Nimco happy wlhi in aan seem ka nhy kii qosol ahaa wan arkay dad badan idhahayo in farxaanad lagu baxshe aheed marka qosolka wa caafimaad allh no wada ziyaadiyo
War nin yohow sheeko jeceel oo isoo martaa isoo xasuusisay wlhi nin aan sxb eheen oo waxaan xasuustaa bil iyo kabadan been la ooyhaayey alla ninaa ileen liin oo indhaha marsan jiray 🥺
Walahi anaa ah idho biyo oohinta waaba iga soo horeesaa hadi liga gar daran yahay hada gar daranahayna anoo oynayo kudhaha raali ahow ilinta waabo ii ga horeesa
Sheeko sheekey keentaaye Korantow wadanka aan jogo waxa jogta hey,'ada UNHCR oo dadku iska dhiibaan wn ka shaqeeyaa markaa marmar badan ayan waxan arkay nimn waa weeyn oo ilin dareerinya yaab waan qiiroodaa ana dadka ilinta la tuso maahi saan qofkasta ula ooyayey baa qanjo barar igu dhacay yaab hhhh Malinkii danbe anoo pharmacy ku jiray nin sogalay markasuu bal bomata gatay marku baxay bn kii pharmacy gadayey weydiiyey wuxuu ii sheegay in indhaha lagu dhibciyaa kadibna ilma badan bey daadisaa, maalintii baa qanjo barar iigu danbeysay xitaa haduu run u ooyayo ma aamini hada hhhhhg
2017ki wil an la shekesan jira malin kasto marku i imaado oyne jiray ama isa suuxin jiray ilen jebku liin kuso qadan jiray rago basa iga tihin wlh😂😂😂😂🙅😆
Waxaan rabnaa inaan u mahad celino dadka ugu badan ee comentiyada ka dhiibta muuqaalada oo kala ah:Ciiltire Official,Farxiya gurey,Ilhan Abukar,Axlaam Hasan,Zaamir laki,Kayse Mohamed iyo dhamaan inta chanalkan ku tixan.
waxaad nala wadaagi kartaan firad, talo,tusaale iyo qofkii muuqaalada ka qeyb qaadanaya.whatsapp +254704995164.thanks
Thanks abowe
ckoronto waad is kashiftay
Mashallh abtii wakugu cusbahy wlh mahmed kadheri shekadada WA LA dhacy abowe thanks nacimo happy Adina sidokle xbbti qli said nitagera keep going
@@ilhaanabukar2978 😄😄😄😄😄😄😄😄😅😅😅😅😅😅😅😅😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Kkkkkkkkk
maxamed kadheri iyo nimca habi waa idin salamy iyo janal xiisaha wararka keep giong waa din leeyahy
ibra maxamed aad baad u mahadsan tahay guuleyso waligaaa
Mohamed Cawa walalky baa iso xasusisaay😭 Asagiiyo halkan tagan batahy😫😔 lkn wlalky waa nin Dhisan oo wada murqo ah😂🙌🏻
Hormar wcn xisaha wararka idinkma daloh waxan jeclhy first inan noqdana wan jeclhy keep going
fatima Ahmed Sheikh aad baad u mahadsan tahay laabta nagala soco
wllky kaadheeri &abaayo nimca horay usocda الله يحفظكم يا احبابي
Kaa dheeri sheekadisa waan ilmeyey saan u qoslayey 😂😂😂😂😂
WllHi mnta dhanbaa sugayay hormar wcN nimca happY maxameD kadheeri io chaneLka xiisaha wararka😍
Nimco happy wlhi in aan seem ka nhy kii qosol ahaa wan arkay dad badan idhahayo in farxaanad lagu baxshe aheed marka qosolka wa caafimaad allh no wada ziyaadiyo
MAXAMED kaa dheeri ❤❤❤ kugu ahy abowe😂😂
PlZ qaybta Labaad noosodaa
Kaadheeri xisaab isku dhufo in ladhahay cml ayuu fikirayaa yaa ila arkay ar Abtio😂😂😂😂💉inaba caadi ma tihid
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wilkan shidan wayo lee is dhahayay nimco happy kulaha
Alla liinta awalaa dareemay waa waxaan saxibkayga kufahhay
Codkaga bila music buuku macan yhy pro long life
Qosolka ayuuu iga dhameyay Mohamed ka dheeri wlllkie mcn fanaan aàn jeclahy aaana taageero nolosha kuma xumeyso
Nimco hppy shekadeda mel qatare maresay
sheekada way socotaa ninka waxa ku dhici doona lee lasoco anigaa yaabaye.
@@XiisahaWararka kkkkkkk wa sugi la ahy kkkkk wlhi
@@caishamaliindi4784 waa diyaar lkn dhow muuqaal ayaa ka horeeyo sheekada ninka kal am tip ayaa lagu bursan doonaa ha sugi waayin shaarafeeey
Hurmar wacan
Abtio funny aya thy blhi😂😂😂💃💉allah ku dhowree m.kaadheeri
Amar alle inanta nimco happy jiniyadehda ka helaa amar ilahy
Waaaw shidan nomco happy waan ku sayta aniga
Ninkaa mogu soo celi kaa dheeri
Qosol qofkii ubaahan kaadheeri ha uwacdo ani kadheeri ku qoranhy wlhi waa qarsakaraaa kulahaa
Nimco happy iyo Mahamed
Wariyaha waa cajiiib
boqorada ina mohamed aad baad u mahadsantahay qaali
Nin haduu idhoho ma waan kusoolabanaa mayeleen wayo liin buu dontay
ma sidaas baaa hadii uu daacad yahay xiaa waad ku adkeynee miyaaa
Haa kkk mxaa been tiina Wala fahmay
Nasiib daro kulaha gabadhadku badbadaye nasiib daro ha oran wllo
Wllaahi maxed kaa,dheeri calooshaad ibararisay
M.a keep going👌
mahadsanid in badan qaali
Maxamed kadheri iyo nimco happy adban usalamayaa waxaa kaxasuusta heesta hal iyo eber oo ay balaha iska rifayaan😂😂
Mohammed Khaderi ❤️❤️❤️ love able ❤️🥰🥰
Wey dactha dadko lasokireysanayo markey geeri dactho
War nin yohow sheeko jeceel oo isoo martaa isoo xasuusisay wlhi nin aan sxb eheen oo waxaan xasuustaa bil iyo kabadan been la ooyhaayey alla ninaa ileen liin oo indhaha marsan jiray 🥺
Asc my Fananideda qaliii cul wanasane Takero baa ini Aha Jimca Mubarak my Asahated Qaliii
Hhhh Ayeeydaa oo dhimatoo kale
Walee koronto warbuu dhigay cadawgaga unoloow koronto👏
Fannaan Somali waqtigaan tira badanaa 😋😜😉.
Maxamed wuu iga qsliyy
Maryan cali mahadsanid ina aabo waxaad ku magac tahay gabadha kali ah ee ila dhalatay maryan cali xuseen.salaama
@@XiisahaWararka waaw mahadsanid wllkey
Geeri ayeydaa Ku dhcdy kuyeH wariyuhu😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹
Hhhhhhh kadheeri wuu iga qosliyay
Walahi anaa ah idho biyo oohinta waaba iga soo horeesaa hadi liga gar daran yahay hada gar daranahayna anoo oynayo kudhaha raali ahow ilinta waabo ii ga horeesa
Kkkkkk walhi kaa dheeri waa iga qosliyey
Sheeko sheekey keentaaye Korantow wadanka aan jogo waxa jogta hey,'ada UNHCR oo dadku iska dhiibaan wn ka shaqeeyaa markaa marmar badan ayan waxan arkay nimn waa weeyn oo ilin dareerinya yaab waan qiiroodaa ana dadka ilinta la tuso maahi saan qofkasta ula ooyayey baa qanjo barar igu dhacay yaab hhhh Malinkii danbe anoo pharmacy ku jiray nin sogalay markasuu bal bomata gatay marku baxay bn kii pharmacy gadayey weydiiyey wuxuu ii sheegay in indhaha lagu dhibciyaa kadibna ilma badan bey daadisaa, maalintii baa qanjo barar iigu danbeysay xitaa haduu run u ooyayo ma aamini hada hhhhhg
Wxn codsanaya in laicazumo , Koronto ❤
intii ila qososhay like hayla dhafiina kkkķkkkkkkkkkkk
Qosolka adunka wlhi
Asc masha aalh
Wlhy wad iga qoslisay kaadheeri
2017ki wil an la shekesan jira malin kasto marku i imaado oyne jiray ama isa suuxin jiray ilen jebku liin kuso qadan jiray rago basa iga tihin wlh😂😂😂😂🙅😆
Asc sethy Xalada kawaran
Kaadheri dhibadanidaa😁😁😁
😂😂😂😂😂 Kkkkkkk Hhhhhhh xaraabo iyo qosol
Cadi maha alfanan M.kadherii hhhhh qosol cadi ah waye
Cawa Qosol iguma harin
Hhhhh markaad rabto inay oohinta kuu macaato waxaa laso xasuustaa qiso xanuun badan oo hore 🤣🤣🤣🤣🤣
Kkkkkkkkkkk allh ima geeyo baadiyo
Keep going on
mahadsanid guuleyso
Maxaned kadheeri kulaha midida kama baqanaayo🤣🤣🤣🤣
Hooyo lov u
kkkkkkkkkķk walahay waan qoslay ilahay
Hhhhhhh hhhhh wale ma rumesto nin ilmeyay
Saxwaaye sagaley
hhhh waleee quftooo aa ka war qaba qebta ohinteeee noo qabil santahy
Maxamed kadheeri cadi mahin rati ba ahay kulahaaa
Koronto wad na washay wlhi 🤣🤣🤣
Qish baa ka helay xiisaha wararka gabadhaha qaabka loogu ooyo waan copy gareenayaa 😂🤣
Hhhhhhhhh 😂maxamed kadheri waiga qoslisisey
Kkkkkkkkkkkk ala cawa maxan qoslay
aamarkiis
Wtu wa Kenya they cry
Azc azxaabta
Qosol igumuu hadhin hhhhhhhh
Toronto qaali ladan noo keen
Shiiiid mel xun baa ku jarteen
Kadheri fulaya nimo darated ayu radi nowoday
Hhhhhhhh wayab
Qof kaas anaa iska leh🤣🤣🤣🤣
Hhhh lin kulaha ilamalinti laduby kuqoslaa
Sid ku qoslka Wan kufurnya mohamed