MILICSIGA SOOYAALKA:DR ABDDULLAHI DIIRIYE IYO WAAYIHIISA NOOLASHADA ,WAXBARASHADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 12

  • @al-bukharischool7455
    @al-bukharischool7455 3 หลายเดือนก่อน +2

    Qaybihii kale drka soo daaya abdijaliilshow

  • @AhmedCayaash-ei3gx
    @AhmedCayaash-ei3gx 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah awoow Dr Abdilaahi aw diiriye cimri dheer iyo cibaado suuban.

  • @al-bukharischool7455
    @al-bukharischool7455 4 หลายเดือนก่อน +2

    Cimriga iyo caafimaadkaba allaah hakuu barakeeyo awoow

  • @abdiaziiz495
    @abdiaziiz495 4 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo ustd guurkaada❤

  • @AbdulAli-gy5eg
    @AbdulAli-gy5eg 4 หลายเดือนก่อน

    Thank u bahda jaliil show gaar ahaan barnaamijkan milicsiga sooyaal ,waxaan jeclaan laha inaad wareestan haday idin suuro gasho axmed cali askar oo aha ragii warbaahinta somalida aasaasay

  • @abdiqaniabdillahiaden6701
    @abdiqaniabdillahiaden6701 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaa iminka xalqadihii kale ee waraysigan la idinkama hayo.

  • @mukhtarahmed8416
    @mukhtarahmed8416 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuustiisa ayaaba cajiib waayo 10 jirkiisi waxuu sameyn jiray iyo noloshisii caruurnimo ayuu xasuusanyahay.
    Alle haw siyaadiyo xasuusta Dr. Cabdilaahi Aw-diiriye.

  • @abdirizakmohamudyusuf6571
    @abdirizakmohamudyusuf6571 4 หลายเดือนก่อน

    Dr. Cabdillaahi Diiriye xog muhiim ah ayuu ka sheegayey. Waa mahadsanyahay.

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 4 หลายเดือนก่อน

    Xasuus mahayo DRlku

  • @muun89
    @muun89 4 หลายเดือนก่อน +1

    dr abdulahi diiriye ilahey cimirga akhiro suuban haku siiyeo aad buu u hufanyahey warbixintiisasi ilaa imka qaybta danbena waa sugaynaa

  • @raeesyusuf7636
    @raeesyusuf7636 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkani ma buug ayuu qoray? Dr-cabdilahu ahi