Xaliima Khaliif Magool - Ingiriis wuxuu yiri (Hees Wadani)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 8 หลายเดือนก่อน +11

    Allah unaxristo abwaan xuseen oow faarax iyo maamo magool 😢
    Walaalehenow reerwaqooyi sidaad nogu listeen idin kugu maana hambayn waana idin kaga garabeeynaaa mar walba midaa waxaad
    Waxaad ahaydeen walaalo gacmaha ino dhiibtay basle waala jaray
    Gacmihii dhibkii la idiin geeystay wali waan u dhutineeynaa alla oge
    Waxaad xaq uleedihiin in tabashadiina la idin tix galiyo heer walba ha joogtee waxaan idin leenahay waxaa tihiin walaaleheen dhiigga iyo dhaqanka diintu na mideeyay wanaa giina idiin ogsoonin alle ha idin sharfo nabadii iyo hormarkiinanana alle ha idiin siyaadiyo 🙏

    • @engneerismaaciil1406
      @engneerismaaciil1406 8 หลายเดือนก่อน

      Sxb legend ayaad tahe iso qabo

    • @shaaniqadarshaani5677
      @shaaniqadarshaani5677 7 หลายเดือนก่อน

      Wall contact ii dhaaf si aan dib kula so xiriro​@@engneerismaaciil1406

    • @shaaniqadarshaani5677
      @shaaniqadarshaani5677 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@engneerismaaciil1406 contact ii dhaaf szb

    • @yahyeahmeth5712
      @yahyeahmeth5712 หลายเดือนก่อน

      Dawladiina ayaan ogaysiin intaa aad aduu tiri

  • @FarxanFarax-i3z
    @FarxanFarax-i3z 3 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahow unaxaariisto xaliimo magool ilaahow awoodaada ku cafi aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @Madadaal
    @Madadaal 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay qabriga haw nuuro Xuseen Aw Farax iyo xidigtii Walaalo Hargeysa iyo Hobaladii Waabariba.

  • @umucafiifa2310
    @umucafiifa2310 ปีที่แล้ว +7

    Iyagon adun heyn nimanki abure aad nogu howlgalay inkatoon la,eed tirin abalkodu wuxu yahay duco lagu xasuuste xoriyadan heysano dadba u dhintay cidleyay walidkood iyo ubadkoodi😭 ilahow janadadi gey🤲

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂Aun inti u dhimatay

  • @abdirisakwais8100
    @abdirisakwais8100 3 ปีที่แล้ว +6

    Waà eRayadii Abwaan xuseen aw farax dubad aun

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 หลายเดือนก่อน

    Erayadii Xuseen Aw Faarax
    Laxanka Qarshee
    Codka:magool❤

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abni,wAsalama

  • @jinniekercheval3845
    @jinniekercheval3845 ปีที่แล้ว +1

    Maamo Magool AUN qaldaamiintii beey hore ugu digtey laakiin qaldaan waa qaldaan waxba wixii ka qaldan ayeey ku kacayaan maalinba maalinta ka dambeysa

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 8 หลายเดือนก่อน

      Qaldan somali dhan qayameyn dalkena iyaga ugu wacan bur burin dhib

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 8 หลายเดือนก่อน

      Dadki hore tahay idor qaldan Waxa u yaqanan dadki hore rer muqdisho qof kasto isaq ah qaldan dhahna everyone wa qaldan yihin isla saxsan

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 หลายเดือนก่อน

      Qadaad weyn baad tahay waxba fahmi maysid heesta reer somaliland baa sameeyay waxaanay ka hadlaysaa marxaladii somaliland taagnayd 1960 iyo midnimadii aan laga fiirsan

  • @cabdiraxmanabdullawjamac7623
    @cabdiraxmanabdullawjamac7623 3 ปีที่แล้ว +4

    Xaliimo khalif magol alla ya raxma🤲

  • @abdurazakhassan5928
    @abdurazakhassan5928 2 ปีที่แล้ว +1

    lamana adkaysan oo dawladda Xanar waaa intii Talyaaniga oo magaca ummadda Soomaaliyeed sheegata

  • @amaanyusuf
    @amaanyusuf ปีที่แล้ว +3

    Alla heestan iidoor may dhgystaan

    • @fadxxiiid1185
      @fadxxiiid1185 9 หลายเดือนก่อน

      Iyagaa samameeyay waxa kahadlaysaa Somaliland

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 8 หลายเดือนก่อน

      Iyaga lo qaday afarta years ka hor ama konton years old waye heskan

  • @adenahmed7051
    @adenahmed7051 2 ปีที่แล้ว

    AUN Magool Rabi Naxariis wrta hasiyo

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abni

  • @samawadehaji2428
    @samawadehaji2428 2 ปีที่แล้ว +2

    Ku xasuuso waagey soomaalidu ahayd SOONMAALi!

  • @xasanxawad7333
    @xasanxawad7333 ปีที่แล้ว

    Ma xusen aw farax aya leha erayda mise cali sugule duncarbed

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wan ashtakoday Isticmar ka dhidhiyay ingris waxu yiri urka an ku heystay afka an ka shego Isticmar ki waxu yiri argagixiso weye hadad idin ka damac den arimahina hos Isticmar ku ololka u ku shidayo 😂😂😂😂🎉

  • @shaaficifaarah344
    @shaaficifaarah344 6 หลายเดือนก่อน

    Heestaa kumaa sameeysay

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxay la hadlaysaa somaliland wixii uu kadigayna way dhaceen balse mar labaad ayuu alle kusoceliyay idinkiyo dadnimadiin

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 8 หลายเดือนก่อน

      Dadnimo ma jirto damir dhimayay somali Italian ilah no maqan caloshis u shaqeysta na cilay 😂😂😂

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 10 หลายเดือนก่อน +3

    AbniwSallama

  • @shaaficifaarah344
    @shaaficifaarah344 6 หลายเดือนก่อน

    Dadkii markaa joogay haday ilduufeen maanta ku joogaa miyaanay arkayn

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayamahi irir samale nimo xasan shiq wada heskan isku dubay fisir keda cawa fahmay

  • @Morgan-ge6nv
    @Morgan-ge6nv 9 หลายเดือนก่อน

    Argagixisidu ma reer Koonfureedkaa?

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 9 หลายเดือนก่อน

    Ka,jawab,somlli,hadad,tahay

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 9 หลายเดือนก่อน

    B,burhan

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abni

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abni

    • @AbniWasalama
      @AbniWasalama 9 หลายเดือนก่อน

      Abni,wasalama

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abni

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abni