Masha allah allahy ha isku kin daayo samiira. Isku waraa abidkina. Wlhi wax ka qurux badan ma Lahan xaajigaga marko ku duceynayo Alxm aniga seygeyga wax yar xita oo qalad hada ka sameyo duco igu badala allow I xafid
Wlhi nagahas cml Aya adunka ugu xuun wayo kuwas cml xita naftoda ayeba ku kalsoneyn alle raxmanka ah qofko calaf kugu daray hadaba amisnane mxad ka Noshahay weyna ag sexata weyna kaso hoos kacda markase ku Lee yihin farax Yana Lagu kalsonaan Haden ku kaalsonen mey is kaga tagaan mxaa ag dhiigay
ma sha allah ilaahay ha isu kiin barakeeyo qaali. waa arin wanaagsan inaad ninkaaga uroonaatid ee waxa doqoniimaa inaad qalbigaaga dhan wada siisid aamintidna inuusan wakigii kunici karin ama naag kale kula guursan karin
Masha Allah xbbti gurikaaga iyo inanta yar Allaha ku xafido wax xun Alle niima tuso Careamkaaga waan rabaa ee xamar ma ka heli karaa waji gaduud iyo wajika oo i kululaado ayaa i dhibay caream wajiga ii qabojiyo iina cadeey gaduudkana iga bi,iyo ayan rabaa plz hadii muqdisho ka heli karo ii sheek🙏❤
Samiro Cadey wan ku tageera lkn mar mar qaxwo xarareey nola timada maxay tahay afka u gal gali Adiga sida jaceshahy samay lkn anaka hanogu sheken nin rashin afka sidi ciyaalki ugu gurto kalgaceyl kuma siyade samiroy ciyaarta naga day nolosha intaas wayka mug weyntahay
Masha Allah masha Allah
Masha allah❤️❤️
Masha allah allahy ha isku kin daayo samiira. Isku waraa abidkina. Wlhi wax ka qurux badan ma Lahan xaajigaga marko ku duceynayo Alxm aniga seygeyga wax yar xita oo qalad hada ka sameyo duco igu badala allow I xafid
Samiira wlh kalsoonida kaabuuxda ilaah haku siyaadiyo wyo gabdho badan oo ninkeeda difaac ugu jirto oo dhahayaan nin lama aamino waxa leesku xiraa allaah ku abuurtay asigaa kugu filan alxamdulilaah intaa nooshahay noloshaada si raaxa leh ayaa loo noolaadaa waxkasta oo xumaan hadaa qalbiga kuheesid waa helee hadaa wax fiican qalbiga wax fiican gelisid waa helee marka mashalh abyo gurigaada iyo familkaada haku xafido🥰🥰🥰qalbigaada nadiifka ilaah haku siyaadiyo
Wlhi nagahas cml Aya adunka ugu xuun wayo kuwas cml xita naftoda ayeba ku kalsoneyn alle raxmanka ah qofko calaf kugu daray hadaba amisnane mxad ka Noshahay weyna ag sexata weyna kaso hoos kacda markase ku Lee yihin farax Yana Lagu kalsonaan Haden ku kaalsonen mey is kaga tagaan mxaa ag dhiigay
ma sha allah ilaahay ha isu kiin barakeeyo qaali.
waa arin wanaagsan inaad ninkaaga uroonaatid ee waxa doqoniimaa inaad qalbigaaga dhan wada siisid aamintidna inuusan wakigii kunici karin ama naag kale kula guursan karin
@@simrannimcan5214 haa abyo wa runtaa ninkaada mahan bahal sidaa kadhigato ayuu kula dhaqmaa waxa dhaca wixii alle qore bas adunka wa malma koban alle dartiis ayaa ninkaada loogu baqa istuska xita maficna
@@haniali6680 sax xbiibti
Abayoy wa ila aragty nagaha hadii ay shaki un ku nowadays gorme nolol fcn ku noolaane
Masha Allah ❤ ❤ ❤ ❤
Mnsha Allah ❤
Asc wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall Icawi 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️🤝🌟
Wacalaykumu salaam waraxmah
Masha allah
Masha Allaah
Asc wll Qali sethyi Masha Alhi wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall Icawi 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️🤝
Masha allah 😋😋😋😋
Maasha Allah tabarakallah ❤❤❤❤
Asc wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall Icawi 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️🤝
Masha Allah xbbti gurikaaga iyo inanta yar Allaha ku xafido wax xun Alle niima tuso
Careamkaaga waan rabaa ee xamar ma ka heli karaa waji gaduud iyo wajika oo i kululaado ayaa i dhibay caream wajiga ii qabojiyo iina cadeey gaduudkana iga bi,iyo ayan rabaa plz hadii muqdisho ka heli karo ii sheek🙏❤
naga daba geey alaabtaan quruxeey masha allah ♥
Asc wll Qali sethyi Masha Alhi wll Qali SUBSCRIBED isar iyo shere Wll Qali Mahsanid wll Icawi Wll 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️🤝
Family masha allah
Masha allh
Mashallah tabarakallah ❤
Asc wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall 🙏🙏🙏❤️❤️🤝
Family maasha allaha 🥰 👍 🤲👍👌
Asc wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall Icawi 🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️🤝
Wwwww m.a❤️👸🏼
Masha allah keep going qaali ❤🎉
Wcs masha allah
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤
Asc wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall Icawi 🙏🙏🙏❤️❤️❤️🤝
Abaayo inaad hormar wanaagsan gaartaan baan Allaaah idinkaga rajaynaa,ducadaas kal iyo laab waaye ok. Anagana noosooduceeya insha Allaah
Quruh bdn mnch,Allah ♥️
Mashaalh mashaalh 🥰🥰❤❤
Asc wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall Icawi 🙏🙏🙏❤️❤️❤️🤝
Masha allah ❤alle ha idin dhowro ❤xabiibti
MashaAllah
ماشاء الله
Masha Allah 😍 😍
Samiiro wlhi ani cream laso qas qase ma amini lkn kaga wlhi jabo wa amine e cayow noso sar creamka an isku qurxone jir iyo wiji bo
Wlhi gabdhaan wa jeclahay
Mashallah
Nooso gali xabibty skin routineka abyo alle haku barakeye
M.a abyo
Mansha Allaah
Waxatahay shaqsi aan aad ujiclahay wllshay mcn horay usoco 👍
M.a family aan jeclahay
Abyo noso badi alle haku barakeeyo family quruxda badane
Abayo ano kudud idhibay mid cadan leh Oo kudud laheyn hadu yahay xagen kala soxiriraa?
Iyaah raaliyo waadhaftay samira mashlah mashlah ❤ ♥️ 💜
Wcz Masha allh my family really Allha idin barakeyo samiro siman mcnto nolow my sister 🫂 Allha idin barakeyo kuweygii♥️🫂🫂
Masha Allah ilhay ha idin xafido
Allow idin siyaadiYo 🥺🤲
Samiro Cadey wan ku tageera lkn mar mar qaxwo xarareey nola timada maxay tahay afka u gal gali Adiga sida jaceshahy samay lkn anaka hanogu sheken nin rashin afka sidi ciyaalki ugu gurto kalgaceyl kuma siyade samiroy ciyaarta naga day nolosha intaas wayka mug weyntahay
Illah idibarake insha Allah.
Abayo no sheeg kula Mida ahy gaduud iga dhamanaynin waxaa ku fiicnatay noso sheeg sis ❤
Maasha Alaah❤❤❤❤❤
Msh allh qurux lkin nink tarbuska kabadal sami kkk
Masha allah isku wara abayo allaha idin xifdiyo
Asc wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall Icawi 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️🤝
Naaya samiiroy intad culusow ku maqned gabadhii wey fakaty afnan qurux soo celi jikada iyo musqusha yeyna galine soo qabo wlley
Mansha allah alle haysku kiin daayo♥️♥️♥️🥰🥰💋💋
Mashallah Allah idiin siyadiyo farxada🥰🥰🥰🥰
m.a family ha waaro wlhi ano TH-cam kina firsan maba joogi kari ❤❤❤
Manshalah 😍 dhalaka naga dabage hee 😘👌
Samira cadeey waan kuu xiisay 🫶🏻🫶🏻🫶🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Manshallh samiira ilaahay reerka hakuu barakeeyo creamkana waaka sugaynaa abaayo 🥰🥰🥰🔥
Masha allah alle haysku kiin barakeeyo
Abyo calenta sawirkeda ituus
Mnsha allah abyo keep going
Masha Allaah tabarakalaah xabibate qali ❤😍🌹🥰😘🌹🌹❤️❤️❤️
Samiro manshlh wad nureysa malmahan malmihi ey afnan saidka kaga xanunsaneyd wejikaga dhan wu qayirna afnan yarisey inti u dhiman illahey ha cafiyo farxada Allah idin siyadiyo teda kale samiro madama aad gmy aado cunto gooni karso
Lamanahayaga aankala dhicin mansha allh noolada wllo mcn
Maashaa Allaah
Mashallha tabarakallha
Walshay macaan allha ku xifdiyo dhamantiinba family ga ❤🌹❤️🥰👍🏼
Asc wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall Icawi 🙏🙏🙏❤️❤️❤️🤝
Masha allaah abaayo waa catodey Masha allaah riyadadi wye ku runmidey❤
Sistarey see wax kanoqden shaqo kamadhacdo miya mxaa ogukorlalabane ninka mudanaysto dadaal lkn haisxiijin baa shaaha waba Kente mushubto wah anyways Alle hayskukin barakeyo
❤🎉😢
Mashaallah. Abaa. Riyadada ilahey hakuu rumeeyo🥰🥰🥰🥰
Role model❤guleyso abayo ❤
M.a keep going samira family 🥰🥰
Asc aboowe macane waakujeclahay maasha allah ♥ ❤ ♥
Naa yaa jeceshhy🙃🤣🤣
@@mariyaabdirsak5229 😂😂😂 iney sokorta ku kicisey rabta samiiro jeceel beel reerka masha dheh ka lexo
@@mariyaabdirsak5229 yaa Nan dagdagine laga yaabo iney walashis tahy😂😂😂
Asc Abayo! MashaAllah! Abayo creamka meeqa?
Mash allha na tus abayo
Mashlaah bayo macan
Riyadeyda waye abyo mcn
Masha allah wll hore usoco samiira qurux afnaana iidhunko wll 💋❤❤
Asc wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall Icawi 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️🤝🌟
@@kinsharifofficial9175 wcs wll haye wll
Maash Allaah shugran
m.a wllshey samiira wlhi waxa kamuqdo isbadal weyn m.a m.a alle hakubarakeyo intahesato cafimat adiiga iyo familkaga 😍😍😍😍😍😍
manshallah sister
Abaayo waxaan no so diyaari video nolosha kenya imissa ku Filan hooyo heesto caruur
Masha allh allha idin siyaadiyo farxada🥰❣️
Masha aalah ilaahay hakuu barakeeyo
Maasha allah abaayo
Samiira kooseey salaama ppe
Mcney muqdisho makentaa wan ubahanahey plz😰
Camerada io live waxaad ku qurrux bdn they live m.a waan ku arkey 🥰
Wll gabdhaha ka daa naag walba wax lee qastaa lkin waxaa ka leeta naagta marsanaysa ka waan tooba waxaas walalayaal
Waa dhubtay Walhy
Abyo samiro ila so xarir gawar garisa jogto ban ahay Ina TH-cam channel furto Raba icawi abyo mcn
Where can i get your cream
Waa sax qofka inta uu kula joogo farxad sii
M.a
Inoo soogali byo wlhi nabra NAFTA ikenay anoo wax Marsan bayba iiga soobaxaan hadaa wax marsadaana kaba daran
Masha Allah abaayo wan Ku jclhy
Maashaa allaah ilaahow isku barakee reerkaan qurxoon
Msha Allah samiira qurux ❤️👸😘
Abyo calntii meday xagee laga halaa abyo
M.a abyo horey usoco
Masha Allah ♥️
Abyo sidee lo helaa creamkada wan ubahanhy turkiga jooga
Walahi 2dina qosolka iga dhamisan Mashallah 🥰🥰🥰
Samira siman wan ku jeclahay mcnto😍😍❤❤😘
Masha Allah❤🦋🙌
Asc wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall 🙏🙏🙏❤️❤️🤝
@@kinsharifofficial9175 wcs alxm adna isoo booqo walal