wajiga fininka iyo madmadowga leh allaabtan wey uroontahay kuuna cadeehey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • #subscribe#more

ความคิดเห็น • 246

  • @aishahersi2238
    @aishahersi2238 5 ปีที่แล้ว +26

    Happy Somalia Independence Day every somalis that's out there 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 thanks sis adna we appreciate you

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 5 ปีที่แล้ว +19

    MashaAllah wlshey mahadsanid 😘😘 ❤️❤️ 💗

  • @Uroon
    @Uroon 5 ปีที่แล้ว +24

    Asc abayo heesta kadaa nooma fiicna inan dhageesano waa danbi asxan codkaaga saar ama nashiido noo saar thanks

  • @rahma7402
    @rahma7402 5 ปีที่แล้ว +6

    . Masha allah adna no so gli sida xaada wajiga lga qaado eena ku so bdneen ado mhad san

  • @marxalmarxal7261
    @marxalmarxal7261 5 ปีที่แล้ว +7

    Adnooy aad iyo aad baan ku taageera like tayduna way badan tahay waxaan ka xumadaa isaxaaf maru idhaahdo naag kale ii yeel

  • @safiomohamed1457
    @safiomohamed1457 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah qurux weye kaalay iska arag weye mahadsanid inbadan wlshy Adna

  • @suheilabae3484
    @suheilabae3484 5 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah abaayo mar walbo noso geli waan kula socnaye💙

  • @yasmanali5109
    @yasmanali5109 5 ปีที่แล้ว +2

    m.a xbbt allaha qer ku siiyo wax walbo wano sogalisay abyo waxa ka maqan ina noso galisid wax la isku caa teyo
    ama cabitano nafaqo leh thnx

  • @farax6361
    @farax6361 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha allh tabarakalah wllshy adna alle haku barakeeyo hambalyo 1da luulyo walahayga soomaliyeed from somaliland

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah abayo Adna
    Mahadsanid walashay💕💖

  • @halimoosman9528
    @halimoosman9528 5 ปีที่แล้ว +4

    Thanks xbti allaha wx kuguma yeelo inshaa allah wax aad noo faideysay insha allah abyo ❤❤❤💋💋😘

  • @aniishmireomar512
    @aniishmireomar512 3 ปีที่แล้ว

    Sxpey wxaa ishegta wxaa finanka iskaga bi,yo ila soo xariir hdaa i argto pls mcnto

  • @zkkingzaki6498
    @zkkingzaki6498 5 ปีที่แล้ว +8

    Naaa hedhe elergy kuu leyahay alaabtaan odhaan maxn sameeya🤔😭😂😂😂

    • @faizo1434
      @faizo1434 3 ปีที่แล้ว

      Agnisolka wjigaa wuuba kudufkcye adnay

  • @fartunibrahim8949
    @fartunibrahim8949 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah mahasanid abayo qer ilah haku seyo xabebti♥️

  • @ashasirat5886
    @ashasirat5886 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo adna wan kusalamay adiga saygaga waxa tihiin dad igu qali eh illahy haidin dhowro abayo waxan raba inad iga cawiso labo wax wajiga wax kobciyo iyo tinta kala dheer waxa simikaro

  • @simanincabdisimaanincabdi8000
    @simanincabdisimaanincabdi8000 5 ปีที่แล้ว +5

    waa marki igu horesy an noqdo qofk i 10 yes😂😂😂😂😂 mashaaalh abyo mcnto Thanks

  • @qaaliluul8225
    @qaaliluul8225 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah adna abayo mahadsanid wa u bahna alabtan lkn hada ano waxba marin ayu I cuncuna

  • @nasteexocabdi8464
    @nasteexocabdi8464 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo wajiga cijiyaha ku yaalo sida looga baa bi,iyo ii soo sheeg xppti 😍

  • @xafsafarax5354
    @xafsafarax5354 5 ปีที่แล้ว +2

    Tnkz uqtii jasakalah qeyr

  • @faiza9553
    @faiza9553 5 ปีที่แล้ว +5

    Wow wow that's so cute and sweet
    Love you adna channel for everything 😍❤❤💗💗💙💙💚💚💛💛🧡🧡💜💜🖤🖤💝💝💌

  • @nashaadcusmaan5889
    @nashaadcusmaan5889 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahadasanid xabiibti Abaayo waxaarabaa wagaduuka baabi iyo oowijiga lamarsanaayo waxawalibo oomarsado wijigawooigaduudinaa eewaxa ikaacaaawiyo iisheeg Abaayo

  • @sumayayaxye2476
    @sumayayaxye2476 5 ปีที่แล้ว +4

    Illah gcmhga hku barakeyo😍😍

    • @astaamcade2906
      @astaamcade2906 5 ปีที่แล้ว

      Asc walashey gacmaha sidee si fudud loogu cadeyn kara

  • @AsmaIndha-ef5cz
    @AsmaIndha-ef5cz 10 หลายเดือนก่อน

    Abayo adna canaha I dhibaa ma iska dayn karaa mahadsanid

  • @najahmuhammed1127
    @najahmuhammed1127 5 ปีที่แล้ว +3

    Acnesol sha sabuun teeda aad u fiican hadii aad raabto mid finaanka kaa babisanaa waxad marsataa dawaadan oo lagu iibiyo Farmasiyaada NEODEX aad bay u wgsnty yadaa iyo Saabunta Agnisoshu waxan anigu jecelay ayaan idiila jecelay

  • @roodosharafxidigtaoodweyne2931
    @roodosharafxidigtaoodweyne2931 5 ปีที่แล้ว +1

    abaayo wax haaraha indhaha hoostood jaro noo soogali waa codsi

  • @rakhiaabdulkadir7696
    @rakhiaabdulkadir7696 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mahadsanid wallo adna waana soo tijaabin doonaa alaabta aad noo samaysay 🙏insha allah😍

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 5 ปีที่แล้ว +2

    M.a adno thanks il xun kuma eegto abyo
    Hamblyo 1luulyo

  • @faizajamac5254
    @faizajamac5254 5 ปีที่แล้ว +1

    Adna m.a abyo allha ku barakeeyo video aan u bahnaaa baan kaa hely mhd samid

  • @mehekbintuhaji5572
    @mehekbintuhaji5572 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah Abayo adno aad iyo aad aya umahadsantahy sida ad codsigeyga igu texgalisay Ilahay kheyr haku siiyo love kugu ahay walashey macn keep going

    • @faraxyusuf7239
      @faraxyusuf7239 5 ปีที่แล้ว

      Kwrn haddan linta iska dhaafo oo intakale marsado xasaasad ayan qabaye

    • @mehekbintuhaji5572
      @mehekbintuhaji5572 5 ปีที่แล้ว

      @@faraxyusuf7239 Haa wa sameyn karta Abayo aniga xita liinta Xasasiya ku qaba marka kuma darin

  • @nabiilalovenabiilalove2389
    @nabiilalovenabiilalove2389 5 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid xbbti ku jecliyaa farxad igu nolow alabtan wan u bahnaa

  • @safiyoabdurahman7143
    @safiyoabdurahman7143 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abaayo ilaahey haku xafido

  • @NasraIsman
    @NasraIsman 15 วันที่ผ่านมา

    Thanks qlli

  • @nafisoalaahi9260
    @nafisoalaahi9260 5 ปีที่แล้ว +1

    Alaah ha ku xifdiyo mcntoo

    • @nimcosharafiqlas1439
      @nimcosharafiqlas1439 5 ปีที่แล้ว

      Amiin ayada iyo ciyalkeda iyoseygeda kuligodabo allaha dhowro amiiiiiiiin❤❤❤❤❤😍😍💏

  • @umamalaagkhalidxmuse2805
    @umamalaagkhalidxmuse2805 5 ปีที่แล้ว

    Maansha allah jazzakallah adna wll waxad iga cawisaa timahaa iga jajabaya maxaan mariyaa

  • @malyuunxaajiadan8434
    @malyuunxaajiadan8434 5 ปีที่แล้ว

    Asc Abyo waxa iso so galisa cream oo herbal ah oo gadudka uron

  • @rahmaahmed2690
    @rahmaahmed2690 2 ปีที่แล้ว

    Abayo ani waxa igaso baxbaxay finan yaryar owajigodhan ah waxwax itarana wanwayay senwaxyelaa

  • @dahabocolow8234
    @dahabocolow8234 ปีที่แล้ว

    Asc adna haaro ayaa leeyahay abaayo maxaa iskaaga daaweenas

  • @maryamahmed8288
    @maryamahmed8288 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo adno waankaqadhe ee hadhii aan wajiga xarigtima maxa igu caawin lehedh

  • @saafihashi6556
    @saafihashi6556 5 ปีที่แล้ว

    Asc adna sethy walashey abyooy waxaan qaba waji nabro leh Mana badno waxana kuleeyahay saliid wax aan barsadana balahan axl lkn waxan isku arka nabraha Yar Yar markey iga baba,aan madmadow Yar Yar aan arka ey igu reeban marka dada waxey igu dhehehn faizo marso wajigaga cml ufiicanthy dadna waxey ileeyihin hamarsan haro ayeey kugaline wajigana wey qorta oo caato kadhigta marka waan ku wareeray walaley dalo isii xbbti deeda kalane xasaasiyad qaba

  • @abdikafi11hassan73
    @abdikafi11hassan73 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo waxan rabaa maska xagten baabicinaayo please adiga oo rali ah 🙏🙏🙏🙏

  • @hannayasiin799
    @hannayasiin799 5 ปีที่แล้ว +1

    Please Abaayo kada music videoga

  • @shukriakadir907
    @shukriakadir907 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks xppti adna alla kaa abalmariyo waxbadnaa ka faiidnay abayo hore usoco love u so much ❤❤❤

    • @nafisacali6958
      @nafisacali6958 4 ปีที่แล้ว

      Hi

    • @iqroabuukar6552
      @iqroabuukar6552 2 ปีที่แล้ว

      Abayo xulbada mawadan qasan karaa bacden firijka magashan kartaa calashan malin walpo masamen karee xppti isoo jawab

  • @fahmoali235
    @fahmoali235 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakalah xbbti hori u soco

  • @faatushmaxamuud2571
    @faatushmaxamuud2571 2 ปีที่แล้ว

    abaayo wajiga saliida leh mala marin karaa xulbada adna cadey

  • @fiican1239
    @fiican1239 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah queen tena

  • @Michael-gf3gy
    @Michael-gf3gy 2 ปีที่แล้ว

    Thanks may sister 💗🧕🧕

  • @xanaanxiiis5390
    @xanaanxiiis5390 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah uqtii shuran xyti

  • @haboonmahamed7421
    @haboonmahamed7421 4 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah wlshy adn

  • @NasraIsman
    @NasraIsman 15 วันที่ผ่านมา

    Abayo waji saliidka waxa biiya kaso hadal

  • @deeqaabdi9475
    @deeqaabdi9475 5 ปีที่แล้ว

    Cilanka sida ugu fudud o lobarta iyo sida bada lo qab sada noso gali walal

  • @gudonabdibulle4004
    @gudonabdibulle4004 2 ปีที่แล้ว

    Qaaali finan iyo haar mxaa lagu daweeyaaa

  • @rahmaibrahim4742
    @rahmaibrahim4742 2 ปีที่แล้ว

    abaayo qaaali wax kamid Haye dadka kugu xidhan ee da kutagera waliba ku jecle abeyo ani wax ihayesta finaka

  • @ladaniishosmanmohaz8681
    @ladaniishosmanmohaz8681 3 ปีที่แล้ว +1

    Apyo thankz Walzhy Allha ku xafido 😍 mar walp wan kula socndona in.a❤💋💋💋💖❤❤❤❤

  • @habooncali5305
    @habooncali5305 3 ปีที่แล้ว

    masha allaah abayo shukran🥰

  • @caasholuul963
    @caasholuul963 9 หลายเดือนก่อน

    fatimiin E maka maarmi karaa abyo ama ma iska deyn karaa dhibato miyaa

  • @jamiilahusseinabuukar7794
    @jamiilahusseinabuukar7794 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh abyo thnks

  • @ismebube6506
    @ismebube6506 2 ปีที่แล้ว +1

    MashAlah

  • @asmahussein9642
    @asmahussein9642 5 ปีที่แล้ว +2

    Warango ma tan xalwada lagu daro wllshy adna isoo sheegbal

  • @amuunapdixakiim6573
    @amuunapdixakiim6573 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh abyo adno qurux waa mahdsanthy 100%

  • @udugahmed2277
    @udugahmed2277 4 ปีที่แล้ว

    Waxada noshegatah wllo harsh waxabiy anigu wana isaticamal faiso wana kusexad waya sameas babar wajig mark anawaxa mariy wagududunaya

  • @عائشهامةلله
    @عائشهامةلله 5 ปีที่แล้ว

    Msha llh abyo ilhy hakudayo abyo qorta madawga ah ama labta maxan u isticmala xabibti

  • @fatimah25
    @fatimah25 5 ปีที่แล้ว +1

    Waraango waaxay wll?

  • @nasramahamed1752
    @nasramahamed1752 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh abaayo illah haku xafido wajiga duldulelada maxaa u fiican

  • @saadarobleh766
    @saadarobleh766 5 ปีที่แล้ว

    scw walalo aad bad omahadsantahay qali wan ku idi imisajer ayan marsan kara malinti ama todbadki ayan samaysto oon kalaserka man gachankara si aan dormar an omarsado qali

  • @saadiaahmed9165
    @saadiaahmed9165 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @umusuleymanmohamedabdi4681
    @umusuleymanmohamedabdi4681 5 ปีที่แล้ว +2

    Thank you hambalyo adna cadey mshllh hore usoco inshllh

  • @AaminoFarxaan-mk7wn
    @AaminoFarxaan-mk7wn ปีที่แล้ว

    Abyo nabrha madow oo jirka iga dhex galy maxan isticmallaa oo wajigaa

  • @ikramhassan8464
    @ikramhassan8464 5 ปีที่แล้ว +2

    Without make up uh soo beautiful❤❤❤❤❤❤❤❤ yaigu racsan👇👇

  • @LaylaabdiHuseen
    @LaylaabdiHuseen 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah ❤

  • @ruuni2
    @ruuni2 4 ปีที่แล้ว

    abayo malabka wa i dhibaa iyo liinta wax kale cadi waye maxan ku badalana lawadas iso shog

  • @FadumoLoyaan
    @FadumoLoyaan 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks sis 🙏

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah mahad sanid ❤️🇸🇴✌️

  • @leilaupdinoor9020
    @leilaupdinoor9020 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa ismarisay

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 5 ปีที่แล้ว

    maasha allaah cadeey mahadsanid.

  • @alishakabriavlj2935
    @alishakabriavlj2935 5 ปีที่แล้ว +1

    Abayo gacmaha sida locadeyo nosogili abayo

  • @hudaqurux2261
    @hudaqurux2261 8 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @haniabshir8676
    @haniabshir8676 5 ปีที่แล้ว +2

    asc xppti adna xppti timaha ig halabaya sa id u go yan hadan waxa u fcn i so gali

  • @kafiyomuse4974
    @kafiyomuse4974 3 ปีที่แล้ว

    Abayo adano waxa gudu ku leahy wajiga wajiga dhana mahan wa danka

  • @samiiraahmed3031
    @samiiraahmed3031 4 ปีที่แล้ว

    Adno abaayo ani fimanka idhibo qalibtana idhibto lkn MCN be iga dhikta yacni jalo

  • @rahmaupdi4017
    @rahmaupdi4017 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ziz

  • @xamdaqurux6204
    @xamdaqurux6204 5 ปีที่แล้ว +2

    Xld abaayo

  • @bushrasiciid1004
    @bushrasiciid1004 4 ปีที่แล้ว

    ilaha cafimad iyo cimri dharar ha ku siiyo xppti adna

  • @ayaandagan668
    @ayaandagan668 ปีที่แล้ว

    Warango daqiiq miya wl

  • @hodangaydh2371
    @hodangaydh2371 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo edna tintayda jilcisan marin jiray lakin iminka wan iska dayey 10bil ka hor ma marin karaa basal iyo toon tintay bixiyaan ayaa laygu yiri jawaab qaali

    • @khadiijayahye6184
      @khadiijayahye6184 5 ปีที่แล้ว +1

      Haa abaayo waad mari karee anigoo dhowr bari ii marsan tahay ayan marsadey toon iyo basal
      Wlhi basasha wax badan ayaa ka faaiidi doontaa

  • @cayunidaadax6232
    @cayunidaadax6232 4 ปีที่แล้ว

    Msh allh xappti adna

  • @ayanhussein8712
    @ayanhussein8712 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @Boqorada-qaniga
    @Boqorada-qaniga 7 หลายเดือนก่อน

    Naa midha tarto acnicol😊

  • @ayanshire667
    @ayanshire667 3 ปีที่แล้ว +2

    ☺👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🍯

  • @umalali955
    @umalali955 ปีที่แล้ว

    Adna Malaysian bay u ekatayw😂❤

  • @anababdirizakali6431
    @anababdirizakali6431 5 ปีที่แล้ว +1

    Shukran hppti 😘

  • @arorabanji3476
    @arorabanji3476 5 ปีที่แล้ว

    Masha all xbbt thanks

  • @naztexomowliid2057
    @naztexomowliid2057 5 ปีที่แล้ว

    Wllo qli adna gacmaha madow ku leeyhy mrka mxd ku sameyay

  • @sucaadsomali7963
    @sucaadsomali7963 3 ปีที่แล้ว

    TH-camr aa amini karo ada ka jiro xaasid matihid i love you adna🥰

  • @baazibuuwe5846
    @baazibuuwe5846 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @sadiomohamedali8638
    @sadiomohamedali8638 5 ปีที่แล้ว

    maasha allaah adna xabiibti shugran

  • @hipoayaan6584
    @hipoayaan6584 5 ปีที่แล้ว

    Wll adna wajigii wax igadhiby gadgaduud micnha Casan mekaailtali

  • @zuuzuuqaali89
    @zuuzuuqaali89 5 ปีที่แล้ว

    Adna abayo ani waxan rawa fitaminka in badan waan radshay wana wayay waxana joga Maleysi

    • @deqamuktar1338
      @deqamuktar1338 5 ปีที่แล้ว

      Pharmacy lagu gadaa karadi wlshy iyo dukamada cosmetiga

  • @anzaabdi1223
    @anzaabdi1223 5 ปีที่แล้ว +1

    Acnesol hubaal maalinti 3times isticmaaal 3malin joogty anaa hubo taaa☝️

    • @istahililwadsan2691
      @istahililwadsan2691 5 ปีที่แล้ว

      xagee laga hela wll pharmacy gaa

    • @anzaabdi1223
      @anzaabdi1223 5 ปีที่แล้ว

      @@istahililwadsan2691 haaa wllo iyo melaha shopinka
      Second ee leeedahy qaaali isk hubi

  • @najaxyasiinaxmed122
    @najaxyasiinaxmed122 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah wlshy

  • @hannayahyaawaleh9673
    @hannayahyaawaleh9673 5 ปีที่แล้ว

    merci shukraan avaayoo