NAIROBI ILAA GAARISA MEEL WALBA SOOMAALI BAA DAGAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

ความคิดเห็น • 134

  • @mohamedabdi6262
    @mohamedabdi6262 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxan aad oga xumahay qof dhan oo wariye shegayo oo tarikh ahan iyo qawmiyad hanba aan aqonin waxu yahay iyo somalida inta la isku yirahdo waxan kudhihi laha dib ogu noqo wax barashadada waxad sobarata somalida iyo inta ay kakobantahay halka ay kaimatay somali iyo oromo iyo cafarta waxa kadhaxeya markii hore waxa umalayn jiray wariye buxa oo dhaqan ahan degan ahan iyo dad ahanba yaqana asalkiisa

  • @ahmedsharmake3825
    @ahmedsharmake3825 3 ปีที่แล้ว +11

    Ayaanle show nin dadka kala yaqaan ma ahan wardaay waa Somali kofurta ayayna degaan

    • @fatima-sx2ff
      @fatima-sx2ff 3 ปีที่แล้ว

      Anigu a MA maqal warday

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 3 ปีที่แล้ว +1

      Jubbooyinka ee degnaan jireen, gaar ahaan Raaskambooni ilaa xadbeenaadka marka la dhaafo. Dhanka badda u badanyihiin.

    • @koorabelayo4035
      @koorabelayo4035 3 ปีที่แล้ว

      @@waryaawariiri1812 haa waa dadki lahaan jirey jubada hoose lkn waxa mariyey oo laayey ogaden.

  • @rahmaisackadan6488
    @rahmaisackadan6488 3 ปีที่แล้ว +8

    Soomaali waa maryooleey Ee Ujeedkaagana ma fahmayaan. Balse 10 sano soo socota Dadkani Maqaamka muqdisho Kursi ka rabaan.
    Rabbooow noo kaalmee

    • @delion8418
      @delion8418 3 ปีที่แล้ว

      Jago walbo eeyka helaan somalia lalama wareegi karo ee somalida iyaganba ku heshiin karin dad soo galootina wax kama dhax helayan

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 3 ปีที่แล้ว +1

    Dawlada Somalia Inay Soo Laabato IN Dadkeeda GEESKA africa DEGAN odhan Isku Soo Laabtaan Aa la diidanyahay min Kenya Ila Adiss ababa mello kudhaw somali degantahay

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 3 ปีที่แล้ว +1

    SOOMALI WAA SOOMALI Oromo Soomali baratay Waxba nagama galin

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxan dhihi lahaa ,aan camirno inta udhexaysa miingi ilaa garissa ,oo aan iska deynno NAIROBI, Nakuru,kitale IWM

  • @buraaletaajirweyd486
    @buraaletaajirweyd486 3 ปีที่แล้ว +2

    Videogaan waa ka murugooday. Waa dhallinyaro oromo ah oo hawl ka dhigtay jaridda iyo xaalufinta dhirta. Waayo ma heli karaan meel kale oo ay ka hawl galaan. Mana fogo maalinta ay dhirtu dhulka ka idlaan doonto oo ay shaqo la"aan ku soo dhici doonaan.

  • @mohamedahmedali5200
    @mohamedahmedali5200 3 ปีที่แล้ว +1

    intaa uu warestay waa somali oromo si kasto udonan somalida manoqon doonan somali waxan kabaqaya in somali aduunka laga waayo somali baa la dhihi jiray in ay ka dhacdo allle noma kase.

  • @willsomaliyeed7095
    @willsomaliyeed7095 3 ปีที่แล้ว +5

    From tanriver wardey wa somali wan beesha direed

    • @aliabdullahi1410
      @aliabdullahi1410 3 ปีที่แล้ว +1

      Warday waa Ormo people. History Kenya ayaa lagu bartaa. Ormo ma aha dad dir ah.

  • @farhanhusen4959
    @farhanhusen4959 3 ปีที่แล้ว +6

    Maansha Allaah. 👍
    Hanolaato.
    Shaqo Fiican.

  • @mohaahanaad3678
    @mohaahanaad3678 3 ปีที่แล้ว +2

    Saxiibkeena HANOOLAATO nagta kenyanka ah waxeydahday MAINOWADIIN AANHADALNEE 4:37
    maxaad ulahadli weysay.

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 3 ปีที่แล้ว +7

    MASHA ALLAH HANOOLAATO SHAQO FICAN BAAD HAYSAAN

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 3 ปีที่แล้ว +3

    dadkaan somalida ah maxaa ka qaldan nin wardey ah baaba yiri waxaa nahay Oromo.

    • @aliabdullahi1410
      @aliabdullahi1410 3 ปีที่แล้ว

      Waa runtiis waa Ormo people. English kii North Eastern iyo Tana River iyo ilaa Jubbaland gumaystay xitaa Ormo people ayuu u yaqaanaa. Qaar ayaa xitaa tima adag oo san waawayn Wardayda ama Ormo people ka.

  • @Bayten6579
    @Bayten6579 3 ปีที่แล้ว +4

    Qabilada meesha lagu sheegshegayo gare iyo ugaden le ka kasay.

    • @SSS78781
      @SSS78781 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂cawaan baan tahaye cawaan maxu garan??😅

  • @taqwatube1372
    @taqwatube1372 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan kaa rabay wabiga Gaarisa iyo beeraha Gaarisa dhinana wax barashada ganacsiga iyo horumarka magaalada

  • @heikal446
    @heikal446 3 ปีที่แล้ว +2

    Saaxib Oromo maxan waa Orma, TanaRiver aidegaan. Garaxan Bangal waxaa deeg Degodia. Kenya Oromo madeegna.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 3 ปีที่แล้ว

      Waa taan layaabay aniguba😂Oromo u qaxay ayaa jooga laakiinse magaalooyinkaas dad somali ah ayaa iskaleh waa sida diridhabe oo kale ay hada sheegtaan marwalbana waa ladilaa oo looma naxo ilaahbaa na jecel oo nabadiyay alhamdulillah 💪🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻💪🏻💪🏻💪🏻

  • @abdu8591
    @abdu8591 3 ปีที่แล้ว +5

    masha allah
    I love it we need more

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaa mandera inaa tagtid eyey eheed waxbadanaa arki laheed

  • @batulaisse2844
    @batulaisse2844 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle waxaa ii cadaatey in aad Tuulo ka timid marka aad tiri Oromo waligeey ma arag Soomaaliya ku dhashey.

    • @umaamina1885
      @umaamina1885 3 ปีที่แล้ว +1

      ayanle waa nin reer hiraan ah waana runti anagu waligeen oromo ma anan arag ma qasab ayad uga dhigeysaa in u yaqaano

  • @ikranmohamed1906
    @ikranmohamed1906 3 ปีที่แล้ว +1

    Horta ninkan wariyaha wan dhageysta wariyahana qabil umaha wariye inta afka somaliga kuhadasha ayu uyahy waxana loga bahanyahy waxa uu dadkisa lahorimayo inu yahy shaqsi kasta oo Somalia ah wax ucutamayo lkn qabil somaliyed inad lakimeyso wa ayan daro dadka kula afka kula dinta Lula deeganka ah somali maha waliba somaliya dagan degan kueh siyasada wadagtan Somali maha koley wa inad kaso Garbaxda gaf wadhaca lkn ninka raga waki qaldamo hadana dib kasaxo ee ayaanlow dadka walalada kaso garbax

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 3 ปีที่แล้ว +2

    Oromo wall lama nihin qurunka gafuurada xun xun

    • @hodanmuse7746
      @hodanmuse7746 3 ปีที่แล้ว

      Naa isku xishoo wallahinaadan gaadhayn

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhuxusha. Tii ahmed madoobe miyaa

  • @axmedcadalla6350
    @axmedcadalla6350 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle wagii gumeystaha itoobiya aad ushaqeyneysay radio faana oromo madan arkin miya aniga waxaan ahay qof aad kuyaqano waliba arimo bdn ayaa nadhexmaray marka horay waxaad somali ugeysatay walagadogudbay hada dadka iyo diinta ushaqee malmahan danbe mucaradnimo kugu arkaye

  • @abshirfoodcade1361
    @abshirfoodcade1361 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayanle Wll Wan Kutagersnahay Sida Xaqiida Ah Ee Aad Wax Walba Nola Wadagtid

  • @issanoornoordakat3070
    @issanoornoordakat3070 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayanlow wajeer imaaw walal

  • @xamdiseraarcali5713
    @xamdiseraarcali5713 3 ปีที่แล้ว +3

    wardaay oro maahan waa niman dir ah

    • @aliabdullahi1410
      @aliabdullahi1410 3 ปีที่แล้ว

      Yaa lagugu qoslin warday waa Ormo people anagoo Ogaadeen ah oo kun sano ag joognay maad noo sheegi ma aha Dir. Xitaa Somali ma aha laakiin waa la Somali gareeyay waxaana Soomaali gareeyay Ogaadeen ka.

  • @sahraahmed2894
    @sahraahmed2894 3 ปีที่แล้ว +2

    Hanoolaato pls noosoo baday dhulkan aad baan u xiisaynaynaa

  • @martinaernest696
    @martinaernest696 3 ปีที่แล้ว +1

    Maad tagtid Isiolo, Marsabet, iyo Moyale, Teedakale Dhulka aad sheegeysid Adiga Qudhaada , Tana River ,Bangal iyo Hola ilaa Wajer ilaa Filitu Reero aad iskudhawdihiin baa degan Ee hadii aadan garaneyn nasoowac anigaa kuusheegaayo, Teedakale Adiga kuqadhaada Waxaa kuuguyar macrifada meelaha aad joogtid Ee intaadan Tegin meelaha wax ka,aqriso oo Taariiqdooda baro oo dadka wareeso, waayo Waxaad tiri Warday waa Oromo waana kuugu Qalad adiga oo Afka idaacada kuhadlaya in aad tiraahdo sidaas, beesha waa Madaxweyne Dur warday Cali lo,leey bey ubadanyihiin jubooyinka ayeey kahayaameen markoodii horana... Somali Wardai Clan

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxaad uga jeedaa wariye Somali maryoolay? Yaa qaawan,maryahu se ma caybaa?dad sidaa doo kale ah oo social media ha ka dhex leh" Somali maryoolay" macno heeda noo sheeg iyo sidaad u isticmaasho.

    • @abdihaji8984
      @abdihaji8984 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc wax cay ah ama ceeb ah ma aha ,waa halhays waa hore ay bixiyeen soomaalida banaadiriga ah oo looga jeedo guud ahaan soomaalida xoolo dhaqatada ah ,waxaa la mida lamma goodle oo looga jeedo laba go'le oo ah dharkii waagii hore soomaalidu qaadan jirtey.

  • @tichipsmobile4936
    @tichipsmobile4936 3 ปีที่แล้ว +2

    wardey waa soomali

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 ปีที่แล้ว +2

    Mind haa mar danbe kuma fiirsado

  • @SSS78781
    @SSS78781 2 หลายเดือนก่อน

    WARDEY WA OGADEN WEYNA IS GUURSADAAN WANA ISKU DHAQAN

  • @adanali7889
    @adanali7889 3 ปีที่แล้ว +2

    Wardaay somali wayeee ..somali weyne wayee

  • @wehelie555
    @wehelie555 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Walaal Ha noolaa to waxaan kuugu guubaabinaa inaa noo sii daadihisid ama banaanka soo saartid Taariikhda Soomaali da iyo waxgalkooda iyo qiimahooda kuwa guuleystay. Sida Hodan Naaleeye. Allaha u naxariisto e. Guuleyso Hanoolaato.

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan la yaabaa raga dhuxusha iibinaya waxa ay wada yiraahdeen OROMO ayaan nahay, Soomaaliyey maxaa inaga qaldan marka dunida noo taqaan Soomaali , maxaa keeni kara erayga ugu horeeya in aanu niraah ama magacawno qoysas Soomaaliyeed, waa dhaqan xun oo gunima ah qofku marka uu hadlaba qoys magacaaba.

  • @adankalib4003
    @adankalib4003 3 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato noolow halkee kaala soo xiriiri karaa plz from Borama Somalia

  • @bashkaisaaq4508
    @bashkaisaaq4508 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb wareysiga wasiirka qeybta labad maad no fasaxdid

  • @sadamibrahimali5347
    @sadamibrahimali5347 3 ปีที่แล้ว

    Gawade kambada eh maxa ogu dhide hadal

  • @dhamagcagar8695
    @dhamagcagar8695 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sxb hanolato wan ku salamay salan kadib arinti aad garissa ka diyarisay ee aheyd nolasha garissa waxaad u dhigtay oo aad oo ga hadashay sida adigoo dad ajnabi wax oogu waramaya oo dadka mesha ku nool ayna somali ahayn arintana waa gef aad u wayn waxan rabaa in aad saxdid qaabka aad ooga hadashay garissa aadna waad u soo celcelisay deegaan ka iyo dhaqanka somali ayay uga egyihiin dadka aad ka waramayso waa somali kuwa aad u waramayso waa somali marka waxay ka dhigantahay somali ma aha waxan ku waydiiyay somaliga ma dhalasha mise waa jinsi qaado ama iibsado ? !!!

  • @muhudinmohamed2867
    @muhudinmohamed2867 3 ปีที่แล้ว +2

    Arooryo Suuban.

  • @MohamedAhmed-uw3fu
    @MohamedAhmed-uw3fu 3 ปีที่แล้ว +2

    Qabilka wardeyda waa Oromo lakin waxeey sheegtan Somali siiba Ogaden, waxeeyna dagaan meel udaxeeyso Garissa iyo Mwingi oo ah magaalo qoomiyada Mukamba leedahay

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 ปีที่แล้ว +1

    Ascwtb ayaanle aad ayaad usoo dalxiistay,dalxiis wanaagsan.

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 3 ปีที่แล้ว +1

    Shaqadaada waxaa ka dhigatay in aad dadka wareesato dawlada aad mucaarado London ma sidaanaa ugu tagtay

  • @samajacel8599
    @samajacel8599 3 ปีที่แล้ว +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @qarandoon6367
    @qarandoon6367 3 ปีที่แล้ว

    Maxaa kuu baxay??

  • @mohamudabdiweli2
    @mohamudabdiweli2 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha idin nabad yeelo intaan socodka ku jirtid. Take Care Sxb.

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah this is good video i loved

  • @hamdinuur2551
    @hamdinuur2551 3 ปีที่แล้ว

    Baraf iyo qabow maxaa nacidilay markaan arkay nolosha qurxoon

  • @theliberalthinker3308
    @theliberalthinker3308 3 ปีที่แล้ว +1

    'Wanaan qabnaa wanaan guursanay'! Lol.

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah qurux weye caradena

  • @seanlion2580
    @seanlion2580 2 ปีที่แล้ว

    Heerbaadiyo

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 3 ปีที่แล้ว +5

    Warday somali wye

  • @ibrahimmoogowadan6671
    @ibrahimmoogowadan6671 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC somaali hanolaato

  • @libananjalo6186
    @libananjalo6186 3 ปีที่แล้ว +1

    Welcome to Nairobi Mr ayaanle

  • @saynabducaalefaarax3816
    @saynabducaalefaarax3816 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa mahadsantahay video ka

  • @bjrnekonge803
    @bjrnekonge803 3 ปีที่แล้ว +1

    Waryaha waa bilaa aqlaaq hadaay warday Somali ahayn asiga ma samaalaa?

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 3 ปีที่แล้ว +1

      Ader isku day inad fahanto, asaga ma dhihin ee ayaga leh buu yiri

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 3 ปีที่แล้ว +1

    Lol war dhulka waa dhul somali ee kadiid inay sheegtaan dhulkan please! Qax bay kuyimaadeen ee dhulku waa dhul somali. 50 sano Kadibna waxay sheegan doonaan boosaaso iyo hargeysa subhannallah, laakiin alhamdulillah taariikhda awoowayaaasheen baa nabaray laga maqli maayo waata hadaba ay sheeganayaan diridhabe lagama yeelo marwalba waa ladilaa alhamdulillah

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 3 ปีที่แล้ว

      @Cumar Farah lol😂😂 haye kaalay iga Qaado hadaad tabar heyso qudhmuun yahow🖕🏻🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤧💩 waligay beerahaan kugu falan jiray ilaa hadda beerahaan kugu fashaa oo booyaas baad ii tahay oo kabahaad ii tosha musqulahaad ii meedhaa intaas oo miidhan iyo ka xun baan ku gu sameeyaa sabab too ah waan kaa xiniinya weynahay oo dhul barwaaqaan daganahay adna dhul abaar ah baad joogtaa alhamdulillah ilahbaa I jecel oo asxaabihiibaan ka soo Jeedaa oo boqorro geesiyiin ah baan ka tafiirmay adna fulay xaar walwaal ah BaaaD tahay 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

    • @Abdalahasan123
      @Abdalahasan123 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@IbiEntertainmentfaan maba xume kuma tahay, la garan waayow

  • @ahmedsharifiabdirahman6150
    @ahmedsharifiabdirahman6150 3 ปีที่แล้ว +2

    Seet ku keentay nin warday.ah inaad yiraahdo soomali.matihid waa inaad xaalkabixisaa

  • @elmikamil9487
    @elmikamil9487 3 ปีที่แล้ว

    Hadey degen tahay sow dalkoodii loogu yimi maaha???

  • @mohamedali-vp4bo
    @mohamedali-vp4bo 3 ปีที่แล้ว

    Asxaabey sheekadaan ma daawateen: Sidaa quruxleyda ku noqday....yaab baa idiley...bal arka asxaabey caadi maahan codka iyo editingka th-cam.com/video/UXinBu1PCG0/w-d-xo.html

  • @samajacel8599
    @samajacel8599 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk ormo iyo wardhey miya kala kasi weysa wardhey wa ormo

    • @ikranmohamed1906
      @ikranmohamed1906 3 ปีที่แล้ว

      Koley wll wardey adiga aya kasaray somalinimada ayan umaleya

    • @ikranmohamed1906
      @ikranmohamed1906 3 ปีที่แล้ว

      Koley waxan umaleya wardey Ali adiga aya somalinimada kasaray ilen horta mamaqale

  • @hardertheneve8614
    @hardertheneve8614 3 ปีที่แล้ว

    Video oo kale Noo badi libaax Siyaasadda ku heshiin mayne

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 3 ปีที่แล้ว +3

    Culimada kenya kheyr allaha siiyo
    Mirohoodii ayaan guraneynaa!!

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 ปีที่แล้ว

    Intan fiirsanayey aya video ga cafimad ka qadey

  • @Hhhh-xl6up
    @Hhhh-xl6up 3 ปีที่แล้ว

    Waday cage oromo
    Uga dhigasa sxb

  • @alikuliali7979
    @alikuliali7979 3 ปีที่แล้ว

    Waydii dhuxusha xagee laga keenay

  • @hamdinuur2551
    @hamdinuur2551 3 ปีที่แล้ว

    Somali hadaa nahay wiil iyo gabar raqiis badninaa

  • @hamdinuur2551
    @hamdinuur2551 3 ปีที่แล้ว

    Wariyaha inuu xantuu damcay walagu qabtay

  • @abel3841
    @abel3841 3 ปีที่แล้ว

    War wardey waa Soomaali waa reer waamo!

  • @kkkoolkhalidpoul1435
    @kkkoolkhalidpoul1435 3 ปีที่แล้ว

    I subscribe for you bro because I liked ur video and how u respect.people

  • @somandafricaweareone
    @somandafricaweareone 3 ปีที่แล้ว

    Ormaa waye oromo ma ahan wll

  • @abdu8591
    @abdu8591 3 ปีที่แล้ว

    Oromo iyo ormo maxaay ku kala duwanyahiin

  • @liibaanhuseein5040
    @liibaanhuseein5040 3 ปีที่แล้ว

    Yaanle agar hiiraan sxb marn wallke

  • @cabdijamac4671
    @cabdijamac4671 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsantahay inaadtir

  • @Akhi-Mo
    @Akhi-Mo 3 ปีที่แล้ว

    waa ku soomali qabsan doona

  • @m.a.k1853
    @m.a.k1853 3 ปีที่แล้ว

    Wardaay waa soomaali

  • @mohammedade1141
    @mohammedade1141 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanle oromo maahanwaa orm

  • @cabdijamac4671
    @cabdijamac4671 3 ปีที่แล้ว

    Bro waad ku

  • @MrMohamud78
    @MrMohamud78 3 ปีที่แล้ว

    Aawey part2 janan interview

  • @mohammedade1141
    @mohammedade1141 3 ปีที่แล้ว

    Waa soomaali kuwaan

  • @marshaalmuumin1466
    @marshaalmuumin1466 3 ปีที่แล้ว

    Lahjad waalan

  • @mohamedaden3711
    @mohamedaden3711 3 ปีที่แล้ว

    M, a Ayaanle

  • @kafisacadeey9316
    @kafisacadeey9316 3 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @kafisacadeey9316
    @kafisacadeey9316 3 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @bashkaisaaq4508
    @bashkaisaaq4508 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanloow

  • @mohamedmukhtaar3086
    @mohamedmukhtaar3086 3 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @samanthapower6901
    @samanthapower6901 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan wariyaha ahi wuu jiranyahay, waxa la waydiiyay qabiil kee tahay, kula haa somaali baa qabiil ah,
    Waar sheeg cidaad tahay, Somali waa qawmiyad maaha qabiil

  • @mahadyareshiitiye1276
    @mahadyareshiitiye1276 3 ปีที่แล้ว +2

    Oromo ma ahan ee waa ormo waana qoomiyad kamadax banaan oramada

  • @sundusinaali3034
    @sundusinaali3034 3 ปีที่แล้ว +1

    Oromada somalida maxaa Ku lifaaqay Anigu yaabayee meeshaan joogno way joogaan 🇸🇴🇸🇴

    • @abshirhassan3848
      @abshirhassan3848 3 ปีที่แล้ว +1

      Somali laanteed Oroma ma noolan karto sababtoo ahi oromadu Waa dad masaakiin ah oo fulayo ah baqda indho xiran somalidu Waa dad dhiiroon indho adag geesiyaal ah oo meelkasta oo Aynu tango dunida ka muuqda iskuna daya inay wax ku yeeshtan dunida ay u tagaan USA Waa dowlada dunida ugu xoog Badan Waadna aragtaan in ay Somali noqotay qoftii ugu horaysay ee Africanka from Qaarada Africa ee us Congress noqota,; Canada, yurub Iwm Meel waliba oo Aynu ka tagnay waxaynu nahay kuwa ka muuqda bulshadaas! Sidaa darteed Oromiya maadama Aynu nahay darris kuwa guursado dumarka somaliyeed oo na dhex gala Waa ay nagu tiirsan yihiin somali laanteedna Oroma ma noolan karaan!!taas weye sababtu wadna fahamtayna hada soo ma aha !!

  • @araysane8111
    @araysane8111 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle sxb somali maha qabiil qofkasto oo afsomali ku hadla waa somali taas baan kuu sheegin. Dastuurkana in ay ku qoranthy baan filayaaa

    • @axmedcynte7102
      @axmedcynte7102 3 ปีที่แล้ว +3

      Somalidu waa jinsiyad la yaqaan waana loo dhashaa not luuqad la bartay in lagu noqon karo taasi waa khalad weyn gaalo cad cad ayaaba somaliga taqan

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 3 ปีที่แล้ว

    Dalka sidaasi lagu yahay ayuu doonayaa kan xanuunsan ee ina farmaajo inuu colaad galiyo !!!

  • @muhsinadesh9604
    @muhsinadesh9604 3 ปีที่แล้ว

    Waxan kugu sodhawen dona mandera County I.a.

  • @husseinadan9047
    @husseinadan9047 3 ปีที่แล้ว

    Warday weniwasta

  • @husseinadan9047
    @husseinadan9047 3 ปีที่แล้ว

    Warday weniwasta

  • @batulaisse2844
    @batulaisse2844 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanle Kenya iyo Imaaraad ayaa kugu shubtey

  • @mascuudabdi3627
    @mascuudabdi3627 3 ปีที่แล้ว

    HANOOLAATO

  • @shantasomaliofficial7451
    @shantasomaliofficial7451 3 ปีที่แล้ว

    KENYA WAX SOMALI AH SADEXDAS QABIIL UNBAA DAGAA 1. DAGODIA 2. OGADEN 3.GARRE

  • @Hurusocod
    @Hurusocod 3 ปีที่แล้ว

    Maxaa ayaanle lagu caynaayaa.
    Wardeey iyagaa leh, Oromo ayaan nahay.
    Maxaase ku jaban Oromonimadada Waa dad Soomaali ka badan kan dhulwayn.
    Mise dadka ayaa nagu yar Oo kii af soomaali ku hadlaa Waa Soomaaliyeynaa

    • @m.a.k1853
      @m.a.k1853 3 ปีที่แล้ว +1

      Oromo Somali ka dhulwayn kana badan miyad leedahay hhh

  • @ahmedjama8152
    @ahmedjama8152 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal ayaanle hanoolaato warday waa somali dhalad ah muran kuma jiraan kusoo qaado barnaamijka ku xiga kan