LACAG INTEE LEEG AYAAD QAADAN KARTAA CHALLENGE😮

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • LACAG INTEE LEEG AYAAD QAADAN KARTAA CHALLENGE,DIRISLE ABDI,SAMIIXA KHALIIL,ABDALLA JAMAAL,SOMALI CHALLENGE,CHALLENGE ADAG,
    AFURI WALAALKA BISHA RAMADAN KHAYR ILLAHAY HAKU SIIYEE⬇︎
    www.paypal.com...
    LINKIGAN KUDUL DHUFO SI AAD JOIN AMA MEMBER U NOQOTO THANKS TEAM DIRISLE⬇︎
    / @dirisleabdi
    : For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
    SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
    KUSOO DHAWOOW TH-cam CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
    HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
    / @dirisleabdi
    TH-camKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
    / @dirisleshaadhcade
    Snapchat ➡️ Abdirisak1
    Instagram ➡️Dirisle
    Facebook➡️Dirisle
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 847

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +323

    Inta jiifka ku daawanaysa ismujiya 😂❤🙏
    Challenge fanny ah wlhi Hh part 2 please.

  • @anasmousechannel2737
    @anasmousechannel2737 2 ปีที่แล้ว +7

    Nabiga kusaliya scw scw scw scw scw

  • @nimayusuf3579
    @nimayusuf3579 2 ปีที่แล้ว +5

    Abdala jamal inaankayagu dacadnimadi duriyada ayuu mesha la tagay wakas wilaalsha reer hargeisa ay wada ixtiramka badan proud of you huno big salam samiha and dirisle

  • @qalidmohamed317
    @qalidmohamed317 2 ปีที่แล้ว +159

    Part 2 Please Wlaahie Funny Weeye 😂😂👍

  • @kimushirar5120
    @kimushirar5120 2 ปีที่แล้ว +154

    Wllalayaalo adinka challenge Io qosal ayaad sameynaysaan dad wallalihiina ahna gaajo Io haraad ayey udhamaanayaaan 😭😭
    Isku daya xitaa hdii Aadan waxba kutaraynin Ka qarsada

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 2 ปีที่แล้ว +29

    *Lacagtan aad ku ciyaarasan maad ugu faiidaysan dhalinayarada jooga kenya 🇰🇪 bila camalka ah aad challenge uu qabtan sida asad hajio oo kale Viwies Badan waad heli laheedan ayaguna Waa idiin ducayn laheen* from Jigjiga peace 🇫🇷✌️ hore uu socoda

    • @haashimyare1466
      @haashimyare1466 2 ปีที่แล้ว +1

      Asad hagio maa wax uga baahan

    • @riyaan8038
      @riyaan8038 2 ปีที่แล้ว +3

      @@haashimyare1466 baahi kamuu haddline sida asad baad views badan ku heli lehed ayuu ka wadaa wllo🦋💖

    • @simranshariifibraahim8728
      @simranshariifibraahim8728 2 ปีที่แล้ว

      Wa sida wana fikrad aad u wngsn

    • @simranshariifibraahim8728
      @simranshariifibraahim8728 2 ปีที่แล้ว

      Wa sida wana fikrad aad u wngsn

    • @maryamoruun1532
      @maryamoruun1532 ปีที่แล้ว

      Sax walahi waaa fikrad saliim ah

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 2 ปีที่แล้ว +42

    challenge lagu tajiray weye kani another level 😍

  • @anisamubarak3384
    @anisamubarak3384 2 ปีที่แล้ว +23

    Wallahi Stress Aya ihayay lakin aad Ayan u qoslay wana marki Kowad en Dhamaysto Video Somalida thanks🤣🤣🤣

  • @jopadho3400
    @jopadho3400 2 ปีที่แล้ว +7

    Darislow sidaad ogtahay dad haraad iyo gaajo lanaf baxayaan ayaa dalkii jooga plz sidaani waxan u arkaa Israaf iyo xadgudub xili kuhaboon ma ahan challenjigan marka waa iga xasuusin wll sare

  • @abdiselam_muse
    @abdiselam_muse 2 ปีที่แล้ว +5

    Cabdale ka fa'idaystà wllayalow intu idinla joogo waa talent midhane.✋

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 2 ปีที่แล้ว +5

    Dirisle abdi big fan ku ahay bro from Hargeisa sxb TH-cam inad I furto jecelahay

  • @ahmedmohamoudaadam1517
    @ahmedmohamoudaadam1517 2 ปีที่แล้ว +6

    Dirisle abdi part 2 qurux ku dhiigle soo qabo sxp 😅😅😅😅😅😅😅

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 2 ปีที่แล้ว +7

    Drisle 1M coming soon part 2 inshllah

  • @tamaamnimacaan
    @tamaamnimacaan 2 ปีที่แล้ว +2

    Part 2 pleas quruxku dhiigle iyo abdalle iyo marish iyo samixa iyo darisle inta keen markasey dhadhan yelaneysa

  • @ahmethzakihvarhan177
    @ahmethzakihvarhan177 2 ปีที่แล้ว +36

    16:18-16:25 Respect Aa samysy DirsLe😱😂😂🤞

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 ปีที่แล้ว +3

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED 🥰🥰

  • @quenfatu4629
    @quenfatu4629 2 ปีที่แล้ว +64

    We need part two 💕✅

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +8

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo bilir❤❤❤❤)

  • @isracabdi9799
    @isracabdi9799 2 ปีที่แล้ว +9

    Ala samixa qiyaamada iska dhaaf😂 dirisle daacad wlhi sida uu lacagta ugu riday c/kamal lagend lkn part two noso sameya😂😂😂

  • @abshiranshax
    @abshiranshax 2 ปีที่แล้ว +17

    Welcome back
    Another video 📹
    Big challenge
    Abdlah jamaal Welcome to 🇰🇪

  • @mohamedkhadar6883
    @mohamedkhadar6883 2 ปีที่แล้ว

    Samiixa iyo dirisle caaawiyadee wllayal wllkeen cabdale jamaal walhi waaan daacad qoslay BiG respect 🙏 ♥ wlhi dhamaantiinpa wllyal

  • @shafiomer8189
    @shafiomer8189 2 ปีที่แล้ว +5

    Horey uu soco walaalkay. Wakhti dhow 1m wan rajaynayna iyo Iin ka badanba Insha allah ❤️

  • @kindalol8093
    @kindalol8093 2 ปีที่แล้ว

    Plz prty 2 qurx ku dhig amin mrsh so qabo🙏🙏🙏

  • @mustaphehindi228
    @mustaphehindi228 2 ปีที่แล้ว +14

    Barnaamijku waa funny 100%wlhi waad iga qosliseen

  • @cabdullahimuxumedkahinakam474
    @cabdullahimuxumedkahinakam474 2 ปีที่แล้ว +47

    😂🤣Musuqmaasuq iyo Gacan dhaafyo fara badan baa "Tif iyo Budh" ka ahaa lacag africaan o corruption la'aan ah lawaa🤣😂

  • @farhiashire9579
    @farhiashire9579 2 ปีที่แล้ว +2

    Dirisle daacad weeye mansha allah

  • @sadiiqcumar3813
    @sadiiqcumar3813 2 ปีที่แล้ว +1

    Part 2 soo samee lkn dirisloow daacad baatahay mesha vaar badan bataala mahadsanidin dhamaan

  • @ismoqayz6418
    @ismoqayz6418 2 ปีที่แล้ว +4

    Imaaanka imaaanka samiixa khalil (ilaahay kugu og-yahayaaa) kulahaa kkkk 🤩🤩🤩🤩🤩 wllhi sidaan u qoslayay ayaan ilmeeyay

  • @mackwarfa4762
    @mackwarfa4762 2 ปีที่แล้ว +6

    mesha maxaa khayano la isku haya
    Simiha khalil gacanban u tagay Experience cunto guris ah ayay haysa way la haysta habka wax lo qaado🤣🤣🤣🙋‍♂️

  • @SalmaAhmed-vd7uv
    @SalmaAhmed-vd7uv 2 ปีที่แล้ว +2

    Dirsliw iyeef marka xigta huno😍😟😁

  • @cabdiraxmaansiciid371
    @cabdiraxmaansiciid371 2 ปีที่แล้ว +6

    Aad iyo aad ugu helay dagdag usoo sameeya part 2 legen baa tihiin ninkii abdle maxaa helay soo kii gacmaha weynaa😀😀😀😀

  • @nasteexoaa6872
    @nasteexoaa6872 2 ปีที่แล้ว +4

    Dirislow inaa deerow gabadha ama nooga hadh oo suuqa ha ka xidhin ama guurso🤣

  • @xaawoali6002
    @xaawoali6002 2 ปีที่แล้ว +1

    Plze part2

  • @zakiamareh1448
    @zakiamareh1448 2 ปีที่แล้ว

    Part2 bilaa var ah rabnaa dirisloow

  • @11naa44
    @11naa44 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka leh lacag ma haysano wxa jira ducooyin iyo aayado la akhristo oo gaar u ah rizqiga iyo lacagta iyo maalka in la helo mrka hala barto wlhi wa idin anfacaya ilahay na wa idin siinaya InshAllah

    • @zajittahassaan8938
      @zajittahassaan8938 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo hadaad adi garanyso igu soo caawi ducooyinkaad

    • @11naa44
      @11naa44 2 ปีที่แล้ว

      @@zajittahassaan8938 abayo ducoyinka hantida ku qor youtube ka wx bdn ba kuso baxaya

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahay waan suuxay sidaan uu qoslayay
    Part two soo sameeyay

  • @mariyapintuhasan5413
    @mariyapintuhasan5413 2 ปีที่แล้ว

    Samixa waaxay isbaro ma jogi jirtay Wd dhamaysay wilashii lkn Adi halmarna laguma khaamin plz dirisle part 2 nozo sameya

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta say u qoslaysay mopile Kii can dhuuf
    Ka buuxisay

  • @caishaoglecaishaogle39
    @caishaoglecaishaogle39 2 ปีที่แล้ว +2

    Part 2 soo sameeya inta ka hesha like noo saara say nogu badiyaan🥰🙏

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 2 ปีที่แล้ว +3

    Manta nin culusba idiinla joga abdale jamaal keep goin dirisle and samiiha

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 2 ปีที่แล้ว +1

    Part 2 waan rabnaa

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 2 ปีที่แล้ว

    Dirisle imaanka haigabixina nimanyahow part two aniga igusoodar dirslow lkin lacagta mahal qof baa keenay mise waa leyskudardarsaday

  • @whoami4467
    @whoami4467 2 ปีที่แล้ว +2

    Darisle taladeyda qaado lacagta haku dheelin please qof dhalanyaro tahay mustaqbal maada seysan lacagta hda ood sa ugu dheleyso bari caruurtada ubahan hda kafa ideyso oo mel usii dhig hadad isledhy vio yowga kuso celinayo laga yaba in intaad bixise kusoo celio ama waxyar oo dheriya kuraco lkn hadii aad mell dhigto hadow Ku anface

  • @miina7904
    @miina7904 2 ปีที่แล้ว +5

    Samiha intey wax ku aruursan jirty horey ka xaabini waxaba🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedjamamohamed5444
    @mohamedjamamohamed5444 2 ปีที่แล้ว +33

    Abdirisaaq challegigan waa xaraabo samiha lkin
    Wey ku khiyaameysay markaad wax badan qaadatid kaa dhigaysay 🤣🤣🤣🤣abdalla miskiin ahaa daacada😐

  • @mohamettapdirashiit6862
    @mohamettapdirashiit6862 2 ปีที่แล้ว

    prat 2 qurux ku dhiigle ku soo dar plz

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 2 ปีที่แล้ว +2

    Samixa malgacada waxay garaysa sida malawaxa logu dubo baygaranaysa somaha 😂😂😄❤️❤️

  • @caashajaamac6013
    @caashajaamac6013 2 ปีที่แล้ว

    Wad Naga qosliseen waan kaa helnay noo soo badiya

  • @suldanmideye765
    @suldanmideye765 2 ปีที่แล้ว +1

    Plz isku yaaca samiiha and idirisle 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🥰🥰🥰🥰🥰🥰✔

  • @hodanibraahim8576
    @hodanibraahim8576 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamij qosol badan waan kahelay qosolkii woo iga dhaaday

  • @haadimedia
    @haadimedia 2 ปีที่แล้ว +1

    Part2 pls

  • @samiyohassanbeder2382
    @samiyohassanbeder2382 2 ปีที่แล้ว +16

    We needed part two 🙏 🙌 ❤

  • @abdigarad3341
    @abdigarad3341 2 ปีที่แล้ว +2

    Challenge wuu fiicnaa laakiin khiyaano badan ayaa samayseen

  • @afnanomar7464
    @afnanomar7464 2 ปีที่แล้ว

    1milyan inshalllh Idirile

  • @genyada5984
    @genyada5984 2 ปีที่แล้ว +4

    War Cabadlle Nasiibkii Warabuhuu leeyahy 😂😂😂😂😜

  • @ahmedaress8304
    @ahmedaress8304 2 ปีที่แล้ว

    Alaaa qosol igumaharin dadwalan iskadeh

  • @mzz-hothan
    @mzz-hothan 2 ปีที่แล้ว +4

    Qosol dardiis manooli wlhi funny weye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @bisadofficial6409
    @bisadofficial6409 2 ปีที่แล้ว +1

    wllhi abdale idirisle iyo samiixa talanti wllhi ku soo dara zhp qosol.iguma hadhine 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @najkacadde9108
    @najkacadde9108 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan kaheenay part 2 cabdale jamaal na yuusan kamaqanaan

  • @saadiaahmedshurieabdi8633
    @saadiaahmedshurieabdi8633 2 ปีที่แล้ว +1

    manshaa Allah maracato guul guul keep going 🙏

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 2 ปีที่แล้ว +3

    Samiixa funny waye Walahi wey ika qoslisay part 2 so sameya pleas 🤣🙈🤣

  • @mahamedabdiazis2493
    @mahamedabdiazis2493 2 ปีที่แล้ว +8

    Keep moving pro___🙏🥰

    • @hoodoladan7349
      @hoodoladan7349 2 ปีที่แล้ว +1

      🤩...................................................🤩

  • @foosmahamed4444
    @foosmahamed4444 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa fuuray saan u qoslaayey samiixa funny wlhi iyo wiilka reer waqooyiga

  • @matagaaye1231
    @matagaaye1231 2 ปีที่แล้ว +7

    Dirisle plz taageero kuu ahay codsi ayaana wataa plz xaafada islii tak Ee public prank waali ah soo sameey adi io qurux ku dhiigle misa abdalla plz codsigeega ii tixgali mhdsanidiin

    • @deqadhol5764
      @deqadhol5764 2 ปีที่แล้ว

      haa ani xita kuguracsanahy

  • @maxamedmaxamed8406
    @maxamedmaxamed8406 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a good challenge 😎
    Samixa alkheyriya dirisle cabdi 🔥
    Dad an aaad u taagera tihiin hore usocda ❤️

  • @crisaaqcade310
    @crisaaqcade310 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa fuuray😂😂😂caawi walalkaa kulahaa😂😂

  • @apdirahmaansomali9342
    @apdirahmaansomali9342 2 ปีที่แล้ว

    TH-camrka ugu haadsan dirisle apwaa

  • @surgerydr2957
    @surgerydr2957 2 ปีที่แล้ว

    Wan ka helnay pleas part 2 iyo 3 nosoo sameeya

  • @MohammedAli-nx2kl
    @MohammedAli-nx2kl 2 ปีที่แล้ว

    Samiixa iyo Idirisle waa khayimiin waliba Samiixa waa number one

  • @abdourahmanmohamed3345
    @abdourahmanmohamed3345 2 ปีที่แล้ว +2

    Macha Allah wn kaa heelay challengiga part 2 baan suugeeyna

  • @mubaarikzaet1702
    @mubaarikzaet1702 2 ปีที่แล้ว +1

    QanciYe. App Store ka wuuu diidaYaaye😢

  • @zakiyocqaadir2048
    @zakiyocqaadir2048 2 ปีที่แล้ว +3

    Samiixa waan wataa hhh ilinayeey iga kente seen uqosleeye🤣🤣🤣

  • @adoontiiilaahayeedaciifkaa5059
    @adoontiiilaahayeedaciifkaa5059 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll idle yare ku caawiya fadlan

  • @maryanhassan233
    @maryanhassan233 2 ปีที่แล้ว

    Dirisle maanta bis barnaaamij fani keenty noo so badi

  • @adamali2035
    @adamali2035 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi sorryy abdala jamal abdala waad khiyaanteen😫

  • @11naa44
    @11naa44 2 ปีที่แล้ว +1

    Miskiin abdalla stress ba ku kacay

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 2 ปีที่แล้ว

    khiyaamada kadaaya oo qof walba nasiibkiisa haqaado wliba SAMIIXA khiyaamo badan😄😄😄 hadii kale iska daaya

  • @zakariyeabdi490
    @zakariyeabdi490 2 ปีที่แล้ว

    Aar dirislow iyo samiixa iyo abdalle part 2 zhB soo sameeya

  • @farxiyohuuno269
    @farxiyohuuno269 2 ปีที่แล้ว

    Wll wax iga isya alle dartisa waxn ahay walshina muslimada ah

  • @ayaanlemehrez1189
    @ayaanlemehrez1189 2 ปีที่แล้ว +2

    Part 2 please 🙏 🙏

  • @fartunmuhamud4074
    @fartunmuhamud4074 2 ปีที่แล้ว

    Darisle part2 isowac ankaso qebgaleh 😂😂 mailqudhikari lacgte wll 🤣 🤣🤣

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka Cabdalle saas maxa ugu galaysiin waryada noso dhaweya wiilka wajigina cune🤨😂

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 2 ปีที่แล้ว +1

    Absolutely love it hh lkn hablo routens ban so dhiga so dawada

  • @fuaad21
    @fuaad21 2 ปีที่แล้ว

    Cabdale jamal wadka sugaysen wllhi

  • @sakariyen5683
    @sakariyen5683 2 ปีที่แล้ว

    Dirisle wayku khiyaamen adna waad caawinaysa nio nin wcn thy

  • @ikransaed3314
    @ikransaed3314 2 ปีที่แล้ว

    Abdale jamal abdale dartiiis ayan u soo galay wlhi❤️

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 2 ปีที่แล้ว +1

    Part 22

  • @mustaphehindi228
    @mustaphehindi228 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdalle midh yar haduu wadan lahaa maad khiyaamayseen jcyladaw

  • @muhiawal4509
    @muhiawal4509 2 ปีที่แล้ว +3

    Samixaa iimanka beeshay😂dirisle waa dacad ee lkn samixa dadka wax umaquudhayso😂 waa xasidad samixa 😂haday cadallad jirto 😂 ciyartu Abdaala kabilami lahayd😂

  • @mohamedoday4767
    @mohamedoday4767 2 ปีที่แล้ว +1

    Samiixa walahi waa ku jeclahy

  • @adbinaasirborrow6066
    @adbinaasirborrow6066 2 ปีที่แล้ว

    Part 2 iyo qurux kudhiigle iyo dumaashi maariish

  • @alimustafe6781
    @alimustafe6781 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi funny video weeyan 🙏🙏🙏💯💯💯hore u socda

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 2 ปีที่แล้ว +5

    KHIYAAMO AYAAA KU JIRRTY CHALLENGE-GA SAMIIXAAA NA BILAWDAY KHIYAAMADAAA
    PART 2 SOO SAMEEYA LKN KHIYAAMADA KA DAAYA 👍👍

  • @raxahaaxamed6092
    @raxahaaxamed6092 2 ปีที่แล้ว

    Please part 2🙏🙏🙏

  • @ladanhassan9235
    @ladanhassan9235 2 ปีที่แล้ว +3

    part 2😢❤

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 2 ปีที่แล้ว +1

    Absolutely

  • @maxamedamin2489
    @maxamedamin2489 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan horaa loo sameeyay wax cusub la imaaw darisaloow

  • @abdifatahmohamuod9728
    @abdifatahmohamuod9728 2 ปีที่แล้ว

    Aduunyadu wa sidaas idunkuna wad kuciyaaraysaan Ana baahi Ayaan kudaawanayaa video ga

  • @nasraabdikariim8086
    @nasraabdikariim8086 2 ปีที่แล้ว +32

    We need part two ❤

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 ปีที่แล้ว +1

    Wey beerka wllhi sidaan qoslay waligay uma qoslin 😂😂😂😂😂😂 part 2 kasoosameeya insha allah