Youtubers ka LACAGTA Ugu Badan Ka Sameeya YouTube-ka 2024 | How Much Money Somali Youtubers Make.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali wa.me/message/...
    TH-camrs ka LACAGTA Ugu Badan Ka Sameeya TH-cam-ka 2024 | How Much Money Somali TH-camrs Make.
    Hadii aan muuqaalkaan kugusoo qaatay:
    Muuqaalkaan kaliya waa Education purpose si dadka kale u ogaadaan fursadaha ku gadaaman TH-cam dartiis ayaan usameeyay waxaan filaa inaad ila fahamto, Mahadsanid.
    Hadii aad rabtoo inaad TH-camr Noqoto jaanis weyn ayaa ka banaan TH-cam walina way banaantahay fursadaadii, hada bilaaw.
    ✔️ Kusoo Biir Telegram Channel-ka: t.me/Omarroshid
    ✔️ You can Contact me Here:
    ► Instagram: / omarroshid
    ► Email: engroshid@gmail.com

ความคิดเห็น • 104

  • @Omarroshid
    @Omarroshid  5 หลายเดือนก่อน +26

    Comments ka nagula wadaag TH-camrs ka aad jeclaan lahayd inaad ogaato Lacagta ay ka sameeyan TH-cam-ka.

    • @sankaofficial4622
      @sankaofficial4622 5 หลายเดือนก่อน +1

      Qays qaysar

    • @user_sadiiq
      @user_sadiiq 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ashqar boy😂

    • @sakariyecabdi3865
      @sakariyecabdi3865 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaan jeclaan lahaa 5ta ytbr ee ugu lacagta badan oo ayku jiraan asad io maxamed qadar kee lacag badan sameeya

    • @AbdallaFilms
      @AbdallaFilms 5 หลายเดือนก่อน +1

      Fagaare media ka soo hadal? Please !

    • @hamsemohammud-ig2rf
      @hamsemohammud-ig2rf 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sharma boy

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 2 หลายเดือนก่อน +3

    Team 27 walhi way ufadhidaa ilaahay ha uziyadsho anagana hanaseyo

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 6 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allaah tabaaraka allaah dhammaan youtuberada soomaaliyeed ❤ , gaar ahaan asad hagio iyo ogaansho.oo.labadaba dadaal buuxa wada

  • @user-zj8sp6rh1j
    @user-zj8sp6rh1j 5 หลายเดือนก่อน +16

    Asad xaajiyow alaha ubarakeeyo walaal wayay

    • @Abdiw-ob6dt
      @Abdiw-ob6dt 4 หลายเดือนก่อน +1

      Allah Kuma kalsoone waa Sixirow shaydhan ayuuu adeegsadaa

    • @ismail.mo77
      @ismail.mo77 3 หลายเดือนก่อน

      @@Abdiw-ob6dt 😂😂😂

  • @team_salman_ak_47
    @team_salman_ak_47 5 หลายเดือนก่อน +5

    keep going bro

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 5 หลายเดือนก่อน +3

    M.a alle haw siyadsho🤲

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 5 หลายเดือนก่อน +5

    Adiga meeqaa kasameysey muuqaladaadii ugu dambeeye

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤.

  • @user-wx4ki7tb6z
    @user-wx4ki7tb6z 4 หลายเดือนก่อน +4

    Alhamdulliah intan xoogleyahay TH-cam makashaqeynayo.

  • @Moproya
    @Moproya 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga igisoo dar sxb meeqaa kasameeyaa lacag ah youtube ka ♥ 👌

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 วันที่ผ่านมา

    Manshaallaah Manshaallaah ❤

  • @user-xs5hg5gc4l
    @user-xs5hg5gc4l 5 หลายเดือนก่อน +2

    Dirisle abdi iyo team fam tv sxp kuwas ku soo dar vedio xiga

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a sxb rashid Guuleyso🎉

  • @Hamseburcawi
    @Hamseburcawi 5 หลายเดือนก่อน +2

    Guulayso l zxp qali🎉🎉🎉

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 4 หลายเดือนก่อน

    Wa barnsmija wangsan no so gudabi dadka wawayen inan inteye Ka helan did Maamosoomaali maamomalyuun maamofahamo Iyo kuwo badan

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 หลายเดือนก่อน +3

    adigoo aan dadka woxooda soo qaadan maa caadi noogu sheegto waxa laga sameeyo yutube?? waa ku khaldan tahay inaad dad ku mashquusho ‼️✋🛑✋‼️

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  4 หลายเดือนก่อน +2

      Mahadsanid walaal

    • @Duqa-magaalada
      @Duqa-magaalada 27 วันที่ผ่านมา

      @malakaay adiga maxaa kaagalay danahaada maa raacadid ninkaan afkaartiisa iyo youtubahiisa maa laleedahay dadkaan hadoo kuugu tusaaleen adiga camal moo kugu tusaaleenaa oo jeeb taraq ah aniga waaba ku blockgi lahaa hadaan youtubahan lahaa lahaa 😂😂😂 no dulqaad noocaada ookale nonkaan waa dulmisay ee raali noqo dheh

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 5 หลายเดือนก่อน +4

    Wanku salamay rashid zxp lakin ybr adoo kale noqonaya imisa skill baa looga baahan yahy dhamaan soo sheeg nio dhawr mr kusoo dhaweeye

  • @MustfeFood
    @MustfeFood 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asda allah ku siyaadiyo

    • @Abdiw-ob6dt
      @Abdiw-ob6dt 4 หลายเดือนก่อน

      Asad waà Sixirow Alle wax ma way diisto Sixir ayuu Aamin sanyahay

  • @nasriinakayf942
    @nasriinakayf942 4 หลายเดือนก่อน +1

    oo ddka maxaa ugu mashquule

  • @Moproya
    @Moproya 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc kusali nabiga ❤❤❤

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 5 หลายเดือนก่อน +3

    Su .aaalahan muuqaal kaga soo jawab zxp
    1 sidee yutube sax ah loo sameeyaa
    2 sidee lacagta looga baxshaa
    3 iyo yutuber fayslas imisa xirfad looga baahan yahay
    Hadii intaa su.aal aad mid wllba muuqal kaga soo jawaabtid abaal baankaaga hayn ani oi dhalinta ytbe hamiga ka leh

    • @Engmarcadde516
      @Engmarcadde516 4 หลายเดือนก่อน

      Arimaheenna kaso daawo bro wax badan ayad ka fahmi doontaa

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  4 หลายเดือนก่อน

      Walaal Hal muuqaal ayaan kasoo sameyn hadii alle idmo, waxwalba TH-cam ku saabsan.

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 4 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah

  • @cabuud16
    @cabuud16 5 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga ayaa magaceyga iloowday 😀.

    • @lunaloveyou-sr6qz
      @lunaloveyou-sr6qz 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @Adnodahir-ti3zh
      @Adnodahir-ti3zh 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @cabuud16
      @cabuud16 4 หลายเดือนก่อน

      @@Adnodahir-ti3zh heheheh

  • @MAAWEELOSHEEKO
    @MAAWEELOSHEEKO 5 หลายเดือนก่อน

    Maaweelo sheeko

  • @Moproya
    @Moproya 4 หลายเดือนก่อน +1

    Makusalisay nabiga walaal

  • @AbokorHasan
    @AbokorHasan 4 หลายเดือนก่อน

    Lil aadami soo same

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 5 หลายเดือนก่อน +2

    Casharki copyright ka sidaa la iskaga ilaaliyo wan sugayna

  • @KONAAL.
    @KONAAL. 5 หลายเดือนก่อน +2

    Website kaan maga ciisa sxb oo waxa lagu qiimeeyo jawaab

  • @Nuuxnaasiri
    @Nuuxnaasiri 5 หลายเดือนก่อน +10

    Way jiraan youtube hal kanaal wada leh waana FAGAARE MEDIA Waxaan ku midoowday 4 youtuber ok kala ah
    1 mar cade show
    2 waabari media
    3 aadan sahan
    4 idaacada bulxuubeey

  • @Crazy-youtube1234
    @Crazy-youtube1234 5 หลายเดือนก่อน +1

    Nadaara show, marcade show, iyo dulmi duud kasoo hadal 😱

  • @sankaofficial4622
    @sankaofficial4622 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hal mid noo same side lacagta loolala baxa

  • @youhanad
    @youhanad 4 หลายเดือนก่อน

    Culeys walpo oo ku heysto allaha kaa qaado follow iso dheh

  • @Wartaxogaha
    @Wartaxogaha 3 หลายเดือนก่อน

    Bro kaso hadal Livestream inta lacag laga sameyo

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 5 หลายเดือนก่อน

    oo calaf iyo caashaq miyanu ahayn musalsalkii Kafi Cabdi ee xiligii ismadhanto

  • @sharifmohamed4587
    @sharifmohamed4587 5 หลายเดือนก่อน +1

    Not everyone

  • @quizunlimited1
    @quizunlimited1 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sxb relaxing music channel lacag malaga sameenkaraa sxb war baxin iga sii

  • @HAMZE9.8
    @HAMZE9.8 5 หลายเดือนก่อน +1

    Short isheg

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t 5 หลายเดือนก่อน +1

    Saxib wxd ishgta A-roll iyo b-Roll ke fcn in wax loso gdbyo

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t 5 หลายเดือนก่อน +2

    TH-cam ma asbuc ba wax loga sameya

    • @user-uo2bb3nj5d
      @user-uo2bb3nj5d 4 หลายเดือนก่อน

      Haa isbuuci klye 711 ilaa 1:700 waad kasameyn kartaa

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735 5 หลายเดือนก่อน +1

    Lacagaha sidee loola baxaa dadka somaliya joga maxayna ybahanyihiin inay samaystaan

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 4 หลายเดือนก่อน

    Nasra abti doon king ck

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 4 หลายเดือนก่อน

    Quruxkudhigale abukarmahadi

  • @suqriyaahmed1588
    @suqriyaahmed1588 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asna chanal ilawday

  • @rizwansalad5320
    @rizwansalad5320 4 หลายเดือนก่อน

    Lacagaha ay ku dalxis tagayan oo ay ku bashalayan dad aad ugu baahi badan ayaa jiraan maba oga miya guri cunto iyo cafimad ayu ilahay siyey dad aan intaba heysan aya jiro

  • @sama_kaabmohamed176
    @sama_kaabmohamed176 5 หลายเดือนก่อน

    Hadalka hadii lagu celceliyo dhadhankaa ka tago ilaa malinkaa ku arkay waxad ka hadlaysay youtub lacagta laga sameeyo
    Wax cusub la imaw sxb adaba ubahan wax wax kuu sheege

  • @Moproya
    @Moproya 4 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @Safiyoabukar90
    @Safiyoabukar90 4 หลายเดือนก่อน

    Noo caqliyey mxaa soo dhignaa😢

  • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
    @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 5 หลายเดือนก่อน

    War somalith baraha bulsha wax aqli kugumaso kordinayaan, waxaam macnalaheen lee sogudbinaan

  • @cabdulaahibadal6438
    @cabdulaahibadal6438 4 หลายเดือนก่อน

    Subscribe kuma ahan lkn dadka ka hadloysid pro

  • @Abdiw-ob6dt
    @Abdiw-ob6dt 4 หลายเดือนก่อน

    Asad hajiyow waà Sixirow wax uu sameeyo ma jirto

  • @benaadirmediachannel7320
    @benaadirmediachannel7320 4 หลายเดือนก่อน

    Lacagtaas toos miyaa loo siiyaa sxb?

  • @XAAFIDMEDIA-zv8sg
    @XAAFIDMEDIA-zv8sg 5 หลายเดือนก่อน

    Zxpow waan kula soo hadlay maadna iisop jabaabin maxaame😢

  • @AyuubAxmed-hr9lx
    @AyuubAxmed-hr9lx 4 หลายเดือนก่อน

    Kuli sali nabiga

  • @ameinjames
    @ameinjames 4 หลายเดือนก่อน

    A sad a ya a khiyamay kisa kukala kacsaday dhamaantood

  • @abdinasirfaysal4298
    @abdinasirfaysal4298 5 หลายเดือนก่อน

    Waa xaaraam google ads

    • @waaqicichannel
      @waaqicichannel 4 หลายเดือนก่อน

      Sabab wlalky naga jahil bixi bal 😮😮😮😮

  • @sayid5352
    @sayid5352 4 หลายเดือนก่อน

    yutubaradad so qadatay hal mid oo subscribe kusaran malahan mad usartid waxba kadhimi mayse😂

  • @Abuukarhussein-un5xr
    @Abuukarhussein-un5xr 4 หลายเดือนก่อน

    Maxa dadka kudawa dhigay adiga maku xuntahay bro

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 5 หลายเดือนก่อน

    Adiga meeqa kasamayasa haa

  • @MohammedAhmed-pp9kg
    @MohammedAhmed-pp9kg 4 หลายเดือนก่อน

    Kkhk

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz 5 หลายเดือนก่อน

    You think inaysan jirin lkn way jiraan

  • @user-yt8xc2kr8x
    @user-yt8xc2kr8x 4 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh fursado waaye lkn maxaa lagu sheegaa aaan kahayn dambi maalaayacni

  • @Muqtaar867
    @Muqtaar867 4 หลายเดือนก่อน +1

    It’s not a true statement mate

    • @11naa44
      @11naa44 4 หลายเดือนก่อน

      Website yo bdn aya xisaabo so qoro youtube walba sida socialblade

  • @Bushraqal
    @Bushraqal 5 หลายเดือนก่อน

    Ikal me se ban usameya

  • @adanisaaqibraahim8501
    @adanisaaqibraahim8501 4 หลายเดือนก่อน

    111🌍🕛♥️✍️

  • @HakimiAbdala
    @HakimiAbdala 4 หลายเดือนก่อน

    Sidee lacag looga sameeya loona furtaa

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 หลายเดือนก่อน

    Adeer Somalida TH-cam dadkii waqyigoodii bay maalaayacni kaga lumiyeeen...Marka Su aashu waa Lacagtaasi ma Xalaal baa? Adeer Xoogiina maala oo lacag Xalaal ah Shaqayso!

  • @user-ow4bp7gq6p
    @user-ow4bp7gq6p 4 หลายเดือนก่อน

    Maxaa kaa galey hormar ayuu gadhay gaadh

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 5 หลายเดือนก่อน

    Waar beenta iska dhaaf

  • @Daacitv1
    @Daacitv1 5 หลายเดือนก่อน

    Zaxipayal booqda chanalkyga waxnadn ayaad ka fa idi doonta

    • @waaqicichannel
      @waaqicichannel 4 หลายเดือนก่อน

      Waa kuso boqday isoo boqo ana wlal

  • @diinaariga
    @diinaariga 5 หลายเดือนก่อน

    Asad Hagio = RPM kiisa waa $0.7 maxaa yeelay channel kiisa 72% Somalia iyo Hargeisa aaa laga daawada
    Team 27 si saxda ah ee aan research ku sameeyay last 7 days waxay sanadkii sameeyaan iksu darka teamkooda $130k runtiina waa financial freedom aad u wayn

    • @xiiranechanel9856
      @xiiranechanel9856 4 หลายเดือนก่อน

      Asad cayda iyo amiira bishi intay sameyn karaan

  • @hassancr7839
    @hassancr7839 5 หลายเดือนก่อน

    ᴡᴜᴜ ᴊɪʀᴀᴀ ᴄʜᴀɴɴᴀʟ ᴀʏᴇʏ ɪsᴋᴜ ɪᴍᴀᴀᴅᴇʏɴ ᴡᴀxᴀɴᴀ ʟᴀᴅʜᴀʜᴀᴀ ғᴀɢᴀᴀʀᴇ ᴍedio😅

  • @MaxaadhacayRunsheeg
    @MaxaadhacayRunsheeg 5 หลายเดือนก่อน

    @fagaare medi aajiro sxp❤

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 6 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allaah tabaaraka allaah dhammaan youtuberada soomaaliyeed ❤ , gaar ahaan asad hagio iyo ogaansho.oo.labadaba dadaal buuxa wada

  • @iman1527
    @iman1527 4 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going bro