Saxidda Boqor Been Madoow & Taariikhda Quraafaadka ah, Hawiye iyo Daarood Weey Ka Mideysanyihiin-

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ค. 2024
  • Saxidda Boqor Been Madoow & Taariikhda Quraafaadka ah, Hawiye Iyo Daarood Weey Ka Mideysanyihiin-

ความคิดเห็น • 44

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 10 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan cali kheyre waa halyey ❤❤❤🎉🎉❤

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 14 วันที่ผ่านมา

    Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah waasax adeer mudane Daahir socdal alaah hakubarakeyo hakuxiftiyo Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii

  • @user-yh7lh3wg6d
    @user-yh7lh3wg6d 14 วันที่ผ่านมา

    Maashaa Allaah: anigaba taageerayaasha ,Madaxwaynaha mustaqbalka ayaa Ka mid ahay , iska Reer maahin.

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 14 วันที่ผ่านมา

    islow waxaa kula hadlaayo waa ina Cabdullahi Sheikh Ali Wardheere, waan ku salaamay eebow

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 15 วันที่ผ่านมา +2

    Belo madoow wuxuu ahaa dilaal xoolaha oo dibjir ah wuxuu mooday In uu hawiye iyo daarood kala dilaali karo maanta maanta

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 14 วันที่ผ่านมา

    Walaahay alaah baankudharte su aashaas anaa iswaydiiyey wuxuu kuleyahay ingiriis bansokaxayssanay iyo darawiish ban ahaa

  • @aOmar-bt9ex
    @aOmar-bt9ex 15 วันที่ผ่านมา +1

    Barnaamijkaaga aad baan u xiiseeyaa iyo taariikhda hufan ee aad soo saartid si Barnaamijka loo kala gart dharka aad xirato kala bedel si loo garto.mahadsanid.

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 12 วันที่ผ่านมา +1

    Dhulbhnte daraawiish 3 bay kuwaayeen.
    1)rag 2)dhul 3) Maal.
    Iskadaa habar jeclee bal iidoor oo dhan xata 1 shay makuwaayeen.
    Kudarsoo ciidankii ingiriiska u khidmaynayay intuba wa iidor (camel corps) ama Rukuubleey.
    Hal dagaal ah oo iidor iyo ingiriis u dhexeyay oo wiil iidor ahi abandule kayahay hanoo sheego been madaw.

  • @husseinahmedhalane2629
    @husseinahmedhalane2629 13 วันที่ผ่านมา

    Warka kaftan ha ahaado

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb 14 วันที่ผ่านมา

    Daahir somaali sax geesi garyaqaan abwaan been madow laga aamuso dad baa run moodayo afku kuma go'o ku durduri abaagedhe iyo wixii raasan

  • @samdaani
    @samdaani 15 วันที่ผ่านมา +1

    Been madoow magac ayaa ku dhacay

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 15 วันที่ผ่านมา

    BUUR MADOOW. DARSI UUILOOWI LOO DHIGAY. AF. XUMME MADOOWE.

  • @husseinahmedhalane2629
    @husseinahmedhalane2629 13 วันที่ผ่านมา

    Suldaan daahir Boqorka sidaa u dhaam

  • @YudufAl
    @YudufAl 13 วันที่ผ่านมา

    Qaybka Ilaahay unbaa og

  • @husseinahmedhalane2629
    @husseinahmedhalane2629 13 วันที่ผ่านมา

    Cayda yareeya

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 15 วันที่ผ่านมา

    INA IGARE🎉GOBOLKA TOGDHEER BUU KA TSLIN JIREY!! HAWIYE IYO HOBYO MIDNA MUU IMAN!! LAAKIIN WAA RUN SULDAAN🫀🌹KEENAFIID💝♥️❣️🫀HOBYO AYUU DADKEEDA XUKUMI JIREY!!

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 15 วันที่ผ่านมา +1

    Iidoor wagash waligii wuxuu dan u arkaa inuu kala ilaaliyo Hawiye iyo Daarood. Hadii Hawiye iyo Daarood heshiiyo waa dhimasho iidoor.

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 15 วันที่ผ่านมา

    ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 14 วันที่ผ่านมา

    DACADMAHA DAHIROW XASAN WANINKA DOEASHADI HALKADHIGAY WA KHAYNUL WADAN

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b 15 วันที่ผ่านมา +1

    War heedhe ina adeer nagadaa waxaan aad lasheekaysanayso ood ujawaabayso neef bakhtiyay waa la iska fogeeya ee lama soojiito.

  • @Abdikadirheegaale99
    @Abdikadirheegaale99 14 วันที่ผ่านมา

    They're waa madaxwrynaha umada walahubaa waaqasab

  • @YudufAl
    @YudufAl 13 วันที่ผ่านมา

    Adeer waxa uu ku ceeboobay qalbidhagax

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 15 วันที่ผ่านมา

    taariikh ayuu buur madooow ka sheekeeyaya ee taariikh la jaalay mise waxaad ka qabasho baratay cayda iyo cuqdada

  • @xasanjeele1582
    @xasanjeele1582 14 วันที่ผ่านมา

    Walalkey 4ti sarkal waxa kadhinaa abukar sulaley

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 วันที่ผ่านมา

    Marka ninku ninfhowma aha waninka dadshacbi ah uguyedhay xabashi eyidhiwaa argagixiso cidamadaxabashida halkasshacbi ayaykulayen halagulaxisabtamo belamadaw

  • @AxmedfaaraxAxmedfaarax
    @AxmedfaaraxAxmedfaarax 13 วันที่ผ่านมา

    Midgaankii socdaal khamrigu isku badiyay markuu Intan duubayay waar adigu nasaba ma tihid oo kolay ciduun baad dabadhilif u noqone maxaa ku waalay 😂😂

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 15 วันที่ผ่านมา

    waar nin wayn baatahaye ha cay tamine taariikh ayuu buur madoow ka hadlaye tariikh la kaalay afkii dabaajiirta hanagulaa hadline

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 15 วันที่ผ่านมา

    Alif wax ma leh iyo
    Wax buu leeyahay 2daba,
    Boqor been-madow ayaa laga hayaaye,
    Hays waafajiyo kkkkkkkkkk

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 15 วันที่ผ่านมา

    kani ciyaala suuq jibjira ayuu markiisa horeba u eg yahay

  • @Puntlader
    @Puntlader 13 วันที่ผ่านมา

    Dahir socdaal salan sare

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 15 วันที่ผ่านมา

    Dee dahiroow adna haka bad badin waxaad noo sheegtay in lacagta aad hargaha ka iibisid in aad wiilasha baalashlayaasha ah aad intaad uyeerto aad candhuuftooda lacagta ku tirsan jirtay adigoo ku faanaya taas 😅😅😅

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 15 วันที่ผ่านมา

    Soomaali cuqdad qabiil baa aduunkii ka reebtay war aduunkii waa ka gudbay xaarka qaabiilk ee aad weli dhex fadhidaan

  • @user-yz8qb5ms7o
    @user-yz8qb5ms7o 15 วันที่ผ่านมา

    Been madow wa dad cuqdadi dilootay ma darood baa latartami karts xagè joogi jirtay saldanahii darood wa layaqana masxafyada calamka ayey yaliin darood maqoring cadowgii ladagamayey ba qoray adigu xabashida hada add uyeranayso iyo hindidii singa singaha ayad ka dhinac dalamaysay goormad darawiish noqotay tariikh iyadaa is qorta been madow

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m 15 วันที่ผ่านมา

    Qurunsade

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r 13 วันที่ผ่านมา

    Usc wax lagu faano maaha xaad kadheeftay kuweyt ayaad ku caan baxday

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 15 วันที่ผ่านมา

    ADIGU XAGAAD AFKA REER WAQOOYIGA KU BARATEY?? ILEYN HAWIYE😂AYAAD TAHAYE???? XAGAAD KU BARATEY?? Ma COURSE😂BAAD U GASHAY!😂??

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 15 วันที่ผ่านมา

      Af reer waqooyi waa af Somali. Ma beenti habartii Orom aheed ee 100 jir aheed sheegteesay maad aminsatay?

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 15 วันที่ผ่านมา

      @@AFDiini1722ISKU LAHJAD MANIHIN!! GURUMGARAM!!

  • @Gla277
    @Gla277 14 วันที่ผ่านมา

    Hadalkaagu wuxuu macno yeelan markaad qabyaalada indhaha la,a
    Iska dayso
    waxaan yaabaa markaad xassn cali khayre aad amaanto farmaajana aad caydo asagoo seedigaa ah
    oo idin siiyay prema minister
    adaana cadeeyay inuu xasan cali khayre
    Dowladii farta kasaaray
    lagana sabsabtay
    Kursigii sii
    Xasan cali khayre
    Waxaan aamin sanahay inuu ufiican yahay raysal wasaarayaashii soo maray
    Hadii laga reebo cali khaliif galayr

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 14 วันที่ผ่านมา

    Adeer dagalkiikalshale ee ayrer buhodle lagalen Snm burmadaw intulahadlay itobianka ayuyidhi alshabab basogalay waxshegay suldan dubad

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 15 วันที่ผ่านมา

    Daahiroow, maxaa waaye darood leefleefka adeer. Somaliland ayagaaba ka xun. Soow Deni iyo Madoobe kuma jiraan jebaabka Itoopia iyo Imaraadka? caay ayagana, Xamar ka ceeriya dheh. reer Somaliland waa dad masakiin ah ee caqliga laga biraay laakin daroodka ka jaajuusan kana daqan xun

  • @user-qg2ec3jw6o
    @user-qg2ec3jw6o 15 วันที่ผ่านมา

    Been madow faan madow jambal madow hunguri madow hawiye curadkii eey kuso direen waa nin kuya qaan