ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Dadka hda so radiyay 2024 bishii 4aad maalmaha ciida Ku jirnaa waa idin salaamay 😂😂😂😂
anigana beri oo ciida caraffa ah ayaan dhageysanooyaa😂😂
Ana sanadka oo dhamad eh dhagesanoya 2025 gali rabna😂❤@zahraahmed9121
Ani sandakan oo dhamad ah so radiyey 16/12/24😂😂
Old is expansive than gold,9 years ago a girl from Rer Xamar ayaan fb iska baranay heestan ayay isodiri jirtay she was more than a girl❤
Gabadha raadi iyo guurso, yaysan kaa fakan
@@maanso6583yp😂😂😂
Heesaha xamarika heestaan uku jeclahay luul jeylaani😍 kiler😍 aamina camaari😍 aways qamiis😍 dad waa dadkii hore 😘
I can remember 1987 when I was young boy I have being lessen from radio mugafisho good time Keller now is reer aaqiro allaha u naxariisto
Dadka hestan hada usoo laabtey 2024😢
abayo wxd u ekthy qof murugeysan 2024 apriil arkay farintda
@@kalgaceylboy1174 xanun ban gudaha kadaremaya🥺🥺
😮😮😮
Best song 🎵 ❤️ 😢😢 jecel
abtigey mcn aa dhagensan jiray 2005 illaahey ha u naxariiste anoo yar aan ladhagesan jiry maba ilow runtii
Hi
Aamiin qaali shanshi shanshi kaso carfaysa
Laxamada ugu macaan ee la qaado waa kuwa heesaha xamariga
Allh ha u naxristo luul jeylani manta ayey ku geriyotey cariga mareykanka 2024 12 31
One of my favorits song, i wish mama lul jeilani long life.
One of the most beautiful somali songs 🇸🇴
Inteed Aade Ayaantan Adaan ku imide" Oll banaadiri people salaam shaanshi & barwaani 👋❤😭 alle haydin dhowro Meelwalbod joogtan
Kuwa kale maxa ugu reebtay. Reer abti iyo reer adeer lee salantay ma iloowday kuwi dhalay joogan. Iga kaftan waan ku salamay
Ppppppp
¹1¹
@@abukaralinuur3035 1
Ma u malaynaayo qof heesaha xamariga dhagaysigooda iyo dareenkooda bartay inuu heesaha kale dhagaysanaayo
Mii Anig kle
😢🙏 ALLAH SW haunaxarista luul jeylani amiin YA ALLAH SW
2024 yaa joogo 😊
Bro waa lagula joogaa ku raaxeyso
Old is Gold Still 19/5/2022Heesaha banaadariga waa heeso macan oo qofkii dhagaysta uu iska ilaawayo heesaha kalo dhanGabar banaadiri halay siiyo yaakhee😁🤝
Wakhti hala isiyo ladhaho lama joogi ee raadso.
@@Jeeblow Bro 😂😂😂😂🤸♀️🤸♀️
@@Jeeblowmnoooli 😂😂😂
Heesaha benaadiriga waa kuwa ugu wanagsan heesaha soomalida. Inta dhagaysataase yar.
Allah ha naxriisto 😢😢😢
Gorma dhimatey ayaduu noolaa ogaa bro
Omg Wey heesi dhaavtay it's unique ❤
Im here 22/01/2025. Maama Luul Jeylaani ilaahey ha u naxariisto
Heestan hada ka hor ayaan ka maqlay idaacad caawa ayaan si kadis ah ku helay cajiib!!
Still listening to this Song0ne of my favourite songs Of Lul jeeylani
Heesaha dhan meey baanadiriga nooga dhigaan yaa salaam
Heestan ayuu iso diray qeybta uurkeyga arwaaxisoy 3 week ago qalbi jab labo sano kadib ayaan bartay si kadisa aadna inuu ijeclaaday mudo kooban ayuu isheege iduceeya inuu calaf igu daro sanadkan ina so haayo
Waa xasuus hestan 1989
Isku waqti baan dhagaysan jirney
Heesaha Reer Xamarka markaad dhageysato waxaad iska mala awaaleysaa xusuus hore oo aanad adigu joogin sida xiliyadii somaliya nabada aheyd iyo barwaaqa sooranka aheyd xiligii kacaanka 1970-1990Waxaan Doonaya Halgabar Oo Heesaha reer xamarka ah iiqaada noloshana ilaqaadata 😆 🤣 😂 😹 😆
Jah kaligeey ban moodaayay Waabo la ila Qaway miyaa 🥰Inteed Aaday igaaryow Adaan kuu imideeAmaanan heli waayee Adaan kuu imidee 😍
@@Samar-gw5hm 77 ayaan kumaqnaay waan kuu imide weykan 😆 🤣 😂 😹
@@IMALI1011 Ma Nooli 😅😆😂🤣 heesta hadal iiga dhigtee kkkk
Cajiib waa hees aad u macaan 😊
29/12/2024 Saacada waa 2:55 pm xiliga muqdisho xaaskayga cusub meel udhow ano jiifa baan dhagaysanya iga so wardoona sanado kadib
war iska fur waxaasi naag maahan wlhy
@@shacbaan17 maxa qaldan
8/9/2024 ayan soradiyey wixii iga danbeyo 😅💗
Inteed aaday igaaryow 😢
Inte aaday ayantan ada ku imidee amaanaan heli waaye adaan ku imidee😅
2023 Melbourne aa ku dhageesanooyaa
Ana jig jiga❤
0ctober 04/2024 Xili dambe ayaan dhagaysanayaa heestan Marka Qalbigaaga dareen ku jiro dhadhan gooniya ayay leedahay ❤
Luul jeylaani...Killer, Aamina camaari, aways qamiis, Faadumo qaasim &Axmed naaji😍 Dadkii Banaadiriga Ku farayareystey💖
My favorite this song 15 -April -2024😊
Hees jirto baad xulatay
2024 who's here
12/20/2024 tolow ruuxi ugu dambeye oo sanadkan dawade miyan noqan donaa 😂hadayba naqato inan ahaado ruxi ugu dambeye reer 2025 like iso sara hadu eebe igaarsiyo Insha allah ❤
Saanaa loo heesaa ama waa leyska dhaafaa..😅
Top quality 👌 25.4.2023 hyderabad India
Who whers 2025😂❤😊
Heestan musigeeda 2024 ayaay Sudan copy ku xadeen oo ay iska dhigaayaan in musik cusub keeneen
1989 muqdisho aah waliga hadhihin
Allah ha u naxariisto Aamiin
jah waxaa yaali jiray gurigeena canjalado badn kiler
Waxaan soo xusuustay 1988 iskuul 14 febaraayo degmada shibis
2023 who is here
👋🏻
Waa ikan😮
✋🏽
Beautiful song. 12.4.2021. Day before Ramadan 2021
33445
2024
Uurkeyga arwaaxisooy❤
Heestan ba curadkeyga ku calool gale , qofki kasayo wixi an ka hadloyo 😯
Hees sariir waa tahay nabee! Ma u sheegtay igaarka?
@@regularwarya 🤣🤣🤣
Warku waa cadyahy alle curadkaaga hakudaayo wll
@@kingmoha6307 aamin brother 😀
Kkkk.Waa hees iyo bar tani.
Heesaha reer xamarka waa jeclhy hadaa dhagesanayo inoo isuuronayapa mooda saas udhageesta ilaahow wiil reer xamar igu soo aadi😂😂
Camon🤪
Diyaaar wllal meel lagaala xariiro soo qor
Lkn unuka reer bilaayo marabno
tusbax qaado ku wardi hee kuna aksuux🤣🤣🤣
Uurkeyga Arwaaxisoy Adigaan Kuu Oomaana Malagu Ooday Ayaamahaan Aragaaga Lawaayaye Intee Aday Ayaantan Adan Kuu Imidee Amaana Heli WaayeeXasuuus waye heestan Waxan ku xasuusana hooyo
😅
Legend 🎉Axmed Shariff Kiler
I used to listen in xamar round 1989.
Best song in world xamari dad wanaagsan
Manoo shahy waraa
umidey ii abehey adigaan ka amine
Old is gold 😢
Xusuus iga dheh luuljeylani💚💚💚
Good old days
Banadiri the best ❤
Labdooba allaha unaxriisto
wwwwwww kal iyo laab wllhi hees mcn rutii
Luul jeylaani aada u jeclahay heesaha
Amaana heliwey athan kuiimitheee
🥹🥹🥹🥹🥹
I like this song ❤️
Tuesday- December-2022 .... Watching world cup Portugal vs Switzerland first have
WOW
Kuwa hada socda heeso maba ahn Jah 😊😂
Old is gold luul jeylani
Mama luul jeylalini❤️❤️❤️❤️💯
Reer banadiri wax alla ha igu daro
November 2024
Still 21/3//2022😢
2024 who is here ❤
Dec/26/2023 i'm here
2025❤️Banaadiri Heeso Qabow Oo Naxariis leh
2024 -04-12 Italy dallked ku dhagesanesa
Halkeedaaday ayaantaan ku imideee,😊
Amana heli wayy igaryow
@@raaxoibraahim3575 😂😂
@@mohammedova5685 inted aady ogaryow ada ku imede amana heli wayy soman
One of the best 👌
Waa hees macan
2025❤ Still fav🥰
Kaama xiiso dhaco ❤
Best of the best ❤.
5.12.2024 dhamadka sanadka wye
The one and only my Fav ree xamar songs😍❤ 13-april-2024
Waadan laagu ciiya ray an jogna faanka siiyad bare urace ifanan ninta
5 December 2023 02:08🔥
Still watching 2022
I like
Still 26/10/2022❤
😢
Wow xamari banaadir
12 April 2024😅
Noloshu jaceyl la,aan dhadhan malahan
😢😢😢😢😢😢
It's 2024 who is here
2024 who is here😮😮
inteed aadi igaaryow
I love hamari
2025 oo bilaw ah
Beautiful song
20_5_2023🔥✅
Wow inaba cadi ma aha Mamo lul
Heesaha banadiriga waxan u dhageestaa xasuus 2022
2022 /6/16 21:33 referral Hospital
xawib shavaabi
Kilar waye Sxb
Dadka hda so radiyay 2024 bishii 4aad maalmaha ciida Ku jirnaa waa idin salaamay 😂😂😂😂
anigana beri oo ciida caraffa ah ayaan dhageysanooyaa😂😂
Ana sanadka oo dhamad eh dhagesanoya 2025 gali rabna😂❤@zahraahmed9121
Ani sandakan oo dhamad ah so radiyey 16/12/24😂😂
Old is expansive than gold,9 years ago a girl from Rer Xamar ayaan fb iska baranay heestan ayay isodiri jirtay she was more than a girl❤
Gabadha raadi iyo guurso, yaysan kaa fakan
@@maanso6583yp😂😂😂
Heesaha xamarika heestaan uku jeclahay luul jeylaani😍 kiler😍 aamina camaari😍 aways qamiis😍 dad waa dadkii hore 😘
I can remember 1987 when I was young boy I have being lessen from radio mugafisho good time Keller now is reer aaqiro allaha u naxariisto
Dadka hestan hada usoo laabtey 2024😢
abayo wxd u ekthy qof murugeysan 2024 apriil arkay farintda
@@kalgaceylboy1174 xanun ban gudaha kadaremaya🥺🥺
😮😮😮
Best song 🎵 ❤️ 😢😢 jecel
abtigey mcn aa dhagensan jiray 2005 illaahey ha u naxariiste anoo yar aan ladhagesan jiry maba ilow runtii
Hi
Aamiin qaali shanshi shanshi kaso carfaysa
Laxamada ugu macaan ee la qaado waa kuwa heesaha xamariga
Allh ha u naxristo luul jeylani manta ayey ku geriyotey cariga mareykanka 2024 12 31
One of my favorits song, i wish mama lul jeilani long life.
One of the most beautiful somali songs 🇸🇴
Inteed Aade Ayaantan Adaan ku imide"
Oll banaadiri people salaam shaanshi & barwaani 👋❤😭 alle haydin dhowro Meelwalbod joogtan
Kuwa kale maxa ugu reebtay. Reer abti iyo reer adeer lee salantay ma iloowday kuwi dhalay joogan. Iga kaftan waan ku salamay
Ppppppp
¹1¹
@@abukaralinuur3035 1
Ma u malaynaayo qof heesaha xamariga dhagaysigooda iyo dareenkooda bartay inuu heesaha kale dhagaysanaayo
Mii Anig kle
😢🙏 ALLAH SW haunaxarista luul jeylani amiin YA ALLAH SW
2024 yaa joogo 😊
Bro waa lagula joogaa ku raaxeyso
Old is Gold
Still 19/5/2022
Heesaha banaadariga waa heeso macan oo qofkii dhagaysta uu iska ilaawayo heesaha kalo dhan
Gabar banaadiri halay siiyo yaakhee😁🤝
Wakhti hala isiyo ladhaho lama joogi ee raadso.
@@Jeeblow Bro 😂😂😂😂🤸♀️🤸♀️
@@Jeeblowmnoooli 😂😂😂
Heesaha benaadiriga waa kuwa ugu wanagsan heesaha soomalida. Inta dhagaysataase yar.
Allah ha naxriisto 😢😢😢
Gorma dhimatey ayaduu noolaa ogaa bro
Omg Wey heesi dhaavtay it's unique ❤
Im here 22/01/2025. Maama Luul Jeylaani ilaahey ha u naxariisto
Heestan hada ka hor ayaan ka maqlay idaacad caawa ayaan si kadis ah ku helay cajiib!!
Still listening to this Song
0ne of my favourite songs
Of Lul jeeylani
Heesaha dhan meey baanadiriga nooga dhigaan yaa salaam
Heestan ayuu iso diray qeybta uurkeyga arwaaxisoy 3 week ago qalbi jab labo sano kadib ayaan bartay si kadisa aadna inuu ijeclaaday mudo kooban ayuu isheege iduceeya inuu calaf igu daro sanadkan ina so haayo
Waa xasuus hestan 1989
Isku waqti baan dhagaysan jirney
Heesaha Reer Xamarka markaad dhageysato waxaad iska mala awaaleysaa xusuus hore oo aanad adigu joogin sida xiliyadii somaliya nabada aheyd iyo barwaaqa sooranka aheyd xiligii kacaanka 1970-1990
Waxaan Doonaya Halgabar Oo Heesaha reer xamarka ah iiqaada noloshana ilaqaadata 😆 🤣 😂 😹 😆
Jah kaligeey ban moodaayay Waabo la ila Qaway miyaa 🥰
Inteed Aaday igaaryow Adaan kuu imidee
Amaanan heli waayee Adaan kuu imidee 😍
@@Samar-gw5hm 77 ayaan kumaqnaay waan kuu imide weykan 😆 🤣 😂 😹
@@IMALI1011 Ma Nooli 😅😆😂🤣 heesta hadal iiga dhigtee kkkk
Cajiib waa hees aad u macaan 😊
29/12/2024 Saacada waa 2:55 pm xiliga muqdisho xaaskayga cusub meel udhow ano jiifa baan dhagaysanya iga so wardoona sanado kadib
war iska fur waxaasi naag maahan wlhy
@@shacbaan17 maxa qaldan
8/9/2024 ayan soradiyey wixii iga danbeyo 😅💗
Inteed aaday igaaryow 😢
Inte aaday ayantan ada ku imidee amaanaan heli waaye adaan ku imidee😅
2023 Melbourne aa ku dhageesanooyaa
Ana jig jiga❤
0ctober 04/2024 Xili dambe ayaan dhagaysanayaa heestan Marka Qalbigaaga dareen ku jiro dhadhan gooniya ayay leedahay ❤
Luul jeylaani...
Killer, Aamina camaari, aways qamiis, Faadumo qaasim &Axmed naaji😍 Dadkii Banaadiriga Ku farayareystey💖
My favorite this song 15 -April -2024😊
Hees jirto baad xulatay
2024 who's here
12/20/2024 tolow ruuxi ugu dambeye oo sanadkan dawade miyan noqan donaa 😂hadayba naqato inan ahaado ruxi ugu dambeye reer 2025 like iso sara hadu eebe igaarsiyo Insha allah ❤
Saanaa loo heesaa ama waa leyska dhaafaa..😅
Top quality 👌 25.4.2023 hyderabad India
Who whers 2025😂❤😊
Heestan musigeeda 2024 ayaay Sudan copy ku xadeen oo ay iska dhigaayaan in musik cusub keeneen
1989 muqdisho aah waliga hadhihin
Allah ha u naxariisto Aamiin
jah waxaa yaali jiray gurigeena canjalado badn kiler
Waxaan soo xusuustay 1988 iskuul 14 febaraayo degmada shibis
2023 who is here
👋🏻
Waa ikan😮
✋🏽
Beautiful song. 12.4.2021. Day before Ramadan 2021
33445
2024
Uurkeyga arwaaxisooy❤
Heestan ba curadkeyga ku calool gale , qofki kasayo wixi an ka hadloyo 😯
Hees sariir waa tahay nabee! Ma u sheegtay igaarka?
@@regularwarya 🤣🤣🤣
Warku waa cadyahy alle curadkaaga hakudaayo wll
@@kingmoha6307 aamin brother 😀
Kkkk.
Waa hees iyo bar tani.
Heesaha reer xamarka waa jeclhy hadaa dhagesanayo inoo isuuronayapa mooda saas udhageesta ilaahow wiil reer xamar igu soo aadi😂😂
Camon🤪
Diyaaar wllal meel lagaala xariiro soo qor
Lkn unuka reer bilaayo marabno
tusbax qaado ku wardi hee kuna aksuux🤣🤣🤣
Uurkeyga Arwaaxisoy Adigaan Kuu Oomaana Malagu Ooday Ayaamahaan Aragaaga Lawaayaye
Intee Aday Ayaantan Adan Kuu Imidee Amaana Heli Waayee
Xasuuus waye heestan Waxan ku xasuusana hooyo
😅
Legend 🎉Axmed Shariff Kiler
I used to listen in xamar round 1989.
Best song in world xamari dad wanaagsan
Manoo shahy waraa
umidey ii abehey adigaan ka amine
Old is gold 😢
Xusuus iga dheh luuljeylani💚💚💚
Good old days
Banadiri the best ❤
Labdooba allaha unaxriisto
wwwwwww kal iyo laab wllhi hees mcn rutii
Luul jeylaani aada u jeclahay heesaha
Amaana heliwey athan kuiimitheee
🥹🥹🥹🥹🥹
I like this song ❤️
Tuesday- December-2022 .... Watching world cup Portugal vs Switzerland first have
WOW
Kuwa hada socda heeso maba ahn Jah 😊😂
Old is gold luul jeylani
Mama luul jeylalini❤️❤️❤️❤️💯
Reer banadiri wax alla ha igu daro
November 2024
Still 21/3//2022😢
2024 who is here ❤
Dec/26/2023 i'm here
2025❤️
Banaadiri Heeso Qabow Oo Naxariis leh
2024 -04-12 Italy dallked ku dhagesanesa
Halkeedaaday ayaantaan ku imideee,😊
Amana heli wayy igaryow
@@raaxoibraahim3575 😂😂
@@mohammedova5685 inted aady ogaryow ada ku imede amana heli wayy soman
One of the best 👌
Waa hees macan
2025❤ Still fav🥰
Kaama xiiso dhaco ❤
Best of the best ❤.
5.12.2024 dhamadka sanadka wye
The one and only my Fav ree xamar songs😍❤
13-april-2024
Waadan laagu ciiya ray an jogna faanka siiyad bare urace ifanan ninta
5 December 2023 02:08🔥
Still watching 2022
I like
Still 26/10/2022❤
😢
Wow xamari banaadir
12 April 2024😅
Noloshu jaceyl la,aan dhadhan malahan
😢😢😢😢😢😢
It's 2024 who is here
2024 who is here😮😮
inteed aadi igaaryow
I love hamari
2025 oo bilaw ah
Beautiful song
20_5_2023🔥✅
Wow inaba cadi ma aha Mamo lul
Heesaha banadiriga waxan u dhageestaa xasuus 2022
2022 /6/16
21:33 referral Hospital
xawib shavaabi
Kilar waye Sxb