SAFAR KADIS AH OO AAN UGU IMID MARISH BEAUTY UGANDA !!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +2016

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @AliZakiMowliid2024
    @AliZakiMowliid2024 2 ปีที่แล้ว +64

    Inta ila aragtay inay hab isasiiyeen Oo muuqaalka laga jaray like iisaara. 😂😂
    Waan idin jecelnahay wllhay❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +752

    Qofki ugu fiicna, uguna kheyrka badnaa, uguna udgoona, uguna qurux badna,uguna akhlaaqda badna, uguna xishoodka badna uguna wanagsana dhaman dadka uu eebe abuurry wa 《NABI MAXAMED ﷺ KU SALI SUBANAHEENA MOHAMED N.N.K.H》

  • @samafalesomaliyyed5501
    @samafalesomaliyyed5501 2 ปีที่แล้ว +23

    Qofkii uguna kheyrka badanaa uguna aqoonta fiicanaa uguna naxriista badanaa uguna aqlaqda badana uguna udgoona rabbi inta abuurey.nebi muhamed scw💯🤲🤲

  • @abdullahirajaa9577
    @abdullahirajaa9577 2 ปีที่แล้ว +350

    Waxyabaha kadiska ama lama filaanka, weyka qurux bdn yihin waxa la sii og yahay. Inta igu raacsan 👍

    • @khadartiger1013
      @khadartiger1013 2 ปีที่แล้ว

      @Nasri Saed maalin uun waa laguu samayna likn sug oo sabar yeelo

    • @salmacdy1873
      @salmacdy1873 2 ปีที่แล้ว +1

      @Nasri Saed anaa kuusameynyo🥺😱

  • @mohammedyussuf1509
    @mohammedyussuf1509 2 ปีที่แล้ว +263

    When two hearts are close to each other they can't stay away from each other.............love you jack and marish♥️♥️💯

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +600

    Marish qurux wa gabdh wngsan yaa ila taaageera gabadha ❤👏🏽

    • @aaminmaxmaed7216
      @aaminmaxmaed7216 2 ปีที่แล้ว +5

      Wlhi tegero weyn ban u ahay

    • @hooyomacaan7208
      @hooyomacaan7208 2 ปีที่แล้ว +4

      Codkiisa markay maqashay horey ayey ka fahan tay

    • @rashkaomar6656
      @rashkaomar6656 2 ปีที่แล้ว +1

      Nio anaa kula tagero kagadarne waaba jeclahay Amar illahi
      Qurux kudhiigle haduusan ahayn marish sibaan yelilahaa

    • @rashkaomar6656
      @rashkaomar6656 2 ปีที่แล้ว

      Nio anaa kula tagero kagadarne waaba jeclahay Amar illahi
      Qurux kudhiigle haduusan ahayn marish sibaan yelilahaa

    • @saynabxasan5213
      @saynabxasan5213 2 ปีที่แล้ว

      Ani m💋💋💋❤️❤️ xbbt

  • @mareegtaxogaha376
    @mareegtaxogaha376 2 ปีที่แล้ว +70

    I read All comments, Everyone wants you to be a beautiful couples.
    Everyone happy with you, and you will receive blessings if you fulfill their dreams.
    We feel sad when you tell us "we are not couples"😓

  • @hassancadde6115
    @hassancadde6115 2 ปีที่แล้ว +166

    Qowalbo qoraalkeyga arkayo waxa urajeyna cafimaad iyo cimri dheer 😍

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 2 ปีที่แล้ว

      Sxb qaali noo cimaamad oo subscribe nadheh tabinada maxamed qadar ee ciyaaraha ayaan soo dhignaa walalkeyow iicimaamad yaaqaay 2 kun igaarsii😊🥰😊

    • @asmaabdirahman1370
      @asmaabdirahman1370 2 ปีที่แล้ว +1

      Amiin inshaAllah 🙏 ❤

    • @hassancadde6115
      @hassancadde6115 2 ปีที่แล้ว

      @@asmaabdirahman1370 wa isku lenahay abayo mcnto

    • @hassancadde6115
      @hassancadde6115 2 ปีที่แล้ว

      @mariya films and vlog wanku rajeyna abayo mcnto

    • @hooyomuraayad4929
      @hooyomuraayad4929 2 ปีที่แล้ว

      Amin apowe adna sido kle 🙏✌😢🤲

  • @hilwaanaj6483
    @hilwaanaj6483 2 ปีที่แล้ว +153

    The way u are treating each other is example to each and every couple really i love you so much guys

  • @xiinoleo5068
    @xiinoleo5068 2 ปีที่แล้ว +141

    Nabiga aan kuwada salino (scw )❤

  • @qeyzdewassafi5257
    @qeyzdewassafi5257 2 ปีที่แล้ว +53

    Ayyy this people always makes our day they deserve million subscribers and more love you

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 2 ปีที่แล้ว +162

    Marish waxay u faraxdey si aan cadi aheyn wawaw Allah ha isku kiin xafido waxaa tahiin dad isku faraxsan 🌹💯👍

  • @laarr6362
    @laarr6362 2 ปีที่แล้ว +93

    I watched this video more than ten times,you guys are awesome and lovely couple I wish you the best and make sure you make the dream come true insha allah

  • @GaradGR47
    @GaradGR47 2 ปีที่แล้ว +123

    Walaalayaaloow dadkani xataa anagay jacayl nagu rideen oo cid aanu jecelnahayna ma naqaano. ❤️❤️

  • @muktaradan4128
    @muktaradan4128 2 ปีที่แล้ว +17

    I watched this video and even downloaded it in my offline ...... I mean it's touching ❤️... Jack walalo boqoroda noilaalii...... Tuned all the way from wajir❤️❤️❤️❤️💋💋

  • @saacidmohamed2539
    @saacidmohamed2539 2 ปีที่แล้ว +290

    We miss marish and jack together❤️❤️ beautiful couples

  • @maxamedoday4250
    @maxamedoday4250 2 ปีที่แล้ว +14

    Aniga waxaa yaab ila noqday video gan 17hour ku gaadhay 100k kabadan hambalyo ❤👏

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 2 ปีที่แล้ว +664

    Love is more than a feeling. More than a chemical. Something that simply cant be explained by any scientist, physicist, or psychiatrist. True love is when you feel like you're meant to be with someone no matter what.... ❤❤❤

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 2 ปีที่แล้ว +9

      Sxip Qali noocimaamad oo subscribe nadheh tabinada maxamed qadar ee ciyaaraha ayaan kusoo gudbinaa iyo wararka muhiimkaa ee kusabsan ciyaaraha walalkeyow nadhiiri gali yaaqaay😊🥰

    • @fartuunaxmed1346
      @fartuunaxmed1346 2 ปีที่แล้ว +5

      Kkkkkkkkkkk

    • @Layla6793
      @Layla6793 2 ปีที่แล้ว +5

      Indeed

    • @hamzikhk33
      @hamzikhk33 2 ปีที่แล้ว +2

      where are we going with this? Theo.

    • @Ibros-10
      @Ibros-10 2 ปีที่แล้ว +1

      100% true

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 2 ปีที่แล้ว +131

    Wallahi Markeey codkiisa Maqashay Oo aay Istaagtay ilinaaa iga Imaaday Imagine Hooyo macaan Oo Intaas Oo Sana Oowlaadeeda Arkin Oo Markaas Oo kale Sidaas Surprise kugu Arakto I Miss my Mom please Isoo duceeyaa inan Hooyadeey arko Please Ramadaan Aa soo dhaw Qof walbo Allaah Dartiis Ha igu soo duceeyo pleaseee😭😭😭

    • @abdifitahsayid5550
      @abdifitahsayid5550 2 ปีที่แล้ว +2

      Inshalh you will meet you're mama sida ugu dhaq siyaha badan

    • @priyaadaahir9459
      @priyaadaahir9459 2 ปีที่แล้ว +3

      Ilaahy haidin kulan siiyo aduun aakhiro ba

    • @queenfatima2671
      @queenfatima2671 2 ปีที่แล้ว +1

      ok .m.m

    • @saidamursal7085
      @saidamursal7085 2 ปีที่แล้ว +3

      Ilaahey hakuu dhoowro hooyo idinkoo nabad qaba ilaahey ha isku kiin geeyo sideey niyadaada jeceshayna alla ha kuu yeelo aamiin yaa rabi

    • @barwaqaabdirahman5045
      @barwaqaabdirahman5045 2 ปีที่แล้ว +2

      Haa nabad uu tag hooyo mcn

  • @yahdinadal1829
    @yahdinadal1829 2 ปีที่แล้ว +104

    Her Reaction Aya Wax La Siisto Laheen Wlhi io Farxadaas 🥺😭❤️ Allow Calaf Isku Kiin Dar.🙏

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 2 ปีที่แล้ว

      Sxb qaali noo cimaamad oo subscribe nadheh tabinada maxamed qadar ee ciyaaraha ayaan soo dhignaa walalkeyow iicimaamad yaaqaay 2 kun igaarsii😊🥰😊

    • @asmakhader3977
      @asmakhader3977 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabi yaa raxmaan

  • @kawaranhaddii4268
    @kawaranhaddii4268 2 ปีที่แล้ว +3

    Lab iyo dhaddig saaxiib ma wada noqon karaan. Mar walba, haddii aysan labadoodu si isku mid ah isaga helin, mid baa midka kale ka hela kaas oo xiriirka u roga ‘a whole new level’.
    Laakiinse lab iyo lab ama dheddig iyo dheddig inay saaxiib noqdaan waay u fududahay waayo dabiici ma aha inay iska helaan oo uu xiriir kale samaymo.
    Exceptional: Lamaanahaaga saaxiib waad la noqon kartaa, waayo tension-kan inaad is gaadgaadaan ah waad ka soo gudubteen oo dad is qaba baad tihiin, taasina waxay kallifaysaa in xiriirkiina saaxiibtinimo uu caadiga u dhawaado maadaama aadan gabadha iska dhaadhicinayn oo ay xaaskaagii tahay.

  • @Fatimadahir6042
    @Fatimadahir6042 2 ปีที่แล้ว +241

    Best Family marish & jack ❤💍🖤

  • @asmaabdi5444
    @asmaabdi5444 2 ปีที่แล้ว +51

    Most beautiful couple yaa Allaah itus Nikkaaxoodana ama ARooskooda walaahi I Love you Guys❣️🌹❣️🌹❣️🌹

  • @hassanabdi521
    @hassanabdi521 2 ปีที่แล้ว +176

    Finally we are happy and smile thank you guys 🌷

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxip Qali noocimaamad oo subscribe nadheh tabinada maxamed qadar ee ciyaaraha ayaan kusoo gudbinaa iyo wararka muhiimkaa ee kusabsan ciyaaraha walalkeyow nadhiiri gali yaaqaay😊🥰

  • @xusencadow511
    @xusencadow511 2 ปีที่แล้ว +6

    Jek wllhi waxaa tahy shaqsi walaalnimo ku weeyntahy m a adi iyo marish wad mahadsantahiin dhamaantiin inta aad nooshahiin guul iyo gobonimo shaqsiyaad qalbi wanaagsan inta asxaabta madadaalisaan horay u socda

  • @jamalbashir9487
    @jamalbashir9487 2 ปีที่แล้ว +200

    When the two hearts are too close to each other they cant stay away from each other love you so much walal Quruh kudigle nd Marish♥️♥️♥️♥️

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 2 ปีที่แล้ว

      Sxip Qali noocimaamad oo subscribe nadheh tabinada maxamed qadar ee ciyaaraha ayaan kusoo gudbinaa iyo wararka muhiimkaa ee kusabsan ciyaaraha walalkeyow nadhiiri gali yaaqaay😊🥰

  • @ahmeycabdille3415
    @ahmeycabdille3415 2 ปีที่แล้ว +16

    We are happy to see Jack & Mariah together love you so much guys❤️💯💯💯

  • @azmarubdle6032
    @azmarubdle6032 2 ปีที่แล้ว +73

    Wow wlhi waan ku farxay kulankiina
    Wxaana ogahay inaad is jeceshihin insha allh Inaad is guursatan ban idin rajayn 👋❤

  • @jananka911
    @jananka911 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha alllh asxaab aad u qalbi wanaagsan baa tihiin dhammaantiinba ❤️❤️❤️
    Wllhi waan idin taageeraa👍👍👍
    Waxaan tala ahaan idiin siinayaa inaad isku kalsoonaataan fadlan sababtoo ah waxaa jira dad ey camal u tahay iney kala fogeeyaan dadka isku wanaagsan ❤️❤️❤️

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +106

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤❣

  • @mohamedismail8333
    @mohamedismail8333 2 ปีที่แล้ว +51

    Ma Sha Allah.....
    I'm So Happy & Excited 4 Both Of You meeting together Dears 🙏
    For Sure I Can't Express How I Got Felt when Qurux Ku Dhigle said He's going to surprise Marish In Kampala, I have Imagined How Happy She Will Be .......
    Keep Going Legends 🙏Boqor Qurux Ku Dhigle & Boqrad Marish Beauty 🙏🙏💯💯💯

  • @mohaanamiin4191
    @mohaanamiin4191 2 ปีที่แล้ว +99

    Her reaction is Wow 😲 Amazing

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +2

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❣❤

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 2 ปีที่แล้ว

      Sxip Qali noocimaamad oo subscribe nadheh tabinada maxamed qadar ee ciyaaraha ayaan kusoo gudbinaa iyo wararka muhiimkaa ee kusabsan ciyaaraha walalkeyow nadhiiri gali yaaqaay😊🥰

  • @adanbisharadan9642
    @adanbisharadan9642 2 ปีที่แล้ว +8

    Jack vs marish the two lover birds .Jack has landed Uganda without telling Marish.
    LOVE BOTH OF YOU...
    Stay tune..

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 2 ปีที่แล้ว +121

    Wll way cidlootee bagaad u tagtay man'sh allh keep going wan ku salamay from hargiesa ♥️🤍💚

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 ปีที่แล้ว +6

    KING ND QUEEN 👑 2 isu xiistay
    Malma badana kala maqna wan ku faraxsanahay kulankiina Masha Allah 👍❤️

  • @khaalidqeys3672
    @khaalidqeys3672 2 ปีที่แล้ว +49

    Wlhi what a love anigaaba farxad dareemaaye intaan fiirsanaaye muuqaalka wlhi i am so happy qalbigaan idinka jeclahay wlhi Jack and marish
    Marish goorta ay istaagtay iyada xitaa isma ogeen AMAIZING❤❤❤❤❤👌

  • @nimcohasan7775
    @nimcohasan7775 2 ปีที่แล้ว +5

    Waaw
    Malaga yaaba in idinkoo is qaba aan arko waan Isla kiin jeclhy wlhi Jack iyo marish🥰

  • @moha_walaalka6807
    @moha_walaalka6807 2 ปีที่แล้ว +437

    Waa Iwaaleysaa Nio Masha Allah ♥️🥰 waxaas wax kale wye 😂😂😂8.44Var Edit weynaa ku Jira 😂 Insha Allah Wn sugeynaa Guurkiina untill the end of this Year waxbaa salag leh Cidii fahantaa Fahantay ku xumeyn 2k Like Gaarsiiya carfaney

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 2 ปีที่แล้ว +6

      Sxb qaali noo cimaamad oo subscribe nadheh tabinada maxamed qadar ee ciyaaraha ayaan soo dhignaa walalkeyow iicimaamad yaaqaay 2 kun igaarsii😊🥰😊

    • @Kaafimedia1
      @Kaafimedia1 2 ปีที่แล้ว +4

      wllhi beentaa ma aha waxbaa salag leh🤣

    • @moha_walaalka6807
      @moha_walaalka6807 2 ปีที่แล้ว

      @@Kaafimedia1 Hhhhhhhhhh

    • @mohamedahmedamin2836
      @mohamedahmedamin2836 2 ปีที่แล้ว +2

      Legend tahay wad ila fahantey

    • @hafsaabdulkadirmohammad3045
      @hafsaabdulkadirmohammad3045 2 ปีที่แล้ว +11

      Laabta ayey gelisy wallahi wuna jary

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 2 ปีที่แล้ว +76

    Markeey Hab Siisay Oo Laga Jaray 😂😂 Yac Jeceylka Ha waaro❤️🥰

    • @abdi3703
      @abdi3703 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😭😭

    • @salmoqueen2487
      @salmoqueen2487 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhh maila aragte

    • @fatushabdi7355
      @fatushabdi7355 2 ปีที่แล้ว +2

      Cademhan omdaa🤣🤣🤣🤣

    • @Janno1
      @Janno1 2 ปีที่แล้ว +2

      Alla been kuma sheegin 🤣🤣🤣

    • @xaawoluulshariif7621
      @xaawoluulshariif7621 2 ปีที่แล้ว

      Ma ila aragteen waleee

  • @ismailqurbaawi7858
    @ismailqurbaawi7858 2 ปีที่แล้ว +128

    Omg I'm so happy to see you guys to gethe
    ......team waa yaab ....welcome back to gethe
    .....we love you guys ❤👦💓💗💛💙

  • @waxqabad123
    @waxqabad123 2 ปีที่แล้ว +8

    zxp qurux ku dhiglow zxp waaku taheraa halmidaa kula talinaa gabartaan yeko dhaafin way ku jeceshay wlhi naag kle ka fcn mahelaysid✌️hala hAAS kula talinaa zxp hormar wacan🥰😊

  • @abdullyare6714
    @abdullyare6714 2 ปีที่แล้ว +158

    M'a am happy to see u guys being together.... again...anyway wish u everlasting love..

  • @Motivator-and_inspirer.
    @Motivator-and_inspirer. 2 ปีที่แล้ว +5

    This is more than friendly relationship . Best wishes from Ifo nuura ❤️❤️❤️

  • @sagaleman8913
    @sagaleman8913 2 ปีที่แล้ว +82

    Sababata luguu jacalayahay waa tahaya qof qalbi wanaagsan aadatahay mash alah👋👋👋👋

  • @xaawolaki9273
    @xaawolaki9273 2 ปีที่แล้ว +68

    We are so happy to see you together !!!

  • @maryamoabdirashid9276
    @maryamoabdirashid9276 2 ปีที่แล้ว +176

    Best couple 🥺💍 ❤

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +3

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤❣

  • @fatimaabdalla6395
    @fatimaabdalla6395 2 ปีที่แล้ว +9

    Emotional 🥺❤️wlh side u faraxday ay jack utiri waligiina faraxsanada walalo 😍😍❤️

  • @sadiyoibrahim9176
    @sadiyoibrahim9176 2 ปีที่แล้ว +18

    Jack waa i daweysay hda marish ku tagtay woow🥰

  • @muhandasofficial607
    @muhandasofficial607 2 ปีที่แล้ว +3

    Suprise.ka gabdhuhu aad bey uga helaan masha Allaah Daawashadiina kama daalo my Team wayab

  • @araksanhamoud1833
    @araksanhamoud1833 2 ปีที่แล้ว +49

    Jackow afarta canoga aan kaga fadhina inshallah guulaysata o huray u socuda labo lajana 🤴👸❤❤❤❤

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 2 ปีที่แล้ว +10

    Best relationship is friendship 😘😘😘😘🔥
    Qurax kudigle "pumpum in the house"😘
    Marish "oh my god" 😘
    Keep on going bro 💪
    Inshaallah coming soon half millions🔥😘💪

    • @sharmarkahaybe1545
      @sharmarkahaybe1545 2 ปีที่แล้ว +1

      Vaar🤣🤣🤣🤣 inta ila
      Aragtay in laabta lays
      Gashay isoo raca

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 2 ปีที่แล้ว +14

    Masha allah walhi aad baan ugu farxay kulankiina ma qiyaasi karo farxadeyda❤ jack sxb waxaa tahay nin saaxibtinimada iyo walaalnimada wax ka yaqaano big respect bro🙏

  • @maxamedcabdalla1303
    @maxamedcabdalla1303 ปีที่แล้ว +1

    Wow wlhi waan ku faraxsanahy in aad marish u tagtid m.a hambalyo king of nairobi

  • @zeitunadan313
    @zeitunadan313 2 ปีที่แล้ว +63

    Masha Allah 😍 Jack and marish best couple 🥰👌❤

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 2 ปีที่แล้ว +6

    Best Team Aan Jecelahay Nolaada Horay u Socda Walaalaheyga ❤️💯🇸🇴🇸🇴👑🤘🏻

  • @faniabdi5771
    @faniabdi5771 2 ปีที่แล้ว +17

    Alla maxan farxey mrkn idin arkey alx wad iga farxiseen❤️♥️💯❣️💝🥰. Ilhow calaf iskugu dar ❣️💯♥️

  • @abdihakimbishar1353
    @abdihakimbishar1353 2 ปีที่แล้ว +11

    Much respect for jack..... guuleysta marwlbo

  • @queenbilan7483
    @queenbilan7483 2 ปีที่แล้ว +9

    Wow caawa farxad masha Allah jack ilahay hakuxifdiyo wa naga farxisay😍😍😍🥺

  • @abdiazizfarahjama3760
    @abdiazizfarahjama3760 2 ปีที่แล้ว +6

    How she is happy no one can imagine ıt🥺♥️ make some one is happy is #Ajar♥️

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 2 ปีที่แล้ว +13

    8:45 intas wala jaray hab ayay isa siyen😂😂🙈wabaaa waxasa jacayl laga dhaha walhi M.a

    • @rijaalboy7479
      @rijaalboy7479 2 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi ani lee isku maleeyay ina vaar kaas arkay🤣

  • @ahmedmohamedcade408
    @ahmedmohamedcade408 2 ปีที่แล้ว +4

    jack oh my god the best suprise

  • @muslimochannel8065
    @muslimochannel8065 2 ปีที่แล้ว +26

    🥰taageero ku ahay from buroa reer burco is muujiya🙏

  • @muhidinjibos282
    @muhidinjibos282 2 ปีที่แล้ว +6

    Love is for the blessed one what matters is respect, responsibility, trust, honesty, that is when u enjoy the peace of life

  • @mulkihappy
    @mulkihappy 2 ปีที่แล้ว +11

    Waw walal qalbi fcn Jack masha allah guuleyso walalke Marish aad ayee ufaraxday Alle haka farxiyo bro👍🙏

  • @bebrosduaale4338
    @bebrosduaale4338 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi Qof talent leh bad tahay sxibtinimada ku Qaali tahay Masha Allah marish wehel Jira haysata abaayo 💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @drraxmarayso9227
    @drraxmarayso9227 2 ปีที่แล้ว +86

    Aadbn ugu frxy inaad kulantan masha Allh my couple 💑

  • @cumarcade1616
    @cumarcade1616 2 ปีที่แล้ว +4

    Aad ayn ugu farxay wllhi inay jack iyo marish beauty 😍😍😍 Allah ha idin xafido

  • @amexofficialchannel9283
    @amexofficialchannel9283 2 ปีที่แล้ว +10

    Waaaaaaw msha Allh Inbadan Way faraxday Marish
    Garabked inad tahay Waad Muujisay Wlhi Jack
    Nio shaqsi wnagsan Aayd thy pro Alle Ha idintageero

  • @zakiiboiofficial4705
    @zakiiboiofficial4705 2 ปีที่แล้ว +17

    Iam so happy to see you guys marish and jack once again 👏👏👏👏

  • @alustadabubakar8969
    @alustadabubakar8969 2 ปีที่แล้ว +39

    It is amazing iam sw excited to see the two legends Maria Abshir farah nd mohamed Bashir mohamed jack it is amazing very interesting my people love you sw much peace nd love💖💘💝

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 2 ปีที่แล้ว +3

    Wooow ♥️ Wallaahi marish dar alle u jeclahay dar alle u taageeraa🤩😍😭😢Hab siiii yaqay waaad u qalantaayeee

  • @mushtaqabdisamed6585
    @mushtaqabdisamed6585 2 ปีที่แล้ว +14

    Qof walba hab aya sini kulaha marish iney jack kamaserte ya ila arkee anyway love u guys 🥰💯❤

  • @benevahazard2509
    @benevahazard2509 2 ปีที่แล้ว +7

    Inta ila jecel labadaa qof love❣️

  • @mohamedamiin1909
    @mohamedamiin1909 2 ปีที่แล้ว +53

    11minutes 4k another level keep going zhp

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 2 ปีที่แล้ว +2

      Sxb qaali noo cimaamad oo subscribe nadheh tabinada maxamed qadar ee ciyaaraha ayaan soo dhignaa walalkeyow iicimaamad yaaqaay 2 kun igaarsii😊🥰😊

    • @mohamedamiin1909
      @mohamedamiin1909 2 ปีที่แล้ว +3

      @@sadikfarahsadka242 zhp waa kuu cimaamaday ee tabinada kulamada waaweyn soo dhig

  • @alizebinbule6992
    @alizebinbule6992 2 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah
    Jack was a good heart man
    You are a role model for all youtubes

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 2 ปีที่แล้ว +11

    Mnshlaah finally inanta yar waad cidlaysene Amina inaad sii kaxayso ahayd wan u xiisnay sadddexdiino wax wada duubaya😍❤

  • @manaal3968
    @manaal3968 2 ปีที่แล้ว +7

    Wwww masha Allah wllkey qurux kudhiigle
    Hoyadey igu si salaam 🤣🤣 I miss you my mom ❤❤💋

  • @aminali7491
    @aminali7491 2 ปีที่แล้ว +13

    Marish oo caawa faraxsan ❤️❤️❤️ kelinimodu waa dhib marish ❤️❤️❤️ hore haloo socdo Insha Allah❤️❤️❤️❤️

  • @nimcoqalbac6915
    @nimcoqalbac6915 2 ปีที่แล้ว +5

    Omg how’s she happy So Meaningful 😊

  • @faatimajaamac7488
    @faatimajaamac7488 2 ปีที่แล้ว +96

    Woow masha Allah Aadaan ugu farxay kulankiina maria and jack .
    wallhy Jack waa wiil qalbi wanaagsan oo saxiiptinimada iyo walaalnimada wax ka yaqaana Guulayso wllkeen iyo walaasheen☺☺☺☺😍😍😍😘😘😘❤❤❤

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 2 ปีที่แล้ว +2

    Mr qurux ku dhiigle legend sxb qoftaan maad ku yaacdid waayo waa qof aad is fahan teen # keep it up 👌❤️

  • @mohawarsame1982
    @mohawarsame1982 2 ปีที่แล้ว +12

    When it comes to love, they can't look at each other💍❤🖤

  • @hagaazihaaji9875
    @hagaazihaaji9875 2 ปีที่แล้ว +9

    OMG hab ayay is siyeen 8:43😭😭❤
    Pls Nagaso Afjara shekada warka wa cadyahe😭😂❤dadkina Somaliyed qaas ahan tagerihiina baa isla kiin jecladay ina isjeceshihin bay ubadantahay idinkana ❤✊🏽

  • @farhaanbille1136
    @farhaanbille1136 2 ปีที่แล้ว +5

    8:25 inta dareensan inay hab isa siiyeen isoo raaca

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 2 ปีที่แล้ว +26

    Yeeees wan kuwaday alla idin jecliyaa labadiina ❤🥰

  • @jawahirjalaqsn9584
    @jawahirjalaqsn9584 2 ปีที่แล้ว +2

    Another level Jack waxba lagama qawan karo waan kep goin brother and sister isha dadka xun Allaha idinka haayo

  • @jamachirsi7479
    @jamachirsi7479 2 ปีที่แล้ว +11

    Maansha allh my two bestie TH-cam's marish iyo qrurux ku dhiigle❤❤❤

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 2 ปีที่แล้ว

      Mk

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb qaali noo cimaamad oo subscribe nadheh tabinada maxamed qadar ee ciyaaraha ayaan soo dhignaa walalkeyow iicimaamad yaaqaay 2 kun igaarsii😊🥰😊

  • @kiokia5801
    @kiokia5801 2 ปีที่แล้ว +5

    Vediogan Televonka charge ayaan ladoontey siyaan vediogan uguu raaxeyzto🤣🤟💪I’m glad for Team kibish inth pilden when meeting frm 🇨🇦🔥🍁

  • @shukriqueen3569
    @shukriqueen3569 2 ปีที่แล้ว +14

    King of surprises jack in the building 👑❤️❤️❤️🔥

  • @hanayuzufhaniyeeta7512
    @hanayuzufhaniyeeta7512 2 ปีที่แล้ว +1

    XaqiiqTan waan uxiisay wada joogooda waanku farxay xataa dhawr marku soo ceshceshtay vedio marish say udhahdo jack ayaanka helaa laxamays kaftan intaasina wll alla hydin dhawro from gobollka ragga waan idin salaama1🥰

  • @farhiahassan7622
    @farhiahassan7622 2 ปีที่แล้ว +21

    Waaaaw amazing 👏😍🙌❤💖 waanba ku ducaysan jiray in aan marlapaad iwada arko😀😀😀💯💯

    • @halimafani4287
      @halimafani4287 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlh wan ku faraxsanahay kulankina wayo inbadana cidleysen

  • @binuyaminmohamed3916
    @binuyaminmohamed3916 2 ปีที่แล้ว +8

    Jack : when i see you my felling get stronger
    Marish: yess same to yu .

  • @user-le6qn6hx8x
    @user-le6qn6hx8x 2 ปีที่แล้ว +16

    Wllhi nasab yatahay Jack allh kuxafido iyo time dhamantoda i.n wllhi waan idin jeclhy 🥰🥰

  • @mariamaddani8124
    @mariamaddani8124 2 ปีที่แล้ว +2

    Two legends waan idiin xiisney allaha idin dhowro wax kadiska ka qurux badan majirto kolaba farxadiina hawaarto

  • @fum9560
    @fum9560 2 ปีที่แล้ว +6

    Qurux ku dhiigle iam your cousin but I was idrisle team first, now both of you are my favourite. I subscribe it for you too. marish is very beautiful girl, dumaashiday nagu salaan...

  • @exposureaa049
    @exposureaa049 2 ปีที่แล้ว +13

    I am very happy to see you are together

  • @mohamedhalane2090
    @mohamedhalane2090 2 ปีที่แล้ว +80

    You did an excellent job. The video as a whole was very entertaining. BTW The surprise you prepared for the lovely lady was perfect. keep going

  • @mkpio9697
    @mkpio9697 2 ปีที่แล้ว +4

    Way adagtahy inaad hesho gabar sidaanoo kle ah ee waan rajaynaa inshallah alle ha idin wada sharfo

  • @qureshfarah865
    @qureshfarah865 2 ปีที่แล้ว +9

    Masarkii oo qof my queen 👸🏻 sister