WAAYIHI BAYDHABO #3 - MAXAMED CADDAAWE IYO MARYAN SEYLAC

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 27

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah this lady is so beautiful

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 3 ปีที่แล้ว +2

    Ethiopia 🇪🇹waa cadowga Somalia 🇸🇴
    Waa inaa iska xoreynaa farmaajo iyo
    Walaalihiisa Ethiopia shuuwaa dhashee

  • @umcumar5978
    @umcumar5978 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha idin xafiido

  • @hawal1287
    @hawal1287 3 ปีที่แล้ว

    Cagta Haji masha ALLAH, wuxu yiri Somali isku maqan lagu maqanyahay taas aya Somalia ka jirta

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 3 ปีที่แล้ว

      Waxgarad Mareykanka joogo ayaa toban sano ka hor ka maqlay ereyadaan: *"Soomaali waa la heystiyaal isheysta."*

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 ปีที่แล้ว +2

    Soomaali waxa dumiyey siyaasi hanti urursi u soo shaqo tagay oo aan imaan qabin, oo qabyaalad adeegsanaya iyo saaxiibbo ay isku hadaf yihiin.

  • @safiajama7517
    @safiajama7517 3 ปีที่แล้ว

    Taage xaabashi dhaalka kuu soo hoogamye
    Waa laa waada ogaa

  • @muqdishaawiofficial6271
    @muqdishaawiofficial6271 3 ปีที่แล้ว

    HANOOOLLAAATO 💙🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴💜💚

  • @talabsi123
    @talabsi123 3 ปีที่แล้ว +2

    Somali sharaf sharaf badaney isoboqda please 🙏

  • @muashy8377
    @muashy8377 3 ปีที่แล้ว

    Soboobsii qebta 4 👈 afaraad 👈👍👍👍

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan garan la’hay Soomaali waxa ay cadowgeeda u garan la’dahay oo iyagoo isku qoys isku dilayaan.

  • @AlmaasXasan-hq9gg
    @AlmaasXasan-hq9gg 10 หลายเดือนก่อน +1

    baydhaba io buuur hakab dagaal kama dhicin lkn

  • @doogsannews9517
    @doogsannews9517 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanle sheekada weynagu soctaa soo badi

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxeey aheyd bilawgi halaaga Somalia ee maanta weli socda. Dagaaladi qabiilka ee kahorreeyey waxba maaheyn marka loo eego tii Ethiopian ka.

  • @namiin3034
    @namiin3034 3 ปีที่แล้ว

    Oo mu sheego inay xabashidi wadanka soo galay.

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 3 ปีที่แล้ว

    Aad baan ujeclahay your Logo. Somaalida waa in ay wadankooda heystaan ethopian kan waxa ay doonayan wandankeena.

  • @dacadyare143
    @dacadyare143 3 ปีที่แล้ว

    Soobadi ayanlow

  • @smartwatchandsmartphone5675
    @smartwatchandsmartphone5675 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekooyinkii neyou police maxaad u aruurinwaysay

  • @smartwatchandsmartphone5675
    @smartwatchandsmartphone5675 3 ปีที่แล้ว

    Maseh dadkii ay dhibaateeyeen somalida kamid maahan

  • @safiajama7517
    @safiajama7517 3 ปีที่แล้ว

    Ahkaaro maxa waar yaala raaga soo hogaminyee xaabashi kuu soo hoogamye
    Inaa waxa oo daada Somalia laa laayo waa
    Baa kuu faanan

  • @abdiqadirabdiasis5423
    @abdiqadirabdiasis5423 3 ปีที่แล้ว

    Yarka waramays hadalkiisa waxaa aan ka dhadhansaday inuu.maxaakiimti fikirkooda la dhacsanaa

    • @duranabdi4105
      @duranabdi4105 3 ปีที่แล้ว

      Somali oo dhan baa tagersaned maxakemta

    • @abdirisackamin3827
      @abdirisackamin3827 3 ปีที่แล้ว

      aniga hada ayagoow burburay tageersan kal hora shegi

  • @jucfeboy1920
    @jucfeboy1920 3 ปีที่แล้ว

    Barnaamijkaan baa igu socde hanagu ciilin ee hal mar nosoo daa aan wada dawane

  • @abdinaasirsaciid3977
    @abdinaasirsaciid3977 3 ปีที่แล้ว

    Ala dagaalkaas wixi muqdisho dugsi sare ka qalin jabisay lagu lugooyay

  • @mohamedadam5336
    @mohamedadam5336 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanle soo boobsii part 4