ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

NUUR CARAALE - SAGAL HALDHAA - DHAANTO - DHALGOBEED- OFFICIAL VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ต.ค. 2021
  • EREYEADA - LAXANKA - NUUR CARAALE
    CODKA - NUUR CARAALE - SAGAL HALDHAA
    MUSIC - HEYNOK
    VIDEO EDITING - ROCK STONE
    VOCAL RECORDING - ASAD FAQDIID
    DIRECTED BY ASHRAF
    COLORING BY GARASHO
    SPECIAL THANKS
    ANWAR TOTTI
    AYANNA
    ASHRAF
    ABDI AZIIZ
    RAAGE
    AARIZ BARUD
    ABDULAHI YARE
    DEMI

ความคิดเห็น • 319

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid 2 ปีที่แล้ว +185

    Nuur Caraale is Back New Dhaanto with Sagal Haldhaa
    Best Video RockStone
    Waxba ka dhacay meehaan Nuur caraale ka Fisha in kabadan intan
    Enjoy 😊

    • @raxmoshakaal589
      @raxmoshakaal589 2 ปีที่แล้ว +1

      WlkY Azad ❤

    • @mohamedaden2083
      @mohamedaden2083 2 ปีที่แล้ว

      Asadow sagal team Ayaan miya calashan say walahi 😂😂😂😂

    • @madale2752
      @madale2752 2 ปีที่แล้ว

      Legend always is legend king of dhaanto go forward Aabo.

    • @maankayusuf4263
      @maankayusuf4263 2 ปีที่แล้ว

      ayaan mardhow timadee qoftan Sweden aya ku dhalatay sxb 😂😂😂

    • @mrmahdimrmahdi2161
      @mrmahdimrmahdi2161 2 ปีที่แล้ว

      Nurhaye

  • @abbehassan5529
    @abbehassan5529 2 ปีที่แล้ว +2

    Nuur caraale ninka kaliya ee dhaantada iyo laxanka samaysta. Dhaanto hit ah mooye Wax kale waligiis ma sameenin ninkaan

  • @akramyare143bwoy9
    @akramyare143bwoy9 2 ปีที่แล้ว +9

    Hooy inta gabadh jirtaan
    Ka gacaloodayoo
    Gaaridaydaa tahaye
    Geyigeena oo dhan
    Baan gaar ku jecloo
    Garabkeyga tahaye
    Dhal gobodeey
    Gogosha idhig
    Aan gam’ee
    Geesigaygoow
    Anaa ku goglee
    Kaalay gam’a
    Oo gelin dhexe
    Hurdada galagashaayo
    Riyada Kugu goobayaa
    Gurigoo cidla
    Ayaan geesihiyo
    Gosha ka baadhayaa
    Gaaridaydaay gogosha
    Iidhig aan gam’ee
    Garabkeygoow anaa
    Kuu goglee kaalay gam’a
    Galbiskiyo arooskeenu
    Guur buu ahaan🥁🔕
    Nur arralle and sagal haldha

  • @fitaaxdaahir4106
    @fitaaxdaahir4106 ปีที่แล้ว +5

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 heesta asaga ayaa sameeystay wlhi wan ka helay wa galab .. sabti ah oo gabartii aan jcl . Oo ayada i jcl aay adeera deed aay nin ku qasbayaan oo aniga isoo wacday balse xaalku suuu noqon doona alle ayaa og raboow adaan ku weey diistay xal 16. 10. 2022 wan soo xasuusan doona ayaan ciisa mcnto wan ku jclhay wlhi ax

  • @Editz_speed
    @Editz_speed ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah hooyo nuur calaa nuur haaye dhaqanaka❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @saedismailhussein1337
    @saedismailhussein1337 ปีที่แล้ว +8

    Woow Inantu cod macaanaa masha all

  • @abdullahi1515
    @abdullahi1515 2 ปีที่แล้ว +9

    Markan okle maxey odhan jireen al ogadeinya ma wada noqonaa 😂
    🇸🇴🐎🐪
    ❤gaadhideydaay gogosha ii dhig aan gam ee

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 2 ปีที่แล้ว +1

    Wayo wayo yan soxasustey markad jogtey jijigah I was Kenya n used to listen ur danto.... from Mombasa kenya

  • @yahyadinshire6091
    @yahyadinshire6091 2 ปีที่แล้ว +2

    Nuur carale wanku tayara
    Mardaw Aroos ayn gali rwa ee Dhanto ina ii diyariso ayn jeclaaa

  • @abdifatah__kaka__cade1128
    @abdifatah__kaka__cade1128 ปีที่แล้ว +4

    Super Noor Caraaale!!!❣️

  • @cabdirisaaqcumar2713
    @cabdirisaaqcumar2713 ปีที่แล้ว +2

    Geesigygaw ana ku goglee kaalay gamaa❤

  • @maryamhassan8292
    @maryamhassan8292 22 วันที่ผ่านมา +2

    Geesigaygow anaa kuugoolee kaalay gama'a 😩❤️

  • @kalidkanada4299
    @kalidkanada4299 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuur caraale waa dhanto iyo badh

  • @TheLIKKLE12
    @TheLIKKLE12 2 ปีที่แล้ว +28

    Mashallah landheere thank u ❤️ from galmudug

  • @abdifatahhussien1299
    @abdifatahhussien1299 2 ปีที่แล้ว +6

    Nuur carale legend from bosaso🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @user-bu8if6bf3l
    @user-bu8if6bf3l ปีที่แล้ว +6

    نتمنى لك التوفيق يااحلى مغنية صومالية

  • @osamaabdi6136
    @osamaabdi6136 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll dhaantooyinka noo soo badi oo silsiladaha socda ku soo biir nuur caraale dhaanto cajiiba waaye

  • @GuletCiise
    @GuletCiise 11 หลายเดือนก่อน +2

    Anigu musikada igu socota masha allah macaan walahi

  • @fadomaabdihassan7876
    @fadomaabdihassan7876 ปีที่แล้ว +4

    Mansh Allah ❤❤❤❤

  • @user-tb2fw9fn7f
    @user-tb2fw9fn7f ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah 🎉🎉❤❤❤

  • @suwaysjama9155
    @suwaysjama9155 2 ปีที่แล้ว +24

    Masha allaah ❤️💙💚💪💋🌹❤️💙💚I love my people Ogaadeen 💋🧐❤️💙💚❤️❤️

  • @mohamedshafi1424
    @mohamedshafi1424 2 ปีที่แล้ว +2

    Cali dhaamto iyo nuurcaraale qurbihii wuu uga daray dhaantooyinki macnaa barigi wadanka joogen BAA ugu danbaysay war abwaaninitiini hore la xidhiidha hadii kale fanka iskaga baxa

  • @yusufhaidawad1419
    @yusufhaidawad1419 2 ปีที่แล้ว +1

    Ugu dambeya heestii waa fasaxeya
    Odeygii nuur caraaale

  • @husseinnoor9975
    @husseinnoor9975 2 ปีที่แล้ว +2

    Haduusan guux iyo jiib ku bilaawin nuur caraale ma ahan

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled ปีที่แล้ว +9

    Mash allh dhanto qiima badan BURCO ayan ka dawanaya nuur carale ❤❤

    • @xafsoupdukadir2841
      @xafsoupdukadir2841 8 หลายเดือนก่อน

      Dhantadaan maa taqaanaa...🙊

    • @Gaasiraguuled
      @Gaasiraguuled 8 หลายเดือนก่อน

      @@xafsoupdukadir2841 waayo huuno maxa u garan wayay 😂😂

  • @mowliidhajjijabriilmowliid4886
    @mowliidhajjijabriilmowliid4886 2 ปีที่แล้ว +8

    Legend is back tan dhaanto waa dhaaftay magac kale haloo bixiyo from beledweyne kaa soo salaamaa sxb

  • @SidroCabdirisaaq-mu3ti
    @SidroCabdirisaaq-mu3ti ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah nuur caraale❤

  • @maamelaki2353
    @maamelaki2353 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuurow Ugaas Noo Soo Badi Bahaladaada Si Gaaraan U Dhageystaaye

  • @xaliimogaros1988
    @xaliimogaros1988 2 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaaw waxa kale iga dheee❣❣❣

  • @hodancabuulo51
    @hodancabuulo51 2 ปีที่แล้ว +2

    Adaa kuu gpglee kaaly gama ilike it meel qurux badan

  • @luulmumin9157
    @luulmumin9157 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaninka kaliya ee dhaantada ciyaarteeda keena waxbaa kadhacay
    Hada hayaacdo ayeey noqotey heesamhii dhaanto ladhahaa
    Dhalgobaadeey gogasha iidhig aangamee,

  • @ladanhersi6558
    @ladanhersi6558 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla maxan dhantadaada indha cad dhagaysatay hadi waqtibaa kasoo wareegay intan mobelka hoyaday xado caruurnimo

  • @qaaliluula3610
    @qaaliluula3610 2 ปีที่แล้ว +6

    Ruug cadaagii soo rogaal celi👏🏽👏🏽👏🏽
    Nuur Mohamed Cali hora u soco 😍 😍

  • @istaahilkhadar2245
    @istaahilkhadar2245 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Mohamed-ww9ml
    @Mohamed-ww9ml 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhu mashallah way shidantahay wax kale runtii

  • @hasanmohamed8770
    @hasanmohamed8770 2 ปีที่แล้ว +10

    Am from garisa 🇬🇲

  • @farxiinamumin8460
    @farxiinamumin8460 2 ปีที่แล้ว +3

    Nuur carale iyo Cali dhaanto labo fanaan on aad ujeclahy waye runti 😍😍💕💯

  • @MohammedabdiCiise
    @MohammedabdiCiise หลายเดือนก่อน +1

    garideeyday gosha idhigaay🎉🎉❤❤

  • @liibanhongo5104
    @liibanhongo5104 2 ปีที่แล้ว +1

    Wixi lasugaba wa dhantada Nuur caraale

  • @rahiimobashiir9800
    @rahiimobashiir9800 ปีที่แล้ว +9

    Waligeey anoo dhaanta dhagaysan
    dhatadii uku horeesay aan kahelay❤️😍🤴

  • @asmasamiriye2292
    @asmasamiriye2292 2 ปีที่แล้ว +2

    Wwww masha Allh nura caraale sharfa karkaaga ha ahaato

  • @fatushahead6561
    @fatushahead6561 2 ปีที่แล้ว +6

    nuur carale markale nosolabtay 😍🥰

  • @ahmetsalaan2274
    @ahmetsalaan2274 2 ปีที่แล้ว +2

    Rock stone wlhi laysma caadiYo MuQaaLo qurxon bu la imada

  • @isxaqguddi
    @isxaqguddi 2 ปีที่แล้ว +1

    mudo lagumahaye sobadi dhantoyinka masul 👍🐎👋🐎🐎🐎🐎

  • @fadumoali1011
    @fadumoali1011 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll hees fadumo iso qad nooh bary🤗🤗

  • @mohamedhaajiali5121
    @mohamedhaajiali5121 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend nuur caraale nooso badi ayantan wanaga gabise

  • @user-vq2zk5km7x
    @user-vq2zk5km7x 10 หลายเดือนก่อน +3

    Nuur carale❤❤❤❤

  • @Siciidmawll
    @Siciidmawll 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw kuwataah nuur caraale dhaanto shidan

  • @DeROCKSTONE
    @DeROCKSTONE 2 ปีที่แล้ว +62

    🔥🔥🔥

  • @hooyomacaan9472
    @hooyomacaan9472 2 ปีที่แล้ว +6

    Dadkii logu talagaley dhaantada 💕💕

  • @sadamdekk1218
    @sadamdekk1218 2 ปีที่แล้ว +3

    💓💞💞💞💞💞💞
    Nuur caraale

  • @kingofyouth9025
    @kingofyouth9025 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku daysto wll nuur

  • @haymishsheikhahmed3453
    @haymishsheikhahmed3453 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend 👏 horataada walaaal

  • @ahmadfikii5413
    @ahmadfikii5413 2 ปีที่แล้ว +2

    Nuur calrale iyo axmed budul iyo yusuf gorgor dartood ayan dhanto u dhegesta

  • @user-mw3ib2ow8s
    @user-mw3ib2ow8s ปีที่แล้ว +4

    Mansh allha gabdhu qurux badanaa ilxunkuma aragato abaayo❤❤❤❤

  • @Editz_speed
    @Editz_speed ปีที่แล้ว +4

    Mansh Allah my sister ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 so beautiful voice

  • @libandekow6327
    @libandekow6327 2 ปีที่แล้ว +2

    Kaah dhanto iyo badh wayo xaqiqdi

  • @haniabdi7759
    @haniabdi7759 2 ปีที่แล้ว +1

    Codka iyo carabka allow kuu daa aamiin aamiin

  • @sadaamjeego9444
    @sadaamjeego9444 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin wayn came Back wllkey nuur

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuur carale marku kilal ka jogay bu ka cod wanagsana 😁😁😁😁☝️

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 2 ปีที่แล้ว +5

    Maansha allaah gabar dhantada tunta iswidhan majogta

  • @Idleibrahimali120
    @Idleibrahimali120 2 ปีที่แล้ว +15

    Legend Noor Caraale welcome back bro watching from jubaland state of Somalia 🇸🇴

  • @user-bx3ih3xk9q
    @user-bx3ih3xk9q ปีที่แล้ว +7

    I started getting into Sagal’s music a week ago and Nuur is really good too. They are very talented people😊

  • @boqoradasomaliland7841
    @boqoradasomaliland7841 2 ปีที่แล้ว +4

    Wow Boqorkan tageero nuur maxamed Cali nolow ❤️🥰

  • @haniabdi7759
    @haniabdi7759 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku heestaa gogosha ii dhib aan game wwwwww

  • @naruurosuufi1826
    @naruurosuufi1826 2 ปีที่แล้ว +5

    Www legend nuur caraale welcome back gorme nogu dambeyzey codkaga dahabiga❤👏

  • @abdirizakabdikadir8179
    @abdirizakabdikadir8179 2 ปีที่แล้ว +1

    Qurbah mad madow idinka soosalamey inta qoraaljeyga arkeyso

  • @maxameddeeq1534
    @maxameddeeq1534 2 ปีที่แล้ว +1

    Wall Done Nuur Caraale Iyo sagal haldhaa

  • @mabdi1406
    @mabdi1406 2 ปีที่แล้ว +3

    What the song 🎵
    Nuur caraale oo dib boorka iskaga soo jafay
    Another hit

  • @jacfarmacallin2082
    @jacfarmacallin2082 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad baan uga helay dhantadan.

  • @zakiabdiibrahim4420
    @zakiabdiibrahim4420 2 ปีที่แล้ว +11

    Guulayso Nuur Carale The One an Only Legend Dhaantada Ninka Kaliya Ee Looga Dambeyo Welcome back Walagu wayay❤️🤝👏🏾

  • @hanadcazka2839
    @hanadcazka2839 2 ปีที่แล้ว +2

    Ragii dhantada laha caraale aapoh stylkaga kaliya iga gadan zida aad ujaratay timaha❣💋cajiip

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaantadu may dhiman dhulkana kumay dhicin , dhaantadu dhaqan keena weeyaan .
    Jebiya bahasha nacalaa shaydaan ku yaalee 🤭🙈

  • @bashiirxirsicali9366
    @bashiirxirsicali9366 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuur caraale aad bow bahasha ujebi yaqaan

  • @indhayare2
    @indhayare2 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah waa layskugu tagay heestan reer sweden waxkale kahadal maleh

  • @wanagiosharaf1880
    @wanagiosharaf1880 2 ปีที่แล้ว +6

    Welcom back nuur carale legend ❣️ waa lagu wayay lipx 😥

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend always is legend from Gaashamo Ddsi 👏❤️✊ New dhaanto Nuur araale

  • @DajiyeTube
    @DajiyeTube 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxbkey nuur caraale waaku waataa lkn sxb kobi reed baa kaga xirene maxaa khaldan

  • @exmayor5039
    @exmayor5039 2 ปีที่แล้ว +4

    Legend is back dhantadaan malintyda ayay sameysay salaan qaliya ayan hawada kuso marinaya adiga iyo sagalba❤️ Hana na iloobine update nagaso dhig

  • @omarbashiraweys4342
    @omarbashiraweys4342 2 ปีที่แล้ว +2

    Nuur Caraale keep going sxb

  • @mahadatoshkavu14
    @mahadatoshkavu14 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuur caraale lagend la waayey is back noo soo badi sxb

  • @saeynbmaxmed6770
    @saeynbmaxmed6770 2 ปีที่แล้ว +4

    Tiktok yaa sidayda kusoo arkay kadibna soo raadiyey 🥰

  • @najaxbiintuhaimanajax3934
    @najaxbiintuhaimanajax3934 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhaanto jcl iga dheh ❤️🇬🇲

  • @dawiillosiento7644
    @dawiillosiento7644 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhakgobedeey gogosha idhig aan gam,ee 🔥🔥 dabiyo holac nuur yare

  • @hargeleproduction9505
    @hargeleproduction9505 2 ปีที่แล้ว +5

    Nin culus nuur caralle dhaanto shidan iga dheh 💓

  • @zulthanmorgan4309
    @zulthanmorgan4309 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend baa soo rogaal celiyay🔥

  • @falastiincarab4131
    @falastiincarab4131 2 ปีที่แล้ว +6

    Welcome back boqorada codka segal Haldha iyo boqorka dhaantda Nuur Carale ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @somalitik3605
    @somalitik3605 2 ปีที่แล้ว +6

    Leghen to back dhaanto💯💯 Nuur CARAALE SALMEY❤️🙏

  • @abdinasirjeyteofficialchan5417
    @abdinasirjeyteofficialchan5417 2 ปีที่แล้ว +3

    Nuur caraale is back dhaanto hadda ayay xiisa leedahay welcome back

  • @bashkaasensio4176
    @bashkaasensio4176 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend nuur caraale intaas iyo inka badan ba wakaaa sugaynaa isha allah keep going king we love you wlhi❤️💯🙏

  • @yasmiinmohammed2966
    @yasmiinmohammed2966 2 ปีที่แล้ว +5

    Wow maanshallah ♥️♥️❤️♥️ inba caadi ma Ah huunoyin ❤️♥️♥️❤️

  • @degentakhal8912
    @degentakhal8912 2 ปีที่แล้ว +1

    Ruug cadaagi soo rogaal celi walee legend nuur caraale

  • @abdifatahdahir9169
    @abdifatahdahir9169 2 ปีที่แล้ว +4

    Welcome back nuur caraale the great voice

  • @hasoomar3626
    @hasoomar3626 2 ปีที่แล้ว +4

    Wooow 🔥 amazing dhanto keep fire burning 💓💯

  • @kingkhazar1565
    @kingkhazar1565 2 ปีที่แล้ว +58

    Another level legend always legend from Garissa cadeey 🇬🇲

    • @dahir022
      @dahir022 2 ปีที่แล้ว +5

      Adoo raali ah nagada dadka calaamadahoda, maxaad umalaynaysa marku qof gaambiyana arko qoralkaagan? Ama adigaba iskaso qaad hadii aad arki lahayd calaamadada ayado ajaanib isticmaalayo? almiyan sidaan waa caadi 🔴🔵🟢 ✅

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 2 ปีที่แล้ว +1

      Not from garissa ,from Nogob wayn

    • @kingkhazar1565
      @kingkhazar1565 2 ปีที่แล้ว +1

      @@dahir022 calanka og ayaa iska leh

    • @dahir022
      @dahir022 2 ปีที่แล้ว +2

      @@kingkhazar1565 qoraalkayga inaad fahantid iskuday wlle, madiidani anigu in aan midabada calaamada leenahay ee waxan diidanahay waa calaamada Gambian-ka ah!

    • @zakimagan5791
      @zakimagan5791 2 ปีที่แล้ว

      Thanks for representing Garissa cadey.....

  • @jiii2841
    @jiii2841 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa filaa Rockstone baa duubay video ga...
    Quality ka gartay
    Big up my G💯💯🤙

  • @ikrammohamed8063
    @ikrammohamed8063 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw waxkale

  • @aminaismailhajir440
    @aminaismailhajir440 2 ปีที่แล้ว +4

    Nuur caraale , you always make me feel loved 😍.

  • @nuromohamed7478
    @nuromohamed7478 2 ปีที่แล้ว +5

    Caadi mahan Mashaa allaah 🥰🥰

  • @aaminasalah806
    @aaminasalah806 2 ปีที่แล้ว +66

    I will marry guy from Ogadenia as soon as possible❤✌💜insha allah