Mucaaradka oo abaabulaya shirwayne siyaasadeed oo ka dhacaya Muqdisho, kaas oo halis ku ah ....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 94

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 8 วันที่ผ่านมา +1

    Eed weyn ma'aha lkn meel-dheer ayuu wax ka arkaa masha'allah ILLahay haku-xafiddo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 9 วันที่ผ่านมา +6

    Ninkaasi la wareysanayo waa dadka ugu aragti dheer somalida

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama3212 8 วันที่ผ่านมา +1

    Maanshaa Allaah waa odey runta sheegay.

  • @Farahkeinan-g7i
    @Farahkeinan-g7i 8 วันที่ผ่านมา +3

    Xasan waa beenale xasan waa tuug waa tuug waa tuug beenale allow nadhaafi aamiin aamiin aamiin xasan iyo dawladiisa waa tuug waa tuug waa tuug beenale allow nadhaafi aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @fatumabroady
      @fatumabroady 8 วันที่ผ่านมา

      Xurmadle Madaxweyne Xasan Dahir is forever Inshaa Allah

  • @shiresaid-l2f
    @shiresaid-l2f 8 วันที่ผ่านมา

    Thanks ❤❤❤❤❤❤

  • @AbwaanDulmidiid
    @AbwaanDulmidiid 9 วันที่ผ่านมา +4

    Biladii Geesiga Afrika Ayuu Helay Xasan Shiikh Waana Geesiga Afrika Oo Etoopiya Ka Dhigay Baranbarada Afrika ❤

    • @2daysago_
      @2daysago_ 8 วันที่ผ่านมา +2

      Yaa siiyay....nin shacab ah ayaa siiyay😂 Narrative kaas kuu socon maayo wll. Umada jaahil maahan oo somaali waa wada aqoonyahan.
      Waxaas horey farmaajo ayaa kusoo jabay oo bilad sidaas oo kale 2018 loo siiyay...,,isla jidkii farmaajo unbuu hassan hayaa

    • @YussufYussuf-h5v
      @YussufYussuf-h5v 8 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂geesiga Africa 😂😂😂😂😂 Moryanka Mogadishu

    • @aminaahmed6023
      @aminaahmed6023 8 วันที่ผ่านมา

      Shirka uu ka qayb galay baaba ku ahaa sumcad daro mw somaliya. Wuxuu ahaa madaxvwaynaha Keliya ee ja qayb galay shirkaa, dadkas wasiir baa ugu sareeyey, agasime, iyo ganacsato iyo ururo bulshoy ahaayeen. Intaa hadadan fahmin adna xasan ma dhaantid. Biladad sheegaysidna waxa loo siiyey wuxuu ahaa ninkii ugu da' waynaa uguna sareeyey dadkii meeshaas joogay, ninka siiyeyna musician youtuber ah buu ahaa. Ceeb intaa ka wayn madaxwayne Afirca ah oo sameyey ama ku dhacday ma jirto. Markaa beentas iyo khayaliga aad isagu sheekaysan wax macno ah soomali uma samaynayso isgana sharaf xumadiisii uun baad sii faafinaysan. Shame on you and shame on him!😢😢

    • @kaissasgaas695
      @kaissasgaas695 8 วันที่ผ่านมา

      Beenta jooji duluf yahoow

    • @Muzamil9337
      @Muzamil9337 8 วันที่ผ่านมา

      Xiligii xasan sheikh qabiil lagu taageerayay waa lasoo dhafay ee haku daba daalin , xasan Qabri Qote waqtigisa wa dhamaday Wana Laga mamnuuci siyaasada somalia inuu mardambo kusoo noqda

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 8 วันที่ผ่านมา +2

    War aragti aad naga iibisaan nookeena caqli xumo iyi qabyaalad wax kuraadis socan meeyso doorsho qof iyo cod ah ayaan ubaahanahay ee siiyaasad aad naga gedi kartaan wllayaaloow laimaada qeeylo uma baahinine

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 8 วันที่ผ่านมา

    Xasan Wax dawladnimo AH looguma Iman doono

  • @warsamejama-o4e
    @warsamejama-o4e 8 วันที่ผ่านมา

    xasan cadoow saxaafadaa meel baad uga dhacday..adeer waxa la dhaho weriyenimada waa la bartaa ,,haku takri falin..aqoon yaradaadana .cida sheegeysa aniga ma ahan ee aqoon yari,dhinac urarin..jaahilnimada.....

  • @Muzamil9337
    @Muzamil9337 8 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheikh Mohamud wa in mardambo laga dhaariya madaxtinima somalia.

  • @AbwaanDulmidiid
    @AbwaanDulmidiid 9 วันที่ผ่านมา +1

    Beentan Aad Sheegeyso Qof ibna Xaaraan Ah Oo Keliya Baa Sheega Goormaa Bad la Siiyey Eftoopia Ibna Xaaraan Yohow May Soo Degto Bada Hadii Bad la Siiyey Etoopia❤

    • @helpneedypeople5835
      @helpneedypeople5835 8 วันที่ผ่านมา

      Ciil qabe mooryaan ah ayaa tahay , kuwa dadka qixinaya ee dhulka boobaya ayaa tahay , tuug tuug watay , dalka waa laidinka qabayaa , DNA diinaba kuma jirto dawladnimo , Tuug ayaa tihiin adiga iyo waxa aad isku haybta tihiinba

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 8 วันที่ผ่านมา

    ALLAHYACIZZAK SIYASI CABDIFATAX ISMACIL EXCELLENT ANSWERS. XASAN CADE SUALAHA ISYELYELKA AH ISKA DAA SUALAHAGANA MARWALBA PL IN AY CAQABAD KU TAHAY DOWLADNIMADA SOMALIYEED AYAAD KU CELCELISA PL WAA TII VILLA SOMALIYA DIB U FURTAY 17 SANO KA DIB MADAXWAYNIHI KA LEEXDA WIXII LAGU HESHIIYAY PL XAQ BAY U LEEDAHAY IN AY DIIDO MA CEEBAA TASI SIDASAY KU NABAD GELAYSA SOMALI HADII WAX LA BADALAYO WAA IN MIISKA LA WADA FARIISTAA.

  • @MakeAmericagreatagainforlife
    @MakeAmericagreatagainforlife 8 วันที่ผ่านมา

    Maansha Alaah

  • @yacqubaliahmed3437
    @yacqubaliahmed3437 7 วันที่ผ่านมา

    anaga waxaa ku cabireeynaa xasan sheikh magalada muqdisho maba ku cabirno gobolada sidaa darteed magalada muqdisho waa ka reesatay wixii madax wayne soo maray burburkii kadib, sidaa darteeda mucaaradow muqidhos ha isku soo haleeynina

  • @AbwaanDulmidiid
    @AbwaanDulmidiid 9 วันที่ผ่านมา +3

    Weriye ibna Xaaraan Been Ku Sheekaynaya Aqoon Yahay Haku Sheegin Hadii Kale Cidna Kuma Daawanayso Kalsoonada Waan Kaala Noqonaynaa Xasan Cadow Ee Waxaa Hasoo Waraysan Mar Kale ❤

    • @helpneedypeople5835
      @helpneedypeople5835 8 วันที่ผ่านมา

      Abdifatah waa aqoonyahan ruug cadaa ah , xasan cade iyo xasan gurguurte ayaa tuuga ah ,

    • @IdleAbdullahi-d3o
      @IdleAbdullahi-d3o 8 วันที่ผ่านมา

      Xaasidnimada jooji qofka aqontisa allah ha u siyaadiyo dheh

    • @fatumabroady
      @fatumabroady 8 วันที่ผ่านมา

      Kkkk😂 please hadaawan la idiin ma baahno waan idinka reysanay Alhamdulillah

    • @fatumabroady
      @fatumabroady 8 วันที่ผ่านมา

      Kkkk😂 please ha daawan cudurka kugu dhaco daawo uma jayno

  • @helpneedypeople5835
    @helpneedypeople5835 8 วันที่ผ่านมา +1

    Hasan Gurguurte waa tuugii ugu waynaa ee somaliya wax kanoqda , waa beenaalihii ugu waynaa , ugu cuqdada badnaa , ugu musuqa badnaa , ugu munaafaqsanaa , ugu hagardaamo badanaa, ugu jiliin badnaa ,

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 7 วันที่ผ่านมา

    Abdifitaah waad mahadsan tahay sidaad ucadaysay mowqifkaaga

  • @silverloola726
    @silverloola726 9 วันที่ผ่านมา +1

    Sms ma Xasan Munaafaq baa iskaleh. XASAN CADDA CIDIISI BAA LABARAKICIYEY HADANA XASAN BAAHANE BUU DABADA KA DHUNKANAAYA

  • @maganiyodiini4146
    @maganiyodiini4146 6 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan makeenayo waqoyi hantidiii dowlada dhexe canshurne kama keenayo dadne Kama keenayo Alla muqdisho kobciso koriso kibriso Wlhi wardadkaan halaga raafo magalada bari Alshabaab ayey kasohadlayqan

  • @sacdiyaomar1430
    @sacdiyaomar1430 8 วันที่ผ่านมา

    Walee wax badan oo run ah ayuu xassan sheikh ka sheegay shacabkiina waa naceen xassan waxuu aruursan karo waa aruursaday kitaabkuu marayna allaa xisaabindoona hooyooyinka ooyaayo asagaa masuul ka ah

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 9 วันที่ผ่านมา +1

    Adiga yaa matashaa, dadka aad kasoo jeedid way ka goosteen soomaaliya inteeda kale. Meesha aad shaqada ka rabtid edeb kula dhaqan.

    • @FoosiJaamac-e9e
      @FoosiJaamac-e9e 8 วันที่ผ่านมา

      Soo erya idinkiibaa dadkaas ku heysta muqdisha, maxaad ka faa'iideen oo qarash aheyn

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 8 วันที่ผ่านมา

    Hawiye ayaa Madaxweyne hoodii sidaa loogu hor caayayaa 😡😡😡doqonsanaa hawiye😭😭

  • @micraaj6621
    @micraaj6621 8 วันที่ผ่านมา +1

    Nin aqoonyahan ahoo somalinimadu ka wayntahay iyo wariye usku sheeg fadhiku dirir ku caanbaxay inay is horfariistaan khalad bay ahayd

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 9 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan sheekh wa zero

  • @abdirizakesse364
    @abdirizakesse364 8 วันที่ผ่านมา

    Tolow kuwa xasan difaacayaa
    Waa kuea aan haybad iyi sharaf iyo damiir iyo diin a
    Iyo himilo aan midna lahayn

  • @axmedmaxamed3275
    @axmedmaxamed3275 8 วันที่ผ่านมา

    Ninkan saxaafada daaqad bu kaga soo booday

  • @abdihodanali6021
    @abdihodanali6021 8 วันที่ผ่านมา

    Sick man 😊😅😮😮😢😢🎉😂😂

  • @yusufhassan1175
    @yusufhassan1175 8 วันที่ผ่านมา

    Ninkani wariye ma aha. Culusow difaac baa sharaftii ka qaadday.

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 8 วันที่ผ่านมา

    waxan dhihi laha soomaali idinka kaliya mihidin xasan iyo xamse waa xor qofku fabu magacaba kuwan mucaradka inlacag aycunijiren hadey hadlayan waxay yirah dan waxa baldhacay

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 8 วันที่ผ่านมา

    Yaaaaaaaaaaahu xasan ethiopia eef leefoow 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hassankhalif1223
    @hassankhalif1223 8 วันที่ผ่านมา

    Rag ka qacli badan ba habkaan keeney ee xabad kuma qaadankartid

  • @MohamoodAbdi
    @MohamoodAbdi 8 วันที่ผ่านมา

    Xasan caddoow puntland waad ku walacday. Ha laga fooxiyo. Kelmed kasta oo uu yiraahdo waa Puntland! War nin tuug ah oo dalkii beecinaya baad leedahay xiligiisa ha dhameysto!!

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 9 วันที่ผ่านมา +1

    Biliqo ku kirow Wariye ma ahid ee waxaa tahay Qabiiliste aan aqoon Xirfad lahayn.

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 8 วันที่ผ่านมา

    Aad umu fogaan lkn run buu sheegay,

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 7 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan abdifitaah farmaajo way isku dhaceen nin gardarnaaba laakiin waa isqabtay waana ka dhexbaxay dadkii qayl qaylin jiray

  • @axsanta2x
    @axsanta2x 8 วันที่ผ่านมา

    Kan wariye ma aha wunaka qawanyahay wariyenimo

  • @aweysali
    @aweysali 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkan waxa oo ku hadla hadalka sheikh sharif lalush oo kuso baxay tasne we dhamatay hada codkasa kuso bax ama qaxoti aad

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 8 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia ayaa necbahay ma waxey noqotay kaliya in kursi lagu raadsado.Growe ,Hargeysa.baydhabo ilaa kismaayo bey katalisaa ethiopia. Iyo caabudwaaq ,maxaad kahadleysaan.ninki ethiopia iska celiyana cayayaanka ethiopia ayaa dacaayadeynaya.go ahead Dalxoreeye.

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 6 วันที่ผ่านมา

    Meesha u bada ku siyay wadi , ninkan dawlada ayu bos ka wayay ninki iska dhax arki waya dawlada , wa inu yiraha Madaxwaynaha dalka waxu wata Ethopia, bal waydi nimankam hada u sheegayo horay ma u joogen dawlade la shaqeyen

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ismail noolow wax garad b tahay

  • @IskuFilaan-g5k
    @IskuFilaan-g5k 2 วันที่ผ่านมา

    Muqdisho waxaa rabtaa in lays ku burbursado hageesana ay doorasha ka dhacdo in aad saas uhadasho hawiya iyo doqonimadooda ayaad ku gaartay. Balnin hawiyaa saas hauga hadlo. Hawiye si uu ug yahay iyo dadka hawiyaah rafaadka ka muuqda arka . War dadkiina hoos ufiiriya waa laydiku qasaaree

  • @hassankhalif1223
    @hassankhalif1223 8 วันที่ผ่านมา

    Jeebkiisa wariyaha bay galaysa

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 9 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan Cadde Beenlow Beenlow Beenlow Daalim ah oo Biliqo ku Koran.

  • @DahirAngar
    @DahirAngar 8 วันที่ผ่านมา

    Warieye hani waa mid Qof jeedkiis ku jira Xasan cadde, warieye wanaaga ka shaqeeya noqo ee qabyaalada iska daah.

  • @suleqaAden
    @suleqaAden 8 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan waa Indheer garad meel fog wax ka arka, LKN WARIYE KU SHEEGAN WUXU QARKA U SARNAA INU YIRAHDO ( AREEY XAMAR JOGISEEY KA RABTAA), 😅😅😅😅

  • @hassankhalif1223
    @hassankhalif1223 8 วันที่ผ่านมา

    Caqliga gurgurte iyo kan wariyuhu wa isku mid.xage lacagta ka keenay .wa hoyoyinka ooyaaya xaqoodi

  • @Ahmed99-p9x
    @Ahmed99-p9x 8 วันที่ผ่านมา

    NO SOMALIA, NO SOMALIA.

  • @axmedmaxamed3275
    @axmedmaxamed3275 8 วันที่ผ่านมา

    Kan wariye ma aha saxaafadana khalad buu ka fahmay waxan u fahmay inu vuse raadis uun uu yahay

  • @mahamedomar3474
    @mahamedomar3474 8 วันที่ผ่านมา

    Kan wariyahaa bunlandbuu marna console cay leeyahay marna cidii u waraysataba bushland caydiisu jewellery yahay wa hawiye cuqdada qaba maxad bushland yerli lartaa xamar maxan ka hdlaynaa

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 6 วันที่ผ่านมา

    Qofkasta ma wareysatan , dadka wakhtiga you ka dilin

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 8 วันที่ผ่านมา +1

    Cunsurigaan ka waresanaayo ka sii daran duligaan

  • @nasirjama8686
    @nasirjama8686 8 วันที่ผ่านมา

    CBB Channel

  • @jooqojaqaf22
    @jooqojaqaf22 8 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan wariyaha iska dhigaa hadal yaqaana ma aha hadan cudur puntlan yuu qabaa

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 8 วันที่ผ่านมา

    Kuwan xukunmada waxey ku didan yihin waa maxa l uga midnoqon ee mahan wamucarada oo awalba matagersanen

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 8 วันที่ผ่านมา

    ,ninkan warkisa hadan wax kirahado xasan waxa mabixiye waba kaso gaca xasan waxa mabixiyo nin kasato marku xilka wayo ayu xanaqa siyasiga somaliga waa im

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 8 วันที่ผ่านมา

    Wariya.qabyaalad.biyo.dhitay.

  • @MohamoodAbdi
    @MohamoodAbdi 8 วันที่ผ่านมา

    Xasan cadde weli wuxuu joogaa xiligii qa qab layaasha. Xasanoow makaroofanka sidii qoriga loo isticmaalayo jooji.

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 8 วันที่ผ่านมา

    Kan makafopnka hsystaa ma xassan yuu u shaqeeyaa wax walba waa u xalaaleyey

  • @Axmedcmagan
    @Axmedcmagan 8 วันที่ผ่านมา +1

    beenaale lama wareysto
    waa sida kan oo kale

  • @mahdihassan1677
    @mahdihassan1677 7 วันที่ผ่านมา

    Waan kufahmaynaa itoobiyadii aad udhuuman hayseen ayuu idankasooxidhay waad qaraaraysaan

  • @MohamoodAbdi
    @MohamoodAbdi 8 วันที่ผ่านมา

    Xasan waa tuug aan damiir lahayn. Waa qaadka oo kale, miyuusan qaadka wax yar oo shilimaada u saareyn?

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 8 วันที่ผ่านมา

    Wariye.xasan.cade.waalagulahadlay.waa.hadiiaadwaxfahmee6sid.dalka.soomaaliyeed.labo.marka.looqaybiyo.qeyb.ahaan.waxaadega.daarood..loojoojinmaayo..qeybtiikale.waxaakamaqan..s.land.ma.rubuc.baalagaqabanayaa.doorasho.qof.iyocod

  • @hassankhalif1223
    @hassankhalif1223 8 วันที่ผ่านมา

    Hal xaraam ah nirig xalaala ma dhasho.gudi aan sharci ahayn miya doorasha qabta

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 7 วันที่ผ่านมา

    Hasan cade xariif buu noqday waxuu iska shitaa yuutuubkiisa,
    Waraysigaan asagaa kayaabay su ,aalihii uu waydiinahayey KKKKKK

  • @DahirAngar
    @DahirAngar 8 วันที่ผ่านมา

    Ex-Xildhi.wuxuu sheegay waa runta ee warieye ha difaacin Md. XSM, xadkii buu ka gudbay u dalka hogaankiisa Xasan Cadow, ma sidaas ku tahay warieye wax og.

  • @AbdirahmanAli-te1sr
    @AbdirahmanAli-te1sr วันที่ผ่านมา

    Kan wariye ma aha hoyada jahilka ahayd was

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 8 วันที่ผ่านมา

    Xasanow.adiguba.mudane.farmaajo.ayaad.dhabarka.kudhegeneen

  • @AbdulleCadowxayow
    @AbdulleCadowxayow 7 วันที่ผ่านมา

    Adigu waxaad tahay ma taqaan.

  • @mahamedwarsame1214
    @mahamedwarsame1214 8 วันที่ผ่านมา +1

    Beenaale

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 7 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan abdifitaah farmaajo way isku dhaceen nin gardarnaaba laakiin waa isqabtay waana ka dhexbaxay dadkii qayl qaylin jiray