XANUUNO BADAN AYUU DAWO U YAHAY QUMBAHA!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024
  • #adigaisahaaw

ความคิดเห็น • 43

  • @hajirakassim3766
    @hajirakassim3766 2 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaa Allaah My family aadbaan idinkuugu mahadcelineynaa sida Quruxda badan aad inoogu faaiideyneysiin

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 ปีที่แล้ว +1

      Shukran Hajira!

    • @intisaarahmed5288
      @intisaarahmed5288 ปีที่แล้ว

      @@adigaisahaaw qumbaha dhibaato miyuu ukenaa hooyada uurka leh plz isoo jwb

  • @deeqoabdisalaan402
    @deeqoabdisalaan402 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah talooyin wax ku ool ah ayad siisay dadkaada .ilaheey ha kaa abaal mariyo 👍👍

  • @NajmaManaal
    @NajmaManaal หลายเดือนก่อน

    Basasha iyo toonta ma ku karkarin karaa qofkii garnayo isoo sheeg wll salidon waa salida qunbaha cBo

  • @HamdaMohamedAli
    @HamdaMohamedAli 10 หลายเดือนก่อน

    Wllo naciima alle ha nookaadaayo wax badan kaa faa iiday

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xabibti qaaali

  • @UmmHamza_12
    @UmmHamza_12 2 ปีที่แล้ว

    Jazakaallah khair abayo

  • @halimayusuf1477
    @halimayusuf1477 2 ปีที่แล้ว

    Jazaaki laahu kheyran

  • @maryanabukar9429
    @maryanabukar9429 2 ปีที่แล้ว

    Shukran abayo naciimo

  • @falastiinmohamud9512
    @falastiinmohamud9512 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid abayo,waxan ku weydiinayaa maadaama qumbaha potassium badan ku jiro dadka kaliyaha xanuunka kaleh macuni,macabi karàan?

  • @umucamaar5938
    @umucamaar5938 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abayo wadmahadsanthy

  • @piixez7425
    @piixez7425 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah walaal jasakalahu kheyr

  • @xareedshow6011
    @xareedshow6011 6 หลายเดือนก่อน

    Waad mudantahy wll

  • @abdullahimohamedabdi9627
    @abdullahimohamedabdi9627 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaashay xanuunka mindhicirada maxaa Keena khayr Alla ha ku siiyo.midhicira Sterreska ku dhaca maxaa dawo u ah khayr hel

  • @ashqaraarosman6590
    @ashqaraarosman6590 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa allah walalaha cusub

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 ปีที่แล้ว

    Abaayo hadaka dadka qaarkoot dhag hau dhigin ❤

  • @luulqalajo3997
    @luulqalajo3997 2 ปีที่แล้ว

    Asc Abaayo waxaan istacmala sage Tea kasohadal pls

  • @kaamilomaxamed699
    @kaamilomaxamed699 2 ปีที่แล้ว

    Kujecliyaa xabiibti qli 😍😍😍

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz3737 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤️😍👍

  • @maryanabukar9429
    @maryanabukar9429 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 ปีที่แล้ว

    Hooyada uurka leh ma isticmaali kartaa

  • @hanaacumar1432
    @hanaacumar1432 2 ปีที่แล้ว

    Waaku mahadasan tahay sida wanaaga badan aan wax noogu sharaxeyso waxaan rabaa inaa kula wadago aniga soo gato kadib shiito kadibna saliid kasameyso macuni karaa markaas khumbaha kawada adigoo mahadsan iiga soo jwb waa marki ugu horeyso aan comment soo qooro shukran

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha

  • @queensacdiya445
    @queensacdiya445 ปีที่แล้ว

    oo dhiikarka waa udaranyahay ayalayiri

  • @kaamilomaxamed699
    @kaamilomaxamed699 2 ปีที่แล้ว

    الحمد لله

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 2 ปีที่แล้ว

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @kaamilomaxamed699
    @kaamilomaxamed699 2 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @umucamaar5938
    @umucamaar5938 2 ปีที่แล้ว

    Faidada basasha ma,ilowdy naciimaay

  • @kaamilomaxamed699
    @kaamilomaxamed699 2 ปีที่แล้ว

    Dariuqada isticmaalka

  • @maryanabukar9429
    @maryanabukar9429 2 ปีที่แล้ว

    Abayo naciimo hal xabo qumba sidiisa hadan sogato hadan cuno maka helaa faida da faraha badan aad nosheegtay

    • @qarandoonyusuf1668
      @qarandoonyusuf1668 2 ปีที่แล้ว

      ASALAMU CALEYKUM Walaashen Haa Ka Faa'iideeyso INSHA ALLAH.

  • @hanaacumar1432
    @hanaacumar1432 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @qarandoonyusuf1668
    @qarandoonyusuf1668 2 ปีที่แล้ว

    Dhalada Lagu Koriyo Nafaqada Caanaha Hooyada ay Ka Heli Lahaayeen ayaa Ku Jira Faa'iido Badaneey u Leedahay Xaga koriimadooda, Gabar aan Habaryar u ahaa Shan Bilood ku Dhalatey Sidaasaan Ku ogaadey.

  • @abuzakiriyabashiir9335
    @abuzakiriyabashiir9335 2 หลายเดือนก่อน

    Mardaafka biyihiisa iyo walaca maxay ka dhibaan

  • @aichamed684
    @aichamed684 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @rashkacade7135
    @rashkacade7135 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah waad ku mahad santahay
    Walaashey qaali ah maadaama aad
    Nooga faa"ideysay Cilmigaaga iyo aqoontaada
    Alaah ajir aan la soo koobi karin kaa
    Siiyl
    Aamiin Amiin

  • @qarandoonyusuf1668
    @qarandoonyusuf1668 2 ปีที่แล้ว

    ASALAAMU CALEYKUM Walaashen Naciima Qumbaha Biyihiisa Wuxuu la mid yahay BIyaha lagu Shubo Dadka Markii Isbitaalka La Dhigo ama Wuuba Ka Faa'iido Badan yahay Sida aan Maqley , Mid Labaad Waxaa Caanaha Loogu Daraa Ilmaha Dhiciska aan Bilihii loogu Tala Galey Dhameeysanin Micinaha Ilmaha

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 ปีที่แล้ว

    QOFKAAS WUXUU RABAA IN UUKUSAXO ILEYN ASAGA MABAYAQAAN CILMINA UMALAHAN WUXUUNA MAQTLAY .PROTINE wuxuu moodaa protine COLOGINE

  • @halimayusuf1477
    @halimayusuf1477 2 ปีที่แล้ว

    Asc qaali milyans ayaad u qalantaa

  • @kaamilomaxamed699
    @kaamilomaxamed699 2 ปีที่แล้ว

    صومال سينبر صومال