Axmed Shariif Killer - Aroosaan Lahaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • #AxmedShariifKiller
    Heestan asal keeda waxaa lahaa Cabdi Busuri

ความคิดเห็น • 236

  • @wiilsomaliyed5257
    @wiilsomaliyed5257 3 หลายเดือนก่อน +23

    Heestan wxn dhagaysan jiray 2020 markaas oon aad u jeclaa gabadh aan Isla dhigan jiray kakungulu memorial high-school kampala, gabadha magaceeda waxa la dhihi jiray safa aad baan u jeclaa nasiib xumo anoo jacaylkaygii u sheegan baa covid19 soo baxay kadib school kii waaba la xidhay gabadhi markaas baa iigu dambaysay😢😢 hada anoo canada 🇨🇦 jooga baan dhagaysanayaa😢 gabadhaasna ma ogi meeshay joogto balse weli waan jeclahay😭

  • @Nasteexohasaniszaaq
    @Nasteexohasaniszaaq 10 หลายเดือนก่อน +38

    Finan leheda hada ifahmi lehed qofkeygow💔😭😭
    rabiyow hadu khery iyahy dhankeyga uso jeedi 🤲💔

  • @maryanawessmaxamed4289
    @maryanawessmaxamed4289 2 ปีที่แล้ว +66

    Xanuun uu leeyahay qofka jeceshahay markii uu fogaado 🥲🥲🥺🥺🥺🥺😪😪😪😪
    Ilaaho dadka isjecel allah isku keeno 🥲🥲🥺😪

  • @aliabucarscekei2635
    @aliabucarscekei2635 3 ปีที่แล้ว +19

    Allah ya cizak Killer. Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in aan ku farxo gaabka heesahaadi iyo sida aan ugu raaxeysto.
    KILLER Isku xaafad ayaan ehayn. Wuxuu daganaa Buur Karoole. Fanka marka uu bilawaayey waxaan ku wada kulmijiri gurriga fannanada wayn Casha
    Cabdow. Allah uu naxariisto. Ali Abucar Scekei

  • @alonegirl6746
    @alonegirl6746 ปีที่แล้ว +30

    Wlh heestaan markan maqlo waa ooyaa si xad dhaafa illhow badal qeer qaba isii oo aan ku iloobo 4yrs nolol ma helin 😢😢😢😢

    • @mohamedfarah1269
      @mohamedfarah1269 ปีที่แล้ว +1

      Asc wll🥹

    • @caadila8459
      @caadila8459 ปีที่แล้ว +2

      Amiin yarabi insha allh 🤲🤲🤲🤲🤲🥰

    • @shifoshariif3706
      @shifoshariif3706 11 หลายเดือนก่อน +2

      Aameeen dhamaanteen 😢😢😢😢😢

    • @alonegirl6746
      @alonegirl6746 11 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedfarah1269 wcs

    • @Nasteexohasaniszaaq
      @Nasteexohasaniszaaq 10 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin I.a 💔

  • @kingmoha6307
    @kingmoha6307 2 ปีที่แล้ว +68

    😭 runti waxan daremaya damqasho markasta aan dhageysto heestan Sahra abyo macaan wax eeda maadanlahyn mana eedayo nasiibka igaweecday waxana idinrajeynaya adiga iyo seygaga iyo carurtiina nolosha iskuwaara abid farxad aan dhamaan kuwada nolaada 😢

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 2 ปีที่แล้ว +9

      Alla muxuu nasiib iyo calaf dad is jecel kala geeyay😥🥺💔

    • @ridaadraage1953
      @ridaadraage1953 ปีที่แล้ว

      @@salmahassan6998 kuchi kuchi hota hei ☹️🥲🤔❤️‍🩹💔❤️‍🔥💣☻️

    • @deeqoxasanshiikh2891
      @deeqoxasanshiikh2891 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭💔💔💔

    • @nuurcade2863
      @nuurcade2863 ปีที่แล้ว

      😢😢

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd 11 หลายเดือนก่อน +2

      Zaaz karapa pro qof kuxumeye wngaa logu duceeya

  • @HanatArtan-t8x
    @HanatArtan-t8x 3 หลายเดือนก่อน +3

    Www hees daren leh Aroos an laha aqal gala is laha is ogada laha isku uur noqda laha 😢💔💔

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 ปีที่แล้ว +18

    Killer ma'aha qofka qaadaayo ama leh heesta . waxaa qaadaayo suufi, waxaana laha aheesta abdi buzuri aun aamiin

    • @mooseemilano322
      @mooseemilano322 2 ปีที่แล้ว +1

      Alla yaa cizak sxb cabdi buzuri oozaa aa lahaa heestaan lkn fanaankaan magaciis atshwiish aa igaaga jiro sxb

    • @maxamedabdulahi3991
      @maxamedabdulahi3991 ปีที่แล้ว

      Cabdi busuri laftirkiisaaa qaadaaayo

    • @yuusufcumar7173
      @yuusufcumar7173 3 หลายเดือนก่อน

      Sax waaye codkaan kiler ahan

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 3 ปีที่แล้ว +27

    Aroosaan lahaa
    Aqal geesaan lahaaa
    Is ogaadaan lahaaa
    Isku uur noqdaan lahaayeey😭😭

    • @mahircade2389
      @mahircade2389 2 ปีที่แล้ว +1

      Isku uuur noqdaa lahaa

  • @abdikariin_ak
    @abdikariin_ak ปีที่แล้ว +12

    Aroosaan lahaa
    Aqalgeysaan lahaa isogaadaan lahaa isku uur noqdaa lahaa 😢😢
    That is heart 💔 felling 😢

  • @Kinghero616
    @Kinghero616 ปีที่แล้ว +5

    Inkasto gabadhi aan jeclaa leyga guursaday hadana nafteyda waxan kusasabaa xasuusteeda macaan waxan halkan qalbiga kalahadlaya sahra axmed xasan abyo macan aduunka inta joogti farxad aan dhamaad lahyn kunolow aaqirana jano 😘🙌

    • @ifraaxabuukar4680
      @ifraaxabuukar4680 ปีที่แล้ว +2

      Qalbiyada wngsn mxa farxda u diida xanunka ugu wyn wa mrka qofkgi aad weydo😭 I'm watching 25,1,2024

    • @Kinghero616
      @Kinghero616 ปีที่แล้ว

      ​@ifraaxabuukar4680 marmarka qaar nafteyda kumaqanacdo xasuus kaliya ilmada ayaan iska ceshtaa anigo waxwalba og ayaan hadana udhaqmaya sida qofan waxba ogeyn abyo gabadhaas wan isjecleyn jaceylkeena dhuuxa ayuu galay sidhab ah isku dhaarsanay lkn malinba waxa dhacday in walidinteda aniga isowecen guriga ayaan ugu tagay farxad awaded ilmada awod umalaheyn inaan ceshto markaan guriga tagayna waxan lakulmay sahra oo labixiyey aroskuna 2malin kadib yahay ninki lasiyeyna uu sahra agfadhiyo farxadi murugo ayey iskubadashay ilaahada aan weli qalbigeyga ka go,in. Walidinta qaar jaceylka iyo rabitanka dhalinta ma egaan taasa dhibaato weyn ku ah jaceylka wada nolanshaha lamaanaha isdortay

    • @Kinghero616
      @Kinghero616 ปีที่แล้ว

      ​@@ifraaxabuukar4680 aduunyo ayaa sidaan iska ah abyo

    • @ifraaxabuukar4680
      @ifraaxabuukar4680 ปีที่แล้ว +1

      @@Kinghero616 dhibmlhn wllky qof ksta wxu waye wx ka qer bdn allah ogu bedelo inshllh

  • @ciiltirecomedy6363
    @ciiltirecomedy6363 ปีที่แล้ว +10

    Inta ila dhageysaneso 2023😢 liketa💔

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 ปีที่แล้ว +16

    this masterpiece Yaa 2023 ila dhagaysanaayk😢

    • @amirah4768
      @amirah4768 10 หลายเดือนก่อน +2

      2024

    • @shalucoxidig821
      @shalucoxidig821 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@amirah4768 2024/4/5

  • @PhalastiiN
    @PhalastiiN 3 หลายเดือนก่อน +5

    Meel aa wax ka bilowo ma aqani stress saaid i haayo 😢mxa raga kle dheer tahay maxa sidan dhan kugu jecladay ano agtada naxaris kaso doontay maxa qolka mugdiga iga tagday😢ku dhawad 1 bil kala amusan nahay fariimo dhibkeyga ka hadlaya kuso qoray maxa mala awaal uga so qaatay😢ma ii sheegi kartaa sabbta sidan dhan iku qalbi jabisay💔🤦‍♀️hwn walba io malin walba adiga ka fikira waxa ku hamiya ina malin uun ila so hadashid😢qof go.aan qatan karto ma ihi oo kmaa quusan karoh chaceylkga mid ka awood bdn ima so marin runtii adiga ayaa dhibkeyga ku sheegan jiray hadana dhibkeyga ugu weyn adiga ayaa ii keesatay runtii kama quusan adigaa ahaa bilowga malinteyda io dhamadka hwnkeyga waku xiisay wlhi 😢maalin uun farinteda waad aqri doontaⓂ️😭

    • @falamagur9862
      @falamagur9862 3 หลายเดือนก่อน

      Adiga ayaan dhibkayga kuu sheegan jiray hadane ayaa dhibkii ugu waynaa I gaystay. Waa hadal culus.

    • @PhalastiiN
      @PhalastiiN 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@falamagur9862mexey dadku u xumadan marke dacifnimadena arkaan runtii xanun weyn ayo ii geestay sidee qalbikeyga uga Saari karaa😢😢😢😢

    • @falamagur9862
      @falamagur9862 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@PhalastiiN xagee kaala soo xariira si gaara

    • @PhalastiiN
      @PhalastiiN 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@falamagur9862 lambarkeyga lkn xagen kaga so diraa

    • @FaadumoAhmed-jn4hi
      @FaadumoAhmed-jn4hi 27 วันที่ผ่านมา

      Sorry 😔 ❤😢😢

  • @DadonAligalac
    @DadonAligalac ปีที่แล้ว +4

    Aroosaan lahaa
    Aqal geesan lahaa
    Is ogaadaan lahaa
    Isku uur noqdo lahaa I am crying 😢 😭💔

    • @abukaralinuur3035
      @abukaralinuur3035 ปีที่แล้ว +1

      Sabar aduun le waaye kan
      Dad dadki hore waye
      Old is gold

  • @ramloosman2619
    @ramloosman2619 11 หลายเดือนก่อน +3

    Is aroosaan lahaa aqal isla galaan lahaa is ogaadaan lahaa is ku uur noqdaan lahaa😢 qof qofku jeclaa loodiiday unbaa dareemikaro xanunkaas😢😭

  • @duranmohamud
    @duranmohamud ปีที่แล้ว +12

    From 2008 to👉🏻 2023 ❤

  • @b-mb-m4247
    @b-mb-m4247 ปีที่แล้ว +8

    Old is gold 2024😢

  • @zuumajid
    @zuumajid 7 หลายเดือนก่อน +2

    Heestaan waxa loqaday adno amiiro hoiyadod❤❤😢

  • @IkranMohamed-ed5cb
    @IkranMohamed-ed5cb 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi wa hees xanuun keda wadato 💔🥹

  • @abdirahmaanshiine2278
    @abdirahmaanshiine2278 2 ปีที่แล้ว +10

    hees iyo bar still waan dhageysanayaa 2022😭😭😭😭😭😭😭

  • @ibrahimabdullahi7268
    @ibrahimabdullahi7268 9 หลายเดือนก่อน +22

    Who else listen to me 2024 ❤😢

  • @shekeyeahmed9688
    @shekeyeahmed9688 4 ปีที่แล้ว +11

    Ax
    Hees iyo bar
    Allow ku naxariiso

  • @qaaliahmett2268
    @qaaliahmett2268 2 หลายเดือนก่อน +2

    1:30 Still 2024 🥺❤️

  • @faisalosoble8096
    @faisalosoble8096 2 ปีที่แล้ว +5

    Heestan Adana heela abeheed ayaa qaday aun Wuxuna u qaday adna hooyadeed

    • @NafisaGuhaad
      @NafisaGuhaad 5 หลายเดือนก่อน

      Lkn muxu ugu qaday sow asiga caruur isku dhalenba😢

  • @abdulljamac508
    @abdulljamac508 3 ปีที่แล้ว +13

    Wanaag sanaan Lahaydaa Hadii uu Rumoobi lahaa Jacayl waliba Oo qalbi wanagsan Ku abuurma 😥am sorry

  • @adnafarah6893
    @adnafarah6893 ปีที่แล้ว +10

    I heard this song was sang in 2008 and I’m still in love with it ♥️☺️in 2023

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd 11 หลายเดือนก่อน +1

      It's so sweet n lovely 😍 It's get old right pretty 😍

  • @DadonAligalac
    @DadonAligalac ปีที่แล้ว

    Maxaa ku xurmeeyey aan ku siyey Jaceyl buuraha ka weyn
    Heestan markan waan iska ilmeeyaa is malahen yasmiin baa kaa tageesa 😭😭 ayaan ku lahaa axdigeen adkeey eed maa lahaan

  • @joogaabo741
    @joogaabo741 4 ปีที่แล้ว +12

    Cafi walashaa 💔

  • @mizkimohmed822
    @mizkimohmed822 2 ปีที่แล้ว +11

    2022 wali waan jclhy.😍.OLD IS GOLD

    • @mohaa10
      @mohaa10 ปีที่แล้ว

      2023 naftakusasaba heestaan

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd 11 หลายเดือนก่อน

      Indeed it's more than diamond pretty 😍

  • @qalbixolcay2086
    @qalbixolcay2086 4 ปีที่แล้ว +8

    Horey uga soco naag isqaladay

    • @Fagaase2017
      @Fagaase2017 3 ปีที่แล้ว +1

      Nasro miya mida is qaladay😁

  • @shariifcadde642
    @shariifcadde642 3 ปีที่แล้ว +5

    Ayaantii kulahaa axdigeena adkee eed maan lahaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @MahadGoraa
      @MahadGoraa  3 ปีที่แล้ว

      QALBI XOLCAY 💥💔💥

  • @Drabdiqadir-jg4jm
    @Drabdiqadir-jg4jm 4 หลายเดือนก่อน

    Qofteydiyey si xad dhaaf ah aya kuu jecela walina kuu jecelhy kuuna jecelan dona balze maalintii aan kawayey aya duni ka quustey😢😢😢

  • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
    @CabdiraxmaanMaxamed-q5z 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waxan dhagaysanayaa 30 November 2024 9:28 Axad

  • @GONDHIGAONLINETV
    @GONDHIGAONLINETV 11 หลายเดือนก่อน +2

    Sxp waan ku wata guleyso

  • @abdihadimohamudabdi7620
    @abdihadimohamudabdi7620 3 ปีที่แล้ว +3

    Aroosan lahaa aqal geesan lahaa 😭😭😭 lkn ayada ima fahmin 😔

  • @abdalarelex274
    @abdalarelex274 2 หลายเดือนก่อน

    ❤☠️aroos lahaaa is ogaadaa lahaa isku uur noqdan lahaaaa

  • @abshirnuur5942
    @abshirnuur5942 ปีที่แล้ว +3

    Heestan shadiyo iyo khadar ijecleysiyen😫😭

  • @NaimaAbshir-gz6lz
    @NaimaAbshir-gz6lz 3 หลายเดือนก่อน

    isku uur noqdaa lahaa😭😭😭❤️

  • @ahmednorjama6071
    @ahmednorjama6071 4 ปีที่แล้ว +5

    mahad waxaa qayaad heeskaa axmed ceegaag waa fanaan reer south afrika ee ma ahan axmed sh killer

    • @MahadGoraa
      @MahadGoraa  4 ปีที่แล้ว

      Axmed sxbow markuu qaadayo axmed ceegaag waatanaa ee tan maaha
      th-cam.com/video/CuCTtpZ9rc8/w-d-xo.html

  • @khaliilrahman
    @khaliilrahman ปีที่แล้ว +3

    Legend Axmed Sharif Kiler 🙏🎸

  • @sharmahassan2466
    @sharmahassan2466 ปีที่แล้ว +2

    Inan qurxiyo ereyga jaceel usoo galay 🌺🍂🌺🌺🌺🌺🌺🌺2023:6:

  • @iskuroon9551
    @iskuroon9551 ปีที่แล้ว +1

    Heestan shadiya sharaf ban ka soo raacay kkkk❤

  • @amiir.1243
    @amiir.1243 4 ปีที่แล้ว +5

    Fanaan Killer cajiib.

  • @CawaleCawale-yd6js
    @CawaleCawale-yd6js ปีที่แล้ว

    Codkan Killer maha sxp Waa fanan kale

  • @OzmanMaanka
    @OzmanMaanka 6 หลายเดือนก่อน

    Ruuux gopa oo wx jeclaady Un ba dremi kra hestaN drnkeda .😢😢 ....frxd igu nolow Mel wlba ad joogto 🙏

  • @Cabdalllah
    @Cabdalllah ปีที่แล้ว +1

    Xasuus baan galay caawa
    Jacaylkaygii uhoreeyey
    Iyo Heeskan Berigaan jeclaa
    2007dii
    Aroosaan lahaa aqal geysaan lahaa is ogaadaan lahaa
    Isku uur noqdaan lahaa

    • @KhadarCabdi-f1h
      @KhadarCabdi-f1h 5 หลายเดือนก่อน

      Aduunyo waa wareegto aniga ayaaa caawa dare dareemi kara dhipkaas

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 3 ปีที่แล้ว +13

    Aroosan lahaa aqal geesan lahaa
    Is ogaadan lahaa isku uur noqdaan lahaayee. 😥😭
    Wadna taabasho waaye. 😢

    • @nimcodahir1220
      @nimcodahir1220 3 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭😭💬😔💋👌

    • @mahadboos5136
      @mahadboos5136 2 ปีที่แล้ว

      @@nimcodahir1220 1

    • @phaizaapdyrahman6329
      @phaizaapdyrahman6329 2 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭

    • @phaizaapdyrahman6329
      @phaizaapdyrahman6329 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihakiimsaed6834 🥺❤🤴🏻SORYY abweh😪😪😪lkn dareenked ayeyy wadata

    • @abdihakiimsaed6834
      @abdihakiimsaed6834 2 ปีที่แล้ว

      @@phaizaapdyrahman6329 beenta maahin abayo, heestan qof aan jeceel waligis arkin xitaa wuu dareemi karaa, sababto ah ereyada ayaa dareen waali ah xambarsan. 😒

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 27 วันที่ผ่านมา

    Wow qabiga ayu.tabtay 😢❤❤❤❤

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 ปีที่แล้ว +8

    Shaadiya iyo khadar keeyow ban ku bartey😂💔

    • @Qadrorabuushmaxamed
      @Qadrorabuushmaxamed ปีที่แล้ว

      Wlhi ani xita hada so radiye😂💔🦥🦦

    • @Fagaase2017
      @Fagaase2017 ปีที่แล้ว +1

      Wali wad yartahay walal

    • @SabirinMohamed-tq5hb
      @SabirinMohamed-tq5hb 8 หลายเดือนก่อน

      Heeestan Mar hore ayee so baxde lkin tiktok ayaa kuso aragte somahan 😂😢

  • @mohamedarababgaalcismaan9985
    @mohamedarababgaalcismaan9985 2 ปีที่แล้ว +6

    Still listening in 2022 💔😓

  • @faisalosoble8096
    @faisalosoble8096 2 ปีที่แล้ว +1

    Adna cabdi busuri waa Adna heela abeheyd

  • @CawaleCawale-yd6js
    @CawaleCawale-yd6js ปีที่แล้ว

    Noo killer sxp waa fanan kale legend 😢

  • @mohamedosman5074
    @mohamedosman5074 3 ปีที่แล้ว +5

    Xuquuqda heesta plz sheega
    Heestaan ma qaadin AUN ahmed Shariif Hassan (Kiler)

    • @maymaali7819
      @maymaali7819 3 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Busuri aya qadey

    • @maryoanali2269
      @maryoanali2269 7 หลายเดือนก่อน

      @@maymaali7819😢

  • @hamdajamacahmed6387
    @hamdajamacahmed6387 ปีที่แล้ว +4

    Shaadiya iyo khadar inta heeetan ku baratay 😂😂😂😂😂😂

  • @saeddayib6752
    @saeddayib6752 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hees iyo bar 2011 xasuus

  • @axlaamali7560
    @axlaamali7560 ปีที่แล้ว +3

    Muzic qaar Waa cunto ❤️‍🩹heezta wa heez dhaafte❤

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 ปีที่แล้ว +2

    Ay i am listening this song wllhi i love it ❤😢😢

  • @xaajibuux1777
    @xaajibuux1777 ปีที่แล้ว +1

    Ahead sarif ❤❤❤❤

  • @AhmedMoha-o4c
    @AhmedMoha-o4c 5 หลายเดือนก่อน

    Hamdi M M my nolosheyda aan cawa isla dhageysaneena ana America jooga ayada Kenya Allow nadab inu wada mideey jecelki yaraanta soo xasuusta ilaa 2009 aan aqaana mcnto ku jeclahy

    • @idman1634
      @idman1634 5 หลายเดือนก่อน +1

      💋macankeyga love u more ilahy ado nabada haikakeno😘🅰️

    • @AhmedMoha-o4c
      @AhmedMoha-o4c 5 หลายเดือนก่อน +1

      My mcney its going to happen nolosha bar waaye la’aanta muftaha ayaha aa tahay gooni ii ahow 😘💝💍

    • @idman1634
      @idman1634 5 หลายเดือนก่อน

      @@AhmedMoha-o4c 😘Sidokle qalbiyow

    • @AmaaniYahye
      @AmaaniYahye 22 วันที่ผ่านมา

      🎉congerlation guys@@idman1634

  • @Create_shorts11
    @Create_shorts11 ปีที่แล้ว +2

    Old is gold🥺❤

  • @عبادي-ف6غ
    @عبادي-ف6غ 3 ปีที่แล้ว +4

    ayaantii kulaha axdigeena adkeey eedmanlahaye

  • @MohamedIbrahim-ol2sp
    @MohamedIbrahim-ol2sp ปีที่แล้ว

    Alwayz listen dis song while am with my lovely wyf halima at madogo

  • @aliabdullahi4165
    @aliabdullahi4165 3 ปีที่แล้ว +1

    Aroosan lahaa isku uur noqdaa lahaa hadana suubis ahaane igu tuugosa cajiiiiiiiiiib🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @maryamoxuseen5998
    @maryamoxuseen5998 6 หลายเดือนก่อน

    Isku uur noqdaa lahaa😢

  • @somaliweyn7093
    @somaliweyn7093 2 ปีที่แล้ว +2

    Still 2023💔😔

  • @Abdihakim_6
    @Abdihakim_6 4 ปีที่แล้ว +5

    Old skol are the top songs, I really like it👍👍👍

  • @MuqtaarMaxamed-fs6mg
    @MuqtaarMaxamed-fs6mg 4 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 gjerireuee

  • @ayaanmaxamedaxmed
    @ayaanmaxamedaxmed ปีที่แล้ว +1

    From shadiyo 😔

  • @ismahanabdiabdi8539
    @ismahanabdiabdi8539 2 ปีที่แล้ว +2

    Still in 2023😔😰

  • @carfaaye3000
    @carfaaye3000 ปีที่แล้ว

    Alla qalbiga iholcaya markaan maqlo

  • @mohammedmuze7838
    @mohammedmuze7838 3 ปีที่แล้ว +1

    Mya wlhi eeyd ma legend

  • @aynteali3425
    @aynteali3425 2 ปีที่แล้ว +2

    Hestan aniga wax xasus ah o goni ah iguma lahan sababto ah ani xiligas jecel ma garaneynin lkn waxay iso xasusisa walalkey curadka gurigena o anan 8sano is arag isaga ad u dhgeysan jiray manta wuxu joga LONDON o u waligis jecla inu aado melahan walagaga xisay bro

  • @cawaaleaadan4564
    @cawaaleaadan4564 3 ปีที่แล้ว +1

    CODKAN KILLER MAHA SUFFI AYAA LA DHAHAA FANKAN YANANA LAISQALDIN

  • @abdirahmanibrahim5465
    @abdirahmanibrahim5465 ปีที่แล้ว +1

    Old is gold 🥇

  • @NajmoCsalam
    @NajmoCsalam ปีที่แล้ว +1

    Team 2023😢

  • @saidgessey623
    @saidgessey623 4 หลายเดือนก่อน

    17 September 2024
    10:42PM
    😢😢😢

  • @nuuroxaamid7440
    @nuuroxaamid7440 11 หลายเดือนก่อน

    heesta waxa dhaygsany 9 /3/2024😢

  • @xafsaosman4875
    @xafsaosman4875 6 หลายเดือนก่อน

    Who is listening 2024😢😢

  • @siidowcabdullaahi1604
    @siidowcabdullaahi1604 3 ปีที่แล้ว

    War heesta waxaa khaaday cabdi buziri owzaa see wax kaayihiin killer ayuu aad oogu cod ekyahay

  • @MuqtaarMaxamed-fs6mg
    @MuqtaarMaxamed-fs6mg 4 หลายเดือนก่อน

    Haay ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anababdulqadir9064
    @anababdulqadir9064 3 ปีที่แล้ว +2

    Idil jabuuti

  • @zakariazaki6555
    @zakariazaki6555 2 ปีที่แล้ว

    Heestaan xanuun iyo xasuus aay igu abuurtay

  • @salepanturtur2906
    @salepanturtur2906 2 หลายเดือนก่อน

    4dec 2024 1:30. Illaahayow nolosha ii jabi

  • @Fadahaabdi112
    @Fadahaabdi112 ปีที่แล้ว

    Eed maan lahaaye😢😢😢

  • @khalud1272
    @khalud1272 ปีที่แล้ว

    Heestaan busuri aa qaadooyo

  • @anwarmohamedrage336
    @anwarmohamedrage336 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax xusuus wllhi 2004

  • @mariamm-e8g
    @mariamm-e8g 6 หลายเดือนก่อน

    Eed maan lahaa😭🥲

  • @siidowcabdullaahi1604
    @siidowcabdullaahi1604 3 ปีที่แล้ว

    War heesa waxaa khaaday cabdi buziri owzaa

  • @ciidamadaruushka1000
    @ciidamadaruushka1000 4 ปีที่แล้ว +2

    Axsan heees

  • @xaawocali1221
    @xaawocali1221 3 ปีที่แล้ว +2

    Xaawo

  • @maryamoxuseen5998
    @maryamoxuseen5998 6 หลายเดือนก่อน

    3/8/2024 maalin sabti😢 good by😊

  • @Fagaase2017
    @Fagaase2017 ปีที่แล้ว

    Suufi abdi busuri ayaa qaaday see wax ujiraan.😮

  • @aweysabdulqadir4445
    @aweysabdulqadir4445 ปีที่แล้ว

    Jxh ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedfathi703
    @maxamedfathi703 2 ปีที่แล้ว

    Haa waan ka xumahay tan kugu dhacday lpx

  • @IbraahimCaraale-g4m
    @IbraahimCaraale-g4m 4 หลายเดือนก่อน

    XASUUS AYEY IGILISEY

  • @KaramaKaramalion
    @KaramaKaramalion ปีที่แล้ว

    Asc waan idin salaamay sxb

  • @waleshire2915
    @waleshire2915 4 ปีที่แล้ว +8

    Amaan ooyaa lee

    • @hamzaaliahmed8962
      @hamzaaliahmed8962 3 ปีที่แล้ว +1

      Ha ooyin bro iska samir waa aduunyo iyo xaalkeeda❤😭

  • @donjamalo2640
    @donjamalo2640 3 ปีที่แล้ว +13

    This song is heartbreaking 💔 Wlhi

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd 11 หลายเดือนก่อน

      You feel bro right so breaking 💔 heart

  • @aweysabdulqadir4445
    @aweysabdulqadir4445 ปีที่แล้ว

    Qlbi❤❤❤