FARXAD: Cali Dheere oo Isku-dhiibay Ciidanka & Amiiro La Qabtay oo SIr Culus Ka Shifay, Bur-burka AS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024
  • #HageMedia Waxuu diyaar u yahay in uu idin soo Gudbiyo Warar Xaqiiqo ah oo Soomaalida iyo guud ahaan Caalamka ku saabsan, si aad ula socoto Wararkaasi Fadlan Subscribe dheh oo nagu soo biir adigoo Mahadsan.
    #WararkaMaanta #WararkaSoomaaliya #WararkaCaalamka #Soomaaliya #Somalia

ความคิดเห็น • 26

  • @FaaraxYuusuf-w6w
    @FaaraxYuusuf-w6w 3 หลายเดือนก่อน

    NIN AMBADAY HALKUU AADEY WAY ULA EKOONAYDE ANIGOO ARKAAYAAN WADADII EERI GOYS MARAYE❤❤

  • @malaboa591
    @malaboa591 5 หลายเดือนก่อน +3

    Kan ma Cali dheeraa madaxa xiiran oo indha isku wa qabanaayo. Oromo, hadiiba ay xukunto Waa hoogeen, hadiiba lasoo qabtay Qawaariijtaan waa ilaah Mahadiis Kitaabka oromada miyaa loo aqrin jiray dur durtaan maxeey tahay SubxaanAllaah

  • @mohamedabdullahi3246
    @mohamedabdullahi3246 5 หลายเดือนก่อน +5

    Sxb Maxaa beenta kugu watay Cali dheere isasoodhibay ayaa tiri beenne waad noosheegtay kaliya clipkaaga ladaawado awy diintaada awy islaanimadaada Subxaanallaah 😮

    • @sadaamadanabdi
      @sadaamadanabdi 5 หลายเดือนก่อน

      Wusaxanyahay jaahilyaw dastuur marabno diinayaa laga xukumaa wadnka bakhti usujuude yamadax Wayne kuyahay nin dhitey ogaalah maalosujuudaa Islam miyaasaskutaxay

  • @Koyama548
    @Koyama548 5 หลายเดือนก่อน +2

    Alshucac Arabic wa kuf saten iyo diin ben ah oo Muslim ka oo kaliya lagu layo away jihadki Somali gaal wadan kale ku dulay miya oo gaal ah naga daya waxan Allah u noqda Ali dhere iso ciyal kisa wah nacasin la kor dhaway la hos dhigay ba tihiin 👊🏿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 xaga dalka guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @CabdiDhuux-w6i
    @CabdiDhuux-w6i 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu saxan yah muedad yahoow

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 5 หลายเดือนก่อน

    Waa cawan Lagu shaqasto u dalkuda dumiyan

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 5 หลายเดือนก่อน

    BALAAYO CIBAADEYSO DHIIG ISLAAM OO CIBAADAA CARUURTUNA MA AQBALEYSO

  • @ahmadyusuf3360
    @ahmadyusuf3360 4 หลายเดือนก่อน

    Subxna allh dhiig muslima miya cibado kala wax walbo dhaco hada iman le dahy waxs laga ma dha dhici karo qawrij ine diin la hen wagi maxkmda ha ayn ogay waxa kaga darn 70$ mushar ahn lo siya dhibks dhan aye u marn caqliga alle idinka qad 70 dollr miya dhig islam u dadi kara

  • @Aasiyaismail-jw4ol
    @Aasiyaismail-jw4ol 4 หลายเดือนก่อน

    Balaayo cibadayso umada waydhameyen ale idin dabargoo

  • @LaasooleRaydable
    @LaasooleRaydable 4 หลายเดือนก่อน

    Maydilaan maxay kawarsanayaan

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 5 หลายเดือนก่อน

    WAA CAAMO JUHALAA IRMI WAA CARABI GAN YASAAR YAMIIN BIDIX MIDIG IN UU U JEESTO WAXAASAA NALOO ADEEGSADAY

  • @CaashoYusuf-yb4ny
    @CaashoYusuf-yb4ny 5 หลายเดือนก่อน +1

    soomaaliya inkaar baa kudhacday yaaahu waa wada al shabbab

  • @Ciise_carab_tube
    @Ciise_carab_tube 5 หลายเดือนก่อน

    Been badneeda gaaliyo subaxaanallah

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 5 หลายเดือนก่อน

    Qashinkan umadan yalagu haligiin ee nolosha xabsiga haku jirto, ninkas waxa kamuqata arxaan darood aad ubahan

  • @AbuukarAadam-yf1ke
    @AbuukarAadam-yf1ke 5 หลายเดือนก่อน

    Beenlow

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 5 หลายเดือนก่อน

    Afkas afka wayo waa waxay ayaga is baran u Ban ah galo hala tugto nacala tulah calayk galo waye

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 5 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @mohamedabakar-vd5wx
    @mohamedabakar-vd5wx 4 หลายเดือนก่อน

    Markaa hadadan waxbaaqon maxad kudodaysa

  • @FalisCabdi-lz8si
    @FalisCabdi-lz8si 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wabeb

  • @SahraLuul-w2u
    @SahraLuul-w2u 5 หลายเดือนก่อน

    Carab miyaa tababa baraysay sorry

  • @ismailyonus
    @ismailyonus 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @Cadeey12234
    @Cadeey12234 5 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa cali dheere aasheegee ma ciyaalkaanaa been ciwaanka lagu qorahaa yutubyada soomaalida inladhagaysto ma istaahilaan been kaliya waa

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 5 หลายเดือนก่อน

    Galo mujrim ah u diga muslimka banastay hala tugto