waa fikir wacannn oo ubaahannn in lagu dhaqaaqo waa maanta toonta basasha ilaa findhicillka dabada laga keena waa in waxaas yarayr wadanka soo gelintoooda lamamnuuco si loola soobaxo
اللهم انصرهم اخواننا فى الفلسطين وأعنهم على أعدائك اللهُمَّ إنّا نستودعُناك بيت المقدس وغزة وكُل فلسطين ، اللهُمَّ كُن لهم عوناً، اللهم إنّا لا نملكُ لفلسطين إلّا الدُعاء فيارب لا تردّ لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين اللهم انصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سِواكَ اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا .
One of the critical challenges facing Somaliland is the inadequacy of its human capital development, largely driven by shortcomings in the education system. The system remains outdated and lacks the necessary discipline to instill strong work ethics and practical skills in students. For instance, it’s not uncommon to see students casually attending school with dacas, reflecting a broader lack of seriousness and structure.
Wa hadal xalaal ah oo lagu diirsado Dadkaygow wa inaan is kaashana oo is garabsana oo is gacan qabana Aduunkan aano ku nuulnahay wax wada qabsi baa la isku dhaafay I thank here MR ILig and his team for educating the society And I thank the two DOCTORS for this great opportunity that you given the youth wallahi there is hope ❤❤❤❤❤
Mashalla Dr bayle iyo Dr fadal waa ilaahay mahadii mar hadii ay ka mid yihiin xisbiga waddani ee ku guuleystay talada wadanka inshalla waxan rajaynayaa in aqoontooda ay ku biiriyaan xukumada cusub si horumar aynu u gaadhno
Aad baan ugu raacsanay Dr. Fadil in caruurta ay School ka joogaan oo ay waxbarashada wataan ilaa iyo 4:30 gala nimo . Halkaa Wexey ka baran lahaayeen caruurtu in aan wakhtiga lagu ciyaarin, Wakhti badana helaan in ay wax ku bartaan. Aduunka hore u marey sidaas ayee wax ku soo barteen.
Wanaaga dawlada cusubi WAXAY ku xidhan.tahay.Tiiyooy wax ka qabato Xidhibaanadaa Ka qayb Galay Shirkaa jabuuti haduu Arintaa ku degdega waayo.Rajo kama soo socoto dawlada ciro❤❤❤❤
*****35:08***** Halkan aan ku qabto, I'm posting this comment from outside of Somaliland for Medical Issue. Step ka 1aad ee Horuminta dalku waa in laga bilaabaa Health Systemka.
Waxaynu u baahanay wax ka duwan waxii hore, reer hebel yaa matala dawladi inoogu dhismi wayday. Dr bayle wuxu u qalmaa wasiirka maaliyada ee 5 sano ee soo socda
*MM SOMALI TV iyo wariye ilig aadbad u mahadsantihiin barnaamijkan dood abuur si joogto ah nooga dhig ugu yaraan usbuuci hal mar no soo gudbi si wacyiga bulshado sarre u kaco*
Wasiirda Madaxweeynaha cusub qoreyo waa in aay mashaariicda qabyaalada iyo degaan jeceeylka joojiyaan. Waa in lala xisaabtamaa sida ay shaqaalaha u qireyaan , oo aaney Inta xigaata shaqeeysiinin. Taas waa in fiiro gaar aha la siiyo.
Barnaamijkani waan dhamaystay tunti waa program waxtar wayn ah waxaan aad uga helay in time ka laga faaideeyay waxan ka helay dadka uu program ku soo xulay waa dad hormuud ah panel ka iyo dhalin yarada suaalaha waydiinaysa waa program qiimo badan hambalyo mmtv iyo agaasime ilig
24:00 This is true walahi.. I was in Hargeisa last summer if I coming to buy something after 12 am all shop was closed only gas station was open.. And I ask who this people made many??
Su'aalaha La weydiiyey Xattaa shacabku Jawaabta kuma Qancin Sida khaalid mawduuca weydiiyey waaa Very good question Research laga qori karo balse Pro Bayle jawaabteeda ma bixin sory😮
Dowlanimo aan XEERKI QAXO ee Snmland ku dhisneen DAL LAWADA LEYAHAY EE SNMLAND ISKU KOBIN XAMAR WAAXBA INAGAMA YALAAN LAKIN “CONFEDERATION “ & “AUTONOMY “
This lack of discipline and foundational preparation extends into the workforce, where poor work ethics and low productivity are prevalent, particularly in government institutions. The limited working hours of public sector employees-typically from 7 a.m. to 12 noon-are insufficient for a developing country striving to build robust institutions and sustainable economic growth. This inefficient system trickles into the private sector, where a proliferation of small businesses and shops has transformed cities into sprawling marketplaces rather than centers of innovation and productivity.
Halkan af qalaad laguma barto ee afka hooyo wax ku qor haddii aadan aqoonna baro. Meeshani waa bog uu leeyahay TV Soomaaliyeed oo Af-soomaali ku hadla sidaa aawadeed ma habboona in af shisheeye boggan faallo looga bixiyo. Gunnimo ka weyni ma jirto in ruuxu afkiisa ka faano.
Cida fahmi weydo, ha soo bartaan Afka qalaad. Intaad fahmeysid la soco, Intaaad aqoonin ka bood. MM TV haku soo qorto halkan in afka qalaad lagu qori kareen, hadii ay taladaada kugu raacsantahay ?
@@halimamumin3643 afkan aad leedahay ha la soo barto aniga waa shaqadayda oo waxaan ahay medical intrepreter laakiin cidda ay tahay in ay barato afkeeda hooyo waa cidda bog yuutiyuub oo afkuu ku baxayo yahay Af-soomaali inta ay soo booqato, daawato dabadeedna faallo af shisheeye ku qoran adeegsata. Dhaqankaasi waa kalsooni darro iyo gunnimo.
Walal mahamad abdi ilig sheikh waad ku mahadsan tahay inad bulshada horkeento dadkani oo kale oo waxa badan laga faidayo sharaf iyo karamo adiga iyo walal dhaman shaqalahagaba allaha idin barakeeyo aad iyo aad ayan ula dhacay sida wacan ee wanagsan ee labada aqoon yahayn faidada iyo barwaaqada taala dalkeena inogu sharaxeen iyagana allah barakeeyo waxa la bixiyo waxa ugu wanagsan wakhtiga ay noo hureen eh dhamantiin waad mahadsan tihin walalyal allaha idin barakeeyo amin amin
Reer Somaliland markaynu salaada subax tukano aynu guryaha ka baxno oon shaqo tagno, Hadaad shaqo waydo Digaag iyo riyo dhaqo ama beer yar gurigaaga dhinciisa ka samayso, tamaandho, basal, cambe iyo khudaaroo dhan beerta,
waa fikir wacannn oo ubaahannn in lagu dhaqaaqo waa maanta toonta basasha ilaa findhicillka dabada laga keena waa in waxaas yarayr wadanka soo gelintoooda lamamnuuco si loola soobaxo
DR:bayle we hope minister of finance inlaguu magacaabo wayo waxbadan aya lagurajo waynyahay inad dhaqaalaha Dalka kabadalikartid inshllh SOMALILAND guuul forever inshllh💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤✌💯
اللهم انصرهم اخواننا فى الفلسطين وأعنهم على أعدائك اللهُمَّ إنّا نستودعُناك بيت المقدس وغزة وكُل فلسطين ، اللهُمَّ كُن لهم عوناً، اللهم إنّا لا نملكُ لفلسطين إلّا الدُعاء فيارب لا تردّ لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين اللهم انصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سِواكَ
اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا .
@@engyasirhazzen1293
اللهم آمين 🤲
One of the critical challenges facing Somaliland is the inadequacy of its human capital development, largely driven by shortcomings in the education system. The system remains outdated and lacks the necessary discipline to instill strong work ethics and practical skills in students. For instance, it’s not uncommon to see students casually attending school with dacas, reflecting a broader lack of seriousness and structure.
Wa hadal xalaal ah oo lagu diirsado
Dadkaygow wa inaan is kaashana oo is garabsana oo is gacan qabana
Aduunkan aano ku nuulnahay wax wada qabsi baa la isku dhaafay
I thank here MR ILig and his team for educating the society
And I thank the two DOCTORS for this great opportunity that you given the youth wallahi there is hope
❤❤❤❤❤
Dr Bailey iyo Dr fadal.mhdsndin
Arinta habaynta habka shaqalaha -Culture of job - waa arinu baahan wasarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada in ay ka samayso oo curiso hanaan cusub oo shaqo ah
MMTV iyo wariye Maxamed Cabdi Sheekh adiga iyo kooxdaadu ba waad ku mahadsantiin dadaal iyo wacyigalinta aad hormuudka ka tihiin
Thanks Mr maxamed ilig
Mashalla Dr bayle iyo Dr fadal waa ilaahay mahadii mar hadii ay ka mid yihiin xisbiga waddani ee ku guuleystay talada wadanka inshalla waxan rajaynayaa in aqoontooda ay ku biiriyaan xukumada cusub si horumar aynu u gaadhno
Dr Abdirahmaan Du'ale Bayleh❤🎉
Isbadalka laguu sheegayaaba waa intaas.
Just amagine, Buuni iyo Xinif oo halkaas inoo fadhiya😢
I sadly laughed at the painful truth
Wa runtaa ALLAH wanaag inoo go badalay Alhamdulilaah ❤
Wixii ugu wanaagsanaa ee la sameeyey waa anshax marinta kuwaas liita!
😅😅😅😅😅 qosol madaxanuun qosley
Kkkkkkk dee waa walidii qaranka ku habstayna muuse biixi aqoonta ma jeclayna waayo waa jaahil
Cajiib, waa qosol waana murugo
Pro. Bayle nolow in badan
Masha allh
Aad bn u mahadasantihiin
Mmtv
Shaqo wacan sii wada
Dr Bayle❤
Maashaa allaah alla haku barakeeyo aqoonyahan Bayle
ilaalahay waxaan ka baryayaa aqoonyahan waxtarleh inay hgaanka ay inoo qabtaan daacadna noqda bilow ilaa dhamaadka xilkiisa oo noqon mod ka shaqaysta kadibna dalka ka guura Aaaamiin inshaaAllh.
Labada digtoorba waan salaamayaa. Beyle waa khabiir shaqada iyo xoogsigq ku talax tagay. Si fiican buu u qaadaa dhigay. Dadka baahiyaga gaarka ah qabana haka war bixiyo.
Aad baan ugu raacsanay Dr. Fadil in caruurta ay School ka joogaan oo ay waxbarashada wataan ilaa iyo 4:30 gala nimo .
Halkaa Wexey ka baran lahaayeen caruurtu in aan wakhtiga lagu ciyaarin, Wakhti badana helaan in ay wax ku bartaan. Aduunka hore u marey sidaas ayee wax ku soo barteen.
TEAM MUXAAFIDKA CUSUB LIKE SARA🎉
Xaqiiqda ayaa ah dadkeena inay yihiin Noole ku dul nool noole kale inta aad qof ibnu adam ah u baahan tahay waliga hormar gaadhi maysid , qabiilka iyo qudhunka inta aan iska dayno aanu ka faidaysano dadkena waxabartay ee waayo aragnimo iyo xirfada isku darsaday aduunka tartar ayaa lagu jira inaguna reer reer ayaanu iskula tartamayna
Labadan Pro Fadil & Dr Bayle waa niman AQoonleh Balse Laheyn Wax Fahmsiintoodu aad ayey u Hooseysaaa malahan.
Qodobeyn Mawduuc ama Nuxurka Tuduca hadalku waa barta laga Fahmo wax badan!!!!
Mulkiilaha MMTV dadkale oo Khibrad dheeri ah uleh Nuxurka & Mawduuca 5sanno ee soo socota keen mudane AQoonyahan Mahamed Abdi Sheikh suxufi sare
Wasirka cusub ee maliyada Somaliland Dr Abdirahman bayle
walaalkeen Maxamed cabdi sheekh ilig iyo bahdiisa MMTV aad ayaan ugu mahadnaqaynaa,waxaan sidoo kale u mahadnaqaynaa labada aqoonyahan bayle iyo fadal, dhamaantiin mahadi korkiina
Waad mahadsantihiin warbaahinta mmtv
Wlhy waa run Dr beyle
Wanaaga dawlada cusubi WAXAY ku xidhan.tahay.Tiiyooy wax ka qabato Xidhibaanadaa Ka qayb Galay Shirkaa jabuuti haduu Arintaa ku degdega waayo.Rajo kama soo socoto dawlada ciro❤❤❤❤
Dadkaa u codeeyay midnimo diiday goonigoosad
Ma haddey bilaabantay inay ka qayb galaan?
Wixiiinu waa Cuqdad ee maaha lexejeclo
Ciro haduu tago djabuti waala taagayaa canfarta ayaa tagaysa meelna gaadhi maayo
Hadad hurdo kazoo kacadaan filaa soodawa shirki 2017 ,2018 19 20 21 22 23 cidii somaliland uga qaybgashay shirkaas
horumar, shaqo, wadooyin nabad baa laga hadlayaa nio adna weli qof wax halaga qabto hebel ha la qaniino iyo dib u socod baad kujirtaa 😂
Masha alaah Dr.Bayle dalka iyo dadka ku baahan
Waa Mawduuc wanaagsan sxb, khabrida iyo mm tv hore u socoo❤❤
*****35:08***** Halkan aan ku qabto, I'm posting this comment from outside of Somaliland for Medical Issue. Step ka 1aad ee Horuminta dalku waa in laga bilaabaa Health Systemka.
Ilahay waxaan ka baryaynaa Ictiraaf iyo horumar waara.
Iska ilow ictiraaf dowladan midnima loo doortay
@@MohamedOsman-z2p
Intaad Somaliland xaasidaysaan Allena waa idin arkaa idinkuna meel gaadhimaysaan, anagana horumar Iyo karaamaa noo kordhaysa sidaad ku aragteen doorashadii dhawayd. Xaasid
@@MohamedOsman-z2pdhuusadaadu badanaa
@ afxumadii iyo caydii la idin barayay 34sano wad ka reysan doontaan dhaqan cilin aya la idin sameyn
@@MohamedOsman-z2p maadigoo ina Amisom ah
Absolutely Bayle
Masha Allah ❤
Great topics Wallahi
Mmtv waan kuu mahad celinaynaa madashan waa mid marwalba loobahan yahay wlhi wan u bogay masuuladan alle khayr haseeye noose badi
Mmtv wan uu mahadcelinaya sida quruxda ee barnamija uu Soo diyarisin dhamantinpa iyo dhalinyarada iyo aqoonyahanda waa mahadsantihin dhamantinba
Waxa ila fican habboon in isga wax u qabso miyi iyo magaallo dadkeena iyo dalkeena laggu gubaabiyo encourage gareeyo inta Aqoonsii calaami ah aynu gaadhayno inshallaah.
Xoolahii beerahii kaluunkii badii waxsoo saar
MASHAA ALLAAH ALLAAHUMA BAARIK
Mansha allah waasax taashaqda
Nominate this guy in the ministry of finance
Reer slandnow ka faa'iideysta bayle. Balse dad aan mashaariicda damceyn ma lahelayaa
Wasiir diktoorbayle halaga dhigo wasiirka maaliyada somaliland dalku waa horumarayaa
Masha allhaa
Dr Dadal and Dr Bayle
Siyaasi Bayleh isaga Ayaa loobahan yahay.😮
Maansha allah
Waxaynu u baahanay wax ka duwan waxii hore, reer hebel yaa matala dawladi inoogu dhismi wayday.
Dr bayle wuxu u qalmaa wasiirka maaliyada ee 5 sano ee soo socda
Mashallah 👍🏾👍🏾
Mashaa Allah, odayaasha wax badan baynu ka faa'iidaysanay, oo aqoontooda iyo khibradooda la xidhiidha. MM TV wuu mahadsanyahay ❤❤
Bayle Wuxuu Muujiyay Rajo Fiican 5 Sano Ee Soo Socda Insha Allh
Education Education Education we have very poor education
mashaariicdaaass sacad cali shire ayaaa fadhiiiisiyey oo baabiiyeyyyyyyyy
Masha Allah, dadka Aqoonta leh Dawladu ha ka faaiidaysato .
Maashaa alaah
Inasha allah ,Free Gabose 🧄🐎👍🇦🇹
Joojiya has shirka dawlada ee ku salaysan qabiilka.
Ha la aqqonsado kartida qofka iyo qaarada uu wadanka ku soo darayo
*MM SOMALI TV iyo wariye ilig aadbad u mahadsantihiin barnaamijkan dood abuur si joogto ah nooga dhig ugu yaraan usbuuci hal mar no soo gudbi si wacyiga bulshado sarre u kaco*
Mm Somalia tv barmaamushka dhaliyarada udhashay dareenkooda qooned kadhiibtaa fikirkooda waad kumahadsantihiin
Wasiirda Madaxweeynaha cusub qoreyo waa in aay mashaariicda qabyaalada iyo degaan jeceeylka joojiyaan. Waa in lala xisaabtamaa sida ay shaqaalaha u qireyaan , oo aaney Inta xigaata shaqeeysiinin.
Taas waa in fiiro gaar aha la siiyo.
We need wealth creation principles.
Bayle waa runtii imika anigu uk baan joogaa waxaad moodaa inuu aniga i sheegaayo waayo? Wakhtiba ma helo ilaa aan fasax noqdo,ninkaa kalena waan ku raacsanahay fekerkiisaa ardayda in waqtiga loo kordhiyo oo ilaa saddexda iskuulka lagu hayo si aanu ardaygu intuu wax baranaayo wakhti ugu helin suuqa ilaa jimcaa mooyaane.
Masshaallh
Barnaamijkani waan dhamaystay tunti waa program waxtar wayn ah waxaan aad uga helay in time ka laga faaideeyay waxan ka helay dadka uu program ku soo xulay waa dad hormuud ah panel ka iyo dhalin yarada suaalaha waydiinaysa waa program qiimo badan hambalyo mmtv iyo agaasime ilig
waa mawduuc aad Number oneka ah somaliland hormarkeeda waan idinku bogaadinayaa
24:00 This is true walahi..
I was in Hargeisa last summer if I coming to buy something after 12 am all shop was closed only gas station was open.. And I ask who this people made many??
Ninkan hadlaya wa Dr Maxamed Cisman Fadal.
Sowta wariyuhu sheegay
@ dadka qaarba soo qorayey inu yahay Bayle.
@@Tkmaxfan Dr baylena wa ninka lafadhiya
Dr fadal waa aqoon yahan
This point is very impotàt whit ilig we are waitîn'y for your devepmenr..
Wadani u furnaanta waxay u yaqaanaan albaabada wada balaq, lkn ogow qaar baa waxyeelo leh.
Alahakunadalo bayloo waannalookaasoodiro
Caqabada ina hortaala waa qabyaalad
Mohamed fadal iyo bayle sallah ha dhawro
33 Sano waxan ka aragnay majirto Somaliland
Free Gabose 👍🇦🇹
We need action action action not talk talk talk any more.
Exactly but action comes after talk and Analysis
Ma xuma
Waa aqoonyahano dhaba
Su'aalaha La weydiiyey Xattaa shacabku Jawaabta kuma Qancin
Sida khaalid mawduuca weydiiyey waaa Very good question Research laga qori karo balse
Pro Bayle jawaabteeda ma bixin sory😮
In which minute bro?
❤❤❤
Asc, Umadda Somaaliland ilaah unba u maqan
Cadowgaa xamar uun inagaa ilaaliya
Dowlanimo aan XEERKI QAXO ee Snmland ku dhisneen
DAL LAWADA LEYAHAY EE SNMLAND ISKU KOBIN
XAMAR WAAXBA INAGAMA YALAAN
LAKIN “CONFEDERATION “ & “AUTONOMY “
7.5 Milyan are Somalilanders. Please learn.
Ok
Waan uga mahad celinayaa MMTV iyo gudoomiye ilig dooda qiimaha badan ee u qabtay aqoonyahanka iyo dhalinyarada.
Maxame Ilig iyo mm tv aad iyo aad baan u bogaadinaya
Muxuu sharciga ugu dhaqmi waayey markuu buuraha ciidanka qaranka ku laayey dorraad ?
Jooji waxaa walaga kudbee
Kulmiye hadal maa lahy 7sano hilka uu Hay lakin réer wadani hadal buu hayaa iyo hatidaa cun dadwenaha..
Waa muwaadin dhab ah oo daacada
WAXBARAHADA WALIBA MANHAJKEENA WAXBARASHADU MAAH MID DAD MIIRQABAAA SAMEEYNNN WAAA MID AAN WADCIGEENA WAXBA INOOGA TARAYNNN WEEYE WAA IN DADKII AQOONTA LAHAA LA URURIYO OO MANHAJ TAYO LEHHH AAN SAMYSANO
S❤❤
Mxmd cbd/ shekh gudomiye falan barnamijyada farsamo yaqanada sogaadhsii wacadsigayaga
Anigu Su Aalbaan Qabaa Soomaliland 30 Sano Inay Sameyn Waydo Horumar Dhinac Walba Oo Loobaqo Amnigeeda Laguna Mormo Siday Doorasho Udhici Lahayd Maxaa Keenay Madadka Ladoortaa Daacad Ahayn Khibradna Aanlahayn Mashurucdaa Qabya Ah Mise Waashicibka
This lack of discipline and foundational preparation extends into the workforce, where poor work ethics and low productivity are prevalent, particularly in government institutions. The limited working hours of public sector employees-typically from 7 a.m. to 12 noon-are insufficient for a developing country striving to build robust institutions and sustainable economic growth. This inefficient system trickles into the private sector, where a proliferation of small businesses and shops has transformed cities into sprawling marketplaces rather than centers of innovation and productivity.
Halkan af qalaad laguma barto ee afka hooyo wax ku qor haddii aadan aqoonna baro. Meeshani waa bog uu leeyahay TV Soomaaliyeed oo Af-soomaali ku hadla sidaa aawadeed ma habboona in af shisheeye boggan faallo looga bixiyo. Gunnimo ka weyni ma jirto in ruuxu afkiisa ka faano.
Cida fahmi weydo, ha soo bartaan Afka qalaad. Intaad fahmeysid la soco,
Intaaad aqoonin ka bood.
MM TV haku soo qorto halkan in afka qalaad lagu qori kareen, hadii ay taladaada kugu raacsantahay ?
@@halimamumin3643 afkan aad leedahay ha la soo barto aniga waa shaqadayda oo waxaan ahay medical intrepreter laakiin cidda ay tahay in ay barato afkeeda hooyo waa cidda bog yuutiyuub oo afkuu ku baxayo yahay Af-soomaali inta ay soo booqato, daawato dabadeedna faallo af shisheeye ku qoran adeegsata. Dhaqankaasi waa kalsooni darro iyo gunnimo.
Mohamed ilig invitation oo noocan fursad maxayo please include all
Wax Allah waxay sheegayaan ma jiro sidii walloweyntii bay u fikirayaan waxbarashadu halkay ka qalloocatay ma garanayaan !
Somaliland khayraad badan ayey leedahay oo bad iyo bari kujira, lakiin warba uuma hayaan sidoo kale dawladuna dan kama laha inay soosaarto.
MM somali tv
WAY OGYIHIIN JIHADAY U WADAAN ilayn kamidbay yihiine, haku daganina MM somali tv shacbiga somalilandow
Ialaah mar waliba waxaan ka marina Madax iimaan leh oo ilaah ka baqaysa Risiga ilaah baa bixiya waxaad Umadda ka xado meel kuma geeynayso Nina kama dhigeeyso .
Ma imikay dhalatay somaliland xageed jirteen markii hore