Birmade oo beedkii culimada galey | Xitaa caruurtiisi waa la inkaarey| Dadkii tufta loo doonan jirey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 185

  • @LIIBAANMOHAMED-i6f
    @LIIBAANMOHAMED-i6f 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Famil muhamad ku saliya nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤ ♥ ❤

    • @nimcoomar7611
      @nimcoomar7611 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@LIIBAANMOHAMED-i6f ani maa ii cayna waryaa tuug intan tuug lagu dhain uu tuug ku dhaha 35 sano ka hor intee degeneud aniga sheekhal waxba ka sheegi maayo waayo waa ayeeydey macaan ala ha u naxariisto adiga iska dhaaf bixinnlaga bixiya waxa fiicneyd in laguugu daro 35 sano kirada dhiib waxan xasuustey xadiiskii rasuulka ee aha wuu baryaaya ala wuuxu cunuyo waa zaram wyxu cabayo wa xaram meeshuu seexanayo waa xaram sidee ducada looga aqablo duf ku bax adiga tuug aa tahey ee idaga i yi inta xaramta ku nool ka baxa giryaha dawlada doofara yohow haabeer xaarn quute ala aqbali meeye ilahey danbi dhaag waudiiso

  • @Fvhffhjifjkztkzmg
    @Fvhffhjifjkztkzmg 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Waa halis suuratul ancaam qofki aqriya oo ladulmiyay Rabi wuu ajiiba ducadooda

  • @aaminoibrahim5170
    @aaminoibrahim5170 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Allah awoowow uducee ha habaarin wlhy wuukasiidaraaya ee u duceeya inuu ilaahey xaqa ha tusee

    • @JawahirQalanjo
      @JawahirQalanjo 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Car alshabab ha habaran baa ba dadka kanigay caruur waxba ka galabsan habarayan subxana lah

    • @Fouziaabdi-bq1rz
      @Fouziaabdi-bq1rz 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Allah dulka halajaro ammin

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Munafaqiinta oo dhan iyo cadowga shisheye ba cuqubo iyo baba Rabbiyoow kurid iyaga iyo waxay kanaxanba Aamiin yaa Rabbi.

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Cawaan gurguurate ilaahay xaasidanimo iyo tuugo nimo ayuu isaku darasadaay 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    aamiin illaahay hakaqabto aamiin aamiin illaahayow ganacsatadaas ha ucalfin oomeeley dalka dhigaan aawayan illaahay aw muqdisho kaqabo madaxda iyo kuwaganacsatada midnahaucalfin

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Kuwa dadkaa maskiinata boobaya ilaahay maalkooda ha dhaafiyo 🤲🤲🤲🤲

  • @Darulqalam12
    @Darulqalam12 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    INSHA ALLAH FARAJ AYAA IMANAAYO

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alla ha ha waarin ee uducey sheekhow allah haku sharfee madaxweynow iyo caruurtiisow allah ka baqa oo dulmiga kadaya masaakiinta

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Xasbunalaah habaarkaan oo kale ma fiicna

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allow adigaa og waxa jiree umadaan ugar gaar oo qof kastaba xaqiisa u ilaali tusne xaqiisa in uu isaga tago waxa uusan xaqa leheen wixiidalka iyo dad kaba ku maqan ku Lexi habaar kan wixii aanan waba galab sana kaleexi aamiin

  • @haawaahmed4505
    @haawaahmed4505 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Ilaahoow adaa ween oo waaxid ah umadaada ugargaar

  • @Fvhffhjifjkztkzmg
    @Fvhffhjifjkztkzmg 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Walaahi waa halis qofkii loo maro ancaam oo daalim ah asigaa yaqano mesha uu ka Gali lahaa xukunka Rabi war hadey isdawo qabasho leedahay ee cafis umadaas waydiista

  • @ismailali9197
    @ismailali9197 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Habaartamoow lagma hoos aha,habaarna rabi raali kama aha......

    • @ShaaficiDahir-e2e
      @ShaaficiDahir-e2e 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hadii laga Kar daran yhy wa xaq habarka wax kadaran majiro 😊

  • @User_19567
    @User_19567 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mar hadi Allaha SWT lagaa dacwodey Xassan Xumow Adunyo iyo Akhiro beel Amiin

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aamiin Aamiin Aamiin!
    Habaarka dulmanaha lama soo celiyo.
    Ilaahay waddanka ha dhaafiyo
    Xasan-baahane.

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Amiin yaa Allah ❤🤲

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanallah war xasan shiikh iyo kooxdisa masajida iyo hantida umada Somalia halaga qabto

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Dadka Reer Muqdisho dhaqan xumey barteen Ayagaa sheegaya oo dhahaya Carwadii Qaranka Hadana waxay moodaan Iney iyaga leeyihiin waa Yaab

    • @AbdulkadirAdan-vc1rj
      @AbdulkadirAdan-vc1rj 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Allah ha qabto asaga agood leh cidii dhibka wada

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aamiin Yaaaa Allaah 😭🤲🤲😭

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Amiin amiin amiin amiin

  • @alimusealiali1873
    @alimusealiali1873 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aamin yaarabi 😫🤲🤲🤲🤲 umada allah ka qabto asiga iyo inta oo wato

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Munasar ilaaheey ha ka aqbalo habaar kooda Xasan Madharge Umada Somaliyeed waa ka yaabshay ee ilaaheey Xasan Madharge iyo Caruur tiisa Allaha u aqbalo habaar ka aay ku Dhacayaan Shacabka uu dulmiyay Xasan Madharge iyo Ganacsatada aan dhargin ee Masaakiin ta Bara kicinayo ilaaheey ha ka qabto Aamiin Aamiin Allaha aqbalo habaar ka Umada Somaliyeed ee dhiban Aamiin Aamiin Allaha Baabiyo hantidooda Dab iyo Dumi ilaaheeyoow Aamiin Aamiin

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ILLAAHAYOW u maciin umadada yaarabi

  • @FartaXaaji-x2v
    @FartaXaaji-x2v 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Dad kaan Ethiopia ay ka so qaxeen waa qaxooti meel ay aadaan maqabaan

  • @HamseGaraadAliBuraale
    @HamseGaraadAliBuraale 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahow u aqbal culimadaas habaarkooda xasan sheekh iyo caruurtiisaba

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ha dhihin ilaahay haka wareejiyo si toos ha u cabaaro waranka xasan iyo ganacsatadan bahaloowey

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SubxanaAllh SubxanaAllh baydkii Allah oo la dumiin rabo ma siidi wadamada galada baa la noqday kuwasaba laga xanaqa oo aan laga yeline bisinka wadan Muslim oo duminaya gurigi Allah

  • @Raandhiisonline
    @Raandhiisonline 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walahi arintan caadimaha

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Xasan sheikh masaakiintaas u dhibayo allow ka qabo

    • @abdala114
      @abdala114 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaab xamar

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanalah ilaahow waayeel yow na habaaran yaa Allah 😭😭😭😭

  • @SakariyemaxamedSakariye-o1h
    @SakariyemaxamedSakariye-o1h 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahu agbar rabi waabaqbalay awood kaween baa ale kusaladay xasan baahane

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaaheey hanaga qabto Ilaaheey wadanka haka qabto

  • @boondheeretvchannel
    @boondheeretvchannel 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Jamacadaha dhul ad leedaahay maaha somalia dhan baa leh dowlada wixi ey donto ayeey kasameyn ee. Ilahey ka baqa dhulka dowlada isaga baxa markii hore aya xaaran ku daganedeen

    • @AadanAbdi-e1d
      @AadanAbdi-e1d 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dhulka dawladda in shaqsi iibiyo
      Jeebkiisa ku shubto xaq uma laha Xasan-baahane

  • @cabdallacabdiraxiin2029
    @cabdallacabdiraxiin2029 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowladan dhika ey dadka ku heyso wllhi billhi anoo dhalin yaro ah xittaa neceybkeyga wuxuu maraa inan boorso dhabarka saarto xamarna ugu tago yaa Allah wax noo dhaama kaa baryeynaa😢😢

  • @sahrosiad4317
    @sahrosiad4317 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa xagee meesha lagu hysto habaarka ha ii danbeeyee

  • @Cadar49
    @Cadar49 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahay haku cesho habaarka wixii sameeyaa yeey wax siiyaan

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxanalah allow kaqabo xasan iyo kuwa lamidka ee masakinta baabiyay ee barakiciyay

  • @hana9977-p1j
    @hana9977-p1j 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aamiin🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @ashayousuf6361
    @ashayousuf6361 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walaloow waxaa la cuney xaaran ducada alle haka cagballo

  • @LIIBAANMOHAMED-i6f
    @LIIBAANMOHAMED-i6f 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaanallaah, Alloow na caymi

  • @museosman8296
    @museosman8296 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Isagaa habaara xasan xaraash ummada alle ha ka qabto

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaab dhantid dowalad ka guura maa lagu noqon xaaraash yaa maxuu ka xarashay

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      WAA SAX WAA SAX. XASAN SHIIKH CULUMADII AHLUSUNNA WUXUU KA DOORTAY KUWII WAHAABIYO EE GANACSATADA AHAA. BAL SOO OGOOW XASAN SHIIKH IYO KUWA LA TALINAYA MEESHEY KU DAMBEEYAAN

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dhulka DOWLADA halaga guuro pls... DOWLANIMADA HANA DEEQDO

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      dhulka dowlada halaga guuro ma xumo laakiin wasaradii ama schoool kii loo dhisay waagii hore looma celinayo waxa agadanaya ganacsade ka dhisanaya hotel ama guryo ama ganacsi

    • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
      @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Habaarka waa qater .waxaa la rabay inay u duceeyaan ..allow noo gargaar oo umadaad kale badbaadi rabiyow hogaan umadaan wax uqabta na sii

  • @rahma-wo5gl
    @rahma-wo5gl 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa udhamaatay 2026 kahor talaf dhahaa intaan doorasho lagaarin

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahaybey. U dacwoodeen. Daalimiinta. Alow dadka. Iyo dalkaba. Ka qabo

  • @MaxmuudcaliMaxmuud
    @MaxmuudcaliMaxmuud 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Ilahay umada hakaqabto xasan sheeq

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    سبحانالله لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aamiin aamiin aamiin illaahayow u aqbalo umadaan

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Horey ayuu habaarku ugu dhacey, kana waa mudkii ugu danbeeyey oo baabilahaay waana waliba habaar xag ah oo soo dag dagaaya, aduun iyo aqirana waad ku sugeysaan haba soo daahee

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waladulmiyay shacabka😢😢❤

  • @BarlinCabdicali
    @BarlinCabdicali 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xassan aboor kugu dhacday xataa culimada kama xishonaayo xassan munaafaq allaah kucaadab daalim

  • @Ibrahim-w3w4n
    @Ibrahim-w3w4n 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc munasaar xasan shiid iimaankii oo dhan meel uu iska dhigay ilaahay waxaan ka baryayaa inuu habaarkooda aqbalo oo laga nasto xasan shiid

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aamiin Yaa Rabbi.

  • @KhalidbinAli-k2z
    @KhalidbinAli-k2z 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Marka hore muxuu ka haleeyay madaxweyne xasan oo loohabaarooya

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Farmajo ❤❤❤❤❤

  • @seynabxasan-f2i
    @seynabxasan-f2i 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    سبحان الله
    Habaarka sidiisa ma fiicno, haddii lagu fursan waayo habaarka meel cidla kuma dhacaayo ee. wuxuu ku dhacaa ciddii dulmiga geysatay, haddii dadka habaartamaayo aysan xaq u lahayn waxay ku habaartamaayaan ayaga ayuu ku soo noqonaa habaarkii ay dadka kale la rabeen . Allaah waa caadil.

    • @MrFaxan
      @MrFaxan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dadkaan Ancaam koodu haduu wax tarayo yuhuuda muslimiinta xasuuqaysa may ku habaaraan xasana beeciisu waa baadhil habaarkiinuna waa baadhil kale ma adinkaa iskale meeshasn umada soomaaliyeedbaa iska lehe habaar cidlaa ka soo qabo 😂

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shiikhaley maxa shaley u habartimiweyden marki damdamiska.lagalyey ma ogen inlagu so socdo wa dibiga gowrac wesha haku qusqadate

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maantey u dhamaatey odey xasan 🙄😲😳 habaarkii shacabka hadey Kari weysey maanta habaarka culimadaa ka baadbaada hee 🙄🥺

  • @bisharmohamed5967
    @bisharmohamed5967 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dhiig miiratada umada barakicisay allaha wadanka kaqabta😢😢

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Caalamka tusi this our siinyar how madaxweyno kusameynyo

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xamar unnukaa Leh,saan Maa u dambeysay?

  • @YuusufAbdi-w1y
    @YuusufAbdi-w1y 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SUBXAANA-ALLAAH. ....!! ALLAHAYOOW AAAAMIIIIN

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shiiqaal abgaal habaartay miyaaa 😂

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    AAAAAMIIIN ILLAHEY UMADA HAKA QABTO REER XASAN SHEEKH IYO GANACSATADA TUUGTAA

  • @kibirkacadde1080
    @kibirkacadde1080 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxanallah 😢 💔

  • @Xaawo-c3g
    @Xaawo-c3g 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Illaahow Somali ugargaaar

  • @NasteexoSiyaad-wv5yq
    @NasteexoSiyaad-wv5yq 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Musiibo haku dhacdo xasan sheeq😢😢😢

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amiiiiiiiiiiin 🤲 🤲 🤲

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hantida qofka shaqsiga uu leeyahay Waxaa Ka daran mida Qaranka ee Ka baxa oo diyaar garooba oo ilaahay cafis weydiista iyo shacabka somaliyeed intaad Ku nooleydeen.

    • @sallabdull3048
      @sallabdull3048 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      OGSOONOOW,,HANTIDA QARANKA AYAGA WEEY LEEYIHIIN..EE ISKA JIR HABAARKAN YOO KUSOO AADIN,,QALBIGA HADAA KA RABTIT BOOBKA HANTIDA DADKA SOOMAALIYEED KA DHAXEEDO

  • @ismailali9197
    @ismailali9197 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shiikhaalow hadaddada is ka daa,isn't xisaabi.......

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxaana laah. 😢

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Niman talin jirin hadu taliyo waxa taga niman tagi jirin dad mooriyaan ah maafiyo ah aya shacabka soomaaliyeed shaati dowlad u so xir tay soomaalia maafiyo Xassan munafuq oo madax u yahay aya qab saday Alle ha dhaafiyo umada soomaaliyeed shacabka masaakiinta ah aya malin iyo habeen sida lo bara kicin naya lo dhiba teyn naya maxay dhaaman yahuuda Gaza bur burin neyso wa is ku mid waxba ma dooriyan Alle ha ka qabto shacabka markii hore ba dhibatoyin iyo durufo markii hore ba la daala dhacaye so sad 😭

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaana Allah

  • @AbdisalanIsmail-f3b
    @AbdisalanIsmail-f3b 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah balaayo ha ku rido xasan sheekh

  • @mahadsayidisack844
    @mahadsayidisack844 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qof kasta
    Malinta laqaniina uunbuu
    Qeybiyaa 😢

  • @umuahlaam4170
    @umuahlaam4170 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dalkaan dadkiisa waa ku dolman yihiin qaasatay reer muqdisho

  • @FartaXaaji-x2v
    @FartaXaaji-x2v 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SIDAG GAD AH WAA IN DAWLADU AY DADKAAS INAY WAX U QABADO OO DIBUDAJIN USAMAYSO

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Meesha laga rarayo inaad sheegto ayey ahayd. Dowlada dadka ayadon dhul ey dagan siinin maha iney ka rarto melo ey kuso qexen oo sanado daganayen lakin dad madaxdii baaba tahay Waa sidan.

  • @MaxamedAlpa
    @MaxamedAlpa 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amiin yarabi😂😂😂

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ISLAAM WANAGSAN HADEEYNU NHY HABAARKEENNU YUHUUDDA AYUU SIDA BAMBADA UGU QARXI LAHAA' OO XATAA KACBADA DHEXDEEDA AYNU KASOO HABAARNO' UMMADU MARKEEY XUMAATO OO AY DULMILAYAAL NOQDAAN' ILAAHAY HOGAAMIYAYAAL XUN XUN AYUU KU SALLADAA' SHALAY SOW KUWII LAHAA FARMAAJO WAA DAAROODE XAMAR HANNOOGA BAXO' IGAARKAYAGA AA NA MAAMULOOWHAAYA' HA'IDINKU TAAGNAATO' YAHOOY IGAARKIINNA WAAYEE U DULQAATAHEE🤣😂😅

  • @Muduganalyst
    @Muduganalyst 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lkn Jihaan Xasan sheekh maxay galab-satay

  • @dhuux143cilmi7
    @dhuux143cilmi7 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Lagama aqbalayo habarka waayo kuwa qarxinaya may habaran mel dawladu ledahay o umada ka dhaxaysa qof dagan habar laga aqbali mahayo waliginba habartama waxbo kama jiran habar dulmi hadi la iska aqbalayo ruxba ma hareen

  • @faafinta7175
    @faafinta7175 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheeq cawaad buu umada ka keenay

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    oo mar guryaha dawlada u oiyayan

    • @AZPE805
      @AZPE805 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Masjid maa dawlad yeelate shuubo tagey aan diinta iyo xaqa dadka iyo badhilka kaso kala baran oo badiyaha ariyaha ayado raceysa la wasi jirey oo sidii adigo badhil lagugu wasi jiray magalka lagugu keenay oo qabiil lee gacanta loogu qoray aqas

  • @AdoontiAlle-o7l
    @AdoontiAlle-o7l 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odagan kufarka asaga oyo oladisa iyo ehelkisab allaha laayo kufarka kadibka iyo yutubarkan nacalada hanaguso dhisin odasha kufarta o xaranta xabunalaah

  • @fahmaahmed2328
    @fahmaahmed2328 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habaaramoow lagama hoos aha. Ayaan maqli jiray xaqooda ha sheegtaan laakiin in habaar meel lala fa dhiisto ma aha, waxaad ogotaa in habaarku wax ka daro ma ahan ee wax ma hagaajiyo,

  • @MaxamudCabdi-z5b
    @MaxamudCabdi-z5b 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    انا لله إنا إليه راجعون

  • @madiino7uuutaxmud491
    @madiino7uuutaxmud491 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc dhulka miyey leeyihiin anga iyo adigaa wax kule maraka intii owdeganaa cafis mana weyidiistay

    • @abdulahimohamed4306
      @abdulahimohamed4306 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Marka ayga laga qaado adiga maheleesid nin baa jaabka ku shubanayo

  • @abdallayuusufyuusuf984
    @abdallayuusufyuusuf984 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aaamiin

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habaarka hortii may abhiyaan😢

  • @Nimcosiciid-f6u
    @Nimcosiciid-f6u 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    subxanallah 😢😢

  • @pharhanmedia
    @pharhanmedia 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    culumo habaarkoda wala aqbalaa swbto ah ilhey ayaga udhow in kasto dadka samin yihiin lkn dulmiga ilhey asaa iska xaraan timeeyey

  • @asadabdulla6595
    @asadabdulla6595 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxuu ku habaar tamaa maxaa lagu dulmiyey xoolihii dad weynaha waa dalun odayga hala xiro

  • @abdirahmanabdinur9119
    @abdirahmanabdinur9119 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhulkaan yaa leh intii ay degenaayeen alla cafis haweydiistaan culumo dhuldowlo kuma doodaan sxb

  • @Afrah-j9w
    @Afrah-j9w 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Barmakan wadanka u dhaarat maxay uga qaban latihin xasan sheekh cadasat habaran caya ceeban uma jojinayo

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa jirtay Sheekhaal Ethiopia ka timid oo u soo guuray carwada ilaa iyo kaasa balbalare oo iska degay oo qololkii jiifka jiko ka dhigay sidee u dagee guri qfkiisa ka cararay oo ugu ilmo dhashay dadkaan guryo ayey degenayeen carwada ka hor ha iska aadan

  • @xasancabdirisaaqxuseen4743
    @xasancabdirisaaqxuseen4743 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Munasaroow qabyaaladiiste ayaatahay meeqo Xero ayaa laburburuyey tan kahor marka mawaxaa kudhibtay midii adeeradaa keliya dadka aad sheegeeysida culumo caamo iyo mooryaan intaba waa leeyihiin isku dhurwaa waa yeeytiihore waa dhamaatay

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allow adaa weyn bed kaaga ilaali.