Agaasime Sanbaloolshe “Waxaan u baahanahay in awooda amaanka deegaankaan anaga nalagu soo wareejiyo"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 9

  • @Abubakar-w3j2h
    @Abubakar-w3j2h 15 วันที่ผ่านมา +3

    Hello xawadle kan wa jaajuuska ugu weyn e ay itopia sodirsatay wax kale kama shaqeyo in u isku diro qawa ilada somaliyeed bal bara hada ragan lixda ah e ladilay ced kale kamadanveyso o an ka aheyn sanbalolshe iyo xasan dawadhilif gurgurte iyo koxdiisa War somaalaay ka digtonada af macanida jaajuusiintan please 🙏

  • @AbdiHaji2103
    @AbdiHaji2103 15 วันที่ผ่านมา

    Hiiraan allaha u rahmado iyo guud ahaan hirshabeellle malahan siyaasiyiin hadaf leh wlh kuwa Xildhibaano iyo wasiiro isku sheegayo oo stetka matalo maqaayadaha xamar ayeey turub iyo dumlo ku ciyaaraan kan maamul nagama raacin waa fadhiit 3dexda masuul ee ugu sareeyo oo cali guudlaawe ugu horeeyo guri jowhar ku yaalo ayeey inta hoosta ka soo xerteen ee barjeen u fadhiyaan alloow noo gargaar kan maamul nagama raacin siyaasi maleh dhaqan maleh wax hormar oo kajiro maleh. Degmada balcad inaad gaari ka qaadatid jowhar kuma tagi kartid 60km jowhar ilaa baladweyne diyaarat maahinee safar dhulka ha sheegin degmooyinka sh/dhexe mid mid u gudbi karto maleh sida cadale, warshiiq kuwa hiiraan ha sheegin 😢😢

  • @toosiyeawtilmaame4354
    @toosiyeawtilmaame4354 15 วันที่ผ่านมา

    Run badanaa Sanbaloolshe

  • @MohamedDahir-z8y
    @MohamedDahir-z8y 16 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahow runkadhig hadalka taliye sanbaloolshe

  • @bisharahmedabdi2607
    @bisharahmedabdi2607 15 วันที่ผ่านมา

    Ilax

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 15 วันที่ผ่านมา

    Yaa la wateegay awoodii macawisleey😂😂😂 maxaa la idinku wareejinayaa ma baladweyne baa vila soomaliya la mid ah?

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 16 วันที่ผ่านมา

    Talo keen maahe, dadku waa arin keen ama aqbal keen.