Abii waligiis dabin waa damacsana hadii lugta uu la galo yaa ka bixinayo aniga iska leh ayuu leeyahay, laakiin waxan soo jeedin lahaa in aan loo ogolaan badeena wayo mar kasta waa qayaano iyo been aan la aamini karin yaan loo ogolaan badeena waayo waxay ku kacan shirqool xabashi aamin malahan
Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul iyo Gacmo Buuxa Soomaali Hamidoowdo Soomaali