SULDAAN SEERAAR HEES CUSUB | UGBAAD | 2019 BY AFLAANTA STUDIO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 มี.ค. 2019
  • เพลง

ความคิดเห็น • 129

  • @ahmedomerakhyaaracm5521
    @ahmedomerakhyaaracm5521 21 วันที่ผ่านมา +3

    Naagtii heestan i bartay ayaan jeclaaday heestan darteed sidii baanay xaaskayga ku noqotay. Marwo waan ku jeclahay adiga labadeena ciyaalaba sakariye axmed iyo saamiya axmed.

    • @BUUQ__SIRAATE
      @BUUQ__SIRAATE 20 วันที่ผ่านมา

      Heesta waa 5years ago comentigana waa 23hower ago maxaa qaldan mise waa indhahayga😂😂😂

  • @xabiibcawil3601
    @xabiibcawil3601 ปีที่แล้ว +5

    Bal dhugo meerisyadan: 💔❤️
    Indhaha ku doogsada kolkay
    Adi ku dheehdaane
    Anigoon arooskaaga dhigin
    Eebe kuma qaado
    Eebe ima qaado 😘
    Arrimaha jacaylkana hortaa
    Ruux ma caashaqine
    Aayahayga noloshaad tahay
    Iyo ilayskiiye
    I ilaali axad kale ifkani
    Ii cuntami maayee 😭❤️
    Aagga faafan inan laga helaa
    Sow adiga maaha 😍❤️
    Isir raacday hooyadaa dul badan
    Aabe kuu dirane
    Aniguna ayaan qudha ma lado
    Adi la’aantaaye 😩❤️❤️

    • @hoodoahmed4545
      @hoodoahmed4545 ปีที่แล้ว +1

      I ilaali axad kale
      ifkani ii cuntami maaye 😭♥️

    • @xabiibcawil3601
      @xabiibcawil3601 ปีที่แล้ว

      @@hoodoahmed4545 My Queen Hotho ❤️

  • @abdullahifareey5222
    @abdullahifareey5222 3 ปีที่แล้ว +7

    Arimaha jecylkana hortaa ruux macashaqinee, inta gacalisadisa ama inantii gacaliyaheda u dirtay like sara

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 5 ปีที่แล้ว +15

    Aaga faanan iyo afmadow inanta laga helo soo adi maaha viva reer aabeheey somalia 🇸🇴 guul ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdihnazerganaczadeh9715
    @abdihnazerganaczadeh9715 21 วันที่ผ่านมา

    5 / 6 / 2024 😢😢😢😢😢Waxa Wayey Qoftaan heestan Wada dhagysan Jirney 😢ala ilaahyaw iiso dhawe

  • @amirtayyip923
    @amirtayyip923 5 ปีที่แล้ว +5

    suldaanka inthe hause ana uhoreeyo🔥🔥🔥🔥

  • @justtt.4nx_p7
    @justtt.4nx_p7 ปีที่แล้ว +12

    😩heestan markan maqlo waan iscajabiyaa aniga in lay qaaday okle😹😂

    • @King_of_cabdi
      @King_of_cabdi หลายเดือนก่อน

      Ana ku qadaya 😂

  • @filsanseed9017
    @filsanseed9017 ปีที่แล้ว +2

    Hees iyo badh ❤️💯🔥 fav song💕

  • @MaqribLabiste
    @MaqribLabiste 5 ปีที่แล้ว +16

    Like isaara waa codsi somali weyn
    Codka:100%
    Ereyada:100%
    Music:100%
    Laxanka100%

  • @akramfaisal5122
    @akramfaisal5122 4 หลายเดือนก่อน +1

    saacdu waa abaaro 11 saac ama shan saac waxaan si wada jira udhegeysaneynaa heestan ani iyo dugsiiya waxay noo ahayd habeen farxaded ugu danbeyn waa helay gabdhii aan dooni jireyin🥰

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 ปีที่แล้ว +2

    AXAD KLE IFKANI II CUNTAMI MAAYEE. AX YAA HEES✌🏻

  • @imamyaya7439
    @imamyaya7439 3 ปีที่แล้ว +5

    The BEST SONG
    Heestaan si gooni ah ayey taabaneysaa ❤❤

  • @muniiraar3407
    @muniiraar3407 หลายเดือนก่อน

    Inta inan la amaano inanti heestan lahady runti amanba ku dul dhacday bal habdhaca heestan ila fiiriya
    ❤(Anshaxaaga wacanbaan runti
    Ku istareexayee .
    ❤(Dhaqankiyo edebtiyo milgaha
    Eeba kugu sooree.
    ❤(Waxaad dhaaftay aadmiga kartida
    Iyo aqoon dheere .
    ❤(Aduunyada ku naalood mcn wanku aaminaye.
    (❤❤❤)
    ❤arimaha jacaylkana hortaa ruux ma caashaqinee .
    ❤ayahayga noloshaadtahay iyo ilayskiiyee .
    ❤i ilaali axadkale ifkani ii cuntamimaye .
    ❤af madaw ilkaha siman timaha adhaxda gaadhay.
    ❤dhererkaa indhaha wayn kubkiyo
    Qaab abuurkaga .
    ❤Casiiska idleeyo ma arag iin aad leedahaye .
    ❤aag afaafan inan laga helaa saw adiga maaha .
    ❤isir raacday hooyadaa dul badan
    Aabe kuu dirane.
    ❤Aniguna ayaan qudha malado
    Adi la aantaye .
    Hbn wcn dhalinyaro

  • @ilyaasfaarax806
    @ilyaasfaarax806 5 ปีที่แล้ว +2

    Ww heesta heesaha eryatay iyo suldaanka geeska afrika Allaha daayo suldaan seraar

  • @KIMJONGXI47
    @KIMJONGXI47 11 หลายเดือนก่อน +5

    Wali maan helin qofti aan heestan u qaadi laha lkn malinta aan helo waan soo laban doona inshallah ❤

    • @iqlaassheikhcabdi241
      @iqlaassheikhcabdi241 3 หลายเดือนก่อน

      Wali maradee mise wad heshay😢

    • @KIMJONGXI47
      @KIMJONGXI47 3 หลายเดือนก่อน

      @@iqlaassheikhcabdi241 my 😭

    • @KIMJONGXI47
      @KIMJONGXI47 3 หลายเดือนก่อน

      @@iqlaassheikhcabdi241 wali man helin

    • @abdrisakmohamed
      @abdrisakmohamed 2 หลายเดือนก่อน

      Inshalah❤

    • @user-nd8du2ft5t
      @user-nd8du2ft5t หลายเดือนก่อน

      Wali😊

  • @wiilsaransoor4207
    @wiilsaransoor4207 5 ปีที่แล้ว +46

    Inte jecel qorankaaa like 1000

  • @zabadseed546
    @zabadseed546 5 ปีที่แล้ว +2

    Sudaan seraar fanaan jiira walhi waxsaa hees layidhaa dee

  • @user-yf9wx5un1e
    @user-yf9wx5un1e 14 วันที่ผ่านมา

    Aga faafan jano 💚💙💚

  • @maasimahmedyousuf9163
    @maasimahmedyousuf9163 2 ปีที่แล้ว +2

    Hees iy badh
    i ilaahi ruuxx kale ifkani uu cuntami maaye❤️💍👥

  • @moshire6645
    @moshire6645 ปีที่แล้ว +2

    Anigoon Arooskaga dhigin Eebbe ima qaado❤

  • @Suldaan______cajap
    @Suldaan______cajap 2 หลายเดือนก่อน

    Wallhi heestan markan maqloh qiiro qiiiroh ban daremaa ❤🎉🎉🎉🎉

  • @saabuusaabuu3020
    @saabuusaabuu3020 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤😊Jcylkyga iqado hestaan

  • @flyboy516
    @flyboy516 5 ปีที่แล้ว +22

    i am from oromia woow ilove somali song keep it up

  • @dheymanuula5538
    @dheymanuula5538 5 ปีที่แล้ว +12

    Suldaan Seerar 💍🔐❤ Boqorka Codka💓

  • @amiirkaamiin1137
    @amiirkaamiin1137 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ugbaad ❤❤

  • @aminahaxmett3786
    @aminahaxmett3786 ปีที่แล้ว +2

    Fav song 29 july 2022 from hargeisa ❤😌

  • @HoodaCabdi-nx1qm
    @HoodaCabdi-nx1qm 4 วันที่ผ่านมา

    inaan aanu isjeclayn ayaa idhagaysiin jirtay hadan waanu iswaynay sidaa darted ayaan udhagaystaa 5/7/2024

  • @mohamedxashi6354
    @mohamedxashi6354 5 ปีที่แล้ว +10

    Inta tageerto suldaan seerar tageerto like igu soqabta

  • @mohamudhalane9960
    @mohamudhalane9960 5 ปีที่แล้ว +2

    Inta suldaanka dageerta liketa ii sara

  • @Basso1099
    @Basso1099 5 ปีที่แล้ว +13

    I'm From Somaliland My city Hargeisa
    IlahaY Hayna Mideeyo 5 Somali

    • @apdiziz7821
      @apdiziz7821 4 ปีที่แล้ว

      AMIIN Production Anpa zHp Wllhi From Hargeyza OnlY ClaMda Village AamiN🤲

    • @somalismmo4134
      @somalismmo4134 4 ปีที่แล้ว

      Amin bro ilove rer hargeysa

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 ปีที่แล้ว

      Beenta kla tag umada nio somali kla abtirsatee yaad thy?

  • @amaliinamaxmed4732
    @amaliinamaxmed4732 5 ปีที่แล้ว +2

    naagtiisa amuun inaa la dhaha jaclahy inta iigu rcsn like cml

    • @ahmedaidid1570
      @ahmedaidid1570 5 ปีที่แล้ว

      amal Saalax maxmed hhhhh waxay ila tahay in la dhaho amaal saalax kkkkk

  • @updisamedpogba8355
    @updisamedpogba8355 5 ปีที่แล้ว +2

    Wan Sugayay Heestan Clip Yarban Ka zii HaystaH Thnk u Suldanka geeska😍😘😘

  • @ogbadogbad3075
    @ogbadogbad3075 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus.🥺💔

  • @nastexohussein5860
    @nastexohussein5860 5 ปีที่แล้ว +10

    Seeraar💋💋💋🤩nin aan taageero like😭😭iisaaar ku baryaa wlloyaal

  • @user-rb7rk3dt3j
    @user-rb7rk3dt3j 2 หลายเดือนก่อน

    Anigon arskada dhigin eebe ima qado❤

  • @socodwanaag5398
    @socodwanaag5398 5 ปีที่แล้ว +3

    Suldanka geyzka allha ku xfido xidiga jigjiga

  • @dayibyare9662
    @dayibyare9662 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo Badh Guhaad🙏💎

  • @Thuger5
    @Thuger5 5 ปีที่แล้ว +9

    First view✌🏽

  • @DhaalMedia
    @DhaalMedia 2 ปีที่แล้ว +2

    Qof jacayl hya aya fahmi kara amanta gabadha lagu amanyo hestan

  • @Craxmaancirro
    @Craxmaancirro 2 ปีที่แล้ว +1

    March 2022 🎧From boondheere🎧

  • @shuaybjire
    @shuaybjire 5 ปีที่แล้ว +4

    Www best first

  • @anisamohamed9284
    @anisamohamed9284 5 ปีที่แล้ว +2

    Excellent 👌👌👌👌👌👌👌👌👌 100%

  • @sakariyemaxamuud8729
    @sakariyemaxamuud8729 8 หลายเดือนก่อน

    Hee kuma qaad ee 😮😅😅

  • @bahjaabdurahman2142
    @bahjaabdurahman2142 ปีที่แล้ว +1

    Ugbaad ❤️😘☺️🙂

  • @abdrisakmohamed
    @abdrisakmohamed 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu arooskaga dhigin ebe ima qado tee wye taas ma haye reer comment mid baa uso qabatan 😢😂❤

  • @fatahbadrisuldan
    @fatahbadrisuldan หลายเดือนก่อน

    Gabadhu afmadow ku sheegayo wayba guduudantahay

  • @engabas_10
    @engabas_10 5 ปีที่แล้ว +2

    ☝ seeeraaaaar 👏👏

  • @idmannololbilla8021
    @idmannololbilla8021 ปีที่แล้ว

    Heestaa kaligay baa jclaa lkn waxaan baray qof igu dheer markas ta oo is aragnana waa dhgysan jiray 30_4_2023

  • @mxmedaminfilms5533
    @mxmedaminfilms5533 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan jiraa!
    Hees JIRTA!

  • @ugbaadismaaciil2531
    @ugbaadismaaciil2531 ปีที่แล้ว

    Tahay ugbadeey 😂❤

  • @fatdowsocabdulleshiikhoow1646
    @fatdowsocabdulleshiikhoow1646 5 ปีที่แล้ว +3

    wan ladhacay hesta macn

  • @maryanbashiribrahim7780
    @maryanbashiribrahim7780 5 ปีที่แล้ว +3

    Suldan geska go ahead 📵

  • @mamowchanell6555
    @mamowchanell6555 5 ปีที่แล้ว +7

    Qofka uhorey ayn noqdey like ali saro

  • @siciidjames9169
    @siciidjames9169 5 ปีที่แล้ว +2

    Hees igah 😘dheh

  • @sahrabidixey6521
    @sahrabidixey6521 5 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah

  • @fatdowsocabdulleshiikhoow1646
    @fatdowsocabdulleshiikhoow1646 5 ปีที่แล้ว +3

    masha alah

  • @user-kw2el3rc6p
    @user-kw2el3rc6p 11 หลายเดือนก่อน

    Ax xasus

  • @ilyasisnoisno8932
    @ilyasisnoisno8932 3 ปีที่แล้ว +1

    Afamdow halka aan kudhashay waaw🥰🥰😍

    • @nasiinxasan3266
      @nasiinxasan3266 2 ปีที่แล้ว +1

      Meel afmadow la dhaho kama hdlinee ee gabdha ciridkeeduu shegaa

    • @ahmedothman2460
      @ahmedothman2460 ปีที่แล้ว

      war gabadha buu amanayaa wll afmadow means cirid madow

  • @adamhassanahmed3960
    @adamhassanahmed3960 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah suldan seerar

  • @Viral_hunter84
    @Viral_hunter84 2 หลายเดือนก่อน

    Fv 🔥🎧

  • @queensucdina6718
    @queensucdina6718 5 ปีที่แล้ว +4

    Uuf horta dhocishan rasmi lahdaho Mel kasto wye taganthye uuun

  • @dalkatvmedia1333
    @dalkatvmedia1333 5 ปีที่แล้ว +2

    Amazing

  • @kaabafaraah6175
    @kaabafaraah6175 5 ปีที่แล้ว +1

    Suldaanka geeeeska hore usoco

    • @shaafinho1539
      @shaafinho1539 5 ปีที่แล้ว +1

      kaaba subscribe isaar adiga oo mahadsan

  • @fatuuxckadir7085
    @fatuuxckadir7085 5 ปีที่แล้ว +1

    Arimaha jacaylkana hortaa ruux ma caashiqine eesh calaa hees

  • @KAASIM5
    @KAASIM5 ปีที่แล้ว

    Af mdow ilkaha siman
    Timaha adhaxda GAAREY
    Dhererka
    Indhaha weyn kuba 😂. Naaktaas aduunka wallaaney ugu nooleyn io Billeee wax noo shek

  • @snowchannal5680
    @snowchannal5680 5 ปีที่แล้ว +1

    seererka geeska nin jira weeye xaaskaga kaliya u hees laga bilaabo hada

  • @apdirahmanfaysal9354
    @apdirahmanfaysal9354 3 ปีที่แล้ว +1

    Suldaan seeraar guhaad 🔥🔥🔥

  • @maxamedmacanaye497
    @maxamedmacanaye497 5 ปีที่แล้ว +1

    Suldaan

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 2 ปีที่แล้ว +2

    👸🏻🦋🥀

  • @kadarciise7259
    @kadarciise7259 5 ปีที่แล้ว +1

    Wilka geska mr Suldan.....

  • @asliabdiabdimohamed2836
    @asliabdiabdimohamed2836 5 ปีที่แล้ว +1

    Waan ka helay

  • @cawaleh
    @cawaleh 2 ปีที่แล้ว +1

    Cream iney marsan tahey u Maleynayey
    🤣

  • @cadowjigre45
    @cadowjigre45 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw

  • @apdllembappe8221
    @apdllembappe8221 5 ปีที่แล้ว +1

    Love

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 5 ปีที่แล้ว +12

    Raaliyo ninkii helaa raginimo ku dhantahay ee misana si wacan u dhaqda

  • @dekashire9555
    @dekashire9555 5 ปีที่แล้ว +1

    Hit song

  • @elmielmi4397
    @elmielmi4397 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestanin wax nuxur ayey leeday ma jidho balse wax baad isku day day!

    • @qaliaden4330
      @qaliaden4330 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhh isku daygu waa muhiim aduu bal wx curi

    • @abdirihiimalifarah3150
      @abdirihiimalifarah3150 2 ปีที่แล้ว +1

      Doqon matihid eee caqligaagaa kaaa ah

  • @abdikanselector1029
    @abdikanselector1029 5 ปีที่แล้ว +2

    Ugbaad bah yarta miya tiikale amuun aaba ladahaye🤣

  • @ladanmaxamud7966
    @ladanmaxamud7966 2 ปีที่แล้ว

    😘❤🤩

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 ปีที่แล้ว

    Wax kle

  • @abdiwahapboss551
    @abdiwahapboss551 5 ปีที่แล้ว +1

    👌👌👌👌

  • @sahrabidixey6521
    @sahrabidixey6521 5 ปีที่แล้ว +1

    H

  • @sihaammohamed5616
    @sihaammohamed5616 5 ปีที่แล้ว +2

    Xay tahay saan lax buda ku kuftay qofta la moodo ma rasmidi baaa 🤣

  • @abdisalanali8907
    @abdisalanali8907 5 ปีที่แล้ว +1

    Idlee yare ciyarta dhaf Ku dheeh

  • @cawaleh
    @cawaleh 2 ปีที่แล้ว +1

    Cream iney marsan tahey u Maleynayey
    🤣