HALKEE AYEEY USAFARTAY MARISH BEAUTY ??

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.8K

  • @davidjohn1285
    @davidjohn1285 2 ปีที่แล้ว +249

    hah! illinta ayaan ceshan la'ahay, xataa muuqaalka waa dhammaysan la'ahay. Aamiin, saaxiib caloosha adkee. Jack, booskiisa waa qaatay wallaahi isaga oo calooshu hurayso ayuu adkaysanayaa si aanu idiin niyad jabin. taa beddelkeeda niyadda ayuu idiin dhisayaa. what a great man!
    walaal Maariya, nolol qurux badan, guul wacan, iyo wanaag oo dhan ayaan ilaahay kaaga baryayaa.
    noolaada idilkiin Team-kayga.
    from Hargaysa

    • @zamzamadan6677
      @zamzamadan6677 2 ปีที่แล้ว +4

      Ax ax walalshy💋✈

    • @ibraabdi6338
      @ibraabdi6338 2 ปีที่แล้ว +1

      I don't know what happened to me but I feel emotional😘 waan idin jeclhy saad u dhantihiin three lions🦁🦁🦁

    • @maryanabdirahman9812
      @maryanabdirahman9812 2 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭😭😭😭 safarkharqaba wll mcn😭😭😭

    • @xuseencabdiqadir9161
      @xuseencabdiqadir9161 2 ปีที่แล้ว

      Indi maa thy qofkasto ilintaa ceahan waaye ayuu ku haaye all you are emotional

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 ปีที่แล้ว +119

    Very emotional moment malinkan soo ba ayey baan soo xasuus tay 2004….Nairobi to USA with all my friends, school mates and family members!!!! Illahay waxan kaga rajeynaya in uu qalbiga ku adkeyo waxa ugu adag eed la kulmi doonto waa cidlo nafsiyad ahaan ah taas ah mida ugu xanun ka badan( homesick) waayo xitaa hadey dad kaa soo Horeyan guriga wax jogayo malahan, hadad is dhahdo bax kaligaa ma bixi kartid oo meel walba baabur baa loo racaa! Hadad rabto inaad u uber wacato waxad isleedahahay armuu meel Adan aqoonin kula tagaa…..Marka xogaa it will be first couple months adkeyso sharafey……Amiin Iyo jack waxan leeyahay sdiad physically gabdha morally u siin jirteen in ka badan usiiya waayo waa xiliga igu adag oo qof ka uu depression ka xitaa u fudud yahay inuu wado ( qurbo) means, pain, emotional, Home sick….Maria waa gabar yar oo Qalbi wanagsan oo qurux badan waan jecalahay gabdhaha active ee isku kalsoon ee familigood Iyo sharaftooda dhowra❤️👏👍Manshallaha isha adanaha allaha ka hayo Nolol qurux Adan Oo Faraxad Iyo barwaqo oo kheyr qabta allaha galiyo Inshallaha umadana hooyo Iyo abo allaha ugu dhigo idinka ( two lions) May allaha rewards in janaha…….🙏🙏👍 manta ma ogan kartan lakiin waxaa laga dhici doonta wanaga aad gabar walashaa ama asxabtada aad u mujiso in adna gabadhaha sidas malin un wiil somaliyeed u yeelo waayo ( Geed walba wixii lagu beerto ayaa laga gurtaa) beer Wanagsan ayaad u gureysan Awladiina ( gaar gaan gabdhaha) mustaqbalka ee labo gabdho wanagsan Ehelnu diin oo Qalbi Wanagsan oo qurux Iyo heybad iyo dacadnimo Iyo karti isku darsaday allaha idin arzaaqo ( xitaa mari ba ahaato mustaqbalka no one knows) inshallah

    • @xamdinaasir9647
      @xamdinaasir9647 2 ปีที่แล้ว +2

      Walaley waa iga dulqad badan tahay qoralkan sidaa u dheer meeqa saac qoraysay

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว +1

      Xanuunka dadka laga tagaayo lee ma dareemaayo xata dadka tagaayo wee dareemaayaan ani 2019 marka ka tagaayay hooyaadey iyo walaahay waa u xiisay

    • @fartunadham7375
      @fartunadham7375 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah abyo 🥹 waaba kaa hele

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fartunadham7375 gabar maa gabar ka hesho horta

    • @sacdiyahassan1095
      @sacdiyahassan1095 2 ปีที่แล้ว +4

      @@xamdinaasir9647 qoraalka gabadhan anigoo ku raaxeysanayo ayu iga dhamaaday qorista iyo aqriska waa hibo eebo baxiyo cidkasta aan helin masha allah ku dheh aniga waa jeclahay qoraalada dheedheer ee nuxurka leh waana wax ku anfacayo sida marka kaliga tahay inaand bugag qorto wax curiso la heshiso qalinka ayaga ka fiican la jooga boqol qof oo wax xamanayo

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +138

    Qof walbo qoralkeeyga arkay waxaan urajeena cafimaad iyo cibaado suuban ❤

  • @taamirkl67
    @taamirkl67 2 ปีที่แล้ว +12

    Maante waa maalin ii murug ah dadkii aan si wada jir ah iskugu jeclaa wey kala tageen wllnimo iyo asxap kabarasho mudan waxan idin rajeynaa mel kasto aad tagtaan in aad wanaag kala kulantaan farxadiina iska jeclaa marish beauty gabar aqlaaq iyo wanaag allh siiye meshaad tagto dheef moyee dhibaato kuma argto wlle qali murugada wan idinla qabnaa jack and amiin and malabka dhamantinba cimri dher iyo cibada suban idin rajeynaa 😭😭😭😭😭😭🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦by marish 👋👋

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 2 ปีที่แล้ว +152

    Inta Ka xun kala Tagooda 💔😭 my Team
    Nabad tag Hno Maarish ❤️❤️😩

  • @umuahmed921
    @umuahmed921 2 ปีที่แล้ว +9

    Amiin wiil wanagsan bad tahay oo qalbi fiican , from hargeisa maanta subscribe waa ku siiyay iyo like 👍 wad istaahishaa bro keep going

  • @abdirahmanjirmoz9776
    @abdirahmanjirmoz9776 2 ปีที่แล้ว +114

    Msha allah Team Qurux badan Weligiin Wada Jira Farxad waarta

  • @hassangaal7600
    @hassangaal7600 2 ปีที่แล้ว +47

    Friendship has no end and we wish you happiness and prosperity for everyone
    Peace and love wllhi waan idin jacelahay.

  • @mohancowkeofficial2732
    @mohancowkeofficial2732 2 ปีที่แล้ว +337

    MARISH BEAUTY WELCOME TO CANADA 🇨🇦 😍 ❤ 💕

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 2 ปีที่แล้ว +8

    😭😭😭😭ilinta iga dhameyseeen wlh adinkoo nabad qaba allaha isku kiin soo celiyo insha allaaah

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +25

    Aniga ayaa qiirooday wallhi waayo qofka wanaagsan ni isma qariyo MARISH waan ku xiisi doona ee allaha kheyr hakaga dhigo safarka 🎗🥺🥺

  • @abdulrespectmatters7999
    @abdulrespectmatters7999 2 ปีที่แล้ว +14

    Ilaahay ha isku kiin soo nabad celiyo! I became emotional as if am one you guys!! Allaha nabad geeyo abayo. Ameen

  • @zainabsuhaanii5709
    @zainabsuhaanii5709 2 ปีที่แล้ว +182

    😭😭😭 marish miss U wlhi wlshy wlhi waan ilmeeyay intaan vediga dhamesan 😭 marish wlhi waan idin xisi doonaa teamkan team aan kajeclhy majirto kalatgina anagee nadhibesaa xataa 😥 safar qerqaba alle hakaga dhigo dadkaga hoyo io aabo alle hakaga dhigo vedigana alle kama dhigo kii ugu danbeeyay 🤲😭 waxan kuhadlo ma aqan hada marish matagty caw adinka lee miyaa wlhi anaba xanun sanya iskadaya adinkee 😥 miss U maria ❤🔐💎

    • @hurrygamer3764
      @hurrygamer3764 2 ปีที่แล้ว +2

      Sᴡᴀʙ ᴀᴀɴ ʟᴀ,ɪʟᴍᴇsᴇʏ😂😂

    • @nimcuush3497
      @nimcuush3497 2 ปีที่แล้ว +2

      wllhi Amba🥺😭

    • @zainabsuhaanii5709
      @zainabsuhaanii5709 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hurrygamer3764 😩😔 sawab maa mesha tala waba ujedye waxa lala ilmenaya

    • @abdirahmanabdiwahab7630
      @abdirahmanabdiwahab7630 2 ปีที่แล้ว +2

      Marish waan jeclahay ani🤩😓😓😓

    • @araksanhamoud1833
      @araksanhamoud1833 2 ปีที่แล้ว +2

      Wa runt abayo wy xanuna badan tahay marka u qof garabkaga ha u ka tagayo lkin maxan saman karna wax walib wa qoral lkin wlhi aad ban u ga murugoday vediyogan dawashadisa wa ki ugo dabiyay in wajiyadan an ku dawano vediyo wad jira💔😭😭🥺

  • @nimcoladan9927
    @nimcoladan9927 2 ปีที่แล้ว +7

    I don't know why I am crying save travelling we will miss u quen😭

  • @ahmedibrahim1318
    @ahmedibrahim1318 2 ปีที่แล้ว +193

    I don't why i am crying but i realize I am part of your family we miss u Marish😭😭

  • @abduladen1364
    @abduladen1364 2 ปีที่แล้ว +52

    Walahi this is so touching....Marish may Allah protect you whenever you go....😭😭😭😭😭😭😭

  • @khadroabdi6526
    @khadroabdi6526 2 ปีที่แล้ว +52

    Amiin wala oyey mantah wallhi maria dadka hooyo iyo aabe allha kaga dhigo melkasto tagtid😢❤🙏

  • @amiinibraahimdaacad9606
    @amiinibraahimdaacad9606 2 ปีที่แล้ว +8

    I'm so Emotional
    I don't know why but I'm crying for the sek of marish travel we are missing U sister

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 ปีที่แล้ว +65

    Walaashey Qaali Marna Qoftan Jeclaa Muqaaladeeda Iyo Muuqeeda intaba Noolasha Kuma Ciisho Aduunkaaga Farxad Ku Noolow Aakhirana Janno Wan Ku Xiisi Doona Inbadan Sharaf Iyo Cisi Ku Noolow 👍🙏🙏❤️❤️❤️👑👑👑

  • @abdifatahhassan5300
    @abdifatahhassan5300 2 ปีที่แล้ว +4

    Safar salaama ayan leyahay marish beauty, asaxaabta ay ka tagtana wadajir wacan ayan u rajaynaya inshaa'allaah

  • @maryanalii2680
    @maryanalii2680 2 ปีที่แล้ว +76

    We miss you 😢 dadka hooyo iyo aabo Allaha kaaga dhigo 😢

    • @AdanCabdi-so7ql
      @AdanCabdi-so7ql 2 ปีที่แล้ว

      Sorry wllhi cadi uilmeyay anixata

    • @fahmoabdi6723
      @fahmoabdi6723 2 ปีที่แล้ว

      Masha allh illahay ha ku nabad geeyo

    • @sakariyeabdulahi2043
      @sakariyeabdulahi2043 2 ปีที่แล้ว

      I Am sorry
      Teame waa yaab
      Daad an aad u tageeri jiiray
      Ilahay ha idin xiiftio 🤴❤️‍🔥👸🏽🙏🏿🫶👏🏽👋🙏🏿🫶🫅

  • @djmoha.official7798
    @djmoha.official7798 2 ปีที่แล้ว +14

    Not only Amiin who cry. As we all your fans we also cry deep coz Our innocent sister is leaving us, I say be safe always wherever you go peace and love 💞✌️

  • @OMAR-kq4wz
    @OMAR-kq4wz 2 ปีที่แล้ว +125

    Emotional, Be safe Sister, that is how we fell when someone whom u share blood relationship goes away

    • @omarcomputer8701
      @omarcomputer8701 2 ปีที่แล้ว +3

      Safar salama marish safarkii nabad taga boqorada

  • @moshafaali660
    @moshafaali660 2 ปีที่แล้ว +15

    So emotional really
    Haddan nahay team 3 lions
    Maanta waxaan dareemeynaa
    Murugo waayo waxa hayaaniyo
    Howla adduun eey kala diriyoo
    Kala dheereeynayan waayuhu
    Qayb ka midda boqortooyadii
    Ugu shidneeyd abid oon aragno
    Kuwaa oo inoo daari jiray shumaca
    baraha bulshada
    Jack marish and amiin wlhi
    Sida ugu dhaqsiyaha badan
    Ma sugi karayo dib u midiwgiina
    Queen adiguna nabad tag i.a

    • @calijaamac9446
      @calijaamac9446 2 ปีที่แล้ว

      Sidoo kle alle nabad hakugu geeyo abaayo waayaha markle haydin kulan siiyo

  • @liibaansheikhaliburale8720
    @liibaansheikhaliburale8720 2 ปีที่แล้ว +34

    Inta muqalka dawaty oy illin kuso istagtay like ta 😭😭 nbd kutag wll marish 😥🥺💔🙏

  • @abdullahijelleahmed775
    @abdullahijelleahmed775 2 ปีที่แล้ว +10

    Dareenka sometimes halbeeg lagu cabiro maleh😢🥺
    We miss you 😘 Marish and my family team waayab.
    Wlh chanel aan kiina aheen oo Somalia ah madaawan jirin, Inaan qoslo wax walbaa utihiin.
    Noolada walaaladey

  • @balcade33
    @balcade33 2 ปีที่แล้ว +18

    Team waa yaab farxad ku noolada intaa dunida joogtaan qofkastana cafimaad iyo cibaado suuban baan u rajaynayaa🥰

  • @zeinabaabdi5675
    @zeinabaabdi5675 2 ปีที่แล้ว +1

    Am crying wallahi

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 2 ปีที่แล้ว +21

    Hooyadii teamka aniga oon kula kulmin ayaad ka tagtay Africa insha Allah dal iyo dibad mid unbaan ku kulmi doonaa Maria I'm from jigjiga

  • @kamalslick5361
    @kamalslick5361 2 ปีที่แล้ว +21

    We gonna miss you guys making videos together Marish inshaAllah safaar salama. Love from all the way from uk ❤️🔥🔥

    • @najibbaashe2955
      @najibbaashe2955 2 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💖💖💖💖💖👍

    • @najibbaashe2955
      @najibbaashe2955 2 ปีที่แล้ว

      WegonnamissyouysmakingYideost

  • @AyanAli-xj9et
    @AyanAli-xj9et 2 ปีที่แล้ว +23

    Amin waa wiil qalbi wngsn masha alah waa iga oysisay 😥😥😥😥

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 ปีที่แล้ว +5

    See you soon Canada.🏃‍♂️🏃‍♂️
    Iam Coming.
    🏃‍♂️🏃‍♂️
    Queen waa lagu tebi doonaa.😓😓🙏

  • @ayaanbillan8634
    @ayaanbillan8634 2 ปีที่แล้ว +10

    Aaamin Will Yar Oo Qalbi Wanagsan Nolashuh Kumah Xumeysoh abowe

  • @yaxyeismoqfosh3590
    @yaxyeismoqfosh3590 2 ปีที่แล้ว +2

    Safar salaama marish abaayo qaaliya lakiin ha iloowin walaal keena Karna saaxiib keena qurux kudhiigle calafka Allah kugudaro?haka doorsan qufkale xataa ninluulka kaganacsado asxaabta marish calaf ulahaandoo JEG INSHA ALLAAH inta igu raacsan leygta ii saaraara TAARIIQ WAAYE screenshts kaqaata asxaabta jeeg marish Allah kuusahlo 👨‍💻🌷good🎰 luck🌷👨‍💻qufkii igubraacsan like iisaara

  • @najahnurkanolosha377
    @najahnurkanolosha377 2 ปีที่แล้ว +18

    Masha allah Marish wa Wll qalbi wngsn alle ha xafido markasta iyo meelkato jogto , wn ku xiisidonaa Huno Qalii.

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 2 ปีที่แล้ว +1

    Marish abyo alle nabad hakugu gaarsiiyo aammiin

  • @ahmedfarah3060
    @ahmedfarah3060 2 ปีที่แล้ว +19

    Marish never forget this friendship really the are your best friend as we all know safe journey

  • @amranashali9168
    @amranashali9168 2 ปีที่แล้ว +34

    Walai I hate to say goodbyes to friends 😞 it's so painful 💔😢 I'm in tears😢😭 walai anyway safe journey abayo🥺❤

  • @honmuktaribrahim2117
    @honmuktaribrahim2117 2 ปีที่แล้ว +11

    Safar Saalama marisheey 👏❤️
    Alh kama dhigo last vedio adi iyo jack iyo Aamin

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 2 ปีที่แล้ว +1

    Kusalliya nabigena muxamed scw

  • @farxiyoyasinmahmed8658
    @farxiyoyasinmahmed8658 2 ปีที่แล้ว +10

    Qofkii ugu horeeyay leek ku saray amiin

  • @Zakariye.saciid
    @Zakariye.saciid 2 ปีที่แล้ว +7

    Safe travels journey marish 😥 🇨🇦 I feel like emotionally sad wlhi 😢

  • @luckygirl7305
    @luckygirl7305 2 ปีที่แล้ว +42

    2018 July ayaa mrxladan oo kle I qbsaday aniga xiliga scholka wxa asxab ahyn 2 will oo aad iskuku dhweyn mudo bdn ayaa isku class ahyn ilaa 6 sano wxa dhcdy in uu len noso baxo aniga iyo fmilkyga mrka 2wiil mid la mid aha ayaa bdna dadka isku ken xaman jiren lkn xqiiqda wxey ahyd in anan wxba nka dhxeynin lkn aniga dhnkyga Darren ayaan u hayay lkn wligey uma sheganin wxa dhacdy mrkaas malinki u dnbeyay ee is arkeynay ayaa wxa dhcdy in aan is mcslmeyno mrkiba indhyga ilin aya so buuxsanty wlh si lama filn ah ayaan hab u siyay Kdib wxba uma shegin wilki kle asxbta ahayn iyo anaga meshi ayey iku so mcslmeyen hdda wxan joga Ireland 2wiil waan xiiriya mid wxu joga Germany mid kle neh wxh joga Holland wlh ani wan iska shqesta wilki kle neh sido kle wli jcyl iskuma sheganin mrka qofa jeceshahy ka tgyso xnun aye leedahy😭

    • @shukricraxman5531
      @shukricraxman5531 2 ปีที่แล้ว +2

      waxad qarsato wey kuqarsadn abyo maadama ayficnn ina hor shego jecylka hablahena kaxishona wlh pole abyo

    • @dekaosman7483
      @dekaosman7483 2 ปีที่แล้ว

      Waba isku so dhawaten e qof yohow wa kugu heysta iska dheh nooh

    • @farxiyofalis4418
      @farxiyofalis4418 2 ปีที่แล้ว

      🥺🥺🥺

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

      Walaashey waxa ka codsana qofka jeceshahay inaa usheegato aduunkaan aad ujeedid qofba qof oo jeclaana oo ka helaa noloshiisana ay ubahanatahay

    • @luckygirl7305
      @luckygirl7305 2 ปีที่แล้ว +2

      @@dekaosman7483 mya wanka cbsnaa asga maba ifhmyo sxb Wlshis cml ayu ika dhiga naagta uu shuknsayo ayu I baraa mnta dhan tu jcl yhy iyo ti kle wuu ikaka shekeyna wxba ikma qrsnayo qof saas eh ma dhihi kra wnku jclhy😂🙉

  • @amenboss8633
    @amenboss8633 2 ปีที่แล้ว +4

    Marish qalbigiyo lugale ❤🚶🏻‍♀️ we all miss u lovely person safar khayr qaba inshaallah

  • @fartunlastbrn8323
    @fartunlastbrn8323 2 ปีที่แล้ว +55

    😭😭😭😭😭😭😭 i wish i could be there to give marish a tight hug

    • @haadiadan6092
      @haadiadan6092 2 ปีที่แล้ว

      💐💐💐💐💐💐😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😥😥😥😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @sakariaismail4284
      @sakariaismail4284 2 ปีที่แล้ว +1

      Same here

  • @maryanahmed2280
    @maryanahmed2280 2 ปีที่แล้ว +18

    Safe journey marishey 😭❤️🇨🇦

  • @rukiabintiissack6429
    @rukiabintiissack6429 2 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi caloshaa ayaa ii xanuntey runtii 😭❤️ marish Meelwalbo aa tagto farxat warto kunolow Abayo Team an kuxiranahay ayaat ahedheen damantinaa wadhajirkina Ayan uxisidona without marish manureyso. 😭😭😭runtii qalbigaa ii xanuntey

  • @amailabdi183
    @amailabdi183 2 ปีที่แล้ว +1

    Ale haku nabad galiyo Walashay Mariash idinkana ale qalbiga haidin qabo jiyo wan idin la daremayayr🥲😢

  • @muhiimmohamed6605
    @muhiimmohamed6605 2 ปีที่แล้ว +20

    Qalpiga e xanuunya wlhi sorry dhamantin teamkayga 😔🥺🥺🖤💗💋

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi caloosha ixanuujiseen jeck en amiin waa kaxumahay marish idinka taktey caloosha xirta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕

  • @deeqomohamed9402
    @deeqomohamed9402 2 ปีที่แล้ว +60

    safar salaama idinkoo canada ku.kul may Allaha na tuso oo cafimad qabo oo faraxsan teamkina insha ALLAAH.🤲

  • @mumtazxasan2945
    @mumtazxasan2945 2 ปีที่แล้ว

    Allah maxamad bashiir iyo maariya abshir Anu wan Isla jcly

  • @farhiafaisal
    @farhiafaisal 2 ปีที่แล้ว +24

    Aadban u ilmeeyay waan rajaynayaa in idin arki doono mar labaad idinkoo faraxsan 😭♥️♥️
    Rabi haku nabad galiyo walal marish

  • @ridwaanxuseen7242
    @ridwaanxuseen7242 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah nabad haku geeyo maarish

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 2 ปีที่แล้ว +7

    Jack qalbigisa Waa oyaya lkn afka uu ka qoslay a ✊🤴

  • @farhiyahussein7101
    @farhiyahussein7101 2 ปีที่แล้ว +2

    Marish whli wankuxidonaa macanto imiiss you whli wanagatiktay hanailawiin plz 😭😭 whli waqti hunbanagatiktay whli sorry Amin and Jack wandaremikarnaa marugadaa inihayso ani hitaa whli walalehey camal banigadigtaa gurgeena baangaraniynin whli markasto waniimani lahaa hitaa nambar manigahayo marish watiktay haisdihin kuwaan wahankarabay danesti haiskadikin plz wankubarya nasohiriri 😭😭😭 safar salma. Xapiti walalehey mcnto ilove you

  • @ubaxdugsiya363
    @ubaxdugsiya363 2 ปีที่แล้ว +38

    Sfr slma wlsheey marish beauty
    Wxan leeyahayy Sfr qeer qaba
    Wllshey wxn leyahahh meeshad
    Tagtaba Dadka Hooyo iYo aabe
    Allaha kaaga Dhigo wlhi wan Dareemi karaa Qof Garabkinaa Ah markii aad Sagotineysan Xanunka Eyledahyy lkn
    Ilaahey Farxadiina Kalama Dhantaalo
    Wlhi aad baan U qiiroody wna ilmeeyay 😰😰😰😰😰😥😥😥😥😥😭😭😭😭😭
    Qof ka mid ah sxp kugu dhaw markad ka Tageyo waa Xaniin😭😭😭😭😭😭😭😭
    Lkn Team Marish jeek iu marish Allaha farxadiina idinma Kala Dhantaalo❤️😍🙏

  • @parknaimanamuujm2698
    @parknaimanamuujm2698 2 ปีที่แล้ว +6

    🥺😭idon't know how i cry but we love uh marish alpi❤️🥺

  • @farhanmohamud7276
    @farhanmohamud7276 2 ปีที่แล้ว +18

    Wlhi xanun bathana wlhi this team i love them marish jack amin malabka anyway safe ride marishbeauty inshaallah....

  • @hamadaqueen2331
    @hamadaqueen2331 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭wallhi aad baan ooga xumaady waana iscelinlaahy marish abaayo kuu xiisi doonaa wallhi waa xanuun markaan ookale

  • @shakrayare5729
    @shakrayare5729 2 ปีที่แล้ว +29

    Walalo qiimo badan iyo asxaab farxada usaaxiiba 💯✌️

  • @shukri1395
    @shukri1395 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaha 💚 alaha u aqabalo ducada walalahaa 🤲 I will miss seeing you 3 together!!!

  • @SacdiyoAhmed007
    @SacdiyoAhmed007 2 ปีที่แล้ว +8

    Safa salama wllshy mariya Abshir farxa🥰❤️👸

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 2 ปีที่แล้ว

    Safar Kheer Qabo Mariish Quruxey Alla Caloosha

  • @Nasriitariita66
    @Nasriitariita66 2 ปีที่แล้ว +8

    Waxa daremi kara qofka kaso fogaday dalkiisi io Dadkiisi😭😭Insha allah idinko nabad qaba alle haisku kiin so celiyo mararbdan🥰🥰🥰

  • @asmaxirsi5589
    @asmaxirsi5589 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Amiin walal wanagsan waxas ahaydeen team isjecel oo walalo ah insha allah markale waa midobaysan ana waa idinjeclahay walahay noloshu idinma xumayso bowe ❤️

  • @HassanAli-zi6sr
    @HassanAli-zi6sr 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah good luck to-40,my Young sister I really hope Canadians welcome you

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 2 ปีที่แล้ว +1

    ilaahey haku nabad geyo marish

  • @mohayarevshawalul561
    @mohayarevshawalul561 2 ปีที่แล้ว +22

    Masha Allah walahi guys iam crying for you really walahi you guys together ❤ we love you guys amin sorry brother again sorry amin iyo jck and malabka marish insha Allah wherever you go and you see everybody may Allah make you Hooyo iyo Abe we don't know if you going by yourself or you going with our young sister waxan lajeeyda walashaada yar again insha Allah we love you guys ♥ ❤ 💜 💖 💙 💕

  • @madruuri8998
    @madruuri8998 2 ปีที่แล้ว +1

    Meesha kaliya ee dadka is jeceli ku wada waaraan waa aakhiro ilaahay kuwa jannada ku wada waara ha inaga dhigo dhamaanteenba 🥰

  • @hamzamohamed2191
    @hamzamohamed2191 2 ปีที่แล้ว +21

    Sorry Jack wlhi qalbiga ayad ka oyneysa wan daremaya ax. Marish abayoy anaga xita wan ku jirna dadka cidlonaya wlhi any way dear umada Alaha kaga dhigo Hooyo iyo Aabe

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 2 ปีที่แล้ว +2

    Ax ax ax marish iyo qurux kudhiile iyo aamin o kala tegaayo waa aduuk iyo xaalkisa

  • @xasanmaxamad9815
    @xasanmaxamad9815 2 ปีที่แล้ว +13

    WaLaL qaLbi waNagsaN Ayaad tahay AamiiN ❤️😎🖇️

  • @alexjoseph2657
    @alexjoseph2657 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤Marsh qalbiga qurux kudigle madarameysa bash bash maahan walahi qurx kudigle marish way sonoqdonta🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦❤

  • @mariahassan2472
    @mariahassan2472 2 ปีที่แล้ว +22

    Safar salaama sami , Amiin adigane qalbiga allaha kuu dhayo maria kalama marnaan dontaada saxiibtinimada dhabtaa Mel walbo la tago ma dhamaato 🥺😭murugtaadane wn la ilmeyaa really waxaan daremaa inaa qof qalbi wanagsan tahay Allaha ku xafido walaal qli wax ku dhibane alle kuma tuso💯🥰

  • @xoriyo77
    @xoriyo77 2 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭 video oohin ayaan ku dhameystay wlhi madaxa ayaa ixanuunaya wlhi isoo duceeya asxaapta waa idin xiisidoonaa my team ma aqaan ilmada iyo diifka isku daraya wlhi😭😭 ilaahay dib ha idiin kulan siiyo wllhey🤲🤲❤️😘

  • @caashomaxmuud2802
    @caashomaxmuud2802 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah team qurux badan waligiin wada jira farxad warta iidin rajena🥰🥰🥰🥰🥺🥺

  • @adenbishar2322
    @adenbishar2322 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi blhi tlhi videogan markaan daawaday waan ilmeeyay mar kle Allah waxaan ka baryaa inaad kulantaan
    Kingdom is always Kingdom
    Horay usocda wllhey peace and love

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 2 ปีที่แล้ว +10

    9:58 walhi anaba ilmeyay Amiin wu ka duwanyhy walhi dadka kle aad bu u qalbi jilicsanyhy wllo dhib maleh wa kulmi dontan markle adi iyo wlala maria🥺😭dhamaantin ilhy nasiibku mar kle dib haydin kulmiyo wa daremaya xanunkan oo kle ana so maray walhi wax ka xanun badna maleh markad kay foganayan dad aad jeclayd am so sorry lkn i.a waxan rajena wakhthgan wakhti ka qurux badan inad markle ku kulan taaan our team waa yaab🥰😩

  • @quruxqaali3494
    @quruxqaali3494 2 ปีที่แล้ว +1

    Mariiiiiiiiishhhhhhhh🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺😭😭❤❤safe flight

  • @mohamednoorsaney2253
    @mohamednoorsaney2253 2 ปีที่แล้ว +5

    This video made me cry and the others of tiktok today 😭😭😭

  • @yamiinsport
    @yamiinsport 2 ปีที่แล้ว +3

    We feel sorrow of you leaving us may Allah protect uh wherever you are

  • @muhayfanuura5393
    @muhayfanuura5393 2 ปีที่แล้ว +9

    Amiin maariya jack wxan idiin rajaynayaa inaad dib u kulmi doontaan run ahaantii waan uxiisi doonaa qaradiinii 🥺🥺🥰

  • @salimdaruur9136
    @salimdaruur9136 2 ปีที่แล้ว +8

    I really fill with you guys wlxi. Its like i am there with you save journey marish

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 2 ปีที่แล้ว +6

    Omg 😢😢 majecli in la kala tago allah ku nabadgaliyo maria we miss you ❤️

  • @khadiirweli7797
    @khadiirweli7797 2 ปีที่แล้ว +4

    Walaalnimada iyo dadnimada wanaagsani waa dahab❤💯
    Waan idinla dareemaya muragta🥲 waxaan rajeynayaa inaad marar kale oo badan iska soo ag muuqataan🥰

  • @xilkascismaan7963
    @xilkascismaan7963 2 ปีที่แล้ว +13

    Ilmada waa ceshan waye Wllhi sorry Saaxiib Kala Tagayya Ma jecli😭😭😭😭😭❤

  • @raxmocali5743
    @raxmocali5743 2 ปีที่แล้ว +2

    Maarish nabad allah haku geeyo family qurux badan full respect 🙏

  • @Hebico1
    @Hebico1 2 ปีที่แล้ว +22

    Walle qof culus aya idinka dhooftay.....Allah iskukiin xafiido....Aamiin !
    😢😢😢

  • @Xaali95
    @Xaali95 2 ปีที่แล้ว +2

    Amiin waxa iso xasusisay suu walaalkay emotional u noqday marka kaso tagayay wllhi, you r so cute, and we love you for being yourself💜

  • @nadifahedow7993
    @nadifahedow7993 2 ปีที่แล้ว +15

    😭😭 marish abayo allah hakunabad geyo dadkasina hooyo iyo aabo allah hakagadigo

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 2 ปีที่แล้ว +1

    Marish beauty 👸 💖 😍 🥰🥰🥰🥰

  • @xaawoaxmed5413
    @xaawoaxmed5413 2 ปีที่แล้ว +6

    Welcome canada 1hours bas no dhiman qabowga ku taganahay wlsheey

  • @samiiracabdulaahi9472
    @samiiracabdulaahi9472 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi ani xitaa waa oo yay 😭😭😭😭😭😭 meel nabad ah allah ku geeyo safar kheyrqabo ayaan kuu rajeynaa apyo

  • @ro_ki1045
    @ro_ki1045 2 ปีที่แล้ว +11

    Safar salama Allah nabad ha kugu geeyo Queen💯❤️

  • @wllsamiirfamous1299
    @wllsamiirfamous1299 2 ปีที่แล้ว +7

    I real feel very sorry for your dispersal guys, your the youtubers I always follow up, I wish safe trip for Maria I.a and this team should be strong forever like this.

  • @abdullahiisak10
    @abdullahiisak10 2 ปีที่แล้ว +19

    Safe journey our Queen 👑 Nolol Qurux Badan Ayaan Ku RaJeeNa😍

  • @suxufiibrahimmuuse5796
    @suxufiibrahimmuuse5796 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi marish weey naga ilmeeyse balse cadhoowga ilahey hakaa qabto marish beauty waan idhiin wataa team dar Allah isku jecel 💞

  • @nuurulceyn9838
    @nuurulceyn9838 2 ปีที่แล้ว +12

    Safar salaams queen marish dadkana hooyo iyo aabe allaha kaga dhgo ❤❤❤❤

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh ปีที่แล้ว +1

    Mss 🇨🇦 Mr 🇺🇸 Mr 🇬🇧