 😘🇺🇿🙏

    • @teamjamavlogs2905
      @teamjamavlogs2905 3 ปีที่แล้ว +1

      @@iraadxuseen6389 indonesian girl iyo heeeso tiktok ciyaraya
      th-cam.com/video/coo1pRpvAIY/w-d-xo.html

    • @teamjamavlogs2905
      @teamjamavlogs2905 3 ปีที่แล้ว +1

      @@iraadxuseen6389 indonesian girl iyo heeeso tiktok ciyaraya
      th-cam.com/video/coo1pRpvAIY/w-d-xo.html

    • @jabibabaa4022
      @jabibabaa4022 3 ปีที่แล้ว +1

      Way dhimatay gabadhi naga qoslin jirtay iyo wilashiba qalpiga allh uqabojiyo abayo taliso nafiso allh unaxaristo

    • @cumarbuule1626
      @cumarbuule1626 3 ปีที่แล้ว +1

      @@teamjamavlogs2905 wds

    • @CabdiSaahid1122
      @CabdiSaahid1122 2 หลายเดือนก่อน

      As​@@jabibabaa4022

  • @Ahmett_Husni
    @Ahmett_Husni 3 ปีที่แล้ว +169

    Ani cml yaa soo radiyay wllzhen dhimatay alle u na xariste 😥

    • @khalish649
      @khalish649 3 ปีที่แล้ว +3

      Alle haw naxariisto hadaan soo raadiyay intaan maqlay 😭😭😭🤲🤲🤲

    • @aaminasahra3900
      @aaminasahra3900 3 ปีที่แล้ว +2

      aniga xitaa tee waye gabdha dhimatay marka

    • @amishabashiir4966
      @amishabashiir4966 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniga😭

    • @caashosiciid9925
      @caashosiciid9925 3 ปีที่แล้ว +3

      Ax mgcedaa

    • @umumeymunchanal6683
      @umumeymunchanal6683 3 ปีที่แล้ว +3

      Wall gabadha dhimatay ma.askariyada mss wagabadha kale

  • @caaqilka
    @caaqilka 4 ปีที่แล้ว +62

    labada nin ee aan kufaano hadaan reer mudug nhy guuleysta wllayaal

  • @abdimalik2934
    @abdimalik2934 4 ปีที่แล้ว +31

    Reer puntland best jiliin ❣❣❣🇸🇴

  • @elcapitano7740
    @elcapitano7740 4 ปีที่แล้ว +4

    Raggaan rag diyaarsan waaye walaahi MaashAllah, jiliinkooda iyo qosolkooda caadi ma aha, keep going abtiyaal 💯💯✌️✌️

  • @mohacali8082
    @mohacali8082 4 ปีที่แล้ว +30

    Wr ragaan hala garab qabto somaliyey talent bey leyihiin

  • @bashahaji4696
    @bashahaji4696 4 ปีที่แล้ว +67

    🤣🤣🤣🤣🤣 "qof raaliya ah baa qabta ma kula guursadaa" asad diyaabi cilmi cusub buu la soo baxay 🤣🤣🤣🤣

  • @hamdahennabeauty6058
    @hamdahennabeauty6058 4 ปีที่แล้ว +61

    1:18 Asad socoda maka daacad baa mise waa jiliin 🤣

  • @khalish649
    @khalish649 3 ปีที่แล้ว +4

    Alle haw naxariisto gabadha haday riwaayadan matalkeedu galaaftay baastoolad baa ku qaraxday wayna dhimatay 😭😭😭😭😭🤲

    • @nimcomohamud1609
      @nimcomohamud1609 3 ปีที่แล้ว +1

      Alle ha u naxariisto gabadha wa tee ma tan tuutaha wadadaa 😢

    • @sumayoabdi643
      @sumayoabdi643 2 ปีที่แล้ว

      Allah haw naxaristo 😢

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 3 ปีที่แล้ว +12

    Gabadhan inay dhimatay run miyah ooxabad kudhacday haday runtahay allh unaxaristo xabadi ciyaar maleh wallhi xx inta ila midah gerida markay maqashay imatay inta 👇👍😭

    • @cadaanigamer8899
      @cadaanigamer8899 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa way dhimatay

    • @hamdisiciid29
      @hamdisiciid29 3 ปีที่แล้ว

      ma askariyada mise tan kale😢

    • @jabibabaa4022
      @jabibabaa4022 3 ปีที่แล้ว

      @@hamdisiciid29 askariyada riwada ayadaaba mcn kadhigi jortay waxi ku qoran kun sanay kaween yihiin😭😭

    • @hamdisiciid29
      @hamdisiciid29 3 ปีที่แล้ว

      horta ma askariyadaa xbbti

  • @sacdiamoha8386
    @sacdiamoha8386 4 ปีที่แล้ว +19

    Allla beerka waa qosly wlhi ruwayadan fany weyeh😂😂😂😂😂😂

  • @mohaqasinoffacial711
    @mohaqasinoffacial711 4 ปีที่แล้ว +66

    Two legends asad and libax

  • @maryanruun2468
    @maryanruun2468 3 ปีที่แล้ว +7

    Ilahow u naxariiso wllhi waan necbahey aniga qori iyo biskoolad lagu faraka ciyaaro 🥺🥺🥺ilahow abayadan😢😢😢

  • @hooshbanadir221
    @hooshbanadir221 4 ปีที่แล้ว +12

    Adeer gacantaada ku duuba aniga ha i baxareyn. War Asadow markaasi Libaax waad ku dab ridday.

  • @bashkaboyofficial8879
    @bashkaboyofficial8879 4 ปีที่แล้ว +7

    WllHi Fony weye Reer MuduG Form Hargeisa 💚🤍♥️

  • @shakra99
    @shakra99 3 ปีที่แล้ว +20

    𝐃𝐡𝐚𝐬𝐡𝐢𝐢 𝐜𝐚𝐬𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐚𝐰𝐚𝐲 𝐥𝐨𝐯𝐞 🇸🇴❣️

  • @cabdisalaan1581
    @cabdisalaan1581 3 ปีที่แล้ว +8

    1 million marky gaarta ayaa taawaa🤣🤣

  • @Royalty95z
    @Royalty95z 4 ปีที่แล้ว +18

    Ma anaa ku qaba mise ninkaasa ku qaba naa ha isku kaaya khaldin 😂😂ninkii kabeeye ahaa waxba meesha ka raacay 😂😂😂

  • @jamaabdi
    @jamaabdi 3 ปีที่แล้ว +2

    suulka 👍🏼dhac inta soo raadisay geerida inanta ka dib allah ha u naxariiateee

  • @maryamaabdi2242
    @maryamaabdi2242 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha baastolada ku dhimatay ma tan baaa somaliyeeey subxanallah

  • @abdizamad7664
    @abdizamad7664 3 ปีที่แล้ว +33

    War dadkan Af-somaligoda qosol socdo ah😂😂

  • @mofaliye9193
    @mofaliye9193 4 ปีที่แล้ว +7

    Anigu asad wan wataa lipaxa kabeya🙏🙏🙏

  • @sacidmaxamed75
    @sacidmaxamed75 4 ปีที่แล้ว +6

    Shaah aan Cabayay baa igu daatay saan uqoslayay

  • @muniiralpa1343
    @muniiralpa1343 4 ปีที่แล้ว +7

    Naag police guurso lahaa lkn hda waan oga baxay beeca😁😂😂

    • @aishaali8539
      @aishaali8539 3 ปีที่แล้ว +1

      Iska Guurso Beeca Ha.ugu Baxin Haku Tawa Barteee😁😁😁😁😁

    • @muniiralpa1343
      @muniiralpa1343 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aishaali8539 😂kuma jiri

    • @aishaali8539
      @aishaali8539 3 ปีที่แล้ว +1

      @@muniiralpa1343😁😁 Nin Aan Cabson Waloo Cabsadaaa Maqli JiraY Hda CabsataY Dantada Taqanaaa

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 ปีที่แล้ว +1

    Kaw baan kasiin lahaadii uu lahaa ayaa ilaahay uga dhabeeyay👌wlh maskiinka walshen alaha unaxariisto🤲aamiin

  • @galmudugonline5855
    @galmudugonline5855 3 ปีที่แล้ว +4

    Allaha unaxariisto Gabadhaas , Biskoolad wax lagu kaftamo maaha

    • @yahyecadde2737
      @yahyecadde2737 2 ปีที่แล้ว

      gabadhaas waa nooshahay wll, gabadha dhimatay iyada maahan, gabadha dhimatay maalintii ugu horeysay bay ahayd inay riwaayad jiso, waqtigeeda baa maalinkaas ku ekee, lkn taas hadda riwaayadaan ku jirta waa nooshahay

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 2 ปีที่แล้ว

      Gabadhas wa noshahay wa midkale

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 2 ปีที่แล้ว +8

    Erayo suuqeedka MUDUG
    -Dhabaco - xabad xabad u jiifo
    - Abqo jafid - hawsha sariirta 😂
    - Uduub - indhaha uxir
    - Bajaqis - dil ama jilcin
    - Iga kabeeh - igasii jeedi (ilduuf)
    -

  • @mohabdalla8651
    @mohabdalla8651 4 ปีที่แล้ว +26

    Sxbow part two kasoo sameeya yaa igu raacsan asad diaby and sxbkiis soo funny yaa igu raacsan.

  • @mohamedrooble6474
    @mohamedrooble6474 3 ปีที่แล้ว +1

    ALLA ha unaxariisto gabadha iyo masuuliyad darrada qadarta ogayd 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hawakuria3961
    @hawakuria3961 4 ปีที่แล้ว +19

    Aabeheed bay ilkabixisey oo jeebka ugu riday safaari ahaan🤣🤣

  • @bileyare9943
    @bileyare9943 4 ปีที่แล้ว +17

    "Mxa waxaa rabtaaa inaa tiraahdid adaaa ii duubey adeer gacantada ku buubo" asad diaby hhh 🤣😂✌️
    Ma saldhigii baa meesha hhh 🤣✌️
    Wa idin wata sxpyaal👌💯👍😂

  • @asadgureyosman4997
    @asadgureyosman4997 4 ปีที่แล้ว +5

    Gurigii saldhig buu noqday iga soo gaar niyow nin baa nala soo galaye kulahaa😁😁😁😁

  • @yahyekopachin9818
    @yahyekopachin9818 4 ปีที่แล้ว +10

    Keep going Azab diabi iyo libax kabeeye

  • @legendd291
    @legendd291 3 ปีที่แล้ว +2

    Baaskoolad ciyaar ma gasho wlhi 😪
    Gabadha Allah ha u naxariisto

  • @cabduqaadirmoalimarab3744
    @cabduqaadirmoalimarab3744 3 ปีที่แล้ว +13

    gabadha dhimatay Hada soradisay Aan udoceyno Allah u naxariisto Wllsheyn saacadeda dhamatay

  • @aminaqaraami
    @aminaqaraami 4 ปีที่แล้ว +5

    Waaa dable ban ku qosla asadow wan ku salaama zxp👋👋👋😂

  • @salaadkabayare1235
    @salaadkabayare1235 4 ปีที่แล้ว +11

    Rer mudug funny people 🤣🤣🤣🤣

  • @musaali5323
    @musaali5323 4 ปีที่แล้ว +12

    Riwayadan Taxane kaso dhiga insha Allah o nagta la gurso haku dishes😂😂😂

  • @ibrahimabdirahman4654
    @ibrahimabdirahman4654 3 ปีที่แล้ว +3

    Caadi maaha qosolka afka hore

  • @hashimsimba3753
    @hashimsimba3753 3 ปีที่แล้ว +18

    BEST SOMALI COMEDY EVER💯💯💯

  • @maryamoxaaji7887
    @maryamoxaaji7887 4 ปีที่แล้ว +14

    17:53 asad war waa igu dhagan yihiin 🤣🤣🤣🤣😆😆😁😁😄😄😅😅

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 10 หลายเดือนก่อน

    Walaal jacel channel..
    .wll....nasoboqda....
    ..❤❤❤

  • @awilabdullahitosane4608
    @awilabdullahitosane4608 4 ปีที่แล้ว +8

    Adoo indhaha kuxiran yihiin Jika gal kulahaa 🤣🤣 dacadan u Qoslay wllhi

  • @engdalxa5979
    @engdalxa5979 4 ปีที่แล้ว +12

    Caawa beerka icasaaday sxb

  • @suldaankhadar1029
    @suldaankhadar1029 4 ปีที่แล้ว +15

    Ilma iga socotaaa qsolee Reer mudug dad noool

  • @damaltv8164
    @damaltv8164 4 ปีที่แล้ว +22

    wlhy adna kuu duubin wlhy wan qoslay😂

  • @cabdiqanicabdiqaadir5825
    @cabdiqanicabdiqaadir5825 4 ปีที่แล้ว +2

    Asad diaby iyo libaax kabeeye waar waan idin wataa wlhi 😂😂😂

  • @ahmedabdiali2206
    @ahmedabdiali2206 4 ปีที่แล้ว +6

    Guulayst zxpyaal abdirisak Teempo soo qabya asna..
    Libaaxkabeeye iyo asad

  • @sakariyeaadan9711
    @sakariyeaadan9711 4 ปีที่แล้ว +8

    Riwaayadan waa funny runti waana ku qoslay asad io libaax laba legend bad tihiine keep going idin leyhy

  • @cabdifarax3115
    @cabdifarax3115 4 ปีที่แล้ว +2

    Asadow nio waxagu socod maahan wlhj wax kle wyeh😂😂😂😂😂

  • @cabdifitaaxshaarbood6583
    @cabdifitaaxshaarbood6583 4 ปีที่แล้ว +10

    Waaw rag culus
    Shagta kabuur iyo kaaarloos

  • @malapzanahmed283
    @malapzanahmed283 3 ปีที่แล้ว +9

    Reer mudug dhip badnaa Wlhi Qosolka iga dhamady idin jeclhy😂😂😂

  • @bakarisagna148
    @bakarisagna148 3 ปีที่แล้ว +1

    Wey nawada qabtaa umaleynayaa kulahaa😁😀🇸🇴💯

  • @hamdiabdullahi9808
    @hamdiabdullahi9808 4 ปีที่แล้ว +10

    Riwaadyad ayaan Rabaa inaan mar idinla sameeyo wlle inahs allh 🤣🤣🤣

    • @musaali5323
      @musaali5323 4 ปีที่แล้ว

      So dhakhso an tagero Ku noqde Hamdi

    • @hamdiabdullahi9808
      @hamdiabdullahi9808 4 ปีที่แล้ว

      @@musaali5323 wlhi waan jeclahy inaan mar riwaayad kasoo qayb qaato jilitaan keeda

  • @xamdibashiir4985
    @xamdibashiir4985 3 ปีที่แล้ว +2

    Allha unaxaristo way dhimaty

  • @Sadam_0
    @Sadam_0 4 ปีที่แล้ว +9

    Reer Ceergaabo 😂Funny

  • @apdiwadudabdulahimohamed7124
    @apdiwadudabdulahimohamed7124 3 ปีที่แล้ว +1

    gabadha askariyada ku jilaysa alla ha unaxariisto

  • @alcadaalaaadam6532
    @alcadaalaaadam6532 4 ปีที่แล้ว +2

    Libaax kabeeye waa in aan shaakada kaa badalaa

  • @cwahabahmedxasan599
    @cwahabahmedxasan599 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxaristo gabadha

  • @zamiiropretty6305
    @zamiiropretty6305 3 ปีที่แล้ว +5

    Naaafo baa kaaga xisaaabtamayey ku yiri😂😂😂❤️

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 4 ปีที่แล้ว +7

    Naag xabado ku yaalaan baan ahay ayey tiri Walahi

  • @abdinoorkorontoofficial
    @abdinoorkorontoofficial 3 ปีที่แล้ว +6

    My wife z a soldier with high ranke but she respect me like nobody's wife

  • @abdinuurmohamedallaale5919
    @abdinuurmohamedallaale5919 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi qosol igi dileen kuwaan 😅😅😅😅

  • @naasiregeh8575
    @naasiregeh8575 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi way iga qosliyeen🤣🤣🤣😂😂😂

  • @Arsenalfan2023
    @Arsenalfan2023 4 ปีที่แล้ว +18

    war anigaa nin Dagodiya ahoo Laandheera ahe ii keena naagta aan dhiiga ka jaqee 😂😂😂😂

    • @takkadeka5057
      @takkadeka5057 3 ปีที่แล้ว +2

      Dagoodi yuu galaa

    • @mushtaaqabdi6958
      @mushtaaqabdi6958 3 ปีที่แล้ว

      Ilhay haw NaxariistoH hadaY gabadhii dhimataY tahy

    • @sundusabdi6891
      @sundusabdi6891 3 ปีที่แล้ว +1

      Afsomaligan ma fahantahee

    • @superzaara2421
      @superzaara2421 3 ปีที่แล้ว

      is caan bixis miya hhh

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 2 ปีที่แล้ว

      Dagoodigu somaliga ma Fahman kkkkkkk wa kaftan sxb ✔️

  • @qalinle1231
    @qalinle1231 4 ปีที่แล้ว +10

    8:15 iigu qosol badneed Abu diaby kulahaa " Ina adeerow naagta makula guursadaa " hhhhh

  • @alimustafe6781
    @alimustafe6781 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma naxdada inta ku qosashay 😂😂😂😂😂😂like ta dhac

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 ปีที่แล้ว +11

    Kkkkkkkkkkkkk riwaayaddaan waa iga gadan tahay, Asad Abu diaby meel uu soo galay war waa soo galay. Qosol & xaraabo 🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😅

  • @maxamuudaxmed2020
    @maxamuudaxmed2020 3 ปีที่แล้ว +1

    Mar hdaadan liiliiqanayn 😅😅😅😅😅😅😅

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 3 ปีที่แล้ว +3

    Ax ibaax kabeeye bowe rabi qalbiga haku qaboojiyo ka ma weyeh geeri xanuun leh weyeh rabi ha unaxAristo walazheen gurigeedii xaqa aheyd aaday allow unaxariiso dhalinyaradaana qalbigooda rabi ha qaboojiyo qof leygu hor dilo iska daaye zheeko hdan ku maqlo baa naxaa mudo dhan ax

  • @garsooreyamani1981
    @garsooreyamani1981 3 ปีที่แล้ว +5

    Team Azad diyaabi ismujiya

  • @Mohamedibrahim-fi4cp
    @Mohamedibrahim-fi4cp 3 ปีที่แล้ว

    waa bastooladii ey ku dhimatay alaah ha unaxariisto

  • @nimcaanahmed8258
    @nimcaanahmed8258 4 ปีที่แล้ว +5

    Opps___Maya Waa dable haa Waa dable😂😂😂

  • @istaryarey2787
    @istaryarey2787 3 ปีที่แล้ว

    waa qosol soconaya asad iyo libaax beerka iaxnuni gaaray

  • @abdalladiish469
    @abdalladiish469 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhy wa qoslaya slaaama

  • @yusufabdihagi7829
    @yusufabdihagi7829 4 ปีที่แล้ว +9

    9:25 ilaaa 9:40 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣boqol jeeer aa. ku soo ceshtay xaqiqdii. caadi maahn 2dan jilaay

  • @libaanadan3854
    @libaanadan3854 4 ปีที่แล้ว +3

    libax iyo asad diyabi raag legand ah wlhy wa ini saray halka kawada hawsha

  • @ikraanaragsan578
    @ikraanaragsan578 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilhey ha u naxaristo gawadha wa dhimatay 😭😭

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir876 4 ปีที่แล้ว +12

    Wlly nin tol aan ahey oo reer godobjiraana😂😂😂

  • @cabdiraxmaankhaliiftahliil9217
    @cabdiraxmaankhaliiftahliil9217 3 ปีที่แล้ว +4

    8:45 😄😄😄😄
    "Adna jannadii aduunka kugu bilaabatay ana naartii kulaaa " asad jilaa cajiba

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse5197 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi rag culus baa tihiin qosol baa udhintaa markaa riwayadiina daawado

  • @cadnaancabdulaahi5572
    @cadnaancabdulaahi5572 3 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhh marki iigu horeysay waye oo aan daawado walhi hhhh
    Qosol iguma harin cavio walahi

  • @ahmedcabdi6642
    @ahmedcabdi6642 4 ปีที่แล้ว +10

    Soo badiya ruwaayadahaan oo kale oo Qosolka miiran kkkkkkk

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah inder huray u soco they both legend my hometown 🥰🙏💕

  • @helpmeonemillionviews10
    @helpmeonemillionviews10 4 ปีที่แล้ว +12

    Hhhh libaax kabeeye suu udhirbaaxay ku qoslay Asad

  • @Dcm544
    @Dcm544 3 ปีที่แล้ว +3

    Riwayadaan Qadaladaadkeyda rabi lahaa wllh😂😂🤣🤣

  • @bashahaji4696
    @bashahaji4696 4 ปีที่แล้ว +12

    ("Ninkaan goor ayn naagtaan dishaba way dilaysaaye isaga guur maxaa kula dajiyay") 🤣🤣🤣🤣 waa hanjabaad seedi 🤣🤣🤣🤣

  • @husseinmohamrdancer8378
    @husseinmohamrdancer8378 4 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhhhhhhhhh😂😅🤣😂
    Lipaax kapeye wllhi wan kutagersa nhy
    Poqor lapa mahan ASAD DIYAPI
    IO LIPAAX K nolaada landherayaal

  • @abdimalik2934
    @abdimalik2934 4 ปีที่แล้ว +3

    Libaaxe iyo Diaby mar hore maa laysla Doono riwaayadaha haysla jiliine😂😂

  • @indhouroonhussein1233
    @indhouroonhussein1233 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabdhan ma dhimaday wllayal 😭😭😢

    • @MohamedOmar-gg7qo
      @MohamedOmar-gg7qo 3 ปีที่แล้ว

      May waa gabar kaloo marka ruwaayada kusoo biiri rabtay

  • @aaminasahra3900
    @aaminasahra3900 3 ปีที่แล้ว

    gabadha dhimatay ii tilmaaama waate allaha u naxariistrr

  • @abasabdullahi6340
    @abasabdullahi6340 2 ปีที่แล้ว

    Nin tolaan ahay oo reer godob jiiraan ah legend libaax kabeeye.🤣🤣🤣

  • @Hanan-mu3yl
    @Hanan-mu3yl 3 ปีที่แล้ว

    Aniso mRkey dhimatay baan so radiyay ruwayadan ilahy haunaxristo walsheen 😭😭😭😭😭

  • @safiashukrisafia5749
    @safiashukrisafia5749 3 ปีที่แล้ว +1

    Jilniin aan caadi ahen wey masha Allah hore usocodo😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @khalish649
    @khalish649 3 ปีที่แล้ว +1

    Soomaliyeey Manakhada Maxay kawadaa 😂😂😂😂😂 ii macnee wll

  • @MameNimcaan
    @MameNimcaan 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kan gumaysi uma hadhin😅😅😅😅

  • @bashkatube2363
    @bashkatube2363 4 ปีที่แล้ว +4

    Libaax kabeeye madaxa amarka🤣🤣

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 5 หลายเดือนก่อน

    Alloow u naxriiso Aamiin 😭😭😭

  • @xidiga.....4019
    @xidiga.....4019 4 ปีที่แล้ว +14

    Asad socod kiiisan ku hystaa😂