ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Saddex Nin oo Itoobiyaan ah Ma siisteen Soomaalida Koofureed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.ค. 2024
  • Soomaali weyn

ความคิดเห็น • 81

  • @ReerGuuraa-l6l
    @ReerGuuraa-l6l หลายเดือนก่อน +1

    Waan soo laabtay walalo
    Inta kale ee soomaaliyedna waxan
    Filaa inoow caqligu sha qeeyo eeynu wada jirno cadawgana yaanan isku jabin❤❤❤❤❤❤

  • @fahmokaahiye2372
    @fahmokaahiye2372 หลายเดือนก่อน +7

    Umada Somaaliyeed qalbiyadooda Alle ha is ku soo celiyo

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc หลายเดือนก่อน +1

    Waa run wllhi anaga oo dds ah mar hore by na layn lahaayeen gaaladu lkn wlldena somaliyeed by noga baqayaaan Alx illahy baa inaga dhigy wll midyntana Allah bn ka sugynaaa insha Allah ❤

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed หลายเดือนก่อน +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 หลายเดือนก่อน +3

    Lkn adigu qof aad uwanaagsan baad tahy oo wax waliba dhanka fiicn ka eega maashaalaah waan kuugu habalyaynayaa ❤❤❤❤❤❤

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 หลายเดือนก่อน +6

    Waa runteed gabadhaas hadashay

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliyeey Falastiin aan ku Cibro qaadano wlahi waa tusaalaaha dhabta ah oo Ilaahay nasiinayo hadii aan nahay kuwo wax fahmaya🥲

  • @hurrekoje2146
    @hurrekoje2146 หลายเดือนก่อน +5

    War Axmaaro anaga la joogna doorasho anaan dooran. Allow Yaa idin dhaha Isaaqow iska daaya waxan

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 หลายเดือนก่อน +2

    Asc mashallh mashallh mashallh edo macan allh hakuxfido

  • @inashabukar4833
    @inashabukar4833 หลายเดือนก่อน +1

    Waa itoobiyaa asal ahaan

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 หลายเดือนก่อน +4

    Ina abiib waa fariid❤

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      ooyaye fariid nimo ka dheer

  • @user-le9lk5fw4y
    @user-le9lk5fw4y หลายเดือนก่อน

    Abiib waa halyey halyey halyey qaran ❤❤❤

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 หลายเดือนก่อน +3

    Waaw

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 หลายเดือนก่อน

    subxan llaah umadan wanga ha tuso

  • @SadiqIbrahim-bu2pg
    @SadiqIbrahim-bu2pg หลายเดือนก่อน

    ethiopian maaaaha naaagtaasi waa qadaadweyn, ana waa badhyo culus ama gafuur culus

  • @adonallah2302
    @adonallah2302 หลายเดือนก่อน

    Ilaa Caqligeena iyo Diin teena ey shaqeydo oo iska Hor wareejino Dhuuni Qaataha sidaa baan iskugu dhaganaa neynaa Dunidiina waxey Natiri bay bay Allow Noo gargaar Gaarney متانصرالله

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 หลายเดือนก่อน

    Alcholic ictiraafku ka galay ethiopianka 👊👊

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 หลายเดือนก่อน +2

    Marqaanland waakaas caqligooda kii raja kalahaayow

    • @shaxshaxlowgaxafada
      @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน

      kkkkkkk😂 waa ku caaqil beeshey dheh

  • @Mudaneey
    @Mudaneey หลายเดือนก่อน +1

    Kan isagaaba Ethopian ah

  • @Hciid
    @Hciid หลายเดือนก่อน

    Dhiig baa ka hadashiinaya ee hala yaabin dhiigii baa ku soo duxay in qofku isku cadeeysto
    Isirkiisa waa wax aan marqaati u baahneen

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 หลายเดือนก่อน

    Shaqsiyada ethiopianka ma yaqaanaan qabiil balse deegaan ayeey aaminsan yahiin,

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

    waa runtii wallahi waan ku raacsanahay walaalahee

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 หลายเดือนก่อน

    Gabadh reer koofur oo Ethiopia laga dhigoyo.

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    Kan waxaa logah jeray gacantah bu qabah idor waa run Amin mah leh waa jawasisi jecel gumaysigah sidah ingiris kah

  • @Mrsamadoon
    @Mrsamadoon หลายเดือนก่อน

    Abwaan Markaad Aqoontaada Adeegsato Ma In Ay Soomalia Iyo Soomaaliland Midoobayaan Ma Kula Tey ?

  • @sahranur1642
    @sahranur1642 หลายเดือนก่อน

    Gabadhuba waa somali is carabtiraysa amxaar gaala kuma bedesheen somali se siyaasada wax kharibaysa ninkasta dambiguu ka galay ummada ALLAH AYAA XISAABIN MAALINTA MACSHARKA

  • @kepeterbegse8614
    @kepeterbegse8614 หลายเดือนก่อน

    Ŵaa layska dhaadhicinayaa.

  • @kepeterbegse8614
    @kepeterbegse8614 หลายเดือนก่อน

    Markii hore cadaw baa uhaysanay laakiin iminkaan u waanaagsanaanaynaa.

  • @yaxyebanaadirstete8597
    @yaxyebanaadirstete8597 หลายเดือนก่อน

    Allow inamidey

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 หลายเดือนก่อน +1

    .soomaali.oodhan.waxaa.ujooga.munaafaqiin.kuwa.dadka.isku.dira.waa.munaafaqiin.quraanka.ayaa.sheegay

  • @Axmadwalicabdullahi
    @Axmadwalicabdullahi หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan waa i tubiyan hdan sifiicn an ugo fiirsaday

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      Itobiyaan Maaha ee waa Laydin nacay ee xamila oo liqa oo biyo iskaga dejiya uff uff aduunku waa nacayb iyo jacayl labadaa mid waa laydin nacay Itobiyana waanu jeclahay

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 หลายเดือนก่อน +1

    Kasheekii kanaa dawlad nimo u diyaarsan miyaa makafakartay haduu dowlad noqdo waxuu noqon karo?????????????????????????????????????????

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia ha qaato meshoda yesan inoo soo dhafin asaga baranaye srael Afrika

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 หลายเดือนก่อน

    Laablakacah waah laaguh yaaqiin isaqa waarmaa,oogo yaakuwaaramah

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 หลายเดือนก่อน +1

    Taasi nama dhibayso haday doonto waa soomaaliyad engiliish kuhadlayso marka horeba diin iskuma hayno lkn dhibkii nagu dhacay iyo cadho bashariya ayaanu cadhaysanahy lkn xitaa qofka ugu xun soomaalida haduu dhinto waa loo wada duceeyaa 😱😱😱

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน

    NACALAD KUGU DHACDAY NAJAAS QOWMULUD AH AWALBA NAAG AY QABEEN BAAD AHAYDE ORODOO AAD AMXAARADA

  • @QamarJamac
    @QamarJamac หลายเดือนก่อน

    dadku waa is dhibaateeyaan cid aan isdilin somali waa yartahay in la sabro ayaa wanaagsan shacabkuna waxba isuma qabaan mar hore ayay sabreen ee siyaasiyiin dano leh ayaa nabarka xogaya

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢
    "QOF WANAAGSAN IIMA NOQONEYSID, ADIGOON QOF WANAAGSAN UNOQONIN WALAALADAADA SOOMAALIYEED "
    SUBXAANALLAAH. AQLIGA GABADHAAS XABASHIYADDA AH BAL EEGA.
    IYO ODAYGAN TIMUHU CADAADEEN EE AFLAGAADADA KUKORAY EE WALINA KUTAAGAN.
    أللهم ردنا إليك ردا جميلا.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน

    Dadkaan Cuqdada waligood kama dhaq mayso Xataa dumarkooda Qaar baa cuqdada Qaba subxana llh somali Reerkaan isaaq wax ka Cuqdad badan ma Arak

  • @SiciidDool-sc3mq
    @SiciidDool-sc3mq หลายเดือนก่อน

    istaaqfurulaa

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 หลายเดือนก่อน +1

    Nacas nacas dhalay jijiga Allah ha igu kaa tuso

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 หลายเดือนก่อน

    Asc. Waxaa la yiraa illaahay waa wadewade oo wax uu ku geeyaa meel aadan u dhigan ama ku fakarin in aad tagto, Hadal gef ahna waa kaa yimaadaa laakiin lagaagma tago keligaa baa tahay waxba ummadda kale ha ku baroor darsane armaa lagu arkaa adigoo agtaagan? Koofuri adigaa maangaabka ah iyo inta
    kugu caqli darada ah maxba kama tari karaan.

  • @ahmedegal8833
    @ahmedegal8833 หลายเดือนก่อน

    Xidmad ma leh abwaan ku sheegaan

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 หลายเดือนก่อน

    Hadynu wllo nahy maxaa ku diiden 2 daladood somali ah idin ka diidy .

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO หลายเดือนก่อน

    Horta waxaa qalada in uu somaliland oo dhan isku daro waa waalanyahan mana aha abwaan soomaaliyeed namana matalo abwaan waxaan nahay soomaali waan ahaan doonaa waanuna ahayn

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 หลายเดือนก่อน

      Martida hargeysa ayaad thy ee anagu na matalaa ninku. martidu yey muwadinin is modin

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 หลายเดือนก่อน

    Wax waqooyi la yidhaaho oo heshiis ku ah in ay somali ka go aan ma jiraan ee cida somali kala goyinaysaa waa xasan shiikh waayo haduu run sheegayo waxa somali diidan waa halreer ee maaha dadka kale ee woqooyi dagan Loo xanibo isaaq markaa isaaq ayaa raba xabashi haraaceen haday rabaan dadka waqooyi dhul iskaga jiraa ma jiree iidoor Intooda hala tageen ee dowlada somalia dadka Somali raba rabitaan kooda ha ku raaceen

  • @user-xl9pu5vf4s
    @user-xl9pu5vf4s หลายเดือนก่อน

    Abdigan xiin faniina ayaa damaa

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 หลายเดือนก่อน

    Fariida

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i หลายเดือนก่อน

    War bixinaha Raqiiska ah dadka ha horkeenin wax runa oo saxa ka hadal

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq หลายเดือนก่อน

    SUBXANALLAH QURAAN HALLA SAARO

  • @user-wp1un6tl7x
    @user-wp1un6tl7x หลายเดือนก่อน

    Car ogaadeen dheh

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed หลายเดือนก่อน

    Hawiyaw u diyaaar garoooooba
    Anaga oooo mj ah cuqdada baaan bilaaabayna
    😂😂😂😂😂😂😂😂
    Dawladii Somalia konfurta baaa na laysay
    Waa nala xasuuuqay
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @malakaaay
    @malakaaay หลายเดือนก่อน

    anagu hadaanu nahay reer somaliland kuyeh😂😂😂😂😂😂😂😂 laakiin waxay ahayd inuu runta iska sheegoo dhoho Anagoo amxaarada isaaq sheegata ah .

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 หลายเดือนก่อน

    Wax waqooyi la yidhaaho oo heshiis ku ah in ay somali ka go aan ma jiraan ee cida somali kala goyinaysaa waa xasan shiikh waayo haduu run sheegayo waxa somali diidan waa halreer ee maaha dadka kale ee woqooyi dagan Loo xanibo isaaq markaa isaaq ayaa raba xabashi haraaceen haday rabaan dadka waqooyi dhul iskaga jiraa ma jiree iidoor Intooda hala tageen

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek หลายเดือนก่อน

    Hala yaabin .ninku waa khaniis .somalina taaban meyso.itobiyanse wuu gsanayaa

  • @ahamedsheekh4275
    @ahamedsheekh4275 หลายเดือนก่อน

    Waar cunsuri buka abwaan ma noqon karo

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 หลายเดือนก่อน

    Dagaalkii 77 koofur kaliya ma la dagaalamin ethiopia marka idinkoo is karaamo tirin reer waqooyiyoow ku waara soomaalinimada

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 หลายเดือนก่อน

    Hal nin oo Ethiopian ah ayanan siisteen somalida koonfur oo dhan wuu badiyey bee maxad aduunka ka tihiin horta bal ee leydinku falaa😂

  • @abdihasanwaes349
    @abdihasanwaes349 หลายเดือนก่อน

    Waar nacaybka intaa la eegnaguma jiro ad jelaatid waxa ka horeeya ma aftaqaanaa wllhi dadkaygi somaliland qaarkood waxa ku dhacay

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 หลายเดือนก่อน

    Somaliland caqligii baa ka dhamaaday

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 หลายเดือนก่อน

    Waa run axmaro aamini meyso qeyb somali ka mid ah waayo hooyadiis ka guure aayadiis ama xaaska aabihiis qabo uma nagaado adiguba qof walalkiis ka cararaya ma aadan aaminteen runta marka laga hadlo waayo waxa ka suurto gala ayaad og tahay

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 หลายเดือนก่อน

    Intaas baa bahdil idin ku filan isaaqow uf

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan xageya joogtaa

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac หลายเดือนก่อน

    Wuuba egyahay itopian

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 หลายเดือนก่อน

    Ma siisankartaa horta ayaa ka horeeysa doofar inan gumed ah oo aan aqoon somali nimada waxey tahay

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤👍

  • @user-vi3yp9vy7j
    @user-vi3yp9vy7j หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 หลายเดือนก่อน

    Amey kufsadeen doofaarka bilaa maskaxda ah.

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i หลายเดือนก่อน

    Somalidu wali fahansana waxay somaliland itoobiyaanka u jeceshahay markaad fahantaan ayaad qadiyadan ka hadli kartaan

  • @hakimahassan2940
    @hakimahassan2940 หลายเดือนก่อน

    Tan qac waa dhaaftey 😂😂

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io หลายเดือนก่อน

    WAR KU CIBRO QAATA ISAAQOOW FLASTINE. WALAALAYAAL ODAYAAL QALBIGA KA MADOOBAADAY YEESAN NAKALA GEEYN. ISIRKIINANA HA U BEDELINA OO MEEL YAAN LEEYDINKU OWDIN.

  • @AbdiWarsame-gw7oq
    @AbdiWarsame-gw7oq หลายเดือนก่อน

    Hees baa soo socota la yodhaahdo mabanaadir baan burudi xukumin 😂😂😂
    Adeer qadaad wayneey garnaqsi
    1 caqliga iyo sharciga toona kuma jirto waan gubanayaa e ila gubo
    2banaadireey hadii itobaian nacayb dhab kaa yahay muqdisho baydhabo kismaayo gado garbahaarey intaba iyobian baa jooga maxad uga dhiidhiyi waydey mise wa amxaar daahira ka kula jooga ee cashuurta ka gura e amaankaga suga
    3 banaadireey caqliga saxda ah baa odhanaya hadii aynu isfahmi wayno ama aynu heshiinwayno aynu daneheena kala raacano! Maxa qasab ka dhigaya in aynu midowno?
    Waxad odhan somali baynu nahay adeer carabtu mid maaha inaga o somaliya baynu wax kala yeelan karnaa alaahayna waxa uu Ina amray midnimo muslimiin oo dhan e maaha labadeena uun!waxa lugu midoobayana waa kitaabka iyo sunaha oo ma haysid
    4 banaadireey hadii ay midnimadu dhab kaa tahay somali gumaysi kinya iyo mid itobia hoos joogta jirtee maxad iyaga ula midoobi waydey e u raadin waydey Anigu ileen xorbaan ahee
    5banaadireey shalay waxad lahayd bad baan difaacaya maantana adaa iyobian bad la raba bal macnuhu muxuu yahay waa uun xasad saw maaha
    6banaadireey jamac kadiyuu ahaa kii lahaa amxaar ba isaaq iga dhow Kama hadli kartid ninkan somaland ka hadlay ujeedadiisa fahan oo gaalnimo haku ordin amxaar waa gaal wa run lkn ma jiro sharciyan wax diidaya inaad gaal heshiis la gasho aduun is dhaafsataan dhul iyo cirba hadii ay dhacdo aad siiso waayo nabiguba scw waxa uu heshiis la galay yuhuudi madiina
    7banaadireey si diin iyo cilmi ku jiro umaydun hadlin waa uun caadifad wiciinu bal culimada u tago suashan waydiiya in gaalo heshiis lala galo o bad laga kireeyo ama la siiyo xukunkeedu wa maxay hadii dadka degaanka degeni iyagu ogolyihiin?markaa hadii islamnimada aa ku gabataan dhab tahay xaqiiqda wajaha
    9banaadireey anaga amaxaar namaxaasidin nalama dagaalamin maatidayada ma layn lkn banaadir waa meesha nalagaga so duulo markaa macne nooce ah baad amaxaar igu dhaanta diin Kama hadlin e wada noolasho
    10nabigu xadiis bu ku yidhi muuminka god labo jeer luguma wada qaniino ma halkii100k igaga dhibteen baan maanta u buaa
    11 banaadireey adiga is cunaya is laynaya xabaalaha iibinaya 10km aan maamulin e bal maxaad igu baaqi
    12 baadirey dawladi maxay tahy dawlad bal qeexe marka qaamuska dib ubaadh bal noo sheeg ma dowlad baad tahay
    13banaadireey adiga oo xabashigu airportkaaga rw hore ee somaliya iyo madaxdaada ku bahdilo oo wasgaysiga iyo african miqdisho ugu xidhan maxaad igu baaqi
    14banaadireey miyaanay qali daro iyo maangaab nimo ku ahayn inad aaminto inaad sl ka arimiso adigo aan muqdisho ka arimin
    15 banaadireey intii wada joogtaa Kala dirtay markaad tidhi itobia ha baxdo massage nooce ah baa kaga so noqday kuwa aad fadaraalka tihiin ee diiday inay itobia baxdo
    16banaadireey caqligaagu waa ka yidhi ninkii itobianka kuu keenay dadkaaga ku laayey calanka itobia muqdisho ka taagey ayaa helyeeya hada waa ninkii 100k diley
    Anigana igu caydo itobian jacayl
    17banadireey toos oo filim hond iga ka bax
    18qolada xinka lugu sheegay iyaga waxa uun kaaga filan arinkii dekeda boosaso ee ay markii somaland heshiiska gashay ka masayreen hadana boosaso waa deked kaluumaysi iyo mou somaland gashay o ay ka masayreen oo faromadhan macal Loo diiday abby inay arkaan markaa qolada badhyoculusta iyaga haowshoodu way dheertahy e
    Amxaro waa nimanka ula baxay ilmo kablalax
    Waa nimankii lahaa malas ma dhiman ee ilaaha ka dhigay way duubantahay waa waa waa adeer banaadireey toos

  • @AbdifatahMahamedaidid
    @AbdifatahMahamedaidid หลายเดือนก่อน

    Kuwaas baa idinka fiican anyway

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv หลายเดือนก่อน

    Caqli ito xikmad midna ilahay idinma siin iimaankii Somaliland buu idinka raacay ilmaderyaal idinma rabaan dadkaasi makhruuqnimada meel kale la aada