Ma ogtahay shiicada irraan iyo dawladoda ,kuwa lubnaan ,kuwa bakistaan,kuwa ciraaq ,kuwa suuriya iyo dawladdi Asad intaas o kaashanaysa gaalo wawayn sida ruushka o kale inay isugu tageen o xasuuq ba,an ugaysteen dhulkoodina ka barakiciyeen shacabkii sunniga ahaa e siiriya o ha kuwa hadda qabsaday dalka suuriya
@@cabdishukridiiriye8857dadka rer qasa malin kast la xasuuqa maxay ugu hadli wayeen suuniga ad shegaysa rer marka laga hadlo sunigu manta wa dadka u gu lita walahii somalidu wa iska masakiin ah filin shiico iyo suni ah aya lo shiday dadkan waxa isku diraya ree galbeed
Iraan Waxaa Ku Habsaday Nabsigii & Xasuuqi Suuriya Ee Iyaga & Faasidkii Qashinka Ahaa Ee Ina Asad Ku Sheeg Ayku Heshiyeen Hubaal Nabsigii Reer Suuriya Reer Galbeed Ayaa Ka Jaraya Ee Aan Dhawro Halka Ayka Bilaabaan
Gaylanow waxad moda inad afayeen u tahay natanyahu way sidii jecla bad nogu waramaysa anigu shiico ma ahi ilahayna igama dhigin balsi waxan aqana markay shiico iyo yuhuud noqoto in shiicadu ii sokayso mida kale xabad jojintii xisbiga iyo uuhuda dhexmartay wa la oga cida dalbatay oo naftu haysay natanyahu 14 bari bam ku so af jaraya wa tu yiri Wana ku jabay aderow fadlan nagada buunbuninta ku slaysan jacaylka yuhuda iyo xulufadeda fadlan iiran mantau wa dal xoog wayn cid tabar u haysa inay werartana majirto Wana ognahay shacab ka siiray wanu ku faraxsany inu ilahay ka dulqaday mujrimkii dhig yacab ka aha ee haystay balse tas uma aragno I.n yuhuudu gulaysatay ok
@@endoferagoat2393 Isma dhamaan shiico iyaba muslimiin badan bay xanuun ba,an u geysteen wey xasuuqeen yuhuudna waa sidoo kale wax farqi ah oo u dhaxaya ma jirto kuli waa wada cadow rabbi ha inaka qabto Mid kastii mindi dhiinle buu wataa Oo muslim lagu dooxay
Iraq soo isla mareekanka uma gacan galinin iran sideebuu oga qaadaa marka yaan flim lainoo shidin shiico iyo ree galbeed halkoo cadow waa suniga
Xaqiiqdi ruunta ayad shegtay rer galbaad aya marna shiico ino shegta marna suuni maalinba mid ayay midka kale ku jibiyaan
@shakibabdi6330 flimkiina ey baa cunay dheh wecellada
Alxdulilaah jabka iiraan alaha muslima laqabto dhibkeeda galadana alaha guusha hanaga siiyo aamiin
Shiico waa usoo dhamaatay sidii ay usoo afmeerantay Nidaamkii calawiga ahaa ee Reer Asad
Subax wanaagsan dhamaan ummada soomaaliyeed Ilaahay dhibka haka saaro dadka muslimiinta ah
❤
Amen Ya Rabb sxb
Gaylan media Farah abdoulkadir Gull gobonimo Suriya victoire muslimane machallah beautiful
Iraan allah burburiyo si deg deg ah ka hor Yahuuda
Iran markeedi baa la soo gaadhay welwel baa soo foodsaaray 😅😅
Subxaanallah aduunyo wataa
Ina Adeer,
Allah haku xifdiyo.
Waa nin Ogaden oo aad kuujecel!!!
أصبحنا وأصبح الملك لله
WAA MAXAY SUNIGA IYO SHIICO AAD SHEEGAYSID? XAGEE KA KEENTAY WARKAA? FADLAN JOOJI WARKAAS XUN. IIRAAN WAXBA MA GAADHIN EE WAXAA XUN OO CADIBAN CARABTA .
Dhaaada iiran waa jabka muslinka
Oday Xijaabku ma aha xeer Iiraan la timid ee waa amar-Rabbi kuna sugen oo ku qora Qura'anka kariimka ah.
اللهم بك أصبحنا وبك أمسينا وبك نحيا وبك نموت واليك النشور مرحبا بالأمة الصومالية المسلمة.
Saaka waa jaaadeea xalaa.sii.diyaarisay
Nooca aad u hadleyso ka fiirso koleey Yuhuud baa ku soo adeegsatsy SUNI kulahaa yaa suni 50 kun oo ruux kuwa hortooda lagu dilay
Ma ogtahay shiicada irraan iyo dawladoda ,kuwa lubnaan ,kuwa bakistaan,kuwa ciraaq ,kuwa suuriya iyo dawladdi Asad intaas o kaashanaysa gaalo wawayn sida ruushka o kale inay isugu tageen o xasuuq ba,an ugaysteen dhulkoodina ka barakiciyeen shacabkii sunniga ahaa e siiriya o ha kuwa hadda qabsaday dalka suuriya
@@cabdishukridiiriye8857dadka rer qasa malin kast la xasuuqa maxay ugu hadli wayeen suuniga ad shegaysa rer marka laga hadlo sunigu manta wa dadka u gu lita walahii somalidu wa iska masakiin ah filin shiico iyo suni ah aya lo shiday dadkan waxa isku diraya ree galbeed
Daawaladahislaamkahanoolaadeen
Iiraan waa loo rabaa ineey kibirkeda lafariisato waxaanba ku nacay xaasidnimada eey muslimiinta ah ka aaminsan yihiine
War had aad sheeran so
Waa kangaroo duwana hay
❤❤❤❤❤❤❤❤
Ha ilaabin in Tehran ay ku yalaan iskuulo PARAVETA ah oo lagu Barto SIYAASADA waa heerka ay ka joogto aqoonta.
Shiico iyo yaahudh .allaha jaabiyo
Dabadhlif baad tahay iraan intaad ka hadli wadankaagi wax u tar
Iran sahal kuma burburaysa waayo waa dal wayn ahayne carabtaan waalan
War sxb qom wa magalo iran ku taal ee maha wadankale
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Raggii Syria La Dilaayey Bishaar Asad Cuqubaa Ku dhacday Markii turkey uu Taageray Shacabkii Syria oo ay ka Adkaaden bishaar Al Asad Iiraan Fikir ayeey Faafineysay xisbilahi lebnaan Syria Ciraaq Wuxuu oo dhan Hada waala dhex Galay
Afka reer galbedka ubam nugu waramayan
Markey adoomada ilaahay ay xasuuqeysay ma waxay mu maleysay insane ilaahay aarsan
Iraan Waxaa Ku Habsaday Nabsigii & Xasuuqi Suuriya Ee Iyaga & Faasidkii Qashinka Ahaa Ee Ina Asad Ku Sheeg Ayku Heshiyeen
Hubaal Nabsigii Reer Suuriya Reer Galbeed Ayaa Ka Jaraya Ee Aan Dhawro Halka Ayka Bilaabaan
Gaylanow waxad moda inad afayeen u tahay natanyahu way sidii jecla bad nogu waramaysa anigu shiico ma ahi ilahayna igama dhigin balsi waxan aqana markay shiico iyo yuhuud noqoto in shiicadu ii sokayso mida kale xabad jojintii xisbiga iyo uuhuda dhexmartay wa la oga cida dalbatay oo naftu haysay natanyahu 14 bari bam ku so af jaraya wa tu yiri Wana ku jabay aderow fadlan nagada buunbuninta ku slaysan jacaylka yuhuda iyo xulufadeda fadlan iiran mantau wa dal xoog wayn cid tabar u haysa inay werartana majirto Wana ognahay shacab ka siiray wanu ku faraxsany inu ilahay ka dulqaday mujrimkii dhig yacab ka aha ee haystay balse tas uma aragno I.n yuhuudu gulaysatay ok
Rer somalia nimcada hesatan ku xamdiya ina huruden sokacden miyaa masha Allah an idin dhoho
Ilahyow shiicada dumi oo baab,i sunigana guusha sii qaasatan shaam
Xariyasha somalida intas marwalba kawaraman
Saadasha beeenta iska daa.
Xaqu wuu guulaysta
😊
XUKUNKA XIJAABKA LAMA QAADIN EE OGOW NINKOW...
Kani waa yahuudi
Gal madi intadad shico iyo suni inata kawarameysid isra il dalki suriya dhaman wey lawaregteu
Shiicadu inay muslim dilaan moyee gaal ay la dagalamaan wali.lama.arag ha jabaan waa gaalo iyaguna e
Iran waxay qarka u sarnayd inay Palestine ka xoreyso Yuhuda oo dagaalada ku furna aad ugu riiqmay. Hadda ya Sunni ah oo dadkas dulman garab u noqonkara??
Iiraan dowlad sahlan maahin.
Propaganda western jaraaid yadooda soo qoreen hanoo soo gudbin ee wacyiga jira la soco.
Iiraan waa isku tashatey.
Kkkkkkkkkkkkkkk iiraan xisbullaah lubnaan siiriya iyo xamaas midna ma ahan reer galbeedkuna iyagaa lafahooda uga baqaaya soo ma dhihi karno
Iraanhanoolaato
Benaale
Goolaani hadduu wax tari karo hakasoo ceshado dalka israa'iil ka qabsanayso xisbullaah iyo iiraan waxba kama haystaane
GEYLAN WAXAAD FAAFINAYSAA KALMADAHA CADOWGA EE JOOJI. MISE WAXAAD JECESHAHAY CADOWGA MUSLIMKA?
Shiico ma Muslim baa u haysataa adigu
Shiico yuhuud iyo gaalo way dhaantaa
@@endoferagoat2393
Isma dhamaan shiico iyaba muslimiin badan bay xanuun ba,an u geysteen wey xasuuqeen yuhuudna waa sidoo kale wax farqi ah oo u dhaxaya ma jirto kuli waa wada cadow rabbi ha inaka qabto
Mid kastii mindi dhiinle buu wataa
Oo muslim lagu dooxay
Dhuuso weyne
Beenala tahay an run aqoon
Cayda Iran 🇮🇷 maxaad ka heleynaa hadda
Iraanhanoolaato